FARXAD TUUGII SHIRQOOLAY MAMA WERIS IYO SABABTII KADAMBEESAY WAALA HELAY ALX

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 130

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  7 годин тому +13

    Waakan Linkiga Manager Deeqo Maxamed
    chat.whatsapp.com/IJBaUJCsHmbD6eN6rQAAJr

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 3 години тому +10

    C/llaahi xayaysiintaa
    Waa dhibsanay illaahay
    Baanu aaminsanahaye
    Sacdiya naga yaree
    Qof waliba risiqiisu wataye
    Waa kutaagerna laakiin
    Sacdaya nagadaa

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 4 години тому +8

    Allaha unaxariisto gabadhaas janatul fardowsa allah geeyo Aamiin

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 4 години тому +6

    Allah mahadii hadii lasoo qabtoy waxaan aad uga xumahay inaan ugu eexanjiray tagsi somaligu wato shilinka iga baxaya balse maanta waa dhamatay waxaan ka codsanayaa culumada somaliya iney noo sameyaan tagasi u qaas ah haweenka si looga badabaado ficilkaan foosha xun ka dhacay halkaan aan joogno ee Nairobi

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 5 годин тому +8

    Allaha u naxariisto gabadhaha. Dadkii sidaa u galayna Allaha soo gacan geliyo. Allahuma aamiin ya rabbal calamiin. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 5 годин тому +7

    Abdulahi hadanbaabin qadar lama celin karo guriga waxaa joogey maamada ladiley iyo labadaa gabdhood oo iyagana ladiley inta kale caruur bey ahaayeen waana hurdeen subaxiii baa la ogaadey raadiskiina saanaa dhacdey
    Tangabadha madax furashada waa sheeko kale baaristuna wey socotaa
    Marka wallaalo hadegdegin warjiraba cakaaruuu iman
    Goobta anagaa joogno oo ehelkii ah marka hubsiino hal baa lasiistaa

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol 2 години тому

      Qadara LAAH wamaa shaafacal , gabdhaha in xilli dambe oo habeen bar ah la diro waalaga fiicnaa. Wiilasha in la diro ayeey aheyd soow maaha?
      Midda kale habeen saq dhexe gabdho la af duubtey, goormaa lacagta la dhiibay?
      Waa wax caqliga saliimka ahi uu diidayo. Sida qaalibka ah af-duubasho waxaa lagu yaqaan ilaa eey lacagtooda helaan ma dilaan. Maxaa loogu deg degay dilka??? Aan maskaxda tuujino oo aan is weydiino.!

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 5 годин тому +5

    Qadar qofona ma celin karo sacadii ba dhamatey allaah u naxariiso

  • @anabh5771
    @anabh5771 3 години тому +4

    Waa qeyrul masuul yaal ragaas in ey gabdha diraan kaligood waliba saqdhexe inkasto qadarta la celin karin

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 30 хвилин тому

    Waaba geeri labaad in nin soomaali ah uu ka dambeeyey!!!! allaha unaxariisto dhamaantod

  • @awm221
    @awm221 6 годин тому +5

    Salalahu caleyhi wasalam masha Allah

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 4 години тому +2

    Xaqiiqada Allah ayaa naga og
    Macnaha dad loojarjataayo magaran in 12 habeen nimo hoyo la weysan yahay wiilasha ey gabdho diraan waa qalad waa hadey sida wax loosheegaay ay jirto

  • @AyaanMohamed-c3y
    @AyaanMohamed-c3y 3 години тому +1

    Allow unaxariiso yarabii Cadowgii Gabdhaha Qashayna alleha Soogacan Galiyo

  • @NimcoAli-vm7lv
    @NimcoAli-vm7lv 25 хвилин тому

    Waxaqiiqa inuu isaguboxo uuragkaxaysto ayay eheed axax yaadayac sorry mom😢😢😢😢😢😢

  • @FartunMohamed-g6e
    @FartunMohamed-g6e 3 години тому +1

    Toda Aya dhamatay sikasto o localiyo lama rabi Karo illah haa u naxaristo

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 2 години тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw aamiin aamiin aamiin alle haunaxariisto

  • @Malaak-xb2th
    @Malaak-xb2th 2 години тому +1

    صل الله عليه وسلم

  • @shukrixirsidahir2085
    @shukrixirsidahir2085 Годину тому

    Cabdilaahihi maryan iyo nuunihii yaraa xaaladooda kasoo waran nuunhaha cafimaadkiisa nooga soo waran

