Dowlad ka been badan, ka tuugsi badan, ka musuq badan, ka indha adag, ka wax qabad yar, ka balo abuur badan, ka dagaal oog badan, ka ciidan xasuuq badan ka qabyaalad badan, ka isku dir badan, ka maamul xun badan, ka naxariis yar, ka wasiiro, xukuumad, raysal wasare, barlamaan tayo yar, Soomaali ma soo marin abid. Hadana isla fiican oo dadkii been uun gurgii Allah ka soo afuufayso oo kasoo duraysa shacabkii ay gabtay inay wax u qabto oo horumar gaarsiiso. Allah kuwas si dhakhso badan ummada soomakiyeed ha u dhaafiyo, wadankoo is haysta oo nabad qaba.😢😢
How do you celebrate when your ECONOMIC SITUATION is dependent on international support. You have foreign military for your security and your coastline is about to be carved up and annexed by another country beacuse your weak and dependent others. You should do your job and let the people celebrate the work you accomplished!
Dowladan dowlad ka indho adag oo ka been badan oo ka musuqmasuq badan ka balaayo abuur badan, ku been abursho badan, oo ka sheegasho badan wax aysan qaban, somaliya ma soo marin abid.
Waxqabadka boob-qaran: Dad la barakiciyey, Ciidamadii oo la barbie,iyey, Dhul boob, Hantidii waddanka oo la boobay Waddankana lacagtii laga saaray, Safaaradihii oo la gadayo.
Sxb, ganacsigu kalsooni amni ayuu u baahan yahay. Tusaale ahaan, immika shirkadaha maal-gashiga ku sameeya Israa'iil soo may joojin, waa sidaas. Soomaalidu amnigeeda faraha ayay ku sitaan; tusaale ahaan, Hargeisa iyo Garoowe, maalin kasta wadnahaa farta lagu hayaa, waayo oday ama siyaasi ayaa TV-ga soo istaagaya isagoo leh, "Waannu duminaynaa" ama "Haddii aannu reer hebel nahay, ma ogolin waxaas." Ta u daran waa qof wax sameeyay, tusaale ahaan qof dilay oo la soo xidhay, ayaa odayaashu odhanayaan, "Haddii aan shuruud la’aan lagu sii dayn, ta dhacdaa idinkaa ka sheekaynaya iyo waannu duminaynaa meeshaba." Wayna samayn karaan, oo dadku wali waa hubaysanyay, amma meel ay ka keenan ba, AK47 way helayaan. Waxaasoo dhan markuu qofka ganacsaduhu arko, illeen intaasoo sano ayuu lacagta soo shaqeeyay, lacagtiisa meelahaas gelin maayo; wuu yara warwareegi oo meel kale oo Soomaali joogto ama u yara badantahay ayuu ku dhisan doonaa. Ta kale ee ah, dalku Muqdisho kaliya maaha. Waa ta koowaade, Afrikaantu inta badan caasimadaha ayay u badan yihiin oo ay dhisaan (Taasi ilama qumana). Waa ta labaade, magaalooyinka kale waa ka dad yar yihiin Muqdisho, oo ganacsi sidaa u weyn iyo carwooyin waaweyn oo ganacsi ma qaadi karaan; hal carwo (Mall) oo weyn ayaa ka badan.
Sheekh umadan waxba ka soo naso cadayn baad naguwareerisay ee qabyaalada socota ah waxaan janankaagan u nacay somalia ka shekaynteedan umadan waligeed ma badilmayso ee isaga bax
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Macalin meeshaan aad duubtay dadkii halkey ka aadeen I fahansii mahadsanid
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wax aasheg tay iyo waxa so saartay isma lahan ee mardambo aan kufirsabdonin isha allh
Sheikh dowalda should make education for the kids also skills training which very important.
