CAWAALE DAYR QOYS KAABA HAWRAAR NEW YEAR 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 262

  • @safiinachannel4098
    @safiinachannel4098 3 роки тому +193

    Najmo ninkada garab fican sii wlhi wan ka naxay maskinka wlhi waa qof miskin ah lkn lkn dadka kle wey isku qorqortaa naa ninkada raga ha ujabinin uf 😭😭

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 3 роки тому +1

      Maragtay abyo 😭😭

    • @malariagaming5680
      @malariagaming5680 3 роки тому

      @@istaahilhassan3542 hadaa mxy jecel yhiin

    • @queen_azhwaaq9157
      @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +3

      Isagaba uma liicsana wa waxay isla ogyahihiin

    • @yummyyummy8263
      @yummyyummy8263 3 роки тому +2

      Ninkaaga oo fanka ugula jira kaliya marku ku heesayo un ba garab istaaga hees walba miyay iska laaladisa raga layskuma qox xoqo abaayo hora laga nacaayaa

    • @indhouroonindhodeeraaleey6608
      @indhouroonindhodeeraaleey6608 3 роки тому +7

      Armay kala tageen waxaan arkay aydoo leh wiilkayga aabihii

  • @abdulahiisse7321
    @abdulahiisse7321 3 роки тому +67

    Heestaan sidaan filaayo asiga ayey kahadleysaa qisaduna asiga ayey kudhacday lkn waxaan oran lahaa najmo huuno inanka nabsi haka gelin runtii raga reer woqooyigaa wax ka daacadsan in ey san joojin gayiga somalidu degto from xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zainabfahiye4750
    @zainabfahiye4750 3 роки тому +20

    War heedhe wd qurux bdntahye ilkaha baaz gasho hdna lacag haysne ana ku galinayaa naagtan ninka kuso saray garab sii sida asmo love

  • @maxaadigudiidaysa613
    @maxaadigudiidaysa613 3 роки тому +17

    Ninkaan anaa haysanaya wlhy yaa ii keena khayrkeed yuu dhafiyey iyana way ka durugtaa

  • @abdirahmanmohamed3167
    @abdirahmanmohamed3167 3 роки тому +45

    Abti cawale dayr cabdi darenkaga ayay ka muuqata in ay qiso dhaba tahay hore u soco Abti❤️

  • @AhmedHassan-iz9qe
    @AhmedHassan-iz9qe 3 роки тому +7

    heeestani waaa dareen dhaba walhi wax walbna indhahaga ayaaad kaga bogonaysaa najma nashaad cawaale dayr wan ka jidhidhicooday walhi sida ay najma nashaad uga dhacaysay ee uu gacnta u soo qabtay xataaa si uu dareenkiisa u muujiyo allah khayr haw dhigo uun baan leeyey

  • @shushushushu6822
    @shushushushu6822 3 роки тому +8

    Naagta xumi ee gaaban ma qoordheerahaan beeyba ku ciyaaree 2021 in lagu jiro mee ilowdey😆😆🙈

  • @bedermohamed5030
    @bedermohamed5030 Рік тому

    Fadlan kusaliya nabigena mohamed scw scw scw scw scw scw

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 3 роки тому +44

    Najmaay ninkagu dumar wuu ku dhaafiyay lkn adigu eber ayatahy ogow mid kale ayuunba kaa hoos qaadi oo jafjafane CAWALE KEEP GOING BRO FANKANA CODKAGA AYAAD KU JOOGTAYE

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 3 роки тому

      Waa run.bari bey oran waa ley xumeeyey lol

  • @hamdaakushii2081
    @hamdaakushii2081 3 роки тому +43

    Najmay inder bila caleek nin ka istelka kazoo sax ilkahan kasoo hagajii garabkiisan kamuuqo wx kastaab haydinka dhexeeyane markad madal nocan o kle ha timadaan ninka ka garab muuqo oo cadowga kagiijii qofaka