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 4 години тому

    Ilaaheye ha u naxariisto gabadhah Iyo maamad kitabkodan midigta ka siiyo 😢😢😢😢

  • @AbdiRahmo
    @AbdiRahmo 3 години тому +1

    Maryan waxad kusamaysay waa wax wayn walahi

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 23 хвилини тому

    WAR XISAABTAA KAAQALDAN. WIILKA WAXUU YIRI LABA IYO TABANKA GALABNIMO 18:30. OGOOW 12:30 TANI WAA MIDNIGHT. XILIGAAN WAA XILIDAMBE

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 5 годин тому +1

    Subaxanalah ilahow sharakoda naga badabadi 😢😢😢😢

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 5 годин тому +3

    Walaal balaayo aan soomaali ahayn ma jirto

  • @Sanaa-z-7p
    @Sanaa-z-7p Годину тому +1

    Amiin❤

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 3 години тому +1

    Ninkaaas adduunka nolal cidhiidhi ah ayuu kunolaan ilaahay hasoo qabto

  • @Umucamaar-b1l
    @Umucamaar-b1l 3 години тому +1

    War adigu gabadheni maryan meel kusheeg ama dishay

  • @Umucamaar-b1l
    @Umucamaar-b1l 3 години тому +1

    Been wallhi bilaahi tollaahi anay ikhiyamen dahab yar on haystay ayaa igaga khasartay 9Giram tuug waaye iska jira😢

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 години тому +1

    Waa dhicikartaa dad ii maanka labaa jirah

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 21 хвилина тому

    Wiilka waxuu LIXDII IYO KONTON. WAANA 18.50

  • @anabh5771
    @anabh5771 3 години тому +1

    Faqri hadii la tuura maxaa u tuuri weysay adiga

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 4 години тому +1

    😅😅 adiga masuuliyadadii mee naag umula baakeligeed gaadhisiisaran oosoosaran iyadoo ilmahinayar kawarhaynaysa

  • @AbdirahmanAden-v5z
    @AbdirahmanAden-v5z 3 години тому +1

    Adigu lacag mahaysata.
    Walal

  • @Shamsamahamed-k6q
    @Shamsamahamed-k6q 14 хвилин тому

    South Africa waxa lagu dhamenayo wilasha somalida isla somali kale u adegsadan South African ta lacag aya lasiiya qofkas sodil wa wax lawada ogyhay waye somalia ay kadhacda melkasta adunka somalida ayaga isku adegsadan lacag kasta ubixiyan

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 години тому

    Alla ha u wada naxaristo gabdhaha
    Sow ta la yidhi gabdhaha telefonka waa laga qaban wayey sow macquul ma aha in Marka ay radinayeen dad ka bixiya lacag

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 5 годин тому +1

    Anu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 3 години тому

    Lacagtu waa tii gabdhaha lagu shirqoolay naagtuna waa dambiilad😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 4 години тому

    Waa layaab! Dumar oo cadbisil
    Marka Cadbisil oo lawaa yay
    aya raadinaaya cadbisil oo
    kale, iyadoo rag jooga!!!!!

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 6 годин тому +1

    Waa Kan kii badnaa ee viewga ku raadin jiray iyo sheeko war u eeg laakiin wax badan ka qaldan yihiin waar war sx ah dadka u soo gudbi

  • @mahadsakiboy1839
    @mahadsakiboy1839 4 години тому +1

    alleh haw naxariisto

  • @XabsaIbraahim
    @XabsaIbraahim 6 годин тому

    Saqdhexe 10kun dor durba lashubay oo hadana lasoo daayy somaalidu waxay ku maah maahdaa timir lafbaa ku jirta ninkii cunaybaana kasaaray subxanallah 😢😢😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 години тому +1

    iLaahay..Ha.UNaxariisto..Dhamaan..Tood..AMiiN

  • @MaxamedXassanCabdi-uo2dq
    @MaxamedXassanCabdi-uo2dq Годину тому

    Allaha unaxaris tomatxuminta

  • @frank77w
    @frank77w 3 години тому

    Gabdhaha iyo maamada iyagaa isku guri daganaa dadkuna gadaal baa laga soo baraarugay. Lkn waa run ragu masuuliyad baa saaran lkn waa ragee. Waa ninka qabo. Nimankan Europe iyo America jooga oo xaasaskooda africa iyo agtoodaba ku dayacay hala waydiiyo.

