Hay'adaha dawlada in dib u cusbooneysiin lagu sameeyo waaye dhamaantood la hubiyo qofka shaqada qabanayo warqada dhalashada iyo joogista wadanka aya u horeyso o gobolka banaadir dhiibo adigoon lacag ku darin mida dawlada u goysey in lagu adeego in aad heshid warqada wey adagtahey
Masha allah wa bar barnamij ad ufican sobadiya barnamijyada sidan okale
Lkn sharciga qataha passport cusub iyo mid lumay ama dhacay oo isku documentation ah maxawaye already waa lagaxareyay qofka documents marki kow Soo bilow maxawaye hadana sida qof cusub cml
WAAA RONTAAA ANAGU WAAAN NAHAY SOOMALI HADII HAW KUWAALIT LEEYAHAY IYO HADII AWLAHAYN KAA BAAAN LEEN HAY 👍 OF SOMALIA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴
Waa intee baasaboorka somali 🇸🇴
Dowlad waa mida adegeda dadka ucadyahay, horey usocda.
2:11
Anigo dal kale jooga ma qaadan kara passport ka somalia
Ha
Saban@@munasarlaki2190
Asc
Waxaan ubaah naa baasboorka soomaaliya
Somaliland na xagee Laga helaa mise waa dal madax banaan ileen waxan uu tiriyey oodhan ugama jeede
Somaliland ayagu waa qaran dumis, wad ujeedaa dawladii dhexe baa xattaa dagmo kamid ah gobolka togdheer ku tirisay inuu Yahay puntland😂 hhh kwrn😂
aad iyo Aad waan la yaabay anba 😂
warqad dhalasho xageen kakeena
Hay'adaha dawlada in dib u cusbooneysiin lagu sameeyo waaye dhamaantood la hubiyo qofka shaqada qabanayo warqada dhalashada iyo joogista wadanka aya u horeyso o gobolka banaadir dhiibo adigoon lacag ku darin mida dawlada u goysey in lagu adeego in aad heshid warqada wey adagtahey
Zxb kaso hadal inta kharash lagu ado uk
Hooyadiin basaborka daciifka ah ee hadana qaaliga ah ka wasa ay ay dhashay qofka somaliga ah e basabor danbe idinka samaysta isagaa waalan
Aniga ilaa iyo hada Wax jawaaba Kama hayo
@@AhmedOmar-ou3hx anba kaygii intuu iga lumay bay iska yidhahden waa la guu baafinayaa 3 bilod intay lacag iga qaten anoo waliba markaas aad ugu baahnaa.
@@jeeni-goroyo5354 Wllhi Xanuun waaye
@@jeeni-goroyo5354 mid kale mala samesan karo miyaa haduu dhumo kii hore?
@@faarush8 waad samaysanmartaa balse inta ay 70 dollar kaa qaadaan bay ku odhanayaan 3 bilood oo baafin ah kadib ayaa lagu samaynayaa. 3 bilood ilaa aad dhamaysato ma samaysan kartid mid kalle.
Safarada kenya ayaan ka codsaday basa poorka 20 beri wax jawaab ah mahaayo
Hadda ma heshay
Anigu Baasaboor baan lahaa wuu dhacay markaan dmcy inaan cusboonaysiiyana waxaala i yiri bixi lacagtii aad markii hore ku samaystay oo kale oo ahays 150 dollar.
Mrka dadka usheega oo la wadaaga in baasaboor cusub sameentiisa iyo mid dhcy cusboonaysiintiisaba inay isku mid yhn..
Sxp qimihiisa saxda ma 150 dollar baa intee se ku dhici karaa
Qaali iyo dhib ayuu isku darsaday
Waxaa roon markaa adoo cusub qaadanee
Ee hadii uu kaa lumo maba heleysid
Umad maaha waxa imagrination somalia ka shaqeeyo
Balaaya alaha ku ridee
300 intee kaa qadaan ayeey hadana ku dhibayaan
Aad iyo Aad waa XaaraaN cun
Aad baad umahadsantihiin
Jamal bakar abdulaa
Oromiyaha dhalonhi kiya oromo
Jamal bakar abdula
Inuu ka gudbo hubinta shaqsigaee xafiiska hubinta iyo bixinta ogolaanshaha ,maxaa laga wadaa yacni qaab noocee ah
Hhhhh waan Ku qoslaa mooryaanku markay dawlad isku ekaysiinayaan
Adiga dalkee ka imaatey
Potoo
@@AhmedIbrahim-j9w tii Ku dhashay baa iga moiryaansan
@@mohamed88466 basaboorka anigo reer burco ayaa heesto