    • @zamzammaxamud4418
      @zamzammaxamud4418 3 роки тому +1

      waa run ninku wuu kala socdaan najma lama yaabin waayo qofku haduu naftiisa daryeelo cidna ma nacayso🙄

    • @maqsuudhassan3882
      @maqsuudhassan3882 3 роки тому +1

      @@zamzammaxamud4418 awalba iyada saan ku raacday hadana caruurteda aabahood waaye

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 3 роки тому +1

    ina aderkay cawaale dayr illaahay gabadh ku jecel haku siiyo aad najma nashaad ku ilowdid😭😭😭😭😭 wlhi wan qiroodey jcylku xanun weye wan kula dareenayah

  • @stylishgirl5935
    @stylishgirl5935 3 роки тому +2

    Ax cawale dayr allow mid kula gadhgaadha allah kusiyo walali tani wa saqidade

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 3 роки тому +57

    Isagu dumar wuu dhafiyey lkn way ka dhacaysa

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 роки тому +11

    Wooow hees dareenkeeda wadata iga dheh " mad ilaashanood hanan " fanaakaygiiH Cawaleh Deyr wad ka baxsatay zhp salaan sare 🥰😍🥰😍

  • @sakariyeabdi3851
    @sakariyeabdi3851 3 роки тому +17

    eesh calaa hees walee codbaa ku dhan cawaale dayr legend waan ku wataa gar iyo gardaraba

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 3 роки тому +12

    Iyado gabadha guursatay waxay tahay waad arag tahay bro haday ka tagto waxba ma u waynaysid hadu katago qof aad jeceshahay waxa imanaya qof ku jecel kuna dadaal muqaalkaga tasba dadku soo jidaysto never give 🆙

  • @kijeeli
    @kijeeli 3 роки тому +12

    This is one of the best "laxan" song.. amazing vocals and music Dareen leh. Thank you sir.. salaam from Toronto musician!

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 3 роки тому +11

    😭😭😭😭 nayaa najma akhas baad tahay miskinka maxay sidan ugu galaysa 😭😭😭😭😭 naa ninkaga xushmee nacabka ha ujabin 😭😭

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 3 роки тому +10

    Doqoneey Dabkaa Ba'a Najma Nashaad Inaad Ninkaagii Xalaasha Kuu ahay inaad Ka Fogaato Wax Fiican Maahan Heestana Waxey Ka Turjameysaa Dhibka aad Ku Haysid Cawaale Oo Adiga Waxa Aa Tahay Kaa Dhigay Lakin Nabsi Wuu Soo Baxaaa Waadna Ka qoomameyn Dontaa inshallah Cawaale Deyr Walaalkey Iska Sabar Xaqaagii Wuu Soo Daahiri Donaaa inshallah Weyna Kusoo Noqon Doontaa iyadaa intaas Ka Xun Inshallah Mid Ka Kheyr Badan Alaha Kuu Sahlo Oo Ka barako Badan inshallah Guul ayan kuu rajeynayaaa Keep going brother

    • @faisoahmed3104
      @faisoahmed3104 2 роки тому

      Sidaad sheegtey aya dhacdey Najmi wata ninkedi uso noqtey oo raali gelisa cafisna ka dalbatey

  • @saamiyadaahir2543
    @saamiyadaahir2543 3 роки тому +13

    Naaa doqonbaad tahay eeeninkaaga garab istaag nimanka kaleba waad isku dhedhejisaaye hadad ka dhacayso maxad u guursanaysay ninkaga marwalba garab istaag🥰

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 3 роки тому +14

    Alla ciiil waynaaa najma sidaaa ma mooden wlhi sowta iska fadhisaty markasuu doonay😥wxn xasusta wareysi uu le yahy fanka iney heerka ugu sareyso ka gaarto waa igu balan ee iyaduna bishi 3hees bilawday nacas nasiib leh wye hestuna show iyadee ku socotaa ish caku markad qof jecshy isna caag is kga kaa dhigo

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 роки тому +1

    Cawale waa nin geesiaya najma waad arki dontaaa nabsigiisa ax ina daeer doqon ayaa kuheshay

  • @misspamba1
    @misspamba1 3 роки тому +1

    Najma waa doqon ilka dhadheer oo bila dareen ah. Hadii ay kheyr ledahay Xaaji geeda aya garab istagi lahayd oo ilkaha uu hagajiin lahayd.

