XUSEEN OO CADAYMO KA KEENAY QAYS QAYSAR CHRISTIAN & GAALADA LACAGTA UU KA QAATO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 110

  • @maxamedsuriyaofficial3032
    @maxamedsuriyaofficial3032  22 дні тому +6

    Subscribe & Like igu sharaf alle haku Sharfe ❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 20 днів тому +4

    صل الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye 20 днів тому +3

    ALLAAHUMA SALI CALA SEYDINA MUXUMED SELALAHU CALEYHI WASALAAM 💗

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 21 день тому +4

    Ascwb Scw Scw Scw ma Grankarno in kabihii Nabi Muxamad Scw yihiin iyo In kale Alaah swt ayaa naga og Subxaanaka yaa Raxmaan

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c 21 день тому +2

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    من كذب على متعمدا فليتبوء مقعده من النار

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 21 день тому +1

    قال رسول الله ' من كذب علي فليتبوء
    مقعده إلى النار '

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 21 день тому +2

    Qazar Xagee ku Arkay Kabaha -
    Nnnkh
    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @SamiraK73738
    @SamiraK73738 21 день тому

    Mashalah tabarakallah keep up the incredible work ethic that you are doing for your country and people thank you for both of you with your wisely ❤❤❤❤❤

  • @MahamedOmer-n9j
    @MahamedOmer-n9j 20 днів тому

    Xasidsanidaa niyow

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 20 днів тому

    Wcs wr wbt wllken
    Thnk U Mr Hussein keep Goin

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 21 день тому +5

    Hussen marexan yanlaga garan xasidnimada iyo nacaybka aad u hayso reer somaliland lkn kaso qayli meshed qaxotiga lagu geeyay kkkk qays go forward 🎉

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 21 день тому +1

      QAABYALADII KU QADEEY UU DHIIMO QOFKII LAA SOO HEELO IN AAY GAALO LACAG SIISO WAA IN LEESKA QAABTA QABIIL MALAAHAA

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 21 день тому

      Nninka cadaymo Kaso diyaar iyo isaga noloshosa qabiil ha isku qaadin iyo marexaan

  • @AliAhmed-d5d6p
    @AliAhmed-d5d6p 21 день тому +6

    Sc xuseen aad baan kuu taageersanahay laakiin arinkaan kuguma raaxsani waayo qaysar alaabtaan wuxuu ku arkay indonisa ma aha wuxuu samaystay ama bien abuurtay sidaan fiidyoogiisa ka fahmey

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 21 день тому

    Maashaa Allah qeyr Allaha idinsiiyo mahmed diriya iyo Xuseen . Hadii wixi larabo diinta lagu Soo daro waxa barax noqoneysa diinta sidaa darteed waxa la hubo diin ha laga dhigto .

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 21 день тому +2

    Waligeey ma aamin, waxay soo bandhigaan

  • @caizhaziinki7883
    @caizhaziinki7883 19 днів тому

    scw scw

  • @alixiis9228
    @alixiis9228 19 днів тому

    Gear kaasi waa Ku galey, Mr qeysarow. Laakiin anaga hanagu dayin. Waad luntey ee iska daa magac xumeynta suubanaheena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha'ahaatee.

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 21 день тому

    Asc wallaahi waan la yaabanaa waxaan doonayey in aan culimada waydiiyo sidee ku dhicirtaa kabaha suubanaheena baa meel lagu hayaa scw.

  • @alijama6723
    @alijama6723 21 день тому +3

    YARKU INUU WAX KHARIBAN YAHAY BERI HORE AYAAN OGAA

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 18 днів тому

    Subxannalaha
    Maxuu ku jabidoona
    Maalinta
    Khiyaame
    Been abuurka intaa la,eg

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    xawaaladaha aan baareyneee

  • @Thekingkillerson
    @Thekingkillerson 21 день тому

    Subxanallah

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 21 день тому +4

    Adi maxa wiilka ku daba dhigay. Shaqayso dee sidiisa dadal bu halkas ku gaadhay hello 😮😮

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 21 день тому

      Wiilka waa la saxayaa, waa uun itaa.mahadsanid!

