SAMEE HADAA AWOODID DO or QUIT WAY AAMINI WAYSAY XUKUNKA USOO BAXAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @Mediachannel5270
    @Mediachannel5270 5 днів тому +407

    Umaleen maayo gabdhahaan iyo wiilashaan quruxda badan iney dhaafayan saliga nabiga scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @GVARDIOL1421
    @GVARDIOL1421 5 днів тому +189

    kii ugu ficanaa dunida soomara waa nabi muxamed scw

  • @gulledHaji
    @gulledHaji 5 днів тому +171


    ﴿ قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ۝ اللَّهُ الصَّمَدُ ۝ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ۝ وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ ۝

    • @XaawaCabdi-oc7sd
      @XaawaCabdi-oc7sd 5 днів тому +3

      Mashalah❤❤❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 5 днів тому +3

      الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر🙏

    • @SalmaFaarax-b8l
      @SalmaFaarax-b8l День тому

      ❤MASHALAH XALKA DHIBAATO KASTA

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 5 днів тому +79

    Anigu waxan oran lahaa gabdhaha halaga daayo qubeesta iyo dabaasha akhlaaq ahaan ma wanagzana

  • @ahmedwaayo-arag3301
    @ahmedwaayo-arag3301 5 днів тому +91

    Asadow walaal gabdhaha swimming-pool iyo qabeyska fadlan ka daa, waa gabar biyaha markeey gasho jirkeeda ayaa sawirmaya, waxba waxaa ka daran, challengs-yada qaar akhlaaq ahaan ma saxsana, waxaan rajeynayaa walaal inaad noo tixgalin doontid codsigaas, Allena haku caafiyo fadlan mar walba dhalinyarada dhanka toosan u horkac, guuleyso walaal.

    • @nimcomaxmad5191
      @nimcomaxmad5191 5 днів тому +1

      Aykba dhar ku dhagn qaba😂

    • @Wllhuudow
      @Wllhuudow 5 днів тому +1

      Sxb asad wxaas iyo wax lmida dhaheeso wuu ktaxadraaa ee kadhac isga

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301 5 днів тому +6

      @@Wllhuudow sxb qofka bini-aadamka in la saxo isaga ayey dan ugu jirtaa, cid kale iska daaye anbiyadi Ilaahey soo diray ayaa la toosinayay. Asad walaal aan wanaagiisa jecel nahay waaye ma qaldamena waa Ilaahey. Allaha darajeeyo dhamaan.

    • @XamdiXaabsey-rl2ok
      @XamdiXaabsey-rl2ok 5 днів тому +2

      Walaal waa talo wacan oo wanaagsan mashaa allaah tabaaraka allaah dabcan asad walaalkeen aan jecelnahay waaye waana rajeyn inuu tixgelin doono arintaas , diinteena ayaana markasta ku dhaqmaynaa oo weyneyneynaa , allaha caafimaad ha siiyee ❤

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 4 дні тому +1

      Wll wanaagsanida m.a😢❤

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 5 днів тому +139

    Asxaabta waxa iga xanuunsan walashey in muddo ah iiguso duceeya in illaahay iicaafiyo 😢
    40 qof ducadooda waala aqbalayaa❤ 🤲

  • @hodanhirsi-bh3yq
    @hodanhirsi-bh3yq 5 днів тому +102

    Aynu ku salino nebi maxamed scw❤😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 5 днів тому +227

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😢😢

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 5 днів тому +65

    Samiya wlhi qof qalbi wngsn leh waaye, Kiki caawa guusha iyada ayaa siisay

  • @CimraanModel
    @CimraanModel 5 днів тому +87

    Koko masha Allah noo dhalaha soo udhahyseen luck waa Naga cayuuntee Asad xataa xuu Isla Haa koko ayaa badanayso 😂😂😂

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i 5 днів тому +118

    Samia raway inay guulaysato lakiin kiki caawa nasiibkaa saaciday wllhi 😂😂😂😂

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 5 днів тому +73

    Inta jecel saliga nabiga scw ❤

  • @XamariPoi
    @XamariPoi 5 днів тому +52

    Xabiibkeema Muhammed scw scw scw ku sali

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 5 днів тому +83

    inta fahamtay in caawa azad lasoo dhaqsaday vedio ga , is muujiya teem saamiya taageero yaasheyda kama daalno❤

  • @aishaabdinasir4038
    @aishaabdinasir4038 5 днів тому +45

    Asc Asad I’m your big fan I watch you everyday I love your videos but one thing it’s not good for you or the girls when you play games don’t add swimming pool or wet their clothes cause when the girls are wet the clothes stacks on their body and you can see through their body shape, so it’s just my advice and if you think I’m wrong then I’m very sorry I apologize, keep it up for your hard work. Thanks.

