Faaiidooyinka Mucjisada Wata ee Zabiibku leeyahay Dhagayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Faaiidooyinka Mucjisada Wata ee Zabiibku leeyahay Dhagayso

КОМЕНТАРІ • 50

  • @mahadali3744
    @mahadali3744 6 років тому +6

    Mashaa Allah qeyr allaha ku siiyo xawiibka waan cunaa hadda waan badsanaya madamo oo rasulkeena cunijisha oo aad adigana fa,idoyinkaas igu sheegtay mahadsanid sheekh qeyr allaha ku siiyo dhamaantanaba aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wlhi waxbadan ayaan ka fa iiday mashaa Allah

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 6 років тому +1

    maasha alh faaideyda wn arky zabiiibka qaasatsn xusuusta shukran sheikh cabdala jazaakallah

  • @hafsaahmed8686
    @hafsaahmed8686 6 років тому +1

    Masha Allah tabaaraka Allah jezaka Allah kheyran sheikh

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 6 років тому

    MashaAllah sheikh, JazakaAllahu khairan.

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 6 років тому +2

    Maanshaa'Allah Sheikh jazakallh khyr

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 6 років тому +3

    Masha allah sheekh canabka ma la shidan karaa

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 років тому +1

    salallahu calehi wasalam masha allah weye zabibku shukran shikhow wax badan ayan kafaidnay

  • @xogogaal9671
    @xogogaal9671 6 років тому +3

    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi baa maansadiisa Sirta nolosha kuso daray cunada wanaagsan sabiibka wuxuuna yiri Abwaanku,
    Dhadhan iyo sibraar kayda
    Sidig caanaheedaa leh
    Badar iy sarreen shiidan
    Iyo sixin ku iidaaman
    Wax la cuno sabiib baa ah
    Nin samaystay baa faan leh
    Waxaad haysataa saasa ah
    Ka sokow intaan sheegay
    Hadda soortu dacar maaha

  • @أمأيمنبنتابراهيم
    @أمأيمنبنتابراهيم 6 років тому +1

    