hoooyo caruurtedii hurudo guriga gubanayaa ma caruurtaay u ordi lahayd mise qolkaa anigu caruurtaaan ku ordi laha ka soo saari lahaa dabka Allah baase runta oga gabdhaasi Allah ha u naxariisto
Nasiib daro waxa ah inaad nin xaaskiisii gubay qabiil ku difaacdaan allah ka baqa Reerka gabadha ka dhalatay iyo ilmaheeda qalbiga Allah u bogsiiyo halkan xoolaha isku wareysanayaa xaqa allah ha tuso
Qof xanaaqsan isma control karo kulahaa qofku si kastuu u xanaaqsanyahay naftiisa ma gubo lakiin qofka wuxuu doono sameeyay oo qabiil isku haleeynayay markuu gabadha gubayay Waa adiga kolay waad dhiman ama hada ha ahaato ama mar kale wax walbana way cadyihiin mortaan walba intuu dadka cuno Waa qadar ha dhoho doqon ilahay taqaana lagama gar helo
Sayid cali wuxuu sheegay inuu soo jiidey gacmaha marna kasoo jiidayey marna deynayey qof heerkaas ah oo aan is caawin karin ma hadli kartaa marnaa wuxuu dhahey waan soo socodsiiyey hadana wuxuu dhahey jardiin yar ayaan ku fariisiyey qof dabka ka carari weysay ayaa kaabad ku fariisatey ka waran marna wuxuu dhahey aniga iyo xaaskeyga xaafada dadna kama garaneynin wax badan oo iska hor imaanayo ayaa ku jira
Meeshaan garsoor kama jirto ee dadka ka hor leexda nijaas yahay kan ayaa xaakim sheeganaya xayawaanka ah Waa cadahay inuu diley ee nac nacda umada kala Taga. Nijaas Yahay
Waar ninkan ma ciyaal buu u sheekaynaya qolbaan gubay hadana iyada oo gubanayaa ayay ka soo baxday waxaasi and waaxay? Waar ninkan isaga ayaa gubay gabadhu intay dhakhtarka taalay maanay baadhin maanay gaas ka urin waar waxani maxkamad ma aha
Maxkamada ayaba ka.daran Bambi cad oo. Cad ayaba mallin waliba.maxkad la sara yaa war ilahay hala baqo oo ninkaas way ku cadhay inuu delay gabadjaas isagana hala.dilo
So dhawaaw waxa Sharaf i ah ina subscribe iyo Like isaartid si an u Gaaro 40K Mahadsanid 🙏❤
Ŵkp😊
Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼
Akiid😢😢
allahu akbar
War ninka dila waa dambiille hadaal ilaahay taqanaan, Subxaanallah
Waan badbaadiyay kulahaa wuu ka riyay Ilahay ku cadaab 💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭💔
How many times he changed the story
Musiibo kugudhacday wallhi hadaa meesha fadhin lahaa waan kuhaadilahaa lalabo uf
Waxabo macqul aheyn guri gubanayo in uu qof galo ee ader waxkale la imaad
Ijiiid aan ku jiido waa gacma daalis ninkasn gabadha isagaa gubay ee hadasd daynaysasna odaygamagtiisa oo shan laaba siiya hadaad dilaysaana is dhaafiya ilaahayna ka baqa oo odaygaan qalbigiisa ilaaliya akhiraa danbaysa
hoooyo caruurtedii hurudo guriga gubanayaa ma caruurtaay u ordi lahayd mise qolkaa anigu caruurtaaan ku ordi laha ka soo saari lahaa dabka Allah baase runta oga gabdhaasi Allah ha u naxariisto
Caruuriska dhaafe xataa nafteeda aylabaxsaleyheed lkn kor owguriga ogaxiray saas ay umuuqataa
Nasiib daro waxa ah inaad nin xaaskiisii gubay qabiil ku difaacdaan allah ka baqa Reerka gabadha ka dhalatay iyo ilmaheeda qalbiga Allah u bogsiiyo halkan xoolaha isku wareysanayaa xaqa allah ha tuso