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 21 день тому

      Ninkan miyaad taqana marka shaqeyso leedahay mise lacagta youtub ayaad shaqo u taqaan xalaal iyo xaraan leysku dhax walaaqayo qeys waa wiil yar waa in uu iska ogaado kuwa muslinka ugaarsada dhalinyada yar yar

  • @NajaxMrs
    @NajaxMrs 20 днів тому

    Subxaan Allah
    Waar waxan xaguu
    Ka keenay ma irsaaqad
    Baa halkan ka gashay

  • @axmednaaji2405
    @axmednaaji2405 19 днів тому

    inaad ka xuntahayna wa macquul , alcuqda walxasad meel haku gaadhsiiso adiga laangaa yohow

  • @Junanilll
    @Junanilll 21 день тому +2

    Oo ani inaan aduunka dalxiis kusoo mara ayan rabay maxay tahay waba la isdaba kacayayee 😂😂😂

  • @ramlaruun1457
    @ramlaruun1457 22 дні тому +1

    Maxmad ❤

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 22 дні тому +1

      Ramla❤

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 21 день тому

      Waar Inantu Haday Ku Tidhi Maxamed , Maxamed Waxa La Yidhaah Hee Magooleey Heesta Miyaanad Maqal ..................Fanaan Maxamed Axmed Kuluc Iyo Fanaanad Xaliima Khaliif Magool Allah Ha U Naxariisto , Faataxa ........................................Wa Laahu Aclam.

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 21 день тому +1

      @@AhmedJigga Dumarkaa Hee yidhaa,Ragu waxay dhahaan Hooy.

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 21 день тому

      @@sahnim7481
      Jaza'aka Allah Khayr, ........Bal Mar Labaad Aan Dhagaysto Heesta...!

  • @CaadilmustafNageye
    @CaadilmustafNageye 20 днів тому

    Hada qays maisagaa qaldan dadkaa madxaf usameyay xaqiida alaah ayaa yaqaana

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 21 день тому

    Waaduni lakala iib sadoon
    Dhalinyaradiisii lab ogeeysiine
    Waa Duni ninkaad Aanintaa kuu abeesyahaye
    Waa Duni gabdhihii loo ogaa aqalkii diudeen
    Aloow noobadi adinja oo kale
    Cadoowgiin jaban
    Inta soomaaliya oo iyadu isu Talis jecel

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    asiga somalida guuleystey cadow lu tahay mogadisho dad doqomo maa u maleysaa

  • @AhmedAbdirahman-r7g
    @AhmedAbdirahman-r7g 20 днів тому

    Dadku hadey talaabo horey uqaadan shaqo lagama dhigto ee arzaaq kale Allah weydiiso

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 21 день тому

    Subxaanalaah
    War dadaka yaan lagalaysiin

  • @FarhanNuur-gt1fb
    @FarhanNuur-gt1fb 21 день тому

    Malintuu soo dhigayba waan ka shakiyey

  • @fahmaahmedali7581
    @fahmaahmedali7581 21 день тому +1

    Walaa taziru waa zirtan wizra ukhraa

    • @Amaanimedia
      @Amaanimedia 20 днів тому

      صدق الله العظيم

  • @adannur4755
    @adannur4755 21 день тому

    Gaalda oo sheegey munaafiq iyo lacag ku qaada ninka qeys ladhaho😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 21 день тому

    hussen show wabeenaale subaxan Allaah warya ninku meeshu u dalxiis tegay buu ku arkay kabahaa youtube xayaysay baay dadka lacagta ka helaan lakiin isagu waxas ma xayaysiyo ilahay kabaqo been ha sheegin

  • @AbdyhakinAbdyLahi
    @AbdyhakinAbdyLahi 17 днів тому

    Hada Markay iikaLa Kacday DhaHayan Kabaha Nabiguu Ka (SCW) GaNacSadaa Sas Ma Cokinkan Soo Dajiyaa 😂

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 21 день тому

    Qeys wiilka la leeyahay hatirtiro waxaas please .

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 21 день тому

    Sanaaag xaguu geeeyay

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 21 день тому

    Xuseen walalo iska ilaalin dad dada ka dila ama sumaya

  • @awaleadan6713
    @awaleadan6713 19 днів тому

    Nin waynbad arsaaq kale ilahay waydiso nin adoo kle haku mashquuline dameer yahow

    • @Fahadcaynaan6
      @Fahadcaynaan6 17 днів тому

      Waan layaabanahay qofkani madhax mayeh nin qatrkii uuunbu ku dhaganyy

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 21 день тому

    Miyaad diidantihiin waxyaabo la keediyay waqti hore in ay jiraan. Waad ka masayraysaan shirkado ayaa damaanad qaadi kara. Maxaad uga hadli weeydeen somalida kale ee la mid ah. Somaliland buu ka yimi lacag ma helayo. Ninku waa Muse Care ka fuqa badaw yahaw.

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 21 день тому

    Museum yada ayaa la keenaa laakiin ninka aad soo bandhigtay waxuu ka hadlay inaan la caabudin alaabtaas marka adigu ha ku xadgudbin ninkaa dhalin yarada ah

  • @hanaq.8156
    @hanaq.8156 21 день тому

    Waa.maxay baangad??? 3iyaal say wallahi trying to understand 😅😅

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 21 день тому

    Sakaaradi iskaa joojiye Waa ka Dhamaysen ee gobelka Geedo

  • @GOALHOK
    @GOALHOK 21 день тому +1

    Waryaa ninka ha ku mashquulin muu tagaye 😂

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.558 21 день тому

    ILA. MEERAYSO.