  • @basmafariido7106
    @basmafariido7106 3 роки тому +8

    Cawaale dayr wa legend wlhi wan taageera🥰

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali1132 3 роки тому +10

    Ilaahay qadartii ninkii fiican oo reerkiisa jecel mid xag xagata ma waayo gabadhii fiicana mid inkaaran ma waydo marka xageen aadnaa waa yaabe

  • @guuleedfaysal8024
    @guuleedfaysal8024 3 роки тому +50

    Marku ka so kaxeeyay meel tulaa oo uu ka dhigay fanaanad waliba uu fankisi darteed uu joojiyay ee heer ku gadhisay 4 milyon inay ku dawadto waxa sababay waa cawale by by najma your time finsh wlahi

    • @hodanqoslaye948
      @hodanqoslaye948 3 роки тому

      Yaaku dhahay tuuluu kasoo kaxeyay xamar eey joogtay bee

    • @amyafrah3234
      @amyafrah3234 3 роки тому

      @@hodanqoslaye948 injirta laga guri jiro nadiro shegi jirte

  • @khadraubax890duncanalaah9
    @khadraubax890duncanalaah9 3 роки тому +3

    Ninka haduu ubad idinka dhaxeeyo.makala.goaysaan waligiin e sidan mafiocna anshax nasgtiisu.siday.ugu.labisay mad.arag.

  • @hibaqabdiwahab9585
    @hibaqabdiwahab9585 3 роки тому +3

    Caadi maaha hees iyo badh. 👏🏾👏🏾👏🏾 abti halkaa ka hay

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 роки тому +5

    Rag iyo dumarba ma wanagsano in nabsi la kala galo walal Najma ninkaga waxaa ka muqataa inu ku jecelyahay ee shaleyba idinka is doetee maanta maxaad uu dayaceysa miskinka😭😭😭

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +5

    Qofka hadaadan farxad siineyn marka hore laguma dan gaaro abpowe iska samir waa aduunyeee

  • @roobreer6671
    @roobreer6671 3 роки тому +5

    Abwaan siciid maxamed talasame waa abwaanka qudha ee ka maanseeya hal-beega ugu wayn ee qof lagu cabiro dareenkiisa.
    Hore usoco abwaan qaali ah.
    Dhanka kale qisadda heesta waxay ka hadlayso qof waliba waa uu dhan-dhansan karaa in sirta iyo gunaanadka ku jira ay tahay mid maldahan.
    Cawaale hore usoco walal waxad tahay nin isku kalsoon. Marwalba ha iilan

  • @ckarincalishaah3209
    @ckarincalishaah3209 3 роки тому +8

    Cawale dayr keep going pro eesh calaa cod keep going pro

  • @nasriinanalka174
    @nasriinanalka174 3 роки тому +18

    Cawale nin qalbi wanagsan cod macan 🥰🥰🥰🥰❤

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 3 роки тому +3

    Calafka iska nasiib jaceylku waa cajiib haduu ilahay ku siiyo qof ku jecel

  • @ayannasir455
    @ayannasir455 3 роки тому +6

    Wlhi wan ilmeyay markan arkay siduu uu danaynayo wllo NAJMA wilka kaada dhibtaa

  • @muunabilan731
    @muunabilan731 3 роки тому +18

    Lkn najmay ninkaga xaga isteylk ka hagaaji xppti

  • @haniyeeeyhani7771
    @haniyeeeyhani7771 3 роки тому +8

    Najmoo la jaasta aadbay u qurux badnaan lahayd🥰lkn mxd uga dhacday cawaale de la jaas markuu heesayo huno😂🙄

