Asc barrow anigu waxaan leeyahay dawladu way dadaalaysaa alla hala garab qabtee danaha ay dawladaha turkiga iyo ethoipia ay leeyihiin waa khatar ee dawladu ha iska ilaaliso
Dowlad ma jirto tuug o qabileyste ah oo shabab ab waye dhaman qabqablayasha hawyaha hawye waa shabab Daaroodow iska qabta taloyinkeni quruxda badna iyo qalbki qaliga aha waxay uu fuq fuq saden waa neceeyb foog foog foog foog oo Daarood weyne u qaban qab qab la yasha hawhe waxa uu qayiranyihin waa neceyb ila laga arsado wi ay sameyen inay ka rayen daarood ayey u maleyan daroodow hubka qata
Nin tiisa daryeela ayaa midkalana kudaro somalia maxay ka badali kartaa gaza and syria war tiina daryeela oo hassan baahane halaga qabto shacabka masaakiinta ah oo uu maalin walba guryaha ka barakicinayo fadlan waa nin aan xishoonin umana qalmo in uu somalia hogaamiyo ninkaas oo kale
Fiqi siyasad mayaqano mxa afara galiye. Somaliya iyada Amisom 2025 kensate awood ay wax ku tagerto malehan e edab yesha Somalay sal faded Siyasaded qabtine!
Guul Somalia 🇸🇴 ♥️ insha allah ♥️ 🙏
Warkii ugu fiicnaaye aan maqlo
Wasiir fiqi nin la badali karo maaha wuu is cadeeyay sidani haday runtahayna Somalia way guulaysatay maanshaa ALLAAH
ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD &NASAARA
Aamiin 🤲🤲🤲
Guuuuuuuuuuul Soomaaliween!!!!!!.
Barow maantaad ugu fiicantahay sidaad u falaqaysay warka. Waad ka baxsatay. Keep up the good job.
Guul Somalia. Cadawga Dibadda iyo Gudahaba allaha jebiyo.
Gull Somalie ❤❤❤❤,,,
Soomaaliya ilaaheey ha ilaaliyo
Maashalaah maashalaah
2:08 Shanta bisha December 2024 ayaad tiri. waxa aad ka hadleyso iyo wakhtiga aad soo galiseyba waxay u egyihiin hadda oo ah 5 January 2025?
Qadaadweyn
Asc (waaRiyo&Damac Gumaysi Never Ever Ethiopia umahaynoBad&meelay sodegto heshisyada Ankara waxan uarkaaqiyanotiiuguwaynayd eelagu sameyoMasiirka shacabka Somaliyed manaaha waxlayelikaro Xukumada somalia waxanleyahay kalasaraDanta GUUD&DantaGaarka ahXAQA Alla Hatuso (Somalia Never Give UP)VIVO SOMALIA Forza Forza laPobalo Somalia MOGADISHU BOYZz😊
War kuwaan fiqi iyo xertiisa warkoodu sal maleh maalinwalba war cusub ayuu layimaad sowtuu lahaa anagaa usamarnay oo waan heshiiney.
If you are Considering our Commant you need to make program about all the questions we have.
Anaga aragtideena kuma qanacsanin waxaay qarineeydo dowladda Somalia
Sanadku ma aha 2024 haqaldamin
January 5 2025 dheh ❤
Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye.