Dowlad ka been badan, ka tuugsi badan, ka musuq badan, ka indha adag, ka wax qabad yar, ka balo abuur badan, ka dagaal oog badan, ka ciidan xasuuq badan ka qabyaalad badan, ka isku dir badan, ka maamul xun badan, ka naxariis yar, ka wasiiro, xukuumad, raysal wasare, barlamaan tayo yar, Soomaali ma soo marin abid. Hadana isla fiican oo dadkii been uun gurgii Allah ka soo afuufayso oo kasoo duraysa shacabkii ay gabtay inay wax u qabto oo horumar gaarsiiso. Allah kuwas si dhakhso badan ummada soomakiyeed ha u dhaafiyo, wadankoo is haysta oo nabad qaba.😢😢
@@aminaahmed6023 😁😁😁 dawlada wax qabadkeeda si fiican ayaa u kala sheegteei
Munaafiqiin allaah iyo islaam kaba khiyaanay weeye waliba madaxwaynaha iyo gudoomiyaha
ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم. 😢
How do you celebrate when your ECONOMIC SITUATION is dependent on international support. You have foreign military for your security and your coastline is about to be carved up and annexed by another country beacuse your weak and dependent others. You should do your job and let the people celebrate the work you accomplished!
Sh war meesha dowlada kamajirtee hakudabaabin
Dowlad Madaxweyne ilaa isbasiini inta udhaxeysa assagalee isku ah ayad kasheekeyhee Raalinoqo Sheekh
Sheekh Dowladd waxa la yiraah dad shaqo rabto.
Somalia 🇸🇴 wan jeecelahay ..muqaalo,da CANADa 🇨🇦 ahna xayaaysin kala saar Dulmi diid
Dowladan dowlad ka indho adag oo ka been badan oo ka musuqmasuq badan ka balaayo abuur badan, ku been abursho badan, oo ka sheegasho badan wax aysan qaban, somaliya ma soo marin abid.
Amuuraha allowsahal
Shiikhow biloowgii way soo mareen. Waa lagaari doonaa.
Lkn wanaaga sheegty ee xumaan ha u dabamarin. 😢
Waa igu sawir waye,,,,,,hassan sheikh labo sano waax qabat laan ayu damisti. Labada xarsana waxbo lagama sugayo
Waxqabadka boob-qaran:
Dad la barakiciyey,
Ciidamadii oo la barbie,iyey,
Dhul boob,
Hantidii waddanka oo la boobay
Waddankana lacagtii laga saaray,
Safaaradihii oo la gadayo.
Wllhi waxba kama fahmiin dulmi diid 😂😂😂😂
ASC sheekh guryahan dhalada ah wey dhisaan soomaalidu laakiin waxay ka dhisaan wadamo aysan laheyn wadankoodana kuma kalsoona wadankuna muqdisha oo kaliya maaha 😊
Sxb, ganacsigu kalsooni amni ayuu u baahan yahay. Tusaale ahaan, immika shirkadaha maal-gashiga ku sameeya Israa'iil soo may joojin, waa sidaas. Soomaalidu amnigeeda faraha ayay ku sitaan; tusaale ahaan, Hargeisa iyo Garoowe, maalin kasta wadnahaa farta lagu hayaa, waayo oday ama siyaasi ayaa TV-ga soo istaagaya isagoo leh, "Waannu duminaynaa" ama "Haddii aannu reer hebel nahay, ma ogolin waxaas." Ta u daran waa qof wax sameeyay, tusaale ahaan qof dilay oo la soo xidhay, ayaa odayaashu odhanayaan, "Haddii aan shuruud la’aan lagu sii dayn, ta dhacdaa idinkaa ka sheekaynaya iyo waannu duminaynaa meeshaba." Wayna samayn karaan, oo dadku wali waa hubaysanyay, amma meel ay ka keenan ba, AK47 way helayaan.
Waxaasoo dhan markuu qofka ganacsaduhu arko, illeen intaasoo sano ayuu lacagta soo shaqeeyay, lacagtiisa meelahaas gelin maayo; wuu yara warwareegi oo meel kale oo Soomaali joogto ama u yara badantahay ayuu ku dhisan doonaa. Ta kale ee ah, dalku Muqdisho kaliya maaha. Waa ta koowaade, Afrikaantu inta badan caasimadaha ayay u badan yihiin oo ay dhisaan (Taasi ilama qumana). Waa ta labaade, magaalooyinka kale waa ka dad yar yihiin Muqdisho, oo ganacsi sidaa u weyn iyo carwooyin waaweyn oo ganacsi ma qaadi karaan; hal carwo (Mall) oo weyn ayaa ka badan.
