Borsada isbitalka aan uqaadan lahaay sidaan isku diyaariyay mashaa allah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 201

  • @queenraaida6953
    @queenraaida6953 2 роки тому +5

    Abayo alle haku fdudeyo foosha umushii isqadata alle haka dhigo aniga iyo intii kalo ubad raadinaysana alle hasiiyo bisha barakaysan fadligeedana ilaahy ducada haynoga aqbalo qofkastana muradkiisa oon macsi ku jirin alle haw fdudeeyo aaaamiiin yaaa rabi

  • @firdowsali3650
    @firdowsali3650 2 роки тому +3

    Ma sha Allah 😘 I am 33 weeks now Can't wait to meet this little human

  • @hooyouroon8981
    @hooyouroon8981 2 роки тому +4

    Asc walashey fadliga bisha ramadaan oowgiisa iigu soo duceeya in alle ubad wngsan oo caafimad qab leh dhabta ii saaro alle ha ii rumeeyo riyadeyda aamiin aamiin 🤲

    • @KawsarAhmed-rd3sc
      @KawsarAhmed-rd3sc 2 роки тому

      Illahy hakugu arsaaqo kuwo baariyalah wallo
      Yaa rabi gabarkastoo hooyo inay noqto rabto ku arsaaq awlaad salixa oo caafimad qabo
      Allahuma amiiin amiiin yaa rabi
      Habo ducaysta rabadaantan waa janisk ugu fiicane rabadantan teedi illhay uu iga aqbalay ducadii

  • @khadarfaarax6108
    @khadarfaarax6108 2 роки тому +25

    Ilaahay ha siiyo awlaad inta aan haysanin inta haysatana
    Alle ha oo barakeeyo waa maalin soom
    Oo bil barakaysan lagu jiro
    Amiin awlaad alle haku arsaaqo amiin yaa rabi
    Istaqfaarta badiya insha allaha waad halaysaan ilaahay idmkii allow ka farxi qofkasta aan awlaad haysanin alle haku arsaaqo amiin amiin

  • @safiyahassan327
    @safiyahassan327 2 роки тому +3

    Ale waxan waydiisanayna waxan ku raxano ale intii an awlaad haysan ale hasiiyo walaad baariyiin ah kuwa haystana hawbarkeeyo alaahu maa amiin

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 роки тому +28

    Asc walalahey waa bil Ramadan si niyada iigu so duceya waxa rabaa ina hooyo noqda oo aan owlaad saalix ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🥰 🤲

  • @habibashira2061
    @habibashira2061 2 роки тому +4

    Allah kufududeya fosha aniga iyo inta ubad barakeysan radinayan Allah siyo amin amin yarab

  • @caashokeefyabdirahaman9288
    @caashokeefyabdirahaman9288 2 роки тому +3

    Ilaah haku kala keeno adiga iyo Bbe kaga intii xamilo ah ilaah ha u fududeeyo yaa alaah ☝🤲

  • @asmahanabukar
    @asmahanabukar Рік тому

    Waaku jeclahy abaayo waxatahy gabadhi inan hooyo noqdo u sababta eheed i caawisey 2021 ki hada beby gi labad dhali raba labadaba taladaadi ayaa qatey kuna dadaaley sheekadi is foroorsiga eheed 😂😂 alle kasakow thank you so much qalbi safiyey❤

  • @khadracali5380
    @khadracali5380 2 роки тому +1

    aaaamiin Qaayo siman Alle haku
    fududeeyo 🤲🤲🤲waxan kujiraa bishii ugu horaysay wan ku xanuunsaDay dhmn cuntadii way iga istaagtay maxaad igula talini qaayo simn inshallh iso jawaaap

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 2 роки тому

    Xbbti illahay nabad iyo caafimaad hakugu kala keeno cunug caafimaad qaba haku siiyo qof nagu qaaliya ahaad tahay

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 2 роки тому +2

    Ma ilmihii ugu horeyey baa maanshallh tabaarakallah congratulations wllshy Qali ❤️‍🔥

    • @ashaa11ahmed6
      @ashaa11ahmed6 2 роки тому

      Mya abaayo waa kii 3aad mansha allah

  • @najaxmaxamuud5281
    @najaxmaxamuud5281 2 роки тому +2

    Mansha allah alle haydinka dhigo afar indhood oo is egaaya

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 2 роки тому

    Abyo ilahay haku fududeeyo waxan ku caafimaday dawo aad sogalisay umushii isqadata isi nabada ku dhasha kuna solabato sinabada ilahay hakaa dhigo