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 5 днів тому +108

    Aniga waxaan soo jeedin lahaaa gabdhaha qabeesta io dabaasha halaga daaayo akhlaaq ahaan ilama fiicno

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 днів тому +59

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 5 днів тому +27

    Asad gabadhaha biyaha kadaa bisinkee waxasi sharaf dhac wye dee😌

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 5 днів тому +24

    Gobta lasheego waa Samiya Ahmed, Cajiib! Qof kula tartamaya, adu kacaawi guusha🙏
    Lkn waan kufarxay Kiki inbdn maguulaysan🙏

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 5 днів тому +44

    Samia maskin waye guusha iyada u qalanto🎉

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid 5 днів тому +5

      😂😂 maskin wax la dhaho ma jiro nasiib waaye

    • @farhiyafdyydhussein2348
      @farhiyafdyydhussein2348 5 днів тому

      Kiiki iyada u shaqaysay 10 point walalnimo saasana fiican

  • @Rabab.Ahmeed
    @Rabab.Ahmeed 5 днів тому +171

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number +967736246190 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.-...،..,.,.,..,.,,,.،،; ";"

    • @FartuunHashi-p8q
      @FartuunHashi-p8q 5 днів тому +9

      May Allah helps you sis

    • @aryangoyatT
      @aryangoyatT 5 днів тому +14

      Have ashame your scam comments is everywhere

    • @amirah4768
      @amirah4768 5 днів тому

      Tuugsi meel walba isku xishooda somaliyeey yemeni kute

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey 5 днів тому +3

      Abayo😂hada somaali taqanid noogu sheeg❤😢

    • @amirah4768
      @amirah4768 5 днів тому

      @@Maryam_Nuur_Geeseywaxan ahay yemeni hallay caawiyo ayay taagan tahay xaalad xun ku suganahay gaajo udhiman rabaaa waxay ila tahay qof somali ah inu yahay o ku qaraabanaa yemeni youtube walba o somali ah bay kuso qoraysaa

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 5 днів тому +39

    Asad gabdhaha biyo gal iyo isku shub kadaa plz kuma fiicna sharaftoodo

  • @hiboabdikarin7349
    @hiboabdikarin7349 5 днів тому +29

    Guusha kiki saamiyaa kadambetsay yaa ila qabo taas❤❤❤

    • @aminamohamed7363
      @aminamohamed7363 5 днів тому +2

      No Fatima ka dambeyse oo ladan ciyaarta ka saartay iyadane ka qaleyse

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 5 днів тому

      samia xtaa way ka danbysay 10 bay ku heshy biyaha​@@aminamohamed7363

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 днів тому +49

    Team koko and kiki one like 👍🏻💃🏻

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 5 днів тому +40

    Kiki guusha Waan la jclaaa wlhi Hmblyo hmblyo Kiki
    Intelligence girl ❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 5 днів тому +19

    Samia ahmed quruxleyda markasta guusheda jeclhy❤

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 5 днів тому +86

    Asad koko ayantan beerka ka tumte😢 team koko one like❤🎉

  • @mamamadiina2207
    @mamamadiina2207 5 днів тому +22

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabi ga
    😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @badridahir7499
    @badridahir7499 5 днів тому +15

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW[ﷺﷺ]❤

  • @Ayuub9419
    @Ayuub9419 5 днів тому +32

    Asadoow challange soo badi teeda kale vidowydada ciyooow sooo dhig subixii jaamacad iyo school iyo shqo na sugoooso marka tliyooow mafia game waa u xisnay
    Asad

