Calaamada kiristaanka ayaa ku jirta Calanka Somalia Sufyaan ayaa yiri.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Sufyaan shiikh axmed oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed
    ayaa sheegay in Astaanka qaranka soomaalia nagu Qariyay Calaamada kiristaanka. by Hodman show.

КОМЕНТАРІ • 798

  • @aasbaresaidibrahim1410
    @aasbaresaidibrahim1410 3 роки тому +16

    Warkn wuu xanuun san yahay da,ada hadey kaa daba imaato wasidaan oo kale 😂😂😂marka yaa loo qaban waa cunug yar oo xanuun san janis kaan halasiiyo haku caan baxee

  • @somedudeontheinternet907
    @somedudeontheinternet907 3 роки тому +25

    Aniga si fcn wax uma arke calaamada uu shegayo waa tana ✝️ ee kasoo saara bal calankeena 🇸🇴 🤔
    Xabeeb uu u baahanyhay iyo dhaqan celine hala keeno dalla xoolaha🤣

    • @issaumar9505
      @issaumar9505 3 роки тому

      Wll astaanta qaranka bal dib ugu noqo

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 роки тому +3

    Inta rabta in calankeena xidigta laga saaro oo lagu badalo ☪️ 🇸🇴 inta nagu raacsan like

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 3 роки тому +47

    Who cares the flag is blue,blue for indian ocean and five star for five somali state?.

    • @Somali.Pirate1
      @Somali.Pirate1 3 роки тому +1

      There is not established historicity concerning the flag he mentioned. I already verifies its digital footprint to 2008, and was able to see clear inspiration of the now provisionally fake "italian somaliland coat of arms circa 1931-1936" from the Somali Revolutionary Socialists Party's ceremonial flags and colours. Im guessing the original soirce of the fake flag took inspiration from SRSP, which in turn inspired the Somali Youth League to adopt rhe same colours (which Barres party used to superimpose on the SYL founding members and almost all other iconographies regarding Somalias history (blue and red was thematic of that socialist era, red denoting socialism). Im in the process of contacting the original source so he can clarify its origins. Not looking for this hoax thus far. I was also able to trace some of the other coats of arms attributed to Italy, namely the palm tree with the azure flag and star (attributed to Italian Libuya) and another one, these are all clear fakes created by R/vexillology subreddit using FAVPNG(dot)com.

    • @baambaam6336
      @baambaam6336 3 роки тому

      @@Yusufxasann kkkk)k k kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk(kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @noremorese9224
    @noremorese9224 3 роки тому +6

    OUR FLAG FOREVER 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mohamedibrahim-fk5sn
      @mohamedibrahim-fk5sn 3 роки тому

      Calankaa aad sheegeesid somalia waa loo sameeyay shaqo kuma lahan wax soo baar

  • @suleimanhaji4471
    @suleimanhaji4471 3 роки тому +17

    He doesn't know what he is talking he went to bring problems in Somalia again

  • @xaruudxusseen3567
    @xaruudxusseen3567 3 роки тому +22

    Sxb mingis ayaa ku haya ee calanka waa astaane waxba ha ku mashquulin ee ka hadal dhibaatada wadanka ka jirta. Doodaaduna waxba faa iido uma laha imma soomaaliyeed.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 роки тому +4

    armuu rabaa ruuxaan inuu dad gaalaysiiyo? hayeey iska jiraa

  • @haniaden679
    @haniaden679 3 роки тому +4

    War naga tag ado Ciro leh ayad Ben shegeysa hanaga cayin calanka

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 3 роки тому +8

    Sxb tayga iyo jaakatka iyo shaarka aad wadatid dib u fiira waa astanta cristanka gaalo ayaa sameysay waadka ku labisantahay shanta xidig waa shanta somalia

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 3 роки тому +9

    Blue colour is for the UN and the five star for five regions of the country

  • @musedahiradan6655
    @musedahiradan6655 3 роки тому +6

    Beenaale hor leh oo lasoo raafay weeyi kani

  • @libanzaiirwaa5793
    @libanzaiirwaa5793 3 роки тому +8

    I think this man or forsure this man there's something wrong with him!!

  • @daalacmedia5152
    @daalacmedia5152 3 роки тому +2

    Waa jaahil suuro badan Religious studies aan bartay kuye waxaana kahadlayaa history iyo politics. Research inta adan samayn kahore ma wax aad kutaqasustaa arinkan. Waa maya. Ninkan aniga ii balamiya anaa geed kuso xiriye

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +1

    Ilaaliya sharafta calanka Somaliyed cadowgan buka ee xataa dumar somali maskax ka xaday .. viva CALANKA ADUUNKA UGU SHARAF BADAN .. 5 SOMALI ua-cam.com/video/SccAjPxkWlo/v-deo.html

  • @kafiyayasiin7986
    @kafiyayasiin7986 3 роки тому +4

    Sikasta haloo kala go'o haloo kala guuro lkn wxn isbadalayn wa calankeena iyo diintena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 3 роки тому

      Muhimada calan ma ahan , calanka wa astan lagu garto dalka lkn wax mcna kla ah kuma fadhiyo , boqolaal dal ba iska badaly calankoda ,
      Muhimada diintada oo ku ilaashanta iyo ddnimadaada

  • @engmohan87
    @engmohan87 3 роки тому +1

    aduuNka inta dal ee calankoodu xidigta leeyahaY 59 dal wxaana ka mida turkiga....Waa jirta in calanka somalia 1936_1954 lagu qariyaY xidigta 6 gees leH wuuna saxanyahay ninkan lkn wxalga saaraY 12 oct 1954 nashqada cusup waa 5 jees ah baana lagu badalaY calanka sida saxda uga turjumaYa wxa ninkan ka hadalaYo waa calanka israel ...

