My skin care routine (iyo siday nabarada iiiga……🥰)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 чер 2023
  • Subscribe the channel

КОМЕНТАРІ • 67

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому +12

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕❤

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому +3

    Mashllah tabarakallah keep going sister

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Рік тому +5

    Masha Allah keep going fawziyo dimple

  • @xaliimosacdiyo9595
    @xaliimosacdiyo9595 Рік тому +9

    Full routine nogu soo xiji mcnto guul wacn 🌺🌺🌚🌚

  • @hafsaadaawe1316
    @hafsaadaawe1316 Рік тому +2

    Hpptih VLog next nooga soodhig iLahay haku jeclado one Love❤❤

  • @Fowsiahassan
    @Fowsiahassan Рік тому +1

    Mansha Allah thanks sister 😘 💓 💖

  • @xaliimosacdiyo9595
    @xaliimosacdiyo9595 Рік тому +3

    M. A keep going sister

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +3

    Masha Allah 👍 👍

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому

    Wow keep ❤🎉🎉🎉 going😊

  • @abdihakimmohamud4047
    @abdihakimmohamud4047 Рік тому +3

    Qofkii ugu horeeyey❤️

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 Рік тому +5

    Xbbti qaali fawsia aad ayaan ku jeclhy sister❤ wajiga creamka marsato iyo jidhka noso sheeg qaali routine noga dhig please ❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +6

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @FrynKl
    @FrynKl Рік тому +1

    Keep going sister❤❤❤❤❤

  • @essacamir6791
    @essacamir6791 Рік тому

    Maansha allah foosiya

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Рік тому +6

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @sahracali2877
    @sahracali2877 Рік тому +1

    Walshy quruxey aad ayaan kuu tageraa halkaa iyo meel ka badan kuu rajaynyaa insh allh

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 Рік тому +2

    Cerave product qali wye moye lkn lagama sheeken karo hada laasimto i like it😊

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu Рік тому +1

    maansha alaah

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому +1

    Masha allaah

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 9 місяців тому

    Thanks xabibti hore usoco

  • @xafsoxafsocismaanwarsame7955

    M.a keep going

  • @user-sk8jb7ct6k
    @user-sk8jb7ct6k Рік тому +1

    Cera ve❤

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Рік тому +1

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 Рік тому +6

    Shukran fawsia queen ❤ waji saliiid islanahy vcareve na waa iga caawisy jazakallaah queen ❤

  • @itsarawela1686
    @itsarawela1686 Рік тому +3

    Night routine kuso xijo Fowzia❤

  • @RahmaSalah-wq4vb
    @RahmaSalah-wq4vb 4 місяці тому +1

    Fawziyo wll mcn ❤ wajigayga wu iga halabay 🥺wah an sameyana magaranayo wll mcn privé iso gal inta eïda lagarin🥺🥺wan Ku baryaya

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Рік тому +4

    Creamada caadiga laysku nuurin karo oo qofka oilka ah aan dhib UGA imaan Karin inoo sheeg abaayo ileen skin careka si walba hadii loo isticmaalo oo hadanah creamo kale leysku nuuriyo lamarsado ay dhibkii leeso celinaayaan jug jug meeshada joog waaye pls naga so caawi abaayo dar Allan kuu jeclahay

  • @AsmoBishaar
    @AsmoBishaar 6 місяців тому

    Allah hakucafiyo😂 Apayo wiixi iisamey kudhay awey❤🎉😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Рік тому +1

    Fooseey routine soo samey 😂

  • @AsmoBishaar
    @AsmoBishaar 6 місяців тому +1

    M.a❤❤🎉🎉🎉

  • @hindalayla8228
    @hindalayla8228 Рік тому

    Maxaaa kabiyyy nabrahaaa nosheeg

  • @HibaaqCabdi-sm5zt
    @HibaaqCabdi-sm5zt 4 місяці тому

    Foaming ta ma dadka darygaa ayaa mar sada my sister

  • @ismahaanxasan882
    @ismahaanxasan882 Рік тому +2

    Apyo face wash cerave acne iyo cerave moisturizing bas ma isticmaali karaa subxii iyo habnkii isoo jwbn

  • @asmaaabuukarabdi9703
    @asmaaabuukarabdi9703 Рік тому

    Masha Allah horey u soco lkn dadka dryka ah asoo gali

  • @ayanabdullahi7400
    @ayanabdullahi7400 Рік тому +1

    Abayo qali apply serum first before moisturiser

  • @zaprinaqueen936
    @zaprinaqueen936 Рік тому +1

    thanks wllshey ani waxaraba ina skin care bilabo wajigeyga salid said uuleyhy nabro yaryar na leyahy mxa kubilaaba ?