  • @Mouminesta12
    @Mouminesta12 21 день тому

    plz magaca suriya iska badal plz sxb nanestada kale isticmaal

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 20 днів тому

    Waar bal noo waran waan ku wareernee

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p 21 день тому

    Ninka الحديث sheegayo why Oo is ku qarinaa الحديث uu sheegayo waaba sax wax xumaane ku ma hadlin laakiin why loo qarinaa

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 21 день тому

    Walaweynti meel ay joogaanba, rag iyo hablo Qays ayuu mashquul ku yihiin. Waa maxay sababtu tolow?

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    gmuuse meese gabadhaha cadasn loogu xayeesiito

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 21 день тому

    Bal agdheeridan day, waar ma Kaahin Nimo ayey sidani kaa tahay ?

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 21 день тому

    Sagaarada ayaan cunsynaa shidaalka naga dhaaf xusaanaw !!!!!!!

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 21 день тому

    War nooga fuq wiilka yaahuye

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 21 день тому

    WADAADKA CODKIISA MUXUU UWEYNEEYEY CODKISA MARKUU QARIYO WADAADKU SHAKI WEEYE WADAADKU SICAD WAA INUU USHEEGAA

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    hashim ito hussein maxaa idin dhaxeeyo

  • @ilhan687
    @ilhan687 19 днів тому

    Allah ninkani maaha nin hawlayar waar sanag waa somalilan d maxaa kaa khaldan wixii aad adigu jacleed baad noga sheekaysa waanu kaa horeena saxiib ha ruyoon ee togs sanaag waa somaliland waa kuugu. Celinaya ssc dan aad ka sheekaysayna waa xaafad dvulka soo kal a bar marka hore.

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    adeer america lu dhibtey

  • @maxamedsomali4k
    @maxamedsomali4k 21 день тому

    Caabudwaaq maxaa ku jira ee shidaala

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 21 день тому

    Hhhhhh anigu madiino munawara ayaan ku dhashi wlhi malin walbo waxaan ku dugta masajidka alkubaa nabiga csw waxaa ku shega kursiga goodka saran xataa ma arkeeso aktiis qaliga ku ah muslim qali ku ah maheleso

  • @adannur4755
    @adannur4755 21 день тому

    Shidalka waa loo saara inshallah ee dadka beenta kajooji hourmarka kaso horjiida duqa

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 22 дні тому +1

    WRA NIO. ALLE KABAQ. WIILKA. QEYS QEYSAR. MGACA XUN AAD KU KARAB QORTAY KAQAAD WXADAN HUBIN.

  • @aliismael585
    @aliismael585 21 день тому

    Arinta wadanka soo ban dhigay ayaa ka masuul qays qayser shaqo kuma laha wax kale ma haysaa husseenow cidda lacagta bixisaa waa ayo mise waa masayr

    • @Junanilll
      @Junanilll 21 день тому

      Labo nin sideey ukala maseyrayan miyad isku dhax yacday 😮😮

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 21 день тому

    Influencers wa mesha kaliyah eey nagaso galaan! Ciyaaal yaryar ayaa in jebabka loo buxsho ayaa kudayda laga dhacdhacsiyaa ubadkeena! Watch out for ciyaal mamayaasha dolarka la ordaaya

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    gmuuse farxiyo caciise salama rani oama hadley eey eey dhalay tahay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 21 день тому

    Waa khatar ninkan waa khatar i waa nin aan fariisan waa khawarij

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 21 день тому

    Haa wan arkay Ninka Qays far baa ku Godon

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 21 день тому

    Maxaa sheekh cofkiisa loo badalay

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI 20 днів тому

    Ninkan marku madow yahay adigigu maxaad tahay?

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 17 днів тому

    BENLE BEENLE BEENLE YAAHU

  • @ZFarah-lw6qf
    @ZFarah-lw6qf 21 день тому

    Waar oradoo shaqayso risiq maanac aya tahee oo naftaada meel kasoo saar dad aad caydo arsaaqad haku raadsane.
    Qays Qayser waa nin Ksa soo saare de naftaafa meel kaso saar oo xasid nimada iyo fikrad la'aan aya qayrka ka reebtee.