  • @somalitiktube1134
    @somalitiktube1134 3 роки тому +2

    Sufyaan iyo kuwa laqabo fikirkiisa waxan u macneenayaa calanka Soomaaliya macnaha uu u taaganyahay
    Midabka buluuga ah wuxuu u taaganyahay
    1. Waxaan Leenahay hal diin oo Islaam ah
    2. Waxaan leenahay hal midab
    3. Waxaan leenahay hal af oo ah Soomaali
    4. Waxaan leenahay hal dhaqan
    5. Waxaan leenahay hal ilaah
    6. Waxaan leenahay hal rasuul Muxamed (SCW)
    Xidigta cad waxa eey u taagantahay
    1. 5ta Soomaaliyeed oo gumeystuhu kala qeybiyay
    Hala gaarsiiyo ninkan afka iska furtay ee ka been sheegaya taariiqda astaanta qaranka Soomaaliyeed

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 3 роки тому +1

    Ninkan ha ku mashquulo wax yaabo badan oo dunida naga reebay sida qaadka,qabiilka,dhul-goosiga, Arsenal,jaajuusiinta carabta iyo africanka u shaqeeyo,war nin yahay maxaa ka qaldan xidigaha cirka uu Allah ku qurxiyey,noo daa calan keena iyo xidigihiisa waa 5 walaalo ah oo isdaawanayee,wayna isu imin aaqirka Insha Allah.

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 3 роки тому +1

    Afargeys maleh waa shageys calaamadaas maxaa keyna kaladana ninkan habaladilo waa fidno

  • @abdullahiafrah3832
    @abdullahiafrah3832 3 роки тому +6

    Sufyaan you are ignorant.
    The somali flag was designed by Mohamed Awale Liban. Improve your history on Somalia

  • @wacafkingwacaf3923
    @wacafkingwacaf3923 3 роки тому +3

    Hal mid hadii uu dhihi lahaa wan qadan lana waxuu shegayo calanka waa naloga horeyay bales calamad Christian ayaa ku jiro hadii aad labadada gacmod garbahada la sintid waa calamad salib balse calanka dad ayaa nooga horeyay # bonnie blue flag #. Hadii aad ku qortid wad arkeysa

    • @zacimaspurs9100
      @zacimaspurs9100 3 роки тому

      Anibo taas ayaan sugayey lkn ninkan qolodas gaalada ah ayuu naga gadaya mgcoda

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 3 роки тому +20

    Jaamacado ayaan ka qalin jebiyey
    Diinta ama jaamacad islaami aha,ama kitaab hebel baan akhristay maleh,waa qolof maran oo wax is moodey

  • @kingabdikafi3913
    @kingabdikafi3913 3 роки тому +1

    Bal aduunyo gadoonkaan eega, walal calanka tariiqdiisa mataqaanide ha isku ceebayn hadaabad tiri somali ma samayn calankan, takale calaamada cad ee shanta gees leh macnehii looga jeedayna ay ahayd shanta soomaali,

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 3 роки тому +10

    Calamad.kirishtaan.mel walba.wayku.jirtaa.garabatika kuu xiran xataa waa calamad kirishtaan. Marka calamad kirishtaan mel walbo wayku jirtaa

    • @hanaanshiino2398
      @hanaanshiino2398 3 роки тому +1

      @@samawadeahmed4380 hadalka intaadan oran kafiirso teedakale maraykan isaga soonacay aqoontiisa ayuu udiiday adoo waxbo garanayn aqoon ulahayn haiska hadlin quruxow iyo quruxey waxaytahay
      Teedakale astaanta qaranka weyan wuxay caladukujirto ee waxsoobaro

    • @hanaanshiino2398
      @hanaanshiino2398 3 роки тому

      Anaakubaraye aamus hadaad waxgaranayn

    • @mowgayare916
      @mowgayare916 3 роки тому +1

      Qof kasta haduu isagoo taagan labadii gacmood kala fidiyo calaamada kiristaanka ayuu u eekaadaa markaa dadkoo dhani ma kiristaanbaa waa fikrad qaldan nebi ciise cs me markay waan dilnay leeyihiin beentooda cross tii ayay symbol ka dhigteen gaaladu

    • @sahracumar6205
      @sahracumar6205 3 роки тому

      Samayska dadku kiristan mahee cidii saa tidhiyeey madaxa.saro karosta

  • @musedahiradan6655
    @musedahiradan6655 3 роки тому +1

    Waar ugu horaysta waa inaad si cad noo tustaa halka ay kaga taalo calamada kiristaanku maaaa maaaa maaaa maaaa maaaa kaama dhagaysanayno sxb inshaa macalin ah naga tus calanka sheeko dheer ma rabno iyo siigo ama boodh isku qarin wax aad baratay ma jiraan been mooyee

