Reer Puntland ha baraarugeen meeshan cid Soomalinimo ka hadlin ma jirto, bal Jifijifi Soomaaliya uqaad waxaad samayseen qaran ma sameeyo, dhiga midnimada aad ka shaqaynaysaan oo aayihiina ka tashada.
Beera malaha miyaa ma beerihii siyaad bare iskaa wax u qanso kuugu sameeyey baa ku faanaysaa labada caf waa kaa halowday cidi wax ku falimayso mida kale dadka p iyaga qalad sameeyey oo 1960 u guuray xamar oo dhulkooda ka tehay laakiin p waa meesha ugu khayraad badan beeraheeda somaliyoo dhan ma heli karto mida kale dadka p waxay isku filaadeen 1823 bay uomir beerteen waxa goo dhan hsyso laakiin dadkaas ha dheegan dhulkooday aaminayan hada ka dib idinkuna tiina aamina dadka reer p amaansiiya cayda daba galka halayska daayo somali walaala oo reer walba tuuladiisa soo joogo oo ku nasto oo aamino di guudna wadan kor loo illaaliyo
Walaale Eyl iskushuban bari tag dhulka Puntland ma aragtay😊kuwii siyad bare dhulkooda nacsiiyey maaha jiilkan dhulka somali ugu quruxda iyo khayraadka badan anagaa haysana
Puntland waa meesha ugu hor marsan soomaaliya
Waa sax waa sax puntlande ha israacdo puntlande❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💙🤍💚🇸🇱💯😍💪👬waa Run
Butlan guul khayr ba yaal butlan
Puntlander frest ayaan rabnaa
Waa Jiraane kuwo taageeresane dad qalatada shooduushaye
Waa runtiis
Waa ciidankii dhintay Reer kooda lacag lasiiyo😊
Saqiirada Xasane Doqonmawaaye Maalinba hasooqoro xaanshi hana u soo dhiibo Xoolihii Dani Dareeriyaye oo ugeeyo Xasane Doqoma waaye
Xamar ma dhawa ee halaga tashado Dowlada walikamajiraane Somaaliya ee Tashada
Daacish waa cali saleman waa majeerten kaliye waxaa ku jira hal nin oo gaaljecel ah iyo nin xawadla ah
Halaga Sheego meelkasta in ay matalin Puntlande oo oo kamidyihiini ku Fadhiya Barlamaanka Vila wardhiiglaye
Iska celiya oohinta daaya hawiye iska daaya
Halagu Qoro Taariikhda Puntlande Si Caruuraha Danbe u ogaadaane kuwa Caadaqaatayaalka ah oo maata jooga Xamar iyo kuwa raacsane
Reer Puntland ha baraarugeen meeshan cid Soomalinimo ka hadlin ma jirto, bal Jifijifi Soomaaliya uqaad waxaad samayseen qaran ma sameeyo, dhiga midnimada aad ka shaqaynaysaan oo aayihiina ka tashada.
Asc
Anigu waxaan ahaan jirey dadka taageera dawlad dhexe oo xoog leh oo ladoorto, laakiin sida wax usocdaan maanta waxaan taageerayaa dawlad federal ah.
Waxaana leeyahay dawlad dhexe looma bisla, soomaalina isma aamminin, wakhti dheer bayna qaadan doontaa.
Ninkii idiinku horhadlay Magciisu Maxaa layiraahda.? Puntlandse Muxuu Kayahay?
Virus baa inagu jira xamar aad ujecel, boosaasa bada hosteeda xabsi inooga dhisa hadii aynu buga bugayn qaadan mayaan Puntland first waxayna ubadanyihiin kuwii kacaankii xiligiisi xamar daganaa, dhalinta cudurka in laga ilaasho waa khasab
Basabor ganbalo miya leyahay xatoyo kale aqonsi magalo madaxda ah
Waxaa tihiin 500000 qof hada kadib waxaad xaq uleedihiin kaliye ayaa leydinsiin
Laba cagaf cagaf wey idinku badantahay waayo beera malihidiib
Beera malaha miyaa ma beerihii siyaad bare iskaa wax u qanso kuugu sameeyey baa ku faanaysaa labada caf waa kaa halowday cidi wax ku falimayso mida kale dadka p iyaga qalad sameeyey oo 1960 u guuray xamar oo dhulkooda ka tehay laakiin p waa meesha ugu khayraad badan beeraheeda somaliyoo dhan ma heli karto mida kale dadka p waxay isku filaadeen 1823 bay uomir beerteen waxa goo dhan hsyso laakiin dadkaas ha dheegan dhulkooday aaminayan hada ka dib idinkuna tiina aamina dadka reer p amaansiiya cayda daba galka halayska daayo somali walaala oo reer walba tuuladiisa soo joogo oo ku nasto oo aamino di guudna wadan kor loo illaaliyo
Kkk walaalow qof xamar bartey Garowe iyo boosaaso kuma hayn kartid ee naga rar kuwa baadiyaha ka yimid oo xamar dhooban
Walaale Eyl iskushuban bari tag dhulka Puntland ma aragtay😊kuwii siyad bare dhulkooda nacsiiyey maaha jiilkan dhulka somali ugu quruxda iyo khayraadka badan anagaa haysana
Isku Tashi ayaa loo baahanyahay
Dadka aqoonta leh ayaa loo baahaanyahay
Cali xoolo mafiicna ee waa qoriga Xasane kugudilaya isaga iyo kuwa lamida