Habarjeclo,Burco iyo Hargeysa iyo arimo kale oo cusub | 21 August 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 22 дні тому +1

    hooyo alle haa ku baarakeeyo

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 22 дні тому

    Waanku salaamayaa waalid. Jacaylkaaga iyo wadan jacaylkaaga hadii bahdiina allah u hiiliyay idinkuna saamaxa sidaasaa idiin wanaagsan

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji 22 дні тому

    Aamiin aamiin aamiin

  • @iidoiido2685
    @iidoiido2685 22 дні тому

    waa doqon ninkan sidan u hadlaya

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 22 дні тому +1

    ad baanu kaga qaadano

  • @iidoiido2685
    @iidoiido2685 22 дні тому

    😂waa doqon ninka sidan u hadlayaa

  • @LiibanHuseen
    @LiibanHuseen 21 день тому

    Yaab kani ma waxbuu cabay mise waa nacascaadiya maxaa kaxun

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 20 днів тому

    Kow sawirka meesha kuu saaran iyo waxaad ka hadlaysaa waa wax kala fog waxaadse dad aan ku ogowyn ku aqopn u sheegtay inaad tahay qof liita oo cuqdad ku soo koray
    Wa nasiib darooyinka bulshada soomaaliyeed ku soo kordhay tanni in wixii la qarin jiray public la soo dhigo oo weliba dadka looga sheekeeyo arimo private ah kkk
    Soomaalidu waxaas intooda badan waa wada qabtaa lk nin ceebihiisa public kaga ma sheekeeyo gaar ahaan raggu waayo nin rag ah ayaa ilaahay kaa dhigay
    Xumaantana wanaag ayaa lagu bedelaaa lk inaad social media la soo fadhiisato ceebahaaga waxay sheegaysaa inaad tahay naaqus

  • @LiibanHuseen
    @LiibanHuseen 22 дні тому

    😂😂😂 hoyadaa wastay habarjeclo badhaaciye sida raga uhadal jilicsan

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 21 день тому

      Maxaaa ciil habarjeclo ku hayaa

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 22 дні тому

    Tuug beenaale ah hooyo du waa iskumid nin intaa leeg oo cuqdad qaba waa ii kow