  • @sumayasuldan8737
    @sumayasuldan8737 3 роки тому +2

    Kuso Dhaji bal adigu calamada ayad amin satahee xolo wax aqliga galaya NOLA imow ✡️ dimahay kamid tahy sax balse 🇸🇴 iskuma dhawa

  • @Ismail-kk6qv
    @Ismail-kk6qv 3 роки тому +1

    Hy shekadaan maxaa wayay waba fami la ahay calaka somaliya xidig iyo blue Lee ma aheen miyaa mase aniga somaliya aheen aniga waxaan is lahaa xidigga sheegi rapaa lkn kan asiga xidig kale wato maa la weydiiyo mesha Oo kaga jiro mase kan sida qoladii waqooyi wayay ee dhahaa yay kan blue naga badalay

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 роки тому +3

    Hadaad tahay in wax baratey wadanka wuxuu uu bahan yahay in Diba dhiis dadkii waa bahan yahay adiguna calan bad ka hadali

  • @mustaphxirsi5628
    @mustaphxirsi5628 3 роки тому +2

    Ninkaan 100% Wu saxan yahay.
    Sabab Madax wayanaha maanta hadu Dhaho wa bedelayaa Shesheeyaha Aya Diidaya ino badalo hadu Ku adkaystana xilka Laga tuuraya wlhi billhi

    • @sareeyemanusqaame8723
      @sareeyemanusqaame8723 3 роки тому

      Waa beentaa shisheeyaha wax ka galay ma leh

    • @mustaphxirsi5628
      @mustaphxirsi5628 3 роки тому

      Aqoon yaraan Ba Ku haysay ila tahay
      Hadad Qof Academic Ah tahy waxaad Akhrisataa booga la yiraahdo #MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA
      Hadad tahy dadka Clouse Main ka ah na Nabadeey

  • @hanatsmaliahanlato329
    @hanatsmaliahanlato329 3 роки тому +1

    Waa runtiisa somalida waa ka yaabe aqoon lan ayaa wax walpo ugeneyso dadka diiidan oona dhahayo calanka somalia anaga sameyne orod sobaar waxaa so firisa bunnie blue flag sofiri niinkan wlh waax waxbadan iga dhaax guxaaye kadhawajiiye waaana runtisa hadana nahay jilka hada jiiro waax mamaqalno waxna mafahano waa sababto ah qoof asago waligisa waax barann comment iska soqorayo oona waxba aqoon leh @@#@ua-cam.com/video/kW8S0A--2CM/v-deo.html adigo qeelin ee somar hortaa calanka waaxa iskalahaa iyo meeshu naagu gaale wlh blh tlh waa runtiisa waa qoof aqoon leeh waana lipaax waax badan fahmey @@@ua-cam.com/video/LrHHN3ztQOA/v-deo.html

  • @habashsomali6076
    @habashsomali6076 3 роки тому +1

    Ma shekadaa ayaa la timadeen waalida cusub
    Ninkaa shekadisa waa iska dheh

  • @iqraabdullahielmi8783
    @iqraabdullahielmi8783 3 роки тому +2

    In ay gaalada meel walba nagala dagaalamayaan waa wax cad oo jira waxaana fahmi kara qofka indhihiisa furan yihiin wax baara umadey ha iska buuqinee inaa wax baarno aa muhiimsan

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 3 роки тому +1

    Nin cadaado ku. Dhashay. Kuma xuma.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому +2

    5geestu anaga waxat notahay 5ta somali qoladi cabuda ayagey utalaa war calanka sobadal kenya iyo ethpia miyaku dhahay

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 3 роки тому +1

    Kkkkkk maanaan garan geela doofaaru laayay

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 3 роки тому +1

    Qurunkani I muxuu ka rabaa calanka qaranka Soomaaliyeed ?

  • @cumaraxmed6356
    @cumaraxmed6356 3 роки тому +7

    Nacaskan ka wa iga qosliyey

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +4

    Ciyaarta ka jooji Calankeena Baluuga iyo xidigta.
    Xidigta aya kiristan ah ...kkkkkk
    Marada ma kiristan ah...kkkkk
    BUUUUFUS + BUUUFIS= ADIGA NACNACDAADA 😯 ...Shhhh

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 роки тому

      Calaamadaha shaydaan ka soo baadh markaasaa ogaane

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 3 роки тому

      @@dhamme0 ..side oga baara
      Iga jaahil bixi ..ma garan karo

  • @x.z.s2821
    @x.z.s2821 3 роки тому +1

    Axmed
    Sufyaan haddaad tahay nin cilmi bartay oo raganimo leh kaalay muqdisho

  • @xusenilley5952
    @xusenilley5952 3 роки тому +3

    Waa xayawan wax ow aqon leyahay malaha waa suufi ama dabaal inow aamuso aya nanto kan uh oo uf uf qurun aamus

    • @abaadirguulwade1288
      @abaadirguulwade1288 3 роки тому

      Inaa adigu aamustaa roon waayo adaa caaytamaya oo waliba qof aadan aqoon ulahaayn ugafaya iyo dad muslimiin ah, diin, maadi iyo shuruuc aduun mid aakhiro midna aqoon uma lihid saan filayo.