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Sheekh umadan waxba ka soo naso cadayn baad naguwareerisay ee qabyaalada socota ah waxaan janankaagan u nacay somalia ka shekaynteedan umadan waligeed ma badilmayso ee isaga bax
Manta ugu wanaagsan tahay warbixintada waana fikir wgsn waxaan ka codsanayaa inaadan marwalba dowladada aadan dacayadeen
Dowladaa ba,day ineen qofku haduu meel ladan joogo waa saan. Bal waxaad noo sheegtaa labadii sano eelasoodhaafay wixii laqabtay
Asc amniga waxba lagama qaban 2 corruption waa meeshiisa maamul goboleedyada dowlada hashiis lamaha doorashadii umada ku heshiisay waa laga booday oo waxa laleeyahay Qof iyo Cod ayadoo harsan 2sano waan socon weynay aan orodno
Wexeey arkaan dulmi diidoow wax xaasidka kadaboolan iyo dadka buka
Wey ku amaanantahay waxay qabatay waxii kalena waa inay qabtaan insha allah dadkaan aad kumetelaysid dawladooda caay ula mataagna ee wey taageeraan guryaha shicib baa dhistay oo quruxsaday soomaali hataageerto dawladooda wey gaari doonaan wanaaga
waarun
Asc sheeq haa xaflad waa loo qabtaa lkn sidaan ma ahan markii dhismaha la dhameeyo waxaa la qabtaa xaflad yaroo shaqaalihii dhisay kaliya
Sheeqow wax muuqda oo waa la qabtay la dhihi karo majiro roob yar haduu yimaado jidadka muqdisho bulaacad ayuu isku bedelaa iskuul iyo isbitaal warkiisa daa safar iyo diyaarad in lasaarnaado u sheeg
Dawlada way qabatey wax fiican inkastoo gaabis jiro hadana dadaal kuma yaro ilaahay ha garab galo dawlada
🤔🤔🤔🤔
Adiga kalay Guryahan iyo dhulkaan gaalada aan indhaha naga galineysid maad naga deysid
Waxan leeyahay dowlada amniga xooga hasaarto awalan ciidamo akhlaaq leh hadhisto amniga ilaliya maalin kasta dhiig baa ladaadiyaa sabab la.an shalay laba askari isdagalay ayaa dad ku dhameeyay buulo mareer qowda maqashii waxna ha uqaban hanaga daayan
Sheikh qoow uk 100 sano ka badan dhisneyd wadan dagal sukeeya hala maslin hawar fadhida lagdan lafudud teyda kale wadanka imow rer Camdan ayaan ahaa dhalay wadanka waxaan ka aminsana iyo manta waxaa ka amin sanahay ismalahan 4yrs ayaan joga wadanka
Haddii la rabo cunto in la cuno horta waa in diyaar gareeya oo la kariyaa waayo cunto aan la karin lama cuni karo...... sow ma aha walaalayaal .
Shekhow halkaas barnamijyada kasi wad runtaa ka hadashaa
Sheekh dagaalada miyaan kasoo kabanayna mise waan kusii kabanayna?😢
WAA BEENALE YAAL WHY AANLOGA HADLEYN XARUNTA MADAXTOYADA QAASATAN HOOLKA WHY
XAFLAD LOLA ORDAA ANAGABA BAAHANE ISLA XISAABTAN HALESLA XISABTAMO PLEASE
Allah maxaa been la isku dheegayaa 😂😂😂
Soomali se ku socoto 100 hada kadib xitaah dhaliil iyo dacwo lee ku jirenah waa hadaa wadanka laga qaban qabiil iyo jahil odaye qabiileesan dhalin yarada hadii loo dhiibo oo dalka malatarigiisa la dhiso wuu hagagah
Failed state period