Sarkaalkii Ciidan ee Xaaskiisa ka qaaday Xanuunka HIV/AIDS-ka |Daawo Sheekada ku cusub.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Sheekada Sarkaalkii Ciidan ee Xaaskiisa ka qaaday Xanuunka HIV/AIDS-ka,6-sano oo la joogo markii uu ku dhacay xanuunkan waxaa isbadalay wax walba oo noloshiisa ah.
    Dhibane Bashiir Cismaan “Xasan Sheekh waa in uu noo sameeyo Agaasime guud oo xafiiskiisa ah oo la socda dadka la nool xanuunka HIV/AIDS”

КОМЕНТАРІ • 1

  • @mohamedaatif1532
    @mohamedaatif1532 Рік тому

    GEESI WEEYE NINKAAN WLHI
    ALLAH HAKU CAAFIYO 🙏 BROTHER INSHAALLAH 🙏 💙