Alle swt cafimad tama hakugu irsaqo aamin yaa allah Bashir Bashir waxaan talo kusin wllo saliga nabiga scw inaad badiso اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد waxaad ka heli dawo dagdag ah qofki garanayow gaarsi fadliga saliga nabiga scw qof kasta oo xanusan
اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
You are Hero Bro 👊...May ALLAH reward you for the Advice... and give you Good end.You did a Great job.. Stay happy and be Close to ALLAH.(S.W) I'm sure nothing is impossible for Him 💚 Y
HIV maaha dilaa ee dilaaga waa Alle SW ان الله يحي ويموت horta taa ogaada waana Run neef iyo ag fadhi iyo cunto la isla cuno laguma kala qaado ee waa uun galmada waxa lagu kala qaado weliba adoo u galmooda qof cudurka qaba oo is og ama aan is ogeeyn taa ha la ogaado Soomaaliyeey
för 6 timmar sedan اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
RABI WLLO QAALI HA KU CAAFIYO INSHALAAH WAAD CAFIMAADIN INTU KU DHACAY RABIGAY WAXAN U WEDIINAYA INU CAAFIYO ISAGA KALIGII BOQRE OO DAWADA HAYE ANAGANA RABI HA NA GA XIFDIYO AMIIN YA ALLAH wlo qali quraanka isku dawee waayo ILAHAYBA SHEEGAY QURAANKU INU XANUUNO DHAN DAWO U YAHAY WALIBA MUMINIINTA NABI MOHAMED SCW WUXU DHAHAY JIRO MA TIMAADO ILA ILAHAY DAWADEED AYU SOO DAJIYA MARKA TALO AYAN KU SIIN LAHA WLLKY QAALI HA KA QUUSAN ALLE HA NA KA CAAJISIN ISAGA KAA QAADI KARA WANA CAFIMAADIN INSHALAAH ILAHAY WXN KA BARYAY CAFIMAAD WAARA OO AAN XANUUN KA DANBAAYN ANIGA IYO INTII MUSLIMA EE AANU KU DHICINA RABI HA KA XIFDIYO ALLAHUMA AMIIN YAA ALLAH 😭😭🤲
qofka dadka u qarinaaya wa qof qof dilay oo kale oo aan ilahay ka baqayn walee aduunka ma joogaysan dheh bal ninkas intay qaadsiisay siday ula haadlayso eeg walahay wa nin wanagsan mid kale wa dili laha naagtaad subaxan allah ilahay janabada u ugu bedelo waa run kolay wa la dhimanaya ma ka hor marto marku qofku dhiman laha markii u u shegayna way cayayaan ilahow umadena wax fahansii
Somaliya dadka jooga Waa jahilin mana yaqanaan AIDS Wallhi Waa iney wax bardaan HIV AIDS kalmada la Iska qaada Lakiin wax la kala cuna la iskaga ma qado dharga la iska ma kala qaado
Allaah Haku siiyo Caafimaad kaamil ah Ducadana Allaah hakuu Aqbalo walaal midna ogow Aqoon kaa maqan majirto,Ilaahay wuxuu kusiiyey garasho fiican
Alle swt cafimad tama hakugu irsaqo
aamin yaa allah Bashir Bashir waxaan talo kusin wllo saliga nabiga scw inaad badiso
اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
وبارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد waxaad ka heli dawo dagdag ah qofki garanayow gaarsi fadliga saliga nabiga scw qof kasta oo xanusan
اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
P
Weriyoow gaarsii komatigan , bashiiroow, horta ilaahay talasaaro , quraankana baro , salaatulayshana tuko, waxaanaad , badsataa, dhiraha ,ash, caabta ah, weliba , geedka ,rosemeriga , huruuda, dhegayaraha, iwm , quraanka markaad aqrisatona , markasta, cashar tufo, waxaanad ogaataa, uu qafuuru, raxiim yahay, dilna waa lagu wada xukumanyahay, majiro qofcasuum ahi, taladaana qaado ,carada,iyo shakigana iska ilaali, hadalada dadkana hadhegysan , weriyoow gaarsii ninkan maasayjkaas
Rosemriga maxaad kawadaa wll
Saliga nabiga scw badi wllo
@@aswanahmed5652 wll waxaa qortay geedka rosemeriga_ markaa waan fahmi waayay rosemeriga wuxuu yahay
*WALAL ILAAHAY HAKAA DULQAADO ANAGANA HANAGA BADBAADIYO TALO AYAAN KUU HAYAA, WAXA JIRA ODAY YEMEN AH OO CAAN AH LAYIDHAAHDO (SHEEKH-CABDIL MAJIID ZANDAANI) NINKAASI WUU DAWEEYAA XANUUNKAN WAANA LAHAYAA DAD UU KADAWEEYAY WALIBA DAWADIISHU WAA BILAASH, NINKAA RAADSO MA HUBO IMIKA INUU JOOGO SUCUUDIGA AMA YEMEN WAANA AASAASAHA (JAAMICATUL IIMAAN)*
Walaalkayoow waxaad tahay nin aad u iimaan badan Allaha abuurayna ku kalsoon. Allah waxaan kaaga baryayaa caafimaad deg deg ah insha Allah.
Alaha xanunkasi haka dulqaado walaal Aameen yaa Allah 🌹🥰❣
You are Hero Bro 👊...May ALLAH reward you for the Advice... and give you Good end.You did a Great job.. Stay happy and be Close to ALLAH.(S.W) I'm sure nothing is impossible for Him 💚
Y
Allah hakucafiyo walal nikan maxakulagalin lahaa inu hajjka ado uu Allah sobaryo...inshaalah watcafimithi
Waraysi uu bixiyey 3yrs ka hor bu ku sheegey inu soo xajey .illahey haka dulqaado cafimad u rajeynayna I.a
Ilaahay ha ku hifdiyo aduunya aakhira
Ilahay haku cafiyo wll qof iman leh ayad tahay
Medical check up before marriage is important
Brother may Allah reward you brother.. Ila iyo janaada
Subxanalaah
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء لا يغادر سقما 🤲🤲
Amiin
Waa imtixaan walaal ku samir ilaahayna ha ku caafiyo aaaamiiin
imtixaankana ha kuu fududeeyo ilaahay🤲
Allah hacaafiyo bashiir
That’s so sad and Disrespect wlhi 🥺💔
Alle caafi maad sareecan haku siiyo aaamiin yarabi
alle haku cafiyo
Ilahay isaga awood leh haka dulqaado
Your Hero
Ilaahay haku caafiyo wll
اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك اللهم رب الناس اذهب الباس اشف انت الشافي ،،،،،،،،،،،،،،،
Ilaahaw shaafi shifo aan xanuun kaga tagin
Alaha cafiyo muslimiinta alaha cafiyo
Caafimaad sareecana Alla hakuugu deeqo Walaal idamka Alle
Ilahay ayaa wax dila. Imisaa ayagoo banaanka iska jooga jooga ka dhacay.
