Getting a WI Driver's License in Somali (af Soomaali)
Вставка
- Опубліковано 16 січ 2025
- Maanta waxaan ka hadlayna qaadashada laysanka gaadhiga lagu wado. Way adkaankarta in aad fahmi waydid sida loqato laysanka gaadhiga. Manta waxan ka hadlayna qaabka loo qaato laysanka gobolka wisconsin. Waxaan kaloo indinla wadgayna talaboyinka aad racaysid si aad uqadato laysanka iyo waxyabaha muhiimka ah ee aad ubahantahay.
Noloshu way mashquul badanthay marka aad qof waynthay waxana kula xidhiidha shaqo iyo family. Waxayabo badan aya ku fududanaya marka aad awoodid in aad gadhi wadan karto. Waqti badan ayad seefgaraysan karta marka aad gadhi wadatid sida shaqada ama balamaha aad adayso.
Waa muhiim in aaad haysatid liisan si aad gadhiga si sayf ah u wadid. Sidokle laysnka waxad u isticmali karta ID ahaan waana muhiim in u qof kasta oo US joogo haysto ID.
Wisconsin waxa jira qabab kala duwan oo loso qaato laysanka, waxana laga so qaata DMV da.
Dadka da’dodu u dhaxayso 16-18 wa in ay aadan glaasyo lagu barto laysanka sida loo qaato. Ka dibna wa in ay imtixaanka ku baasan lakin wali waxa ay haysanayan midka barbaradka ah oo meel kasta ma adi karan wana in uu qof laysan wayn haysta u lasocdo. Sidokle habeenki wakhtiga dambe ilaa 5ta aroornimo ma wadi karan gaadhi. Marka ay sifican u bartan wa in ay qataan imtixanka wada markas kadib aya lasiin layska wayn.
Dadka wa wayn wa oon waligood qadan layska wisconsin wa in ay bartaan barmadka ayna balan sandaan imtixanka. Marka ay ku basan oo ay qataan 7 malmood kadib ayay balansan karan imtixanka wada.
Qaabka loo buuxsado laysanka wax ka mid ah:
Ind aad barato sharciga babuur wadida buugan ku qoran
In aad qadatid imtixanka waxana lagu galaa luuqado badan sida Somaliga, waxad na ku qadankarta computer ama warqad ahan. So dajiso appkan si u ku cawiyo
Waa in aad bixisan $35 sid aad uqadatid barmedka waxadna isticmali karta 18 bilood.
Waa in aad sugta 1 isbuuc si aad u gashid imtixanka wadada.
Kadib balan qabso si aad u gashid imtixanka.
Kadib dmvga waxay ka qadayan sawir iyo imtixan indhaha ah.
Waxa lagu sinaya warqad laysan ah oo aad kusi sugayso inta uu ka wayn ee lafta ah kuso dhacayo. Wuxuna kuso dhacayan10 cisho gudahood.
Waxyabaha aad ubahantahay in aad wadato waxa ka mid ah;
Warqada lagu buuxsado laysanka iyagana kusiinaya.
Cadayn magacaga, dhalashadada, iyo sharciga wadanka kujoogtid cadaynaya.
Waxad qadan karta baasobor ama I -94ka aa wadanka ku timi.
Sidkole hada haysatid Id ga shaqada lagu shaqaysto wad qadan karta. Ama hadaa haystid formka lo yaqano I-688 ama I-766.
Laba warqadood oo guriga laguguso diray oo adresskaga ku qoranyhy.
Lacagta laga rabo waa 34 dolar waxadna haysn karta layska wayn 8 sano.
Sid aad u baastid;
Baro booga aan hore uso sheegnay, dmvga appkoda ama youtube ka kabaro sharciga gaadhiga.
Kaxayso qof gaadhiga si fican ku bara si aad si fican u baratid
Balanta wada samayso sidaad laysanka wayn u qaadatid
Sifican u bara sida wada lagu parkimo, Y turnka losameyo iyo u turnkaba waayo waxay ka mid yihiin sid imtixaanka wada.
Waad ku mahadsantahay dawashada aad dawatay muuqalkan. Lawadaa asxbaabtad iyo qoyskada.
Thank you to our sources who provided information for this video. Thank you to our partners at Milwaukee Public Schools. This project is funded in part through a City of Milwaukee grant of federal community development funds.
________________________________________________________________________
Free Image Credit:
Canva graphic design platform & free images/elements (www.canva.com)
_______________________________
Sources:
Google Slides
State of Wisconsin Department of Transportation:
wisconsindot.gov
wisconsindot.g...