  • @maryammohamed8708
    @maryammohamed8708 2 роки тому +1

    Caadi ma u dhashay abaayo cirbad epidural la dhaho ma isticmaashay mise caadi u foolatay

  • @zeytuunmr7752
    @zeytuunmr7752 2 роки тому

    Abaayo ilaahey ha ku fooshada ilaahey ha kaa dhigo afar indhood oo cfmd qabta

  • @saaracawil6745
    @saaracawil6745 2 роки тому +1

    Allow ufududee intii xaamilo ah amiin

  • @hamdimohamed2349
    @hamdimohamed2349 2 роки тому

    illahey haku fududeyo aniga waa ii faa iideysay waxaan ahay bilaw shukran abaayo

  • @fartuunfanaxley394
    @fartuunfanaxley394 2 роки тому +2

    Xbt allaha kuusoo fududeeyo mukullaal ma tagtey allaha kaaga dhigo dadkeena ayaa saas dhaha saacadii aad xanuun dareento allaha kuu fududeeyo aamin

  • @najmoaadan7656
    @najmoaadan7656 2 роки тому +1

    Amiiin abaayo ilaahey hakugu arzaaqo awlaad saalix ah 🤲🏻
    مبرووووووووووك ألف مبرووووووك أختي الله يسر امرك ان شاء الله 🥰😘
    🌻Qaaya siman 👋🏻👋🏻

  • @zahrujaluvky7392
    @zahrujaluvky7392 2 роки тому

    Abyo allah haku fududeyo awlad bariya allah ku siyo anigana allah igu irsaqo awlad bariya amiin ya rabi

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 2 роки тому +1

    Quruxee inaa uurba laheed ma ogeen Allaha kuu fudeediyo foosha kuuna barakeeyo babyga.

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 2 роки тому

    Ilaahey nabad hakugu kala keeno quruxeey

  • @amaalcaseyamaal9508
    @amaalcaseyamaal9508 2 роки тому +1

    Anigan iso duceya wan bil ramadane inu ilahay I adkeyo plz plz iso duceya

  • @nasraali1212
    @nasraali1212 10 місяців тому +1

    Asc walshay, “Iskaarsho” waa maxay? Lahjado cajiib ah ayaynu leenahaye, Please answer me

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 роки тому +1

    Allaha kuu fududeeyo sist mukulaal ma tagtey Allaha kaaga dhigo wish you all the best insha’allah

  • @qamarbintmaxamedchannel5557
    @qamarbintmaxamedchannel5557 2 роки тому +1

    Masha allah mcnto allah kuu fududeeyo foosha

  • @kiinmahamed2335
    @kiinmahamed2335 2 роки тому

    Abyo ilahey ha ku fududeeyo mcnto afar indhood o abshira

  • @musbaxmoalimomar8242
    @musbaxmoalimomar8242 2 роки тому

    Alle hakuu fududeyo xbbti intan haysana alle ha siiyo anaganaa baariyal alle hanoga dhigo hana noo badiyo aamiin yaa rabbi

  • @hodofarxaan1149
    @hodofarxaan1149 2 роки тому

    Allah haku kale.nabad keeno qalad cafimaad qaba

  • @MaxamedXuseen-f5z
    @MaxamedXuseen-f5z 10 місяців тому

    Hada diyarsanaya shandadii abayo ii soo duceya

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 2 роки тому

    Abayo illaah waxan kaga baryayaa inaad caafimaad ku dhasho allahuma amiin ramadaan mubaarak