    • @RibaxCali
      @RibaxCali 5 днів тому +1

      Oo markaa ka imaatid maa daawatid 🙄

    • @Abdisaranvlogs
      @Abdisaranvlogs 5 днів тому

      Asagube intu sameyna wawaqti vedio yasha mabaxayan

  • @Faraj_Ar
    @Faraj_Ar 5 днів тому +13

    Asc Asad Walaal Aan Jeclahay Ayaa Tahay Laakin Dheeshaan Gabdhaha Aa Qoyneysid Dharka Ku Dhagaayo Dhaqan Muslim Iyo Mid Soomaali Intaba Ma Ahan Gabdhahana Inay Raali Ka Naqdaan Ma Aheyn Walaal Waxyaabo Badan Oo Laysku Xujeesto Aa Ka Badan Wabilaahi Towfiiq

  • @AsmaCrashiidmohamed
    @AsmaCrashiidmohamed 5 днів тому +8

    Asad haplaha biyaha iyo swimminka ka da ayga shraf uma ahn adigana shraf kuma ahn❤😢dhowr commenti lagu so qoray wa arkeysaye talada qaado asdkena❤😂

    • @zakicade910
      @zakicade910 5 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AsmaCrashiidmohamed
      @AsmaCrashiidmohamed 5 днів тому

      @@zakicade910 mxa ku qusle wllo😔😂😂😂wx fcn ayn shege

  • @Bilanbaari-c4w
    @Bilanbaari-c4w 5 днів тому +25

    Samia xalay labo qof biyaha kuriday iyadana caawa labo jeer lagu riday qofba malintiisa waa maraa

  • @mohamedjama1329
    @mohamedjama1329 5 днів тому +11

    Team 27 wan idin taageeraa barnamishyadina waan Ku xirnahay
    Lkn Asad gabdhaha showerka iyi swimming ka Aad udireeso
    Ilama qurux badna dharka aya Ku qoyi kadibna jirkoda muqanaya….

  • @Aamina970
    @Aamina970 5 днів тому +12

    Uf hablaha swimming poolka kadaaa waar xishoodo 😮

  • @cabdifetaxAAbe-xs1sm
    @cabdifetaxAAbe-xs1sm 5 днів тому +16

    Kooko markay kabaxde gemka waa fiirsan waaye😢😢❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 5 днів тому +18

    The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 5 днів тому +11

    Asv waan idin salaamayaa tiin 27 dhamaantiinba asadoow wahaan ku dhihilahaa giimkan markaad samaynayso kadaa gabdhaha sufura shaawarka iyo isbuunka ku fabaasha waa khalad gabadhii oo isa soo qurxisay oon haysan dhar kalooy ku bedeleto inaad qoysaa waa khalad ee bedel biyahaas aad gabdhaha gelinaydo ninwoow maanay gabdho kula dhalan teeda kale ku xujee wax diinta ku saabsan adoo raaliys insha allaahi

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 5 днів тому +21

    Ku Saliya❤️Rasuulkeena Maxamed❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @CadeCade-k4j
    @CadeCade-k4j 5 днів тому +13

    Ku sali nabigeena mohamed scw❤

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 5 днів тому +30

    Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruunbadan nabi muxamad scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 5 днів тому +21

    Koko mar walibo guusha iyada la jeclhy ❤🎉

  • @mariamdubad3730
    @mariamdubad3730 5 днів тому +11

    Asad videos kada 1 ima dhaafo lkn ciyaarta cwa cadalad daro a sameesay o ah kiki 5 points laheed a fadma siise sine sax maku aheen o dhinac e uga xigtya Samiya majirin, videos kada waxan ku jcla very logic &fair u smeen jirte lkn cwa sa rabto naga yershay .