  • @aziaarawelo7964
    @aziaarawelo7964 3 роки тому +9

    Cawaale Deyr nin isku kalsoon wacnanlaheda najma inyar oo farxada in ay u muujiso 😥😥😥😥

  • @ayaandhawrsan3067
    @ayaandhawrsan3067 3 роки тому +36

    Awale ilkaha iska hagaaji wll naagtan mid ka fiican alle haku siiyo

  • @bushaarocarrab7644
    @bushaarocarrab7644 3 роки тому

    Alle waxa khyr qaba haku siiyo wlloh cawaale dayr abdi

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 3 роки тому +27

    Cawaale dayr waar like ku booba second comment 😂

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 3 роки тому

    Maalmuhu waa wareegto, inkastoo xaqiiqda runtaa aanan ogayn hadana wiilkaan xoshmad& jcyl ayuu u muujinayaa gabdhaas, stage ka waxa saaran oo dhan waa ka qurxoon yahay kana qoodhsan yahay,

  • @fartunawil5313
    @fartunawil5313 3 роки тому +5

    Wlhi wanka xumaday hesta o qadayo iyo sida nashad o galeyso xajigeda wa is shabahayan maskin alle aya wax OG hore o socda xajigana dadka kaso dhaweyso abayo asiga ilmahaga abahod ah 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hothanmohmed851
    @hothanmohmed851 3 роки тому +6

    runahanti hestaN markan dhageyztay nolosheyda dhan way badashay walhi marka hore wxn ku jiray khiyali walhi lkn hada wan ka kacay alhm najma nashadey wllo qali anuna hesta lay qadin ayeey hadana ibadashay ee adiga mxy ku badali wayday miyanad laheyn damir qof ku jecel iyo qof aad jecezhay kaliya wxd izko wartan mar kad heshid qof ku jecl wllo qali plz awale u zo noqo shedankuna yuna ku sheken wa iga talo🙏😭

  • @jeceliyahooyomcn3054
    @jeceliyahooyomcn3054 3 роки тому

    Cawaale inbtigay nolol qurux badan baa ku jiraynaya we love you inbti nin raaga waa ka kac ee kufa Hadan boodhka iska jafa indeertay najma waxaan leeyahay nin aan ku furaynba ku raraaye aan aegon meeshad ku danbayso

  • @nimcocabdi8060
    @nimcocabdi8060 3 роки тому

    Ala aYsna wayka fadhisty

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 3 роки тому +1

    Wallhi Najmo Nin kana wuu ku jecelhay ilalaso

  • @ugbadquruxsan2674
    @ugbadquruxsan2674 3 роки тому +4

    Najma wahi cawle ninku dhama mahelayside ku noqo rerkaga from hargeysa

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +1

    Wilkaan hadaan oqon lahaa waxan dhihi lahaa nin kaama qurxonee ilkaha gasho

  • @maryamhajji9431
    @maryamhajji9431 3 роки тому +3

    Way oo way raggu naagaha is dhaafiyey naa ninkaaga garab joog oo labiska kasoo hagaaji

  • @samirmuse1524
    @samirmuse1524 3 роки тому +1

    cawale Dary waa hes daren ka.hadlysaa qiso
    wan ku.daremiin sxb keep going bro

  • @abdihakinali6001
    @abdihakinali6001 3 роки тому

    Toloow qofka dhamaadka heeska uusoo istaajinaa najma nashaad miyaa

  • @zowdaibrahim4349
    @zowdaibrahim4349 3 роки тому +27

    Nagtu maxay ninka u bahdileysaa na qoodh bad haysata mid kle unba jafjafane hagaajiso oo dadka kle wad raxlayneysaye farxad sii o ilaasho hano