Wadanka Uganda nus dadka wadanka u dhashey wey wada qabaan wax niyad jab ah yey ku dhicin ku gubaabi weriye
ilahaahay haku cafiiyo
Allaha caafiyo waani wanaagsan oo iimaanleh
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك
Wll akhriso ducadaas:(اللهم اني عبدك وبن عبدك...ألخ
Ilaahay talo asaro oo ducada badi
Waxa lagayaabaa inaad astaan unoqoto dadka ilaahay kashaafiyay xanuunkaas
Ilaahey ha caafiyo
Allahow caafi allahoow caafi aada caafin karo
Alle ha shaafiyo ilaahay idinkii
ASC WLL IILAHAY.WAXAN KABARYAAYA IN IILAHAY DABAYLAHA KARACIIYO WLL QALI SABIIR IINALAAHA MACA SABIIRIIN WLL IINSHA AALL WAAD GUULAYSAN WLL QALI IILAHAY BAA CUUDURKA IYO CAFIIMADKA HAYO MAA
DAMO GUUR AADGUURSATAY LAGUGU QARIIYAY IINSHA AALLAH WAAD CAFIIMADII WLL QALI TASBIIXDA IYO SALIGA NABIIGA SCW SCW BADII WLL IILAHAY BAARII XASH KANA AAD WLL WAD CAFIIMADI WLL QALI IILAHAY WAAXAN KAGA BARYAYA CAFIIMAD TAMA YARABII AAMEEEM YARABII UUGARGAAR OO CAFII YARABII🤲🤲🤲 AAMEEEM YARABII ASC WLL 🥰🥰🥰💖❤🥰💞😭😪😭
Walaal Ilaahay caza wajallah ha ka dulqaado insha'Allah
Illaahay ha ku caafiyo wllo😭😭😭😭
Illhay subaxna watacala wxaan kaga baryaaayaaa cfmd taaam ah in uu kusiiyo ood xanunka dabeylaha karaaaco wll
Alle haku caafiyo wll
Alle caaafimaaaaadddd ayaan kaaaaga baryaynaaàaaaaa
Alle alle haku siiyo caafimada taam ah
Allah hakucafiyow wall
Aaleh haku caafiyo
Illahay caafimaad taama ha siiyo😢
Allah hacaafiyo walal qofna maalintiisa dhaafimaayo hada intaad lanoolayd intee dhintay iyagoon xanuunba qabin
Akhy bashir kenya imow waankugu so dhawaynAaynaa
Ilaahay Haku cafiyo aamin aamin
Alle caafimaad hasiiyo
ilaahay hakaa caafiyo wll
Alle ha caafiyo
HIV maaha dilaa ee dilaaga waa Alle SW ان الله يحي ويموت horta taa ogaada waana Run neef iyo ag fadhi iyo cunto la isla cuno laguma kala qaado ee waa uun galmada waxa lagu kala qaado weliba adoo u galmooda qof cudurka qaba oo is og ama aan is ogeeyn taa ha la ogaado Soomaaliyeey
Cafimat qer qawo inshallah
Allaah haku cafiyo
för 6 timmar sedan
اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
ilaahay haku shaafiyo
Asc ilaahay Ha caafiyo walalkeey
alle ha caafiyo
Allh yaa caafiya
Ilaahay haku caafiyo
Wiilkam manu ahayn wiilki berigi kashekaynayey gabadhi uu qabay qadsiisay mise wa midkale beri dhexdaasa maqlayey isago kahadlaya
🥹🥹 Somali Waa cawaan 100%
Allow ku cafi
Ilaahay waxan ka baryayaa in uu kaa dul qaado xanuunka
Allaha kacafiiye wllo
Waa nin imaan leh
RABI WLLO QAALI HA KU CAAFIYO INSHALAAH WAAD CAFIMAADIN INTU KU DHACAY RABIGAY WAXAN U WEDIINAYA INU CAAFIYO ISAGA KALIGII BOQRE OO DAWADA HAYE ANAGANA RABI HA NA GA XIFDIYO AMIIN YA ALLAH wlo qali quraanka isku dawee waayo ILAHAYBA SHEEGAY QURAANKU INU XANUUNO DHAN DAWO U YAHAY WALIBA MUMINIINTA NABI MOHAMED SCW WUXU DHAHAY JIRO MA TIMAADO ILA ILAHAY DAWADEED AYU SOO DAJIYA MARKA TALO AYAN KU SIIN LAHA WLLKY QAALI HA KA QUUSAN ALLE HA NA KA CAAJISIN ISAGA KAA QAADI KARA WANA CAFIMAADIN INSHALAAH ILAHAY WXN KA BARYAY CAFIMAAD WAARA OO AAN XANUUN KA DANBAAYN ANIGA IYO INTII MUSLIMA EE AANU KU DHICINA RABI HA KA XIFDIYO ALLAHUMA AMIIN YAA ALLAH 😭😭🤲