Arinka dawladda soomaliya waa Allah ha sahlo waddan badlaheyn ayey siinaya waa khaayimin lamana aamini karo
2024 aa 25 dheh😂😂😂
❤asc cabdi asis abraw
Wasiir faqi said Sabarkeens ayaa kula heshiinay Ethiopia waxay nagu hasatay shastigeena waana iga tanassulnay
WXaa ka so hadashaa ciidamaddii qaranka Somalia ee Ethiopia ku dishay jubalsnd
Waa kala moqif
Fiqi iyo xasan sheekh iyo balcad
Keebaa saxsaxan
Fiqi waxaa uu sheegay In wadahadaladii aysan bilaaban oo ay bilaaban doonaan Feb oo Ankara la isku imaanayo
Halka cali balcad iyo Hassan sheekh
Adeen adisababa ayaguna yimaadeen
😅😅😅
Ka so hadal barrow show why Ethiopia ciidankeeda logu ogolaaaday inay joogaan Somalia aygoo dileen 25kun oo Somaali ah 2027
He said we. Fail dagaalkii 77 but we didnt fail 77 we went to Addis Sababa but we fail now Oo dhulkeena iyo badeen ayeey nagu haysataa Ethiopia
Haa waa lagu qancinkaraa ilaa xad waayo Ethiopia waa dal nadhibaateynayey mudo badan waana dal aaminsanaa in Somalia ayaan ahayn dal madaxbanaan waxayba aaminsanayd weligeedba Somalia inuu kamid tahay Ethiopia amaba Ethiopia Laga Xukumo oo ay qaybkatahay intaas markay jirtay dadaal dheer iyo isqabqabsi badan hada Somalia waxay noqotay dalka kamaxbanaan oo beenisay Fikirkii iyo Hamigii Ethiopia ay kalahayd dhamaan dalkeena alxamdulillaah dadaaladiindowladanee.Diblomasiga ahaa Guulweyn ayaan kagaarnay Ethiopia ayada oo aan wax dagaal ah dhicin lkn Ethiopia waxay rabtay haday xeelad wax kuwayso inay dagaal iyo Xooga noogaga qaadato hase yeeshee waa lag aqli badiyey dhankasta waxaa lagu diray 0+0+0+0=0
Asc barrow anigu waxaan leeyahay dawladu way dadaalaysaa alla hala garab qabtee danaha ay dawladaha turkiga iyo ethoipia ay leeyihiin waa khatar ee dawladu ha iska ilaaliso
اتوبيا. نجحات. للوصول البحر. بي. قوا. ترفض من. جبوتي. تريد. من. السومال.
Dowladu wey dadaaleysaa, Alle dadaalka hala garab galo.
Asc war itoobiya folkanaha ka qaxay alle bad inaavooysa oo bad unoqota hasiiyo
Saldhig bay sheegayaan xabashiduye hal askari uma ogolin ciida somaliya
Madagno.warka.madax.d.soomasli
Warka mr Fiqi waxaa kaddambeeya xasan shiikh iyo wasiir Balcad.
Waa 5/1/ 2025
ASC WR WB
Cagaha xasanka naaga laaye ka dhunkanaya abii ee videoga laga hayo miyaa wax diidi kara
SAAXIIB INTA XASAN DHIIQO JOOGO SIYAASADDA SOMALIA MEEL NOOGUSOO HAGAAGO MALAHAN WAA WADDAN AY MOORYAANI HAYSATO BAL FIIRIYA WAXA WADIIRADA IYO BAARLAMAAN U AH WAA CAYAYAAN AAN DOWLAD LAGUTILMAAMI KARIN
Haa
Somaliya hada waxay qaday wadadi loga.bahna e ahayd inay isku hayso rabitanka saxi adeda sida masar iyo turki masarna wala siyey wixi ay mudnayd weliba gipihi ay injirwy ka hawl galaysay aya ladajinaya turkina.lama turino ila2000 .ba lo ogoladay ithopua weluba gop aysan rabin o ah gopihi burundi ka howl galaysayhaday didayso iyo haday yelayan badana awalba turki laguma dhihin bad saldhi mwlwtari mahayn welina gudiga iyo iska daba warega kadib un la arki lagayabo inanaba laysku afgaran😊
50 years
Allah hanoo badbaadiyo wadankena iyo dadkeena walaalahen falaastiin alle ha ugargaaro
Sxb ka.so hadal Ciidamada Ethiopia waxay diidan tahay in. Sy ka baxdo Xuduuda Somalia
MADAXWEYNAHA CABDIRAXMAAN CIRO DIID ITOBIYA INUU DHULKIISA SIIYA XASAN EEY HAGEEYO ITOBIYA CADALE WARSHEKH HOOYO IYO DHULKA HAWIYE HADEY BEESHA HAWIYE OGOÖLYIHIIN
Maya
ITOOBIYADAAN WALE SHABAABKA EYEY KADAMAC BADAN YIHIIN MIDA KALE MAXAAD BADANA DHIGEY HADEYNA SHABAAB NOOGA XUMEEN
Kaa yaa wasiir inoogadhigay wasiirka arimaadabada noocaa lagamadhigo
Ethiopia waa cadow wa in foojignaan dheeri ah laga yeesho heshiiska lala galayo
Waa 5 1 2025
The frist comment
Adkaashaha xaguu yaalaaaa waxa laga wada hadlaayo soo soomaliya ma ahan?!!!!!! Wariye caqliga dadka aad xaqireysid dhaaaf.
Guul wali waye inta laga hadlaayo arimaha somaliya
War ugas Monday January 6th 2025 bankujirna manta 😂
Deked commercial weeye
Waxba laga rumaysan maayo m/axada somaliya.