  • @fadumomaxmed5015
    @fadumomaxmed5015 2 роки тому +3

    Allow allow baari isii yaarabi abyo adna allha kuu fudeeyo

  • @maryamcumar8596
    @maryamcumar8596 2 роки тому +1

    Masha allah allha kuufududeyo abaayo

  • @hamdiabdulle3559
    @hamdiabdulle3559 2 роки тому

    Allha kuu fududeyo abaayo aniga iso duceey xaamilo ayaan ahay

  • @safiyahassan327
    @safiyahassan327 2 роки тому

    Masha.allaah abaayo ale hakuu fududeeyo

  • @anabhassan7262
    @anabhassan7262 2 роки тому

    Wcs m.a alle haku fududeeyo
    Idin koo cafimad qaba
    In sha allah

  • @feylasheekh5231
    @feylasheekh5231 2 роки тому

    Abayo ilahey hakufuddeyo abyo intejokta adiga wadankee

  • @xamdixiis2669
    @xamdixiis2669 2 роки тому

    Aamiin abaayo adigana alaha kuu fududeyo

  • @nasriinadow3298
    @nasriinadow3298 2 роки тому

    Alle haku fududeyo adiga iyo baby ga o cfmd qabo alle ha idin kala keeno

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 2 роки тому

    Ale nabad hakugu kala keeno qaaliyey afar indhood oo is eegyaya

  • @barwaaqomohamed8443
    @barwaaqomohamed8443 2 роки тому

    Mansh allha alle haa ku xafido Adiga iyo Cungatabq

  • @munaahmed6270
    @munaahmed6270 2 роки тому

    Mansha alaha tabarakalah ilahaye umushi is xabaratay alaha ka dhigo yaa laha

  • @queenhanda5631
    @queenhanda5631 2 роки тому +1

    Qaayo abaayo alle hku dhib yareyo abayo dhib qumanka aya ixanunaya waxan cabey bidir kitaan ama qondar abayo kolba waxad utaqana abayoy qumanka ixanuney ee muu kiciya thyriodka bidir kitaanku abaayo iso jawaab alle hku dhib yreeye

  • @hodanosman9022
    @hodanosman9022 2 роки тому

    Mcnto mansha allh ilahow kuu fududeeee anagana waakuguso daba jirna bilaha hore ilaaa 3aaad cinnoyinka nooga faa,ideeee

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 2 роки тому

    MashaAllah Ilaahey haku fududeyo sister

  • @mamacooks2919
    @mamacooks2919 2 роки тому

    Asc mcn waxaa ku wedinayy suaal waxaan isku arakay markey cadada soo sacoto xanuuki iqaban jiray wuxiu iskubadaly markaan kaqabesto maxaa kemayo mcn

  • @farhiyahassan1153
    @farhiyahassan1153 2 роки тому

    Alle cafimad hakugu kala keeno

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 2 роки тому +6

    Allaah Nabad ha kugu kala keeno iyo caafimaad inshaAllaah

  • @umuomer8206
    @umuomer8206 2 роки тому +2

    Wlo Allah haku kalanabadqabkeeno
    Anagana noosoo ducee inuu rabi awlaad saalixiina nasiiyo

  • @munaabdullahi6809
    @munaabdullahi6809 2 роки тому

    MashaALLAH Allah ha ku fududeyo abaayo Macaan

  • @zeynabshecali3564
    @zeynabshecali3564 2 роки тому

    Allah kuu fududeeyo intaan haysanin Allah siiyo Allah kuufududeeyo

  • @saynabmaxamed1265
    @saynabmaxamed1265 2 роки тому +1

    Masha Allah🥰🥰🥰

  • @kiinqueen1053
    @kiinqueen1053 2 роки тому

    Illahey haku fududeyo abaayo

  • @fathinimale7676
    @fathinimale7676 2 роки тому +1

    Gabdhaha wallhy ah marka kobad iso duceya in allh awlad bariya isiyo midka waxa darmaya gumar xanun iyo dhabr xanun said ah iyo xudunta hosteda inxnunya bog xanun mala dhihi kara waa uur iso jawba hada idhntan

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 2 роки тому

    Ilhy hku fududeyo abaayo mukulal mataqday Allh kaa dhigo

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 роки тому

    Mashallah tabrakallah alla uaxfadki

  • @fartunhashi3287
    @fartunhashi3287 2 роки тому

    Ilaah haku fududeyo 4indho nabada

  • @asliali7269
    @asliali7269 2 роки тому

    Ilaahey haku fududeeyo Amiin🤲🤲🤲

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому

    Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah Ramadan mubarike Allah ha ku xifdiyo amina amina yaa rabi 💋 ❤ ♥

  • @fadumosadaq9920
    @fadumosadaq9920 2 роки тому

    Masha allh abaay qaayo

  • @fatimahajimohamud4738
    @fatimahajimohamud4738 2 роки тому

    Allah kuu fududeeyo qayaa xbbti

  • @anabismail3529
    @anabismail3529 2 роки тому

    Allah hakufududeyo fosha abyo

  • @umuilyas97
    @umuilyas97 2 роки тому

    Masha allahaaa ilahay ha ku fududyo Ana isoo ducey kurbo ayaa iska heso hada ayaa ahay walac ahay cunugu afarad ayaa dhalaa sadex cunug waa lagu qalay

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 роки тому

    maashallaah habo illaahay hakoo fududeeyo aamin yaa rabbii

  • @dheemanalio440
    @dheemanalio440 2 роки тому +1

    Mash Allah cdy

  • @raxmowalacaaakadhaxarkeekk1162
    @raxmowalacaaakadhaxarkeekk1162 2 роки тому