Odamla allaah ıllhey haku caafıyo aamıın yaranı🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
alle kuwa kibiraka badan inakamadhigo bin aadan tabara male alle ah ina ilaaliyo
Waàlaam
Waa jaahiliin dadku ha u joojin ilaahaybaa kaa dul qaadaya
miskiin ilhay ha ku caafiyo
Subxaanallah soomaali aduunba lamasodaan ileen waa umad hadal uun kunoole
Maxaad ka wadaaaaa
@@inaali8054 waxan kawadaa inaanay dadkeena intabadani xataa lasocon xanuunada sidee kugudbaan ilaahada ayaa dadka xanuunsan latakòrayaa halkii lasoo dhaweynlaha
walaal ilaahey waxaan kaaga baryaa cudurka aad qabtaa in ilaahey kaa qaado imaan iyo yaqiin iyo alle kacabsi kugu siiyo ilaaheyna aad weeydiisataa in cibaadadisa kugu sugo xataa ilaahey aad kala kulantaa walaal aduunyada waa imtixaan waxaana ilaahey fiirinaa imtixaanka sidaad uga jawaabto
Wiilkq uma eekaba nin qaba cajib allow cafimad sii
Wll allaha kaa caafiyo lakin wlhi somalidu waa qiira Japan wexeedu
Habaarqabti ayaa ku heshay,waxba niqon maysid
AIDS waxa la ishaahdaa marka qofka qaba HIV xaalkiisu faraha ka baxdo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
asc bukaankani ma gaadhin AIDS waa HIV victum
Maxad ku cadaynaziin
soo lgma garo lma dawen karo wll
Calyada waa lagu kala qaadikaraa lkn waa 1%
Matakoorayo lkn bqao wayn iqabsan lahayd iyo fakar
Lakin dadka sidaada oo kale la khiyaameeyay in ilahay waa cadaaliye in uu faraj ufuro
Wiilku maxuu kawadaa dil baan ku xukumanahy
Wxu kawadaa qof dhimanaya ayaan ahay markasta..... kulu nafsin daaiqatul mowt
qofka dadka u qarinaaya wa qof qof dilay oo kale oo aan ilahay ka baqayn walee aduunka ma joogaysan dheh bal ninkas intay qaadsiisay siday ula haadlayso eeg walahay wa nin wanagsan mid kale wa dili laha naagtaad subaxan allah ilahay janabada u ugu bedelo waa run kolay wa la dhimanaya ma ka hor marto marku qofku dhiman laha markii u u shegayna way cayayaan ilahow umadena wax fahansii
horta nagtaa isaga waa samaxay maxa lagu d=sameeyay magtiisi ma laga qaaday qumanyada ilahay ilaowday qofka qof muslina dila la mid tahay madama ay u badheeray ilahay cafimaad ha siiyo naftu marki la qoray uun buu qofka dhinta kamana hor maree rabiyow cafmad u ku jooga dunida sii
somalidan garan sii inay cawiyaan qofkooda dhibataysan oo anay ku diran oo anay takoorin
Somaliya dadka jooga Waa jahilin mana yaqanaan AIDS Wallhi Waa iney wax bardaan HIV AIDS kalmada la Iska qaada Lakiin wax la kala cuna la iskaga ma qado dharga la iska ma kala qaado
Dadku waa jaahil,waar qadarbaa ninkan helay,bahalkana lama kala qaado,ama saxan wax kula cun ama wax wada cabba oo.
Dumarku xaasisanaa🤢🤢
Waar hayb Soo waa meel sukee waa in la dilo oo dadka Laga cidhib jaro
Allah ku caafiiyo wllo
alleh haku cafiyo
Alla haku shaafiyo wll