Dawladan lama amini karo wa jirjirole
Fiqi waxaa uuyiri waxa kaliya oo dhamaaday waa kuleetigeenii ayey nooga fuqeen
Lakiin dadka ayaa badalay oo ka dhigay in Ethiopia loo ogolaaday wax walba
Waa 5/jan/2025
Sanadku waa 2025 barow
Waryaa Barow nimanka way nawareeriyen ee nagada hadal kooda walaalow
Halganku ha socdo
Dowlada aad leedahay fasirad ha bixiso waa tuma
Ma Hassan sheekh iyo cali balcad miyaa
Mise wasaarada arimaha dibada
Fiqi waa hadlay
Lakiin kuwa adisababa aaday iyo kuwa xamar kula shirty
Ayaa laga rabaa in ay shir jaaraid qabataan oo ay noo sheegaan waxay kula shireen
Ethiopia waay hadleen 😅😅😅
Dowlad ma jirto tuug o qabileyste ah oo shabab ab waye dhaman qabqablayasha hawyaha hawye waa shabab Daaroodow iska qabta taloyinkeni quruxda badna iyo qalbki qaliga aha waxay uu fuq fuq saden waa neceeyb foog foog foog foog oo Daarood weyne u qaban qab qab la yasha hawhe waxa uu qayiranyihin waa neceyb ila laga arsado wi ay sameyen inay ka rayen daarood ayey u maleyan daroodow hubka qata
Xasan & Faai, waa in la soo xiraa?
Waayoo dalka ayey halis ku soo celisay
Bal maxey siriya ka faidaneysaa somalia falistiin arinteyda waxaa no fican in ay is gaabino
Nin tiisa daryeela ayaa midkalana kudaro somalia maxay ka badali kartaa gaza and syria war tiina daryeela oo hassan baahane halaga qabto shacabka masaakiinta ah oo uu maalin walba guryaha ka barakicinayo fadlan waa nin aan xishoonin umana qalmo in uu somalia hogaamiyo ninkaas oo kale
Fiqi siyasad mayaqano mxa afara galiye. Somaliya iyada Amisom 2025 kensate awood ay wax ku tagerto malehan e edab yesha Somalay sal faded Siyasaded qabtine!
Asc adeer miyaadan soomaali ahayn wàa maxay waxaad qoreyso ninkaan xasan oo dalka baabiyey miyaa dad iska celiyey qofdumara ayey itoobiya kadhigeen xasan shiiq sharaftiu dalka waa baabiyey iyo qabkii soomaaliyeed sida caruurta ayaa loogu ciyaarayaa
Maxaa idinka qaldan runta kudhaqma
ascww baraw iska sax sanadku waa 2025 adiguna afar iyo labaatan ayaad ku sheegtaa
زيارة الرئيس اردوغان إلي الصومال غير مرغوبة لانه باع جزء كبيرًا من أرضنا للحبشة
Bal maxa naaga galay Syria wadan oo argagixo khawariji ka hakumoo oo gaalatha iyo danta israel oo shaakhaasaado
Uuuus danyer yohow benta badan🤫🤫🤫🤫🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
War aanad hubin ha usheegin umada soomaliyed waayo dawlada daciifa oon go aan qadan karin ayaa dalka kajirta iyo madax munaafiqiin ah oo been badan
Saxiib tariiq qaldan ayaad dadka usheegaysaa
Waryaa wariye ma hawiye ayaad
Tahay, fiqi iyo xasan sheekh(xaraash) wadanka dhib ayey ku yihiin, hawiye dowlad ma wadi karaan jaalle, xasan xaraash ha iscasilo, fiqi 1991 ayuu xamar soo galay waa mooryan to wasiirka arrimaha, waa nasiib daro.
Si fcn u ooy maskiinow hawiye waa powerka soomaliya
Soomaalinimo ha,idin deegto😢
Wax laparotomy Quran baa ku jira ee dowlada ha is cadeyso
Barrow some of your selection of words are very poor. Pls have professional ethics and don't created negative narrative as you like.
Very useless news and poor journalism
WAXANI DAWLAD LAMA ORAN KARRO LKN WA SHARMUUTOYIN LAGA DANAYSTAY DHULKII SOMALIYED SIDAAS AYUU KUNOQDAY MEEL LAYSKU ARKAY OO DAYUUSIINTI YAHUUDA INGRISKA KHANIISINTA EMIRAT