  • @nrx8684
    @nrx8684 3 роки тому +1

    Masiibo waaye kuwan diinta ku qarababaayo, war calanku wuxuu ka yimid xidigta ilaah sameeyay waxaa loo doortay shanta Somaliyeed, calanka waxaa alifay aqoon yahano Somali ah

    • @abdullaahihashi5131
      @abdullaahihashi5131 3 роки тому +2

      wuxuu kuso korshiyeey Xidig kix geesood ah taasna Yuhuuda wadato waana been tiisa Diinta been ka sheegayaa waa tuugada Soomaaliya uso shaqo tagay oo Noola so Adeegsado Soomaalida la bartey in ay yihiin reer Qabyaalad Allaah swt haynaga Qabto inta tuug ah

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 роки тому +4

    Sahanka Xogaha Gali Calanka Somaliya Adaa fahmi dooneeH

  • @josephmabongo6165
    @josephmabongo6165 3 роки тому +1

    CALANKA SOMALIA WAXA DHEXDA UGA YAALO XIDIG CIRKANA WAXA KU YAALO XIDIG MAXA QALDAN MARKA MISE WAA LA ISKU SOO CANBIXI RABA

  • @maguled
    @maguled 3 роки тому +4

    Turkida calankooduba sowka xiddigta cad leh maaha. War yaa Ilaahay yaqaan.
    Teeda kale, Maxamed Cawaale (A.h.u) oo isagu ahaa muhandiskii astaanta calanka 1954, ayaaba qeexay ujeedkiisii oo aan cid kale soo fara gelin (talyaani kulaha).
    Ugu dambayntii, isu ekaanshuhu waa jiri karaa, waase kala macne; midabka madowga ah ee "Xajrul-aswed"ku waa inoo muqaddas innaga muslimka ah, gaaladuse waxay ku sifeeyaan wixii xun sida "black market" iwm.

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 3 роки тому +1

      Bil baa uraacsan

    • @maguled
      @maguled 3 роки тому

      @@ANNA-vh3pi haa waa sax. iyaga iyo kan Tunesia-ba (haddaanan khaldanayn) bil baa u raacsan. Laakiin taa macnaheedu maaha "hilaal iyo macatab" is agyaalla; macne kale ayay iyaga u leeyihiin kolleyba.

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 3 роки тому +1

    waa runtii xaqiiqatan
    Xataa calaamada syl toos ayaa
    Looga arki karaa calaamada Christian ka
    Somaali hadii wax loo sheego jawaabtooda waa qaylo cay iyo aflagaado
    Wax idinkoo ixtiraam sameenaya
    Jawaab cilmi yaysan keena
    Lkin ta khaldan ayaa ah
    Calan ayaan wadaa halagu badalo
    Taas kugumaanan raaacin 😡

    • @mahamedabdi7929
      @mahamedabdi7929 3 роки тому

      Syl ma sheegi karo oo maan arkin lkn calanka qaranka calamad kiristan ku jirta baa iga daadagi wayday buluug iyo xidig cad mooye ma wax kala ku dhex jira in wax laysu sheega ma xume

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 3 роки тому +2

    Ninku ma indho beeley mise sharbuu ka wadaa war Naga Dario so meesha talo kuma hayside

  • @admo2159
    @admo2159 3 роки тому +4

    Wuu soo luggo'ey maskiinkaan wareersan calaamada aad aragtey qalbigaada ayey ku taalaa ma ahan calanka prof.baadoow

  • @abdikariimjammajoseph2382
    @abdikariimjammajoseph2382 3 роки тому +1

    Nikan waa al shabab

  • @ayaancabdullahimohamed4265
    @ayaancabdullahimohamed4265 3 роки тому +3

    Hayaaka Allah prof Sufyaan hore u soco. Waxaad tahay wadani islaam ah oo dhab ah. Calanka iyo astaanta hada aan haysano waa qasab in la badalo. Mar hadii aanaan hayn cid diidan ama warkaaga so cilmiyaysan u beenany karta

    • @yasmiinchannel388
      @yasmiinchannel388 3 роки тому

      Wain laka firsada inbadan qufhadalkisa iska racmaahn

  • @mohamedomarbaan
    @mohamedomarbaan 3 роки тому

    Ninkan waa xanunsan yahy
    Subxanallah duma kala duwan ayan bartay kula wara calankeyna fara noga qad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴benbadana

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 3 роки тому +1

    Kan ama waa xanuunsanyahay ama qandaraas ayuu ku soo qaatey ee hadii aad been sheegeyso wax run u dhow sheeg aqligaada dib u xisaabi marka hore inta aadan umada hor imaan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 роки тому +2