Aamnii😢
Aniga waxaan ka yaabanahay maxaa laga waraysanaya qofkaan ama dila ama Ilahay u daaya reerka ilmaha qalbi jabka ka daaya 😭😭😭😭💔💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏
NINKII TOLYABAA CALANCALAYEE ANIGOO QOSLAYA MAXKAMADA MAKASOO MUUQDAY ILLAAHAY AGTIISA AYEY CADAALADI TAALAA SOMALI CADAALADI WEY KA FOTAHAY ALLAAH HAW NAXARIISTO LUUL AWLAADEEDIINA ALLAAH HAW ILLAASHO HADAL WAXBA MATAREE
Caqliga ilaahey idinka qaad waxaan qaadiyada isku sheegaya waa xoolo ninkan isaga marxuumada dilaey ama toogta ama dambigisa waan dabolaeyna dhaha
Been badana beerka caaro ku goosey waxey itidhi sayid caliyow amay caruurta iga gubata isoo bixi iyaaa sheeko caruureed
Subxanka ya cadiiiiiiiim Alaw gacantanada no ilali Naf dhimann laheeed yeynan Gacanteyda Yan Sabab unoqoninn
😂😂😂😂😂😂😂😂 19:25
Dilaay haladilo
guriga wuu kuxidhay iyo doo jifta ayuu kurusheeyey
😭😭😭😭😭🥱
3 jeer baa lawareystay yaab wareysi badanaa ninka ama dila ama daaya
Allah hakucadabo
lul cadaalad allh ayey ka sugey 😢😢😢
Seewaaye waxan cml marka isqabadsii dabkii anaa kadanbeeye mana dilin seewaaye waxn marka????
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤
❤❤❤❤❤s .c w ❤❤❤❤❤❤
Ninkan waa gacan ku dhiigle
gabadh muslimad ah ifka ku cadaabay intii dilay laakiin waxa yaaba awooda intaa leeg ee ninkan loogu dhigo laayahay dawlad la’aan weeyi xamar
Yaabka yaabkis qofka waaba cadeysty in uu bansiin soo gatay oo ku shubay gueiga maxay thy cadenta kale
Sual?Wuxuu Sheegay in aay Gabadha Ku Tiri Alaabtaada Gobo Marka Maxaay U Gashay Qol Uu Gubay?
Subxaanallaah 😭😭😭🥺
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Beenloow 29:27
Maamada haday aragto qolkoo gubanaya ilmaheeda ayey guriga kasoo saari laheyd
asaa gubey hala gubo
Waa wax sparo lagu soo koriye iyo guri daarood laga dhacay weligii raaxo ma uu arag alaabteydan gubanaa mxey thy alabta soo gabadha ma lahayn qorqode wuu qayliyaa wuu qalaxtamaa jahanaba lagugu xaree oogo madoobeyde ufufuf
Hadaad dada xaqa iska indhow tiro ala wax kasto wuu u jeedaa
Afkisaa daay wacelka suu uu qoslayo si xun udhimo
Habaar qaabe ubaa naxay ee ma lagu rashimiya
SUBXANLAAH QOLKA CABIRKIISA IYO ALAABTA TAAL MAXAA LAGA RABAA QOF NOOL BAA MEESHA LAGU GUBAY SI KASA ILLAAHEY HALAGA BAQO SIDAANU VADAALAD MAAHEE
Alaaaaa ya awod iisiyaaaa
Tuug ibnu sino Adiyo waxa ku weydiinayaaba garac baad tahee tihiin hadii dil lagugu xukumi waayo waad arko waxaa ku gaadha
Ax ax ilaahayow no naxariiso
😭😭😭😭😭😭😭😭
Abiihi wase uu dodaaya waliba war waxan mesha ka keexeya
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qof xanaaqsan isma control karo kulahaa qofku si kastuu u xanaaqsanyahay naftiisa ma gubo lakiin qofka wuxuu doono sameeyay oo qabiil isku haleeynayay markuu gabadha gubayay Waa adiga kolay waad dhiman ama hada ha ahaato ama mar kale wax walbana way cadyihiin mortaan walba intuu dadka cuno Waa qadar ha dhoho doqon ilahay taqaana lagama gar helo