  • @aydorosduran808
    @aydorosduran808 Годину тому

    Waa lixdii maqribmimo sidaa Kenya lioga yaqaan

  • @shukrihassan2144
    @shukrihassan2144 2 години тому

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 5 годин тому

    Diinta Allaha islaashaye Iska Taxadara Gabdhulu waa Hilb Geed Daarane Muxara laan yeeyna Bixin

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 6 годин тому +1

    Way dhici kartaa lacagtu banging furan uma baahna ee account baa lagu shabaa tan kale reerkii Weris iyo gabdhuhu taleefonkii bay ka qaban waayeen nimankaana mujriminta ahina lacag bay rabeen, Allaha soo qabto cid kastoo ka dambeysey

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 4 години тому

    Qof in la dayay midna la jarjaya midna lacag laga qaato !!!!!!!!!!!

  • @BOOQASHO
    @BOOQASHO 4 години тому

    Comment gayga waa run walhi gadaal u laabo❤

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Годину тому

    Gabdha cidna ma failing in ay baxaan wa khaladja haween oo dhan ay galangal mana malang talada ehelka

  • @AliEgal-xs1ed
    @AliEgal-xs1ed 2 години тому

    Scw scw ❤❤

  • @saedaartan9282
    @saedaartan9282 5 годин тому

    Gabdhahu waa in abayaashood ogaadaan😢😢😢

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 3 години тому

    MAla geeridu waa xaqe sida cadawtinimada ah ee uu u dilay gawraca googoyntta , qof soo jeedoo mindi lagu kirkirayo, iyo sadex qof oo isku qoysa xanuun badsnaa.

  • @hawoumar588
    @hawoumar588 5 годин тому

    Lakin in ee kale xafad joogeyn gabdhane wiilasha usheygin allaha unaxariisto

  • @bashirilmi7568
    @bashirilmi7568 5 годин тому +1

    Kuwaaaga illaali ninbaaa yiri qala dhaan xume marku timaado kaxaladi

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 5 годин тому

    Subxaanllaha War somalia weyn Dadaka Diinta M

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 6 годин тому +1

    Horta ma 12 habeeniimo bay gabdhahu isku dayeen inay radiyaan hooyadod sheekadu waxa baa ka khaldan hadii qof la wayo so mahan in dadka kale iyo police lo sheego maxay tahay gabdhii baa iska so baxay

  • @fardosa1238
    @fardosa1238 6 годин тому +2

    Naagaha iyagoo og nin naagleh guursado qorshahoodaba waa inay ninka lawareegaan reerkana kalatuuraan ninkaan ogaynow hada ogow

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 годин тому +1

      Aad iyo aad

  • @Umucamaar-b1l
    @Umucamaar-b1l 3 години тому

    War markad warka dhagaysato soofahan kadib noola kalay sadexda dumarka ah waladilay gabadha madax furashada lawaydiiyay laleeyahay wa gabadh kale

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 4 години тому

    Alaahuma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fadumodhuuxo
    @fadumodhuuxo 6 годин тому

    Abdullaahi suaashaydu waxa weeye dadkale oo guriga gabdhaha lajoogay majiraa oo qof wayn ah rag ama dumar

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 години тому

    Scw scw scw scw ❤

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 3 години тому

    Allah unaxaristo

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s 3 години тому

    Ee qadar bey aheyd dhiigbaxaayo!

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 2 години тому

    Kkk hal Milon oo 6 saac account lagu shubo majirto waxas timer laf ayaa ku jirto

  • @Cabdirisaaqxariir-e6k
    @Cabdirisaaqxariir-e6k Годину тому

    Scw scw scw

  • @abshirabdi2035
    @abshirabdi2035 5 годин тому

    Allow una xariiso maamada iyo Gabdhahaba

  • @CaliXasan-hu2zz
    @CaliXasan-hu2zz Годину тому

    C/laahi macalim hidden

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 4 години тому

    Aniga wa diday madax furasho isla habenimo qof bixikarto majirto waben shirqolka ayey fududeysay nagta lasodeye

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 6 годин тому +3

    Gabadhaan mama weyn maaha waa 35jir

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim 5 годин тому +1

    Amaa hee kuwaanba cidooda la weydiistey oy diideen lacagtii saas loo diley

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 7 годин тому +1

    Waa cajiib
    Waxay noqotay meeshuba
    Wado halaq

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i Годину тому

    Waar nacasoow ilahaybaa arzaaqada bixiya waxaan sharciga ma waa faqsanyahay riziqaaga ilaahaybaa balan qaaday neefoow sheekhna waad iska dhigtaa