    • @nadiira1onadiira3
      @nadiira1onadiira3 3 роки тому +1

      Amiira rashiid waad iga qoslisey waa runtaa xbbt

    • @asmaciise9235
      @asmaciise9235 3 роки тому +2

      Haaa wlhi

    • @misspamba1
      @misspamba1 3 роки тому

      Dhabayacoo ninki gursada taas ayaa udambeysa 😂

  • @hassanmohamed9292
    @hassanmohamed9292 3 роки тому +3

    Walaahi he makes me cry..he is gentleman

  • @mohamedabdullah2470
    @mohamedabdullah2470 3 роки тому +5

    Wanaaga iyo gobonimada Cawaale la isku raac, lkn Najma May noqon talow Abaal-daran mise..., Wakhtiga ka jawaabi.

  • @hirsihirsi2570
    @hirsihirsi2570 3 роки тому +44

    Cawale dayr abdi gob weeye wlhi lkn nacas ayu qaba wayba iska fadhisatay xata garab istag way garan wayday qoslayso

    • @qaaliluulachannel9408
      @qaaliluulachannel9408 3 роки тому +2

      Oo may isku jabin haduu garab istaag rabo muu hees amaan ama jacayl qaado

    • @nimcosayid958
      @nimcosayid958 3 роки тому +2

      @@qaaliluulachannel9408 markan way isku cadhoo nayen dacwadooda ayaa socotay iyaday kusotaa heestu lkiin way isfureen imika

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 3 роки тому

      Goormay is fureen

  • @nasriina-ut2wi
    @nasriina-ut2wi Рік тому

    Macasnheestu❤

  • @farxiyacabdixaafid2893
    @farxiyacabdixaafid2893 3 роки тому

    Sore ka xumahay adeero cawaale dayr
    le daye

  • @willoabdilahi9368
    @willoabdilahi9368 3 роки тому

    Soomaali med khyr allh ha din siiiye wiiilka ka dhamada masha allh cod waa hyaa

  • @mohamedabdifatahosman9001
    @mohamedabdifatahosman9001 3 роки тому +9

    Darwiish boy cawaale

  • @hamdaahmed8975
    @hamdaahmed8975 3 роки тому +1

    19/4/2021🔐
    Mad ilashanod hanan🔐🔐

  • @sadaqofficial4625
    @sadaqofficial4625 3 роки тому +7

    Haba af jaabjabnadee. Walahi bilahi wuu heestay waana wataa dowlo afeey

    • @raaqiaahmed2138
      @raaqiaahmed2138 3 роки тому +1

      War imtixaan baa tahay wlh😂😂😂

    • @anzalalbii6700
      @anzalalbii6700 3 роки тому

      😜😜😜😜😜 wlh waad iga qoslisay wiilla lacag uu ilko ku gashado musan weeynine sabab kale lee jirto ama inu sidan ku heeysto ayaba macquul ah ama eysan suurtgal aheyn inu ilko gashado o u ciradka ka xanunsanayo si kastaba allaha caafiyo maskiinka

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 роки тому

      Hhhhh waar ma jabjabnaaye waaa casaan iyo madow markaa lamaba arkaayo🤣🤣

    • @zuzujama8204
      @zuzujama8204 3 роки тому

      War wa nin ilko cascas jajabni lahayne nin nin wax ka sheegaya somali ku arkaysa uf ma jeelayashiba so batay

  • @sihamahmed2338
    @sihamahmed2338 3 роки тому +3

    Jacaylka indha la mid wacan bad heli tanu wa dibjirad ciyala suuqa

  • @stayblue759
    @stayblue759 3 роки тому +3

    NaJma NaShaD NinKeeDi Wn Ka HaYna Legend 🔥🙏✌️.

  • @anwarb0y904
    @anwarb0y904 2 роки тому

    Qoof an ku dareemayn xanuun badana 😕🥺🥺😭😭

  • @ayanlechamabootaan7302
    @ayanlechamabootaan7302 3 роки тому +17

    🇦🇺__CAWALE DAYR LEGEND THE LEGEND

  • @nimcosayid958
    @nimcosayid958 3 роки тому +1

    Way isfureen najma nashaad iyo cawaale

  • @saadyouesf4977
    @saadyouesf4977 3 роки тому +2

    Qof ba jira aad xurmayso!!
    Isago ku xqdhawri wayoo!!