Even if you are alive lul wilket kamabaxsanesit waxan sug nogbo revenge waye
waa beenale
😥😥😥😥😥😭😭😭
Sayid cali wuxuu sheegay inuu soo jiidey gacmaha marna kasoo jiidayey marna deynayey qof heerkaas ah oo aan is caawin karin ma hadli kartaa marnaa wuxuu dhahey waan soo socodsiiyey hadana wuxuu dhahey jardiin yar ayaan ku fariisiyey qof dabka ka carari weysay ayaa kaabad ku fariisatey ka waran marna wuxuu dhahey aniga iyo xaaskeyga xaafada dadna kama garaneynin wax badan oo iska hor imaanayo ayaa ku jira
Meeshan cadaalad ma taal ma cid buu issku haleynaa garacani GARAC
Meeshaan garsoor kama jirto ee dadka ka hor leexda nijaas yahay kan ayaa xaakim sheeganaya xayawaanka ah Waa cadahay inuu diley ee nac nacda umada kala Taga. Nijaas Yahay
Walee aduunyo wa taana nin qoof nool nolasha ku hubaay hadana woslayo
Horta qofdabilaa in lawareysto xaq umalahan xilidadku jiifaan owna gabadha gubey tankale hooyo kaste hadii ilmuseexdaan ayadana weyseexataa ani waxey iilamuuqataa in ay jiifka kusoo cidleysay allen waa dad isdagalsane kadibna ay qoyarjifatay kadibna qolkiii kugubay kunaxiray
Haa dagaal baa jirey qol maba aysan wada seexaneynin illeen dagaal ayaa jirey
Waxan benalaha marka wuxu dadka ka dhadhicinaya qolkii uuso gubay ayay intay igaso baxday isku tuurtay wa waxan aqliga galayn dadkan dhagaysanaya aya yaaba ninka fbi ukeena kagaso saara ana dilay hama nagadaaya waraysigan jilicdasan luul Allah cadalad siiyo
Dabkas looshiday qofdaminaa marxumada hadey xoriyad heysato ilmaheeda ay waxlaqabileheed lkn ninka gabadha guriga ow kuxiray
Waar ninkan ma ciyaal buu u sheekaynaya qolbaan gubay hadana iyada oo gubanayaa ayay ka soo baxday waxaasi and waaxay? Waar ninkan isaga ayaa gubay gabadhu intay dhakhtarka taalay maanay baadhin maanay gaas ka urin waar waxani maxkamad ma aha
Nikani qol jif bu inagu mash quliyay ku lu sabab shay way ku cadahay wu dilay
Lixbilod malagmod kudil ale kama dambesiyo walaso adegsaday dil ba layering
Aswrwb. Xaqaw. Bluul. Allah. Usobixiyo
Aq aq aq ciilbadanaa maxaa laga wareesanaayaa waba ogtihiin inuu karsaday gawadha wajigiina hagubtee wadnaha xabad haloo fariisiyo waa wecel haduu xalaal ahaa lahaa umad madhibeene uf ufoow waa wecel oogarac ah waa midgaan alaabteyda kulahaa aq aqs
Maxkamada ayaba ka.daran Bambi cad oo. Cad ayaba mallin waliba.maxkad la sara yaa war ilahay hala baqo oo ninkaas way ku cadhay inuu delay gabadjaas isagana hala.dilo
😢😢😢😢
Beenaale adhaxada ka jab
Kan beenloow waste
Dilagaan waadila xun
Justice for lul
😢😢😢😢😢
Free sayid cali
Naarta ilahay haku geeyo Adiga iyo asaga Waa laydin wada cadaabaya 🦠🦠🦠🦠🦠🦠
Adigana haku gubo idam allah
Nimcomaxamed123aadan Allah’a ku kaso adigane mid ku gubo insha Allah asxabta adinkane aamin dhaha wax guba Allaha ku salido 🤲🤲🤲

😂😂😂😂😂😂😂😂
😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
😭😭😭😭😭
😢😢😢😢😢