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 6 годин тому

    Gabdhaha kaalaya hooyadiin ladaga baa gabdhaha loogu yeeray

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 6 годин тому

    Yuuyayah. Ninka. Gabadhaha dilay. Dad waxaajira. Kor somali. Ka ah. Lakin. Kenyan. Iyo. Ethiopia. Ku milmay. Oo cadow ah

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 6 годин тому +1

    😭😭😭Sorry Wallahi

  • @shamsaabdikadir8089
    @shamsaabdikadir8089 4 години тому +1

    SCW..SCW..SCW..SCW..SCW❤❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 49 хвилин тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @farxiyacabdalle8444
    @farxiyacabdalle8444 34 хвилини тому

    Soomali Bella kudhacday

  • @NaimaDahir-vg6px
    @NaimaDahir-vg6px 4 години тому

    Salalahu.caleyhi.wasalam

  • @maryanxaajixuseen1046
    @maryanxaajixuseen1046 Годину тому

    Suaa'l ayan ku weydina adga iyo maryan makla tagteen

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 5 годин тому

    Maamada amay dhaqtar aadin oo la shirqoolay haday isbitaal aaday maxaa loo baari waayay isbitaalka magaciisa iyo taksigii ay raacday lacala haday runtahay ay aaday isbitaal markay soo baxaysay maxay usoo wici waysay waan soo baxay ee hoos igu suga u dhi waysay maamada
    Taksiga ay isbtaalka hortiisa ka soo raacday halkee ka wacaday maamada ugu yimid isbtaalka sow kaamera malahan hortiisa
    Markaa maamada isbitaal mataginee waa la shirqoolay allaha uwada naxariisto naagta lasheegayana lug ayay ku leedahay sheekadaan

  • @CaliXasan-hu2zz
    @CaliXasan-hu2zz Годину тому

    Waxaad xarriirisaa manajar

  • @nastexo-lj7dv
    @nastexo-lj7dv 2 години тому

    Kaligood hadey baxan

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 6 годин тому

    Gabadhaasi iyadaa wax ka afduubtey waa xaqiiq cad

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b 5 годин тому

    Arintaas mamada ayaa sheegtay gabadha dhashay in habeenkii oo dhan iney soo wacayeen laakiin telephone maana qaban oo ma qoreyn

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 4 години тому

    Ilaah ayaa og

  • @bashirilmi7568
    @bashirilmi7568 5 годин тому

    Hada maaxaanoosheegtay masay kula haybaa noosheegtay

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 5 годин тому

    Weli lamaqaban ninka waase la aqoonsaday

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 6 годин тому

    NINKAAS WAA IN SURKA LAGA JARAA

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 6 годин тому

    Lacagtii markay dilaan lagu heshiiyay inla diro waa lacagtii

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 4 години тому +1

    😢😢😢🤦😥🙇

  • @mahadsakiboy1839
    @mahadsakiboy1839 4 години тому

    adiga ciyaalkaakii iyo xaaskaaki cidlo kakasoo dhaqaaqay e waxba hanoo sheegin warkaaka niyow waan ku aaminsanayin laakiin nin rageed maad noqon waxa lasheegayo haday jiraan inaad tidhi gabadho ma rabo haday run tahay alleh unoqo niyow inuu alleh kuku itxaanu aduunka waxba lama aha e

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 6 годин тому

    Abdullahi maxa kaqaldan gabdhaha la jarjaray wa 3 hooyo iyo 2 deeda gabdhood mid ay dhashiyo mid walashed dhashay

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik 6 годин тому

    😂😂😂😂😂.....walalo abdulahi maskiin baa tahay.....minyaro was sun....maryam Haa ukeenin, maryan mooyee ilmahaaga bee aakhiro udiri.

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI 3 години тому

    Naagtaadii ulaabo

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 5 годин тому

    Mareykanka bay degen tahay ninka iyo bahyarta

  • @IfrahQaali
    @IfrahQaali 2 години тому

    Xayassi katda 😂

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 4 години тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭Axaah

  • @CaliXasan-hu2zz
    @CaliXasan-hu2zz Годину тому

    Sacdiyo ilaxiriiri

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 4 години тому

    Dilaaga hashim iyo qabuura qote hassen shikh yaa gacan ku dhiigle ah yaa gacan ku dhiigle ????????????????

  • @mohamednoor6574
    @mohamednoor6574 6 годин тому

    Warka ma iska so xaqiijisay masuul