  • @cizaimaaim4534
    @cizaimaaim4534 3 роки тому

    Hagar badanaa najma nashad naa ninkaga garab istaag asagaba dumar wuu ku dhaafiyee uhhh

  • @deeqamohamed9555
    @deeqamohamed9555 3 роки тому +11

    Ax maskiin nagtiisa waa doqon naa ninkaga garab istag oo qayrkii ha ku hor khasaysiin maxad dadka kale iskaga dhadhicin mida kale najmay ninkaga maxaa dharka qayrkii ku labisan yhiin ugu dhiri galin wayday maskiin wan ka naxay 😥😥😥😥😥

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 роки тому +1

      Xtaa Markey iska fadhisatey deeqsan ayaa is tidhi kici weydiidey

    • @altamoodho4030
      @altamoodho4030 3 роки тому

      Weliga labo isa qabo iyo labo wada dhashay dhexda lama galo marka iska ilali waxyalaha qaar, Waxad goamineesid neh xaq umalihid🙏🙏💝

    • @nuuramohammed4678
      @nuuramohammed4678 3 роки тому

      Isku mid weeye naagahu mid ninka iitu qurux leyey aya ku jecLahy

  • @cabdixakiinkayse2207
    @cabdixakiinkayse2207 2 роки тому

    MAad ilashanod hanan ax

  • @mohamkofficial950
    @mohamkofficial950 3 роки тому +3

    Najmo Nashaad bini adam nahan wlhi xumaa oxuma sorry cawale xadan adag wad ka bixi💔😥

  • @cismaaciilsalaadofficial3086
    @cismaaciilsalaadofficial3086 3 роки тому

    sorry wan ka xumahay omar dhuule horay udhahay ruuxad calmato jclaato dunida ugu caaganatay nafteeda iyado canaana maino ku caasida

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 3 роки тому +1

    Farxad aan jirin buu iska baadh baadhayaa cawaale dayr 😌😌😌😌😌😌🙄🙄🙄🙄

  • @nimcohasan1972
    @nimcohasan1972 3 роки тому +12

    Najmaay ninkani waa ninkii waxaadtahay maanta kaa dhigay ee garabkiisa taagnoow waa iga talo ha u jabin raga kale iyagaba waad u sacabtuntaaye

  • @farxiyacabdixaafid2893
    @farxiyacabdixaafid2893 3 роки тому

    Sore heestan wan ilmeeyay markan dhagysty wakhya

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 3 роки тому +2

    Apti noolow cawaale dayr
    Naaskii arab kumaaad khadaarin

  • @salmaan_saciid8685
    @salmaan_saciid8685 3 роки тому

    Ninku naagtu miyeey isdagal sanyihiin talow

  • @zainabfahiye4750
    @zainabfahiye4750 3 роки тому +5

    Naagtu nimanka kle waa isku qorqortaa naa wilkaas dheer quruxda bdn garab sii o la farax

  • @aadanyuusuf2990
    @aadanyuusuf2990 3 роки тому +7

    Legend cawale dayr father of musical

  • @daadofficial3995
    @daadofficial3995 3 роки тому +2

    iztiraam la.aantu waataa lagu furay najma nashaada

    • @hamdamohamed6323
      @hamdamohamed6323 3 роки тому

      Walaal kada

    • @nimcosayid958
      @nimcosayid958 3 роки тому

      @@hamdamohamed6323 warun way kalatageen imika huno wanka xumahay walhi

  • @ahmedalto
    @ahmedalto 3 роки тому +2

    Fansan aad bay utabeen legand kodii cadceed faradahable fanka kuxisay bro

  • @nasrosheikhabdi7200
    @nasrosheikhabdi7200 3 роки тому +3

    😓😓😓😓😓 daanbey oraan ka kafton💔

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +7

    hees dareenkeda wadata😅😭

  • @abdimajid288
    @abdimajid288 3 роки тому

    Wllhi markaad Qof meel zare aaad Gaayzo ka filo inuu ka geeYo meel hooze
    Najma Nazhaad meel zare ayuu geeyayay izga meel hooze ayaa geeayzy
    Waa aduunYo