    Allaha ha kuu fududeeyo abyo qaayo

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 роки тому +1

    Allaha kuu fududeyo xabiibti

  • @caamirxuseen133
    @caamirxuseen133 2 роки тому +1

    Asc asxabta qaya abyo asxabtada waxan kacosanayaa inay isoduceeyan waxualle isyay alxmdu 8gabar iyo 1wiil iyo rajo hada ah inuu ilaahay igafarxiyo oouu wiil igu irzaaqo iiduceeeya blz

    • @sacdiyocabdi8615
      @sacdiyocabdi8615 2 роки тому

      Masha allah abayo waxad jeceshahay allaha kaga dhigo o niyadada kujiro waxan fila inad ogaday hada waxad wadid bari alalha kaga dhigo iskimid ayan nahay aniga waxan dhalay lix wil iyo sadax gawar alx ki towaned ayan hada walac ahay bari allaha kadhigo🤲

  • @iqlaas8048
    @iqlaas8048 2 роки тому

    Mashaallh

  • @fatuush5402
    @fatuush5402 2 роки тому

    Alle haku fududeyo abayo

  • @zaynabm1475
    @zaynabm1475 2 роки тому

    Masha Allaah ilahay ha ku fududeyo

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 2 роки тому

    Qaaya siman, Ramadaan mubaraak

  • @sacdiyosiman8656
    @sacdiyosiman8656 2 роки тому

    Abaayo allha kuu fududeyo insha allha aamin 🤲🤲🤲

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 роки тому

    MashaAlah xabibti ilahey haku fududeyo 🤲⚘

  • @seynabsiman8209
    @seynabsiman8209 2 роки тому

    Allaha kuu fududeyo foosha abaayo insha allah

  • @safiyahassan327
    @safiyahassan327 2 роки тому

    Runtii waxan kugu xidhnan waa ka heelay janankaag ale haku barkeeyo

  • @lajecleycadey6721
    @lajecleycadey6721 2 роки тому

    Allaha ku fududeeyo abayo

  • @ilhaanmaxamed1255
    @ilhaanmaxamed1255 2 роки тому

    Aamiin aamiin😘😘

  • @ceynicumar9562
    @ceynicumar9562 2 роки тому

    Abaayo ilaah hakufududeeyo rabadaan gudoow ayaa kusugaa

  • @aasiyayussuf7111
    @aasiyayussuf7111 2 роки тому

    Maasha allh allha kuu fududeyo xbbt

  • @shadiyocumar5077
    @shadiyocumar5077 2 роки тому

    Mash allh illh hakuu fududeeyo insh alllh

  • @maryanmaxamed832
    @maryanmaxamed832 2 роки тому

    Allah ku fududeyo mcnto inshallah anigane allah ii adkeyo

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 2 роки тому

    manshaallah hbo iillahy haku nabad keeno

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 2 роки тому

    Masha allah 👑 amiin

  • @halimahalish563
    @halimahalish563 2 роки тому

    Abayo ilahey hakufududeyo inshaallah

  • @لولو-ت7غ4ب
    @لولو-ت7غ4ب 2 роки тому

    Aamiin

  • @naimaomar7865
    @naimaomar7865 2 роки тому

    allhkufududeyo intejogta wll anaga xamar jogna diracba iskagabxna meshan dharka lajiidayo wa halke

  • @ladaanchannel2204
    @ladaanchannel2204 2 роки тому

    Masha allah alle haku dhiib yareyo 🥰

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 2 роки тому

    Allaha ku fududeeyo wl/shay

  • @faraxxusen2157
    @faraxxusen2157 2 роки тому

    Allha ku fududeyo abayo

  • @kaafiyaabdi1370
    @kaafiyaabdi1370 2 роки тому

    Mashalllaaah waankujecelnahay

  • @xayaatxubi3757
    @xayaatxubi3757 2 роки тому

    Abayo qaya qof laqabo ayan ahay mudo bil iyo bar aya leqaba marka xaley iyo cawa waxan isku.arkey xilga an ninkega shekesaneno xundhur xanu zaid ah iyo buf xanun ziyada ah kaso hdal abayo maxakeno

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 2 роки тому

    Afar indhood oo is eegaya alle haynaga dhigo dhmnteen

  • @xilwayare729
    @xilwayare729 2 роки тому

    Allah ku fududeyo abayo qaya

  • @omanoman5907
    @omanoman5907 2 роки тому

    Maansh aallh

  • @suweeyda1532
    @suweeyda1532 2 роки тому

    Alaha kufududeyo abayo

  • @asmahanabukar
    @asmahanabukar Рік тому

    Abaayo

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 2 роки тому

    Amiiin amiiin amiiin amiiin ya rabi 🤲 🤲🤲🤲🤲

  • @asmahanabukar
    @asmahanabukar Рік тому