    Calanka waa xidig ee ma aha saad u maleysey ee rabi ka baq

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 роки тому +1

    Calankayaguu rabaa inuu sheydaamo siiyo 5ta gees ee xidigtu waa 5tii somalida loo qaybiyey buluuggu waa cirka oon caad lahayn calankayaga cawaale noo daa neefyohow dhuqbirsan ee sheegay diimo sheydaan inuu soo batay maxamad cawaale liban baa soo fekerey calankaan shuban udhimo ee naga aamus

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 роки тому +3

    The biggest problem is the word Somali , Somali is a big tribe that lives all over East Africa. All Somalis are not part of Somalia . So the identity should be defined by the Region, South Somalis , Are a Tribal collision of South Somalis, called Federal Siouth Somalia, Djoubti Somalis are called Djoubtians , Somaliland Somalis are called Somalilanders. Kenya Somalis, Are Kenyan Somalis, and Ethiopia Somalis are called Ethiopian Somalis. There will never be One Somali Weyn Government . Hence each Somali should be identified by the region of the 5 Somali weyn regions.

  • @mohamedabdulahi3589
    @mohamedabdulahi3589 3 роки тому +10

    Diimo gaalo inaad baratay waa kaa muuqataa 😂😂maskax faluuq baad ka qaaday😂

    • @koos1302
      @koos1302 3 роки тому

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @AA-qs1rz
      @AA-qs1rz 3 роки тому +2

      @@koos1302 waad la heshay

    • @reexantaraxantaugxantaukun8821
      @reexantaraxantaugxantaukun8821 3 роки тому +1

      Mohamed cabdale
      Yaabaye ma yaabtay
      Balse fikradiisa ma xuma tawxiidka aniga aad ayaan u jeclahay

    • @faraxsanabdi9457
      @faraxsanabdi9457 3 роки тому +1

      🤣😂 waa runtaa

    • @mohamedabdulahi3589
      @mohamedabdulahi3589 3 роки тому

      @@reexantaraxantaugxantaukun8821 wax qariban weeye xidig waxaan ahayn meesha kuma taalo xidigtana soomalidu geela beyba ku dhigataa

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 3 роки тому +1

    Calaanka tawxiidka kulaha, this is khawarij agenda

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 роки тому

      Is true walaahi

  • @rahmacentre9448
    @rahmacentre9448 3 роки тому +1

    Ninkan calaknka uu wato wuxuu ku qoray (alah)
    Miyaysan u ekayn inuu na leeyshay ha la caabudo marada uu asagu wato ilayn alaah buu u bixiyaye?

  • @nasrijaamac2730
    @nasrijaamac2730 3 роки тому +2

    Hooydaa anagaa wasnee diinta islaamka waxnooga sheeg

    • @yasinjama8565
      @yasinjama8565 3 роки тому

      Kiina rumeeyay ilaahay iyo rasuulkisa scw hadal fiican haku hadlo Ama haiska aamuso

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 3 роки тому +2

    wlhi calankaas waan rajeeynaa mar uun somali la ga taago waayo anaga is laam ah . was run cidna calan uma dhiman .waayo maxaaba loo dhintaa .lkn hadii uu astaanta islamka ku dhejisantahy aniga xataa waan udhiman lahaaa

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 3 роки тому +1

    Yaab! Xidig miyayna ahayn waxa calanka jirto! Ninkaan waa faataadhugle, isagaaba iska dhigdhagaya gaalada oo faraatigii arooska farta bidixda ku xirran! Markuu hadlayyana, labadiisa gacmood ku tilmaamayo calamada sahyuuniyada!

  • @omarbilesharif2446
    @omarbilesharif2446 3 роки тому +1

    Ninkan ma tilmaamin halka ay calamada crestian ku jirto ama dadka diinta uu shegay oo haya ama tusaale fcn oo dad wax looga dhaadhicin karo lkn waxa isleeyahay in uu rawo dadka in uu isbaro magac yeesho siyaasada soomaliya mustaqbalka boos ku yeesho inta aya iiga baxay hadalkisa
    Xidigta maa calaamad crestian ah mise meel kalo wax ka shegaya

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 3 роки тому +3

    Ninkan ku dhiiraday hadaladaas waa nin lasoo dirsaday mashruuca kala qeybinta soomaalida buuna qeyb ka yahay.

  • @mahatbare6076
    @mahatbare6076 3 роки тому +4

    waxaan xasuustay, hadda ka hor midbaa inta arkay calanka Somalia oo meel gaalo leedahay ka taagan ayuu soo duubay, asagoo leh waxaan arkay calankii Somalia oo kaniisad ka taagan hhhh.
    Marka dad badan ma fahmi karaan waxa jira, qaarkood waxay ku dhihi waa xidigga cirka ku yaala oo kaalay xidiggu ma shan gees baa? Yaase idiin sheegay in uu shan gees yahay? Soo gaalo lee ma ahan?
    Aan baadhitaan samayno bal maxaa ka jira warkaas anagoon cidna caayin?

    • @minamuse3965
      @minamuse3965 3 роки тому

      Somalidu waxkasta waay iska rumaysanayaan. Calaamada kristanka waa tan ✝️ xidighana was tan ⭐️ ta xisaabta iskudarka waa tan ➕. Markaa caqligena isticmala. Waxkasta ruun hamodina.