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 роки тому

    Najmoy ninkan adbu u quruxbadanyahay insanimaduna ugu weyntahay kaliya waxa bahdilaya wa balwada iyo musiga na lagu sii qadye ninka jafjafo oo quruxso ilkahana u hagaji hadi kale hadhow midba jafjafan donta markasad kaso dabo ooyi donta ala ya ninkas balwada iyo hesaha kaso rebta jah

  • @abdiazizmadobe913
    @abdiazizmadobe913 3 роки тому

    Dhabtii waa hees qisadeeda iyo xigmadeeda xambaarsan misna run ahaantii dhan walba aan ka eegaba waxaa ka muuqda fanaanka dareen dhab ah isla markaana ku qotama qilaafka salka ku haya is fahan waaga ka dhex jira isaga iyo ooridiisa.

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 3 роки тому

      Oori looguma yeeri karo tanoo kale. Naag lee iska dheh😄

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +6

    Isagaa soo kiciyey😄

  • @samsamcaday7ug165
    @samsamcaday7ug165 3 роки тому +7

    Cawale.wlhy wankanaxay😓😓😰nagta.kakipirtay😓ezhcala cod

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 роки тому +8

    Midhaa qisada waa asiga iyo najma hayaaay 😂😂 Cawaalow saan isku dhaan wllo qurux kuguma yara lkn naash naash baa kaa dhiman huno naktaa hawada mareysaad qabtaa hee ilkahaas iyo isteelka iga so sax wah waa talo wll ma necbi wllky

  • @haboonilyaas902
    @haboonilyaas902 3 роки тому

    Subxaanallah maxay ninka u yasaysaa naagtu uf😏😏😏😏

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 3 роки тому +2

    Ala naaguhu abaal malaha nafta waxad u yaabtaa markaad naago baridaa 😭

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 3 роки тому

    Najmaay wll doqon bilaa calaf ah baa tahay nin raag lama ciilo naa raag waa laa jaf jafaa ee lama cilo wax kle ha taariin intuu raaga la joogo lama jaabiyo raag an ku qabiin baa dheexdaa igu jiirtaa kii ku qabaay isaago hees kugu socotaa ku qaday baad iska fariisatay lkn cawaale waa u ka bixiin taas insha allaah isagan waxan dhihi laah waar mesha iska qaad nin yahow naga mesha taagan waa qurux badaan tahay hadaa is dhiisto ilkahaana iska hagaajii

  • @maxaadigudiidaysa613
    @maxaadigudiidaysa613 3 роки тому +2

    Najma wlhy ninkeda way dayac day

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 роки тому +1

    Cawaale deyr legend fanaan qaliya 👍

  • @AhmedHassan-iz9qe
    @AhmedHassan-iz9qe 3 роки тому +3

    HHHHH WAAAR WAY KA DHACDAY NAJMA NASHAADE

  • @asmacali111
    @asmacali111 3 роки тому +1

    boqorka codka

  • @nasteexosheikh3391
    @nasteexosheikh3391 2 роки тому

    Sorry cawale

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 3 роки тому +2

    Maansha allah cawaale dayr hore usoco

  • @willoabdilahi9368
    @willoabdilahi9368 3 роки тому +4

    Naaa wuxu doqonsanaaa sowta raga kale isku dhadhajisa mxay ninkeeda uga dhacaysaaa naa waxa rag qurux pdan naago unbaa ka danbeeye ninkaaga habeee oo hagaji uff