Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Ehelada Macallin Nuur ayaa iska fogeeyay in ay wax ka ogyihiin bur-burinta lagu haayo qabuuraha.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 гру 2022
  • Ehelada Macallin Nuur ayaa iska fogeeyay in ay wax ka ogyihiin bur-burinta lagu haayo qabuuraha Macalin Nuur.

КОМЕНТАРІ • 32

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +2

    Imaan darada meeshaan ayey maraysaa. Waa ayo qofka soo damcaayo qubuuraha? waa ayo shaqaalaha la amraayo in lacag uu qaato oo qabuuro muslimiin soo faago. ilaahay iimaanka hanagu sugo? Wanaaga iyo xumaanta Ilaahay hana kala fahansiiyo.umadaan bahaliyowdayna duruufaha Ilaahay haka saaro aamiin.❤

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому +4

    Qabuurahaan hooyadey macan ayaa kuduugan ALLAHA UNAXARIISTEE JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO IYADA IYO INTII MUSLIMIIN AH OO DHINTAY

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens Рік тому +1

      Allah ha unaxaristo

    • @maslah345
      @maslah345 Рік тому

      @@ileey-Teens AMIN YAA RABI ANAGANA ALLAHA NOOGA DABA NAXARIISTO KULI NAFSI DAAIQATUL MOWT

  • @sacdiya1876
    @sacdiya1876 Рік тому +5

    Camira ku xirta geedaha , shekada Waa isku dhamaatay

    • @naleye1
      @naleye1 Рік тому

      Sas waye walahi

  • @maxamedshire4318
    @maxamedshire4318 Рік тому

    Maasha.allah

  • @abshirmuridi8947
    @abshirmuridi8947 Рік тому

    Cabdilahi macalin

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Рік тому

    Subxanallah ehil qubuur ki xata ma fakan wayay subxanallah imaan laaan halki udanbesay subxanallah

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 Рік тому +1

    2016 ayaa abaheey lagu aasay qabuuraha macalin nuur. Nasiib daro cawa in aan ka saarno meedki abaheey oo aan magaalo kale geysano lafihiisii 2023 January

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Рік тому +3

    Subxaana Allah🤐leydinkin badal idam aalah🙄 xataa metidii mabaxsan weydey adunyo dartee

  • @ifrahibrahim2160
    @ifrahibrahim2160 Рік тому +2

    Xamarey alah ha ku dhowro ,xaalkagu,wuxu maraya qabri laleyahay ka guur dhulka o ka bax dad nol ba dhulka la siyey, wale halkas ayey idinku sugayan markad idina so dhimatan gor dhow

  • @sucaadosman5116
    @sucaadosman5116 Рік тому

    Hadaad Beri Ka Tihiin Reer Maclin Nuur Qeyr Badan Allah idin Siiyo Aniga Hooyo Macaan iyo Aabahey Waa Ku Duugan Yihiin Janada Fardows Allah ka waraabiyo Kuwaas Qabuuraha ka Baxsan waayeen Calaamo Aan La Arkin Lana Maqlin Allah Ku Rido

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Рік тому

    Subxanallah war somaalidi waa waalatay. Cawaaan waalatay waaye

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 Рік тому +1

    Intee ku maqneydeen 10 sano,aaway dadkii lagu duugay1986 lyo waxii ka horey,hadii aadan shaqo kulaheyn waad ka saaxadeed saxadeen sadaqadii aabahiin,aniga hooyaday iyo aabahey baa ku duugay hooyadey 10 sano ka hor ayaa labaa,bi i, aabahayna asigoo baldoos ladulmari baa laysoo sheegay anigoo USA JOOGA,waana labaxay aabay,maantaad idaacad ka hadlaysaan 15 sano ibtee jirteen,dhaqoola,iyo cama miyaad aheedeen warkaan soomali oo dhan waa ogtahay,aduunka miyaad ka maqneedeen mase haday idinla xumaatay oo aad filim baad dhigayseen...

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens Рік тому

    Walaxoola walaquulah .somalia dad bahalo ka soo baxay

  • @mohamedfaqi1025
    @mohamedfaqi1025 Рік тому +1

    Xasbiya Allah waa aqrizamaan khabuurihii baa hadana idinka fakan la, yaab

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    LIKE

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 Рік тому

    Dad badan lagu aasay xabaalahaan berisamaadkii oo awoowgey ku jiro lagu aasay 1990.

  • @sarahm9729
    @sarahm9729 Рік тому

    😥😢🥺😮😮

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 Рік тому

    Subxanllah subxanllah subxanllah 😱😱😱😱😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    LIVE

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому

    Qaabka ay u dhisan yihiin qubuurta waa khalad dhulka halala simo lakin yaan lagasaarin.
    Qaabka gaalada waaye

  • @mahamedcabdulkadir167
    @mahamedcabdulkadir167 Рік тому

    Abahay qabrigiisi waa laburburiyay 2015

    • @ayaan7922
      @ayaan7922 Рік тому

      Wallo alaha u naxariisto ma waxaa ka wadaa 2015 ayaa la burburiyey mise lagu aasay
      Aniga aabahay 2015 aya lagu aasay

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Рік тому

    Qabriga waa xaran in la dhiso qabriga laguma fadhiisto

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Рік тому

    SCW QAABRIYADAA SIDA LOMA ADKEYO QAABRIGU WAA INU BABO

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 Рік тому

    Aabahey ayaa ku duugan iyo asbayaalkaloo badan ee Illaaheey iimaan ka ha geliyo ciddi sidan ssmeyneysa 😭😭😭