    • @mahatbare6076
      @mahatbare6076 3 роки тому

      Hhhhh ima aadan fahmin ba

    • @mahatbare6076
      @mahatbare6076 3 роки тому

      Yacni yaa kow tanu ➕ waa ku dar kuyiri oo kuu sheegay? Xageese laga keenay kow? Midda kale tan 🔯 yaa kow u sawiray aduunka oo sheegay in ay xidigtu tahay shan gees ah taas oo lamid ah midda cirka kutaalao kadib markii uu xaqiijiyay in ay tahay shan gees?
      Intaa kadib waxaygu waa wax hala xaqiijiyo uun inta aadan wax caayin bas ah illaa hadda ambo mahubo.
      Yaabi maayo ninka waalan ba waa yahay waxa uu u buuqi asaga oo kaligiis ah.

    • @lamafilaantv3314
      @lamafilaantv3314 3 роки тому

      Waa Baaq Galeeed

  • @bareasden2212
    @bareasden2212 3 роки тому

    soomaali.leysku.baabi.iyey.buu.calanka.soo.galey.kanaaba.ka.darey.soomalinida.ayou.badeley

  • @ShamsaShamsa-o4x
    @ShamsaShamsa-o4x Рік тому

    (((( TAKEEYE. MAGACAAGA. BAABA. MUUJINAYA. INAAD. QARIBAN. THAY. ALLAA. YAHDII. (((( WAA. 73. DII. FIRQO. AYAA. MEEL. WALBA. YAACAYSA. ARAGAA. NACTAR. YAAHUU

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 3 роки тому +6

    Prof has a valid point. Masha Allah

    • @nurhawa646
      @nurhawa646 3 роки тому

      Adigu waxaad ka hadleysaa calan iyo sidii u ekyahay we maxaad umada u aqabatey

    • @ebraaheemmuhumed4503
      @ebraaheemmuhumed4503 3 роки тому

      absolutely I agree with you but it will be very hard for our community to understand and this is not the right time

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 3 роки тому

      Kuwaan isku Sheega in ay wax barateen dalka waxey ku soo koridhiyaan in uu calan ka hadalo wadankan waa wadan babey oo uu bahan in Lo sameyo dhaqaalo iyo waxbarasho ee maha in uu calan naagala hadalo

    • @heyfaiyohelan9865
      @heyfaiyohelan9865 3 роки тому

      Tuug fuli ah aduunka ugu xuun Al shabab calanka afka kal bax cawle🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 роки тому +5

    Sxb yaan lagu dilin somali waa dad caadifiyiin ah ee ha hortagin.
    USA

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 3 роки тому

      Wlhi hadaan arki lahaay inaan dililahaay

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 3 роки тому

      Midan waraysanaysa baba sikale ah maysan waydiin calaamda meesha aykaga jidho iyo qaabka ay ugu lifaaqantahay ,mida kale kan cusub uusheegayo natus ma oranayso marka waa shinbirayahow heesa

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 3 роки тому

      @@qumanhorusocod6177 maxaa ku dili bro wadamda islamka Waa ☪️ calamdooda

  • @mohamedomarbaan
    @mohamedomarbaan 3 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wara hana walin adiga aya walan
    Calankeyna Somalia wax cilad ah kuma jirto xidigta shanta geyska ah wa astan islam markan nagala tag waxaa aad3wado

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 3 роки тому +5

    Asc,
    Ninkan magaciisa ayaan kayaabey, sultan ma insi baa mise waa Jimi? Waana beenloow ku mashquulsan calanka iyo astaanta soomaaliya

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 3 роки тому +1

    Hadalka kaliya ee i cajabiyay waa inay siyaasiyiinta wax maamulayaa yihiin hoggaamiye kooxeedyadi shalay dhiigga umadda cabayay.

    • @hafsaxusni8092
      @hafsaxusni8092 3 роки тому +1

      Sido kale wllh hdlkaa ayaa icajabgaliye
      Balse waxyaabaha kale uu ka hadlayo waa quraafaad uu isaga wato

    • @hanatsmaliahanlato329
      @hanatsmaliahanlato329 3 роки тому

      Waa runtiisa somalida waa ka yaabe aqoon lan ayaa wax walpo ugeneyso dadka diiidan oona dhahayo calanka somalia anaga sameyne orod sobaar waxaa so firisa bunnie blue flag sofiri niinkan wlh waax waxbadan iga dhaax guxaaye kadhawajiiye waaana runtisa hadana nahay jilka hada jiiro waax mamaqalno waxna mafahano waa sababto ah qoof asago waligisa waax barann comment iska soqorayo oona waxba aqoon leh @@#@ua-cam.com/video/kW8S0A--2CM/v-deo.html adigo qeelin ee somar hortaa calanka waaxa iskalahaa iyo meeshu naagu gaale wlh blh tlh waa runtiisa waa qoof aqoon leeh waana lipaax waax badan fahmey @@@ua-cam.com/video/LrHHN3ztQOA/v-deo.html