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 18 днів тому

    Wll ninka ma muqalkaas kabaha iyo cimamada ayaad ku haysataa mise wax kale? Dhib uma arko muqalkaas sababtu qalabyada nabigenu(scw) isticmali jiray musiyemka madiina ayeey yalaan tagoo dawo hadad rabtid, wax kasta oo jidka suubanuhu taabtona weey barakeysan yihin kutubteyna kuyaalan fiiri

  • @maxamedibraahim5638
    @maxamedibraahim5638 18 днів тому

    Waar Kan jasaaarka eega miyaad ka xuntahey lacagta ilaahay siiyey war iskaga dhilo ku dhashee

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 21 день тому

    Ninkaan maxaa ka qaldan Soomaaliya wey is leysay ma shidaal bey heysatay fikradiisa waa in aan la qodin shidaal micnihiisa farbaa ku godan ninkaan Ethiopian ayuu caawinayaa

  • @fahmaahmedali7581
    @fahmaahmedali7581 21 день тому +1

    Waa waano kugu socoto adiga

  • @fahmaahmedali7581
    @fahmaahmedali7581 21 день тому

    Asc marka hore walaal waxaan aan rabat in aan ogaado waxa aad KU dhex jirto maxaa kugu jira oon denbi aheyn daba galka dadka mase ogtahay allaah swt in uu ku yiri walaa tajasasuu waxa aad wado inay yihiin tajasus qof kasta allaah ayaa xisaabinaya adiga oo qaldan ayaad dooneysaa dad aan dhihin gaal baan ahay in aad gaaleysiiso ka feber maxaa ka heleysa daba raaca dadka oon Denni aheyn la xisaabtan naftaa xasuusana ayaatka ilaahay walaa taziro waa zirata ukhraa in aan qof kale luguu xisaabi maayo intaa nasiixo

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    adiga maxaa galey nabi maa tahay

  • @mustafeyusuf5024
    @mustafeyusuf5024 21 день тому

    Nacaskan nacasku dhalay maxa raga daba dhigay

  • @ilyaasCismaan-ek8ls
    @ilyaasCismaan-ek8ls 21 день тому

    Kan asigaaba u baahan in lasoo baaro

  • @LeoMessi-ww4ry
    @LeoMessi-ww4ry 20 днів тому

    Kan xuseen ladhaho waa beenale dadka isaga tag doqonyahow

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 22 дні тому +4

    😂😂😂Ninkan sidii quraankii ayaad aamintaan waxa uu sheego.Maan gaabkaa Somalida ku badan.😂😂

    • @Caliya7
      @Caliya7 21 день тому

      Intii uu hore usoo bandhigay wax been ah maku aragtay.

    • @NasNasra-vo4ye
      @NasNasra-vo4ye 21 день тому

      Ma waxaad aamin satahay kabihii calayhi salatu wasalaam in kabihii nabiga yihiin ' every one with the right mind knows is fàke

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 21 день тому

      War niyow caqligiinu haka koro braha bulshada. Buugagta akhriskooda badiya walalayaal

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 21 день тому

    adiga maxaa somaliyeey aan kala dhamaano sheikh wadan qod ka yimid muu ka hadlo qays qwyser

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 21 день тому +1

    Waar kadhamo qays qaysr geeeesi somaliland reer somaliland

  • @KhadijaAbdikariim
    @KhadijaAbdikariim 21 день тому +1

    In lagu Ben abuurtay daliil ma uhaysa😢 halayska ahadlo miyaa. Ninkan xusen layiraahdo wu so dhafay xadkisi. Qofki dadka ceebahoda daba gala isna waxbaa kusoo socda

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 21 день тому +1

    🤣🤣🤣🤣kan cida wax ka dhayeeysata iyan layabay wana beenala lama iibiyo waxu sheegayo ee wadamo badan iya jira oo muslimina oo midba ku leeyay kabi rasulka iyan haysta mid ku leh in yar oo timi rasulka iyan haaysta turkiga iya ka mida marka hadu qurafdka aay iyagu sheegan hadu sida yidhi mida labeed tuu leeyay nabigi waxu yidhi kofki igu been aburta xadiska aha ma aha wax kasa ee wa diinta oo aha qurnka iyo axadista rasulka scw marka hada haday yahin kabi rasulka scw qofka kabo caabudaya isga iyabay wax ka si yahin

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 21 день тому

    Waxaan waa xaraam.

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 21 день тому

    Adiga dadka maxaa ku daba dhigay qof qaan gaar ah dabigiisa asigaa loo heestaa Xuseen waa nin war badan

  • @Dajiya-f4n
    @Dajiya-f4n 21 день тому

    Xusen adigu yad u shaqaysa wadigan dadka daba guraye cajiib adigu isso cade horta in lagu wadwado oo lagu dawado ayad jeclaysatay kolay ciidna waad u shaqaysa isaso cade wadigan dadka ka lushe

  • @JawharMohamud
    @JawharMohamud 21 день тому

    Ninkaan mawduuca soo jeedinayaa waxaan ka fahmay inuu yahay qolyihii wahaabiyada ahaa ee ee diidanaa in nabiga salalahu calayhi wasalam labrakeysto
    Wiilkaasna wax muu bi inine waxuu rabaa inuu qaqabsigiisa
    Kusoo caanbaxo