“Kulmiye lacagta ka cuna 14 sanno waxay qaban waayeen maanta haka sugina, Cirrona codka “ Gaaxnuug

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 4

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 3 місяці тому

    Libaax ❤

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 3 місяці тому

    Si aanay 7 dii sano ee hore ugu ekaanin 7 dii sano ee hore ama uga sii xumaaninba dadka iyo shacabku ha doortaan madaxwayne cusub iyo xukuumad cusub iyo xisbi xaakim cusub

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 3 місяці тому

    Sabawanaag oo kaliya maaha dhul badan oo lasoo kobi karin ayaa aradan lkn waxan ogohay kulmiye iyo somaliland wey is barteen bsrasho intaa ha noogu ekaato kulmiye badaluu

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 місяці тому

    Kani waa kuwii Hungariga ugu jirey wadani hadal oo iska hadal iiiimaanlaawe.