  • @nourabdallamo2160
    @nourabdallamo2160 3 роки тому +1

    Aniga wan ku raacsanhy ninkan ,
    Lkn somali waxy ku dhagto si loga fujiyo aya adag, somali maryoley waxbaaro mrka hore, aniga arintan maqlkeda hda iguma horeso

    • @hanatsmaliahanlato329
      @hanatsmaliahanlato329 3 роки тому

      Waa runtiisa somalida waa ka yaabe aqoon lan ayaa wax walpo ugeneyso dadka diiidan oona dhahayo calanka somalia anaga sameyne orod sobaar waxaa so firisa bunnie blue flag sofiri niinkan wlh waax waxbadan iga dhaax guxaaye kadhawajiiye waaana runtisa hadana nahay jilka hada jiiro waax mamaqalno waxna mafahano waa sababto ah qoof asago waligisa waax barann comment iska soqorayo oona waxba aqoon leh @@#@ua-cam.com/video/kW8S0A--2CM/v-deo.html adigo qeelin ee somar hortaa calanka waaxa iskalahaa iyo meeshu naagu gaale wlh blh tlh waa runtiisa waa qoof aqoon leeh waana lipaax waax badan fahmey @@@ua-cam.com/video/LrHHN3ztQOA/v-deo.html

    • @hanatsmaliahanlato329
      @hanatsmaliahanlato329 3 роки тому

      Noor lipaax ayaa tahy wlhi somali maryolee inee jahiil yihiin qarnigaan ayago internet hestan ayeena sidaa waax lobaaro aqooniin lkn lacankan waa sababta kenete labo somali inee isasalami ladahay oona lasi kala foganayaan we love 5 somali wee iska dhahaan eee wexe ubateeen ciyaaal an wax baraano afkas iyo faraha kanool wlhi lkn mar uun wee isbadaleysaa shekadaan

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 3 роки тому

      Somali ilahy unba umaqan , wax kle o an dhaho ma aqan wlhi

  • @luul385
    @luul385 3 роки тому +2

    Professor beenale xagee oga yaalaa dusiga sare ee xalane Xamar

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 роки тому

      Armuu kawadaa dugsiga xalane ee kuyaalay airportka ee dadku markay kasoobaxaan jaamacadaha ama dugsiyada sare tababarka lagusiin jirey?

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 3 роки тому +2

    tanwareysanaysa iyo asigaba waa usku mid ah calanka xindigbaa ku dhexjirta waana buluug,
    maxay u dhihi waysay calaamada marka waa dameer iyo fhagahiisa

  • @caddeeye
    @caddeeye 3 роки тому

    Ninkan ajandihiisu waa baabiinta Astaanta somalida ....sxb somaliyi waa Muslim...game kale ciyaar

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому

    ASTAANTA iyo CALAN miyay kala saari wayday qofta tittleka soo qoray ASTAAN waa sax calaamad kirishtan ayaa kujirta sifiican markaad u eegto

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 роки тому +5

    Ninkaan waalan waxa kaliya uu rabo waa inla dhoho waxad leedahay talent hhhhh
    Sida m,xaaji ingiriis iyo ninkii yiri waxanku shaqo tagi jiray helikapter
    Professor hadiiba lagu waalanaayo bes waye marabo inan professor noqdo

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 3 роки тому

    Hore ayaa loo sheegay in calankan ay leeyihiin oo gaar u yahay KOOX GAALO AH OO LA YIDHI WAXAY CAABUDAAN SHAYDDAANKA!!!!!
    MUDDO DHEER BAY DAD SHEEGAYEEN WARKAN HAYEESHEE WAXAA LOO MAALAYNAYEY INAY AHAAYEEN DAD QALDAN. B

  • @frederic172000
    @frederic172000 3 роки тому +2

    I, my self, am an intellectual somali who lives in United Kingdom and will gladly debate with this gentleman to debunk this conspiracy theory. Somalia will never change their flag. Is he part of those who are pushing the agenda of destroy the existence of what we call now Somalia knowing that today we already have 18 + different regions who each one of them created their own flag and so called "regional President " adding this nonsense idea, I believe it's going to be the end of what we know today DFS

    • @xisbigatalokunool23
      @xisbigatalokunool23 3 роки тому

      You are the first person who want to debate about the facts we have put forth. We are happy and willing indeed. We are ready for you. You tell us when and where. Thanks for not insulting the good man as others have done so.

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 роки тому

      Yaab yaa Calnaka ceeb loo waa ee mahadana wax kentay waxaa ku jirto Calamad kiritanka wax walbo waa lashegay ee Calnka cadagiisa aabadan ee calnkaan ka hara wax aad shegesan waa dhawac ummad Somliyeed Calnku waa satanta qaranka Somaliyeey ee hadaka uu firaso

    • @frederic172000
      @frederic172000 3 роки тому

      @@fadumahasan1080 , ma fahantay waxaan qoray? Anigu waxaan difaacayaa calanka markaa inaad aniga igu darto ragan odhanaaya calankeena calaamada kiristanka ayaa ku jirta ma haboona.