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 8 місяців тому

    Abayo foziya wan kujeclahay❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Рік тому +2

    Dhibkaas kaligey inaan qabaa umaleynaaye wajigeyga nabar kama nasto same wlhi allow ino dhib dhaaam dhamaanteenaba

  • @mukhtaraxmed3190
    @mukhtaraxmed3190 Рік тому

    ❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому

    Asc abaayo indhaha hoostooda ama korkooda ka ilaali any kind of cream.❤cremka wejiga qaboojinaayo magaca lama arko.

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +1

    Cerave meeshan joogo wan ba ka waayeh 😅cii iga qabtey🥹🤣

  • @ishraqsheikh5335
    @ishraqsheikh5335 Рік тому

    M.a abyo madmadow iyo haaraha wax loo isticmaalo hadaa taqaan isoosheeg adoo mahadsan💚

  • @falisaali9159
    @falisaali9159 Рік тому

    Fawisa abyo wanku salamay abyo moisturekaa marka wajiga marsado madow iga dhigaya wajigaa maxaa uguwacan xbbti isojwb plz

  • @hooyadafariida6137
    @hooyadafariida6137 4 місяці тому

    Qaaliyey tonerka bariska ee I'm from baan bilaabey xasaasiyad baan wajiga kadareema. Cid ila aragtey majirta

  • @asmarooble1532
    @asmarooble1532 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-py6ho9jq7q
    @user-py6ho9jq7q Рік тому

    Abayo nabra idhibay wlh hadan kahelilkarin cerave meshan jogo wax Kalo isticmalokara iisheg oo iga babiyo pls

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 10 місяців тому

    Aad baan ku jeclahay ku soo celi habeenka bas iyo subax inta marsato waaa isku qasmay sifiican u kala saar

  • @user-ku5pq1ym4b
    @user-ku5pq1ym4b Рік тому

    ❤❤❤🎉

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Рік тому +1

    Routine soogali 🥺

  • @hafsaadaawe1316
    @hafsaadaawe1316 Рік тому +1

    NosoBaDi Yaqey❤

  • @simraanahmed4304
    @simraanahmed4304 Рік тому

    Abyo mostrizer ka soo hur ma ahan macanaha yara kulul xasaasiyad qawaa ma ani kaligeyga ii soo jwb

  • @MuhumedHaji-hv1sp
    @MuhumedHaji-hv1sp Рік тому

    Kula Kwa macho kama wewe ni mwanaume, hii ni kazi ya wanawake🤣

  • @maryamaomar227
    @maryamaomar227 Рік тому

    H abayo said anibo said ay ianfacday ❤mahadsanid mcny

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 6 місяців тому

    Bayshan maa isticmaasho maxaa weelka cuntada ugu dhaqan ?

  • @Suu02
    @Suu02 Рік тому

    Kula midaa ahay abyo oil face ahay warshad saliid miyaa kaa dhex furan baa is dhahay Hhh Natrona Kalama dhamaano lkn skin care Ayan bilaabay shirkada Cosrx isticmala products keeda

  • @naimoabdullahi
    @naimoabdullahi 9 місяців тому

    Abyo inaa skin Care Bilabo ayaan Rabaa Dawo ayaan is Ticmala hada Lkn Ina is Dayo ayaan Rabaa Isku Face ayaa nhy Nabro io saliid ba I dhiby mxaan Ka Bilabaa skin careka ?

  • @SumayoSaeed-su6rn
    @SumayoSaeed-su6rn Рік тому

    Abyoy anaa kula mida cerave ka maleysia waa meqa dollar

  • @tom-jerry353
    @tom-jerry353 Рік тому

    Fawsia somalia miyaanaad imaanayn

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Рік тому +1

    Spanchat asc ayaanku soo dhahay ii jawaab please

  • @quendeeqsanofficial2162
    @quendeeqsanofficial2162 Рік тому +2

    Foosiyaay dhagaha ayaadba baneysaneysaaye 😂😂 social media wa in in yar 😂😂😂😂allow hanasoo galin😢

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 Рік тому

    Fosiya marwalba ✌️😅

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 Рік тому

    Dadka wajiga qalalan maxaa uroon

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Рік тому

    Abyo saa u isticmasho oo iskaga xejiso iso sheg adi cml ahay wajiga wa ku wareree saliid nabar leyhy

    • @ifrahmohamud2297
      @ifrahmohamud2297 Рік тому

      Scm wll aniguna wajiga saliidban ku leeyay iyo mad madaw

  • @ryanford1890
    @ryanford1890 Рік тому

    *Promosm*

  • @user-zn1pv7xw4l
    @user-zn1pv7xw4l Рік тому

    Aabayoy maxaan sameyaa wajigayga waa iga qayirmy waxwalboo mariyo waa sidiisii

    • @deeqoaboosy4900
      @deeqoaboosy4900 11 місяців тому

      Ordinary scrum isticmaal ayaan dhan isticmaal insha Allah