  • @laylamuxudiinroble2705
    @laylamuxudiinroble2705 5 днів тому +11

    Igula saliya nabi mahamed scw scw ❤

  • @AaminoAbdulaahi-y4l
    @AaminoAbdulaahi-y4l 5 днів тому +28

    Murad ayaa leeyahay iso ducey walaaliyay ilaahy dartiis pls😢😢😢

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 5 днів тому +4

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond 5 днів тому +15

    Koko ayaamahn mxaa helay bisinka gabdhiiba waanaga cunteen saaulahydeen luck. Illhy isha bilaadanka hakailaaliyo🤲 imkstoo. Gamekan uuyhy. Nasiib lkn gamemka kle lagama guulysto❤ mrksta gul urajeeyaa

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 5 днів тому +1

      Somha😢

    • @SacdiyoIbrahim-xc6bk
      @SacdiyoIbrahim-xc6bk 5 днів тому +1

      Haaa wllhi 🥲

    • @KikiFan-p1p
      @KikiFan-p1p 5 днів тому +1

      Aa ooydaa😂😂mxa laga cayuuma mrka😂😂😂😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 5 днів тому +2

      @@KikiFan-p1p gabadha m.a dheh qumayayehey

    • @Fattidiamond
      @Fattidiamond 4 дні тому +1

      @@KikiFan-p1p adoo miiran cawryey qumayayahy. Waain shaydaankanlanaaro. Acuudubilahaa. Koko kunaxsanow. Aduu. Naag facaayana magaceeda kuqora bahdilan

  • @Deeqsiwanaagsan
    @Deeqsiwanaagsan 5 днів тому +15

    Hablahan uu qoynaayo ee naasahoodii soo muuqanayaan wuu ka helayaa
    Intaasuna ku nafisayaa
    Asad waa shaxaari boy

    • @Qa.70
      @Qa.70 5 днів тому +1

      Qof kasta adigoo kale maha!

    • @Aamina970
      @Aamina970 5 днів тому +2

      Wan yaabsanahay hablahaan biya uun lagu wado😮

    • @YusraAbdilahi
      @YusraAbdilahi 5 днів тому +3

      Naag la'an ma adunka ka dhacdy mise qof wlpo adi cml umaleysaa😡

    • @Wllhuudow
      @Wllhuudow 5 днів тому +1

      Alle haku caaafiyo wll

    • @alra.-kr8gh
      @alra.-kr8gh 4 дні тому

      waa runt wllo Asad naag laan mahan aduunka dhan jecel ​@@YusraAbdilahi

  • @Carfooneey
    @Carfooneey 5 днів тому +25

    20 comment dhaxdooda hda iga aragtidid wll mcn love isaar can iga danbeyo ma jiree 💋❤😂😂

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar 5 днів тому +15

    TEAM KOKO AND SAMIYA ONE LIKE❤😊

  • @AbdisamedAhmed-d2e
    @AbdisamedAhmed-d2e 5 днів тому +22

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw ❤🎉

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 5 днів тому +5

    Asc abtio asad waa ku salaamey adi iyo asxaabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtaan
    COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @qoobey21
    @qoobey21 5 днів тому +14

    Somali Oo mid ah inshallaH❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-tl2zg2cc5q
    @user-tl2zg2cc5q 5 днів тому +7

    Dumarlaan ma noqon karaa gabadha ugu like ka bdn

  • @XasanCadow-bj4pt
    @XasanCadow-bj4pt 5 днів тому +8

    Ku Sali nabigeena Muhammad s.c.w ❤team 27 I.a

  • @OMARAHMED-Talyani
    @OMARAHMED-Talyani 5 днів тому +11

    Koko: Maxaa Dhocooyo Usi
    Asad: Afuuufaa dhocoooyo
    😂😂😂😂😂 wllh dad is fahmay waaye Asxaabtaan 👍🏽🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @saalaxmaxamed-x1j
    @saalaxmaxamed-x1j 5 днів тому +11

    Tem,Samia,is.muujiya👍

  • @Inacusmaaneyy
    @Inacusmaaneyy 5 днів тому +5

    Kiikii ineee badiso sida saxdaa saamiya ka danbeess wlhi😊😮

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty 5 днів тому +6

    Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @xiiray880
    @xiiray880 5 днів тому +2

    Asad qofka ka dambeya samia waa kiki iyada 5 iska leh gamekasi wuu kaa qaldamay

  • @filsandayib781
    @filsandayib781 5 днів тому +8

    Samia saxsan magacayada tiradooda OO waa 25 xaraf
    Kiki,4 Koko,4 Sundus 6.Amiira 6.Asad 4, Ladan 5

    • @madaxwaynahayoutube9062
      @madaxwaynahayoutube9062 5 днів тому +7

      Adilee soo qoreeso Hadane waa qaldoosa 29 waye isku dar kooda calculator qabso bal isku dar 😂

    • @nazmaahmed8938
      @nazmaahmed8938 5 днів тому

      29 waaye

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 5 днів тому

      @@madaxwaynahayoutube9062 aside soqoroyo hadana dodayo😂😂

  • @MohamedAdam-qt1cn
    @MohamedAdam-qt1cn 5 днів тому +12

    Kusaliya xabiibkena mohamed scw ❤

  • @zamzamzamraa9659
    @zamzamzamraa9659 5 днів тому +13

    Iso duceya walayal cules ayaa daremayaa😢 😭😭

  • @ابورزاانالاسمري
    @ابورزاانالاسمري 5 днів тому +6

    Wlhi walaal yaal ninkaan fisqi bu gudbinayaa qofkaan wlhi ajar aan shaqesano munkar yaan kusacidin hadii scarab aan kala laban karina runta ushega walashada o qoyan nin ma hor istagto lahed ama adiga Maka rali noqon lahedeen gabdhaha wey qoyan yihiin wu firsanayaa abaayo adigana caqligaa ha shaqeyo Mel xun mesha aad wax ka radin lhedeen sharaf ku raadi

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 5 днів тому +19

    We are from Palestine 🇵🇸🇵🇸 I ask you to pray for us,,❤❤❤

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by 5 днів тому +5

    Sxb waad fiicantahay lkn hablaha biyaha isku tuuraayo xooga anshax xumo weeyi eee geem kaas iska daaya

  • @Msswaaleyyy
    @Msswaaleyyy 5 днів тому +7

    Koko darteed u imaade weena baxde😢

  • @AsliAbdullahi123
    @AsliAbdullahi123 5 днів тому +10

    Gemki xalay io kan wajecla hy yailamid Asxabtaa

  • @FartuunHashi-p8q
    @FartuunHashi-p8q 5 днів тому +5

    1:41
    Koko : Maxaa dhacooyo
    Asad : afuufaa dhacooyo lol

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 5 днів тому +7

    Ciyaarta kabax nah malahan asad kareeb sxb wakubaryaa qofwalba nasiibkiisa ayuu cunaa saanaa fiican

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 5 днів тому +7

    ASAd baryahaan HabLaha swim swimming pool buu kala dhamaan la yahy maxa khaldan waa YaaBy ani😂😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 днів тому +4

    Maashaa allaah samiya waa gob hamplyo kiki faadima gaymka ma fahansanyn kikii inay hawada ku cuntay ahayd aydaa kasaraysaye

  • @YaxyeSaciid-x1m
    @YaxyeSaciid-x1m 5 днів тому +4

    Aynu ku wada salino rasuul keena scw scw

    • @WiiloCadey-x4x
      @WiiloCadey-x4x 5 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 5 днів тому +11

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤🤞

  • @AbdulahiCafi
    @AbdulahiCafi 5 днів тому +5

    Ixtiram ee asad uhayan bey waxyalaha qar kusameynayan 5 points wax mahan wad udidi krta lkise xushmada kaweyn

  • @shataAhmed-uq9uc
    @shataAhmed-uq9uc 5 днів тому +16

    Uf asad waxay dee hda mxaan dawana marka koko ciyaarta kabaxay waxay😢dee uf oo hdana uf aaad ciyarta kabax kareeb waa codsi boowe😢sorr boqoradydii

  • @AMiiro-w1v
    @AMiiro-w1v 5 днів тому +2

    Kusaliya nabigeen maxamed scw

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 5 днів тому +25

    Team Kiki isn't Easy yaqay congratulations Kiki ❤❤

  • @AbduqalibKhayrudiinAadan
    @AbduqalibKhayrudiinAadan 5 днів тому +18

    Bar namijka feyleyi🇦🇿

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 5 днів тому +9

    Samia saxiip jirta waaye iyada guusha siisey cawa kiki❤😮

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c 5 днів тому +4

    Naa samaiya miskiinimada faraha badan iska daa

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r 5 днів тому +1

      Samia way qalbi wanaagsan thy maskiintyda❤

  • @mankowbincamir3701
    @mankowbincamir3701 5 днів тому +6

    Qofkii ugu horeeye ayan cawa iigu cimaamada like ta team 27. Asadow guuleyso walaal.

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed8930 5 днів тому +6

    Bartay koko kaga hartay buu vedio gu igaga egyhy nabdeY😭

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 5 днів тому +3

    fadumo ciyarta ku cusub kiki iney bixise aheed samiya larabay guusha😂😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 5 днів тому +13

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @PrincessMinhaaj
    @PrincessMinhaaj 5 днів тому +8

    Hambalyo kiki
    Dadkaan mxa idin ka qaldan horta oo hal qof iskuugu dhajisaan qofkasta guusha jecel ee hambalyo dhaha sawira tihiineee wah

  • @caaqilkachanel6609
    @caaqilkachanel6609 5 днів тому +2

    Xukumada qaar Sida biyaha gal dhanka xishoodkooda Uma fiicno adna kadaa ayakana ha is gartaan.
    Mahadsanidiin.

  • @daafacdalnuurshe2100
    @daafacdalnuurshe2100 5 днів тому +6

    Qoftan fatma ladhahayo aya dabaal ah wllhi qof geam ka kasaar aya ladhahay mey kiikii ka sarta wllhi ciiiil ayey igu dishay uf😂😂😂

  • @SahraXasan-yj3kf
    @SahraXasan-yj3kf 5 днів тому +7

    Kooko ayaantan waala cayuumey wlhi sorry wlshey

  • @cabdiraxmaanmaxamed570
    @cabdiraxmaanmaxamed570 5 днів тому +5

    Kasaliya nnkh scw ❤❤❤

  • @Abdisaranvlogs
    @Abdisaranvlogs 5 днів тому +2

    Isoduceya inu ilahey ilmo bari ah isiyo asxabey 😢

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 5 днів тому +12

    Koko maskinta wey cayuumeen sey lucky nimadeda ka yabeen gabadha m.a dhaha😢❤

    • @SacdiyoIbrahim-xc6bk
      @SacdiyoIbrahim-xc6bk 5 днів тому +3

      Haaa wllhi 🥲

    • @KikiFan-p1p
      @KikiFan-p1p 5 днів тому +1

      Hhhhhh😂waji curi mxa laga cayuuma😂😂😂

    • @AsmaCrashiidmohamed
      @AsmaCrashiidmohamed 5 днів тому +2

      ​@@KikiFan-p1p mel walpo koko laga shego wa tgnthy😂mku ciishey mcnha😅gabdha wanaga cyumten ma been ba❤😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 5 днів тому +2

      @@KikiFan-p1p jijo shuun dheer waxa wada tageero waa wada ciyaal dadka magacyadooda xtaa ku qarabta naa cunugta m.a dhilayahey kala maqan waxa cayuumay adaa ka kow eh

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 5 днів тому +2

      @@AsmaCrashiidmohamed ma aragtey dhiladan iyo kuwo Kalo badan koko bulle baa ciishey qumayoyinka qeyna cayuumen

  • @Muhanadgamin
    @Muhanadgamin 5 днів тому +2

    I am sorry man wrong I am sorry women correct

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 5 днів тому +3

    Koko bulle qosolkeeda inta jecel one like ❤😂

  • @FariihaupdyFariihaabdi123
    @FariihaupdyFariihaabdi123 5 днів тому +2

    Asad biyaha kadaa hablaha plz😢

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 5 днів тому +3

    Asad plz ka jooji gabdhaha biyaha gal ceeb weeye

  • @Hayiman100
    @Hayiman100 5 днів тому +2

    Ciyaar ma garaneyso gabadha ladan bixisay, fursad ay kiki oo 25 mareysay ciyaarta uga bixin kartay bey heshay.

  • @Fatush-v6
    @Fatush-v6 5 днів тому +3

    Hambaliyo hambaliyo walashey kiki m.a wan ku farhey runti team kiki ismujiyaa

  • @AxmedMaxamed-yw8be
    @AxmedMaxamed-yw8be 5 днів тому +1

    Cayda iyo cumeer kusoo Same Yaa igu raac sann❤

  • @user-eo8xs4pg5r
    @user-eo8xs4pg5r 5 днів тому +7

    Koko sorry abayo ❤❤❤