    • @gureyleaxmed317
      @gureyleaxmed317 3 роки тому

      somalia will never devlope until this clown get respected from our community

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 3 роки тому +1

    Aniga waxan qabaa in xigigta laga bixiyo blue la daayo laguna qoro towxiidka ama bil iyo xidig laga dhigo

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 3 роки тому

    SUBXANALLAH
    KKKK
    He isn't worth the airtime darling,
    Alleged Murderer , got removed from 2 countries thats all the info for now . Alhamdulilah we are a very resourceful and close people he will be brought to justice or disappear because he has no base and is guilty allegedly kkkk. Of alot.....
    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙❤❤❤
    BEENI RAAD MALEH..

  • @nawalish7564
    @nawalish7564 3 роки тому +2

    Somaliyay ani xita mategerin marki hore ama benysta ama habenenina aniga xita research an sameyay wxban kaogaday marka bal idinka sobara markas tuhun waidingala ana huba

    • @caliyaalecaliyaale3350
      @caliyaalecaliyaale3350 3 роки тому

      Waxaas miyaa la timid asaga wax ma dhaatid ee qoralka somaaliga ah lo daa

  • @easky363
    @easky363 3 роки тому

    He believes in tribalism, there is not cross in the Somali flag, and the Somali flag was designed by a Somali, a MAJEERTEEN MAN, FROM MUDUG. Stay low-class Mr. Cadaado! and speak Somali with your own accent, and ride on your donkey. Somali history BELONGS to Darood family.

  • @luqmanhassan844
    @luqmanhassan844 3 роки тому

    waxaanba ku wareeray calanka afar xaasle meeshe ey ALLAH kaga qorantahay
    RABBI YASSIR

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 3 роки тому +1

    Waaa iga gadan yahay calanka ad sameyseen adiga iyo raga kale wan sodhaweynyaaa

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 роки тому +2

    waxaa maqli jiray qofkii jimca waalan raba khamiis aala cel celiyaa, woxoo taagan yahay aniga kaliya aa wax og,

  • @Captainjees
    @Captainjees 3 роки тому +1

    Turkigana usheeg kudheh Kiristan ayaan ku jirta calankina hhhhh xoola mesha la kena tahay labadinaba

  • @maguled
    @maguled 3 роки тому +2

    War gabadhu shacni wanaagsanaa oo magac fiicanaa. Subscribe baaban siinayaaye u kaadi.

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 3 роки тому

    😂😂😂Markii qof an baani aqoon uku dhaho ban aqaan obartay wa iska sidaan wtf Calaamad Christian ✝️ u firso wa 3geesod 😡Calanka somalia 🇸🇴 wa shaan geesod xagge iskaga eeg yihin marka war xoola tahay naga tag Christian haku waste 😏😡😡😡😡

  • @umKawtheronline
    @umKawtheronline 3 роки тому

    Adigaa lagubadali calan labadali mayee adigu isbadal calan badalid waxqabad maaha gabdhaha dilka iyo kufsiga kahadal

  • @PYscho89
    @PYscho89 3 роки тому

    Ani waa arkay ayado syl dextaal sawirk hore...shakina wey igu abuurtay..ano ninkan maqlin...waa suurtagal....sababto ah sheydaanka waa cadow. Waa taagersanahy in wax laga badalo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 роки тому

    Yaahuu calankeenna cawaale noo nabad geli wixii ku warystaa kaa daran yaaahuuuudaaada

  • @umKawtheronline
    @umKawtheronline 3 роки тому

    Gabadha kudhaanta waxbadan nacasnimada waa shil

  • @AhmedSaeed-qw9sv
    @AhmedSaeed-qw9sv 3 роки тому

    Ey xun oo caqli xun oo Reer Galbeedka wax ku bartayba wuxuu Soomaaliya kula soo noqdaa wixii Gaaladu ku shubta Keligiis ma aha waa dhaamaan kuwa Reer Galbeedka wax kuu soo bartay.

  • @kowsaralas553
    @kowsaralas553 3 роки тому

    Adeer tan waa lagugu fahmahee kunoqo cidii kusoodirtay

  • @dada_madowofficials719
    @dada_madowofficials719 3 роки тому

    Report this #misleading #hatefull somali haloo hiliyo channelkaan iyo ayaa nagu so duulay unsubscibbe dhaha

  • @zaklimo2019
    @zaklimo2019 3 роки тому

    Asc calanka soomaaliya hadii labadalo waxaa dhumaayo dhulAlka soomaaliya. Waqooyi galbeedna waxaa u fududeesnayso. Inay go' aan

  • @nimcomohamed-w5l
    @nimcomohamed-w5l 6 місяців тому

    Axmed siciid illahay baba ugamuduwin ma ina daarod baa ku dhashay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 роки тому

    Diimaha calamadooda ayaan Soo bartey kuye.
    War ninkaan Ameerika ayaa laga Soo masaafuriyey kadib markuu xaaskiisi diley.
    Hadana xaafada Islii ee Niorobi ayuu hilibka Ku iibsadaa.

  • @abdirazak1921
    @abdirazak1921 3 роки тому

    Aqoonta markay futada kaa gasho waa tanoo kale...calaamad Christian haduu raadinaayo,Xarafka T ha tuuro.Tie uu gashan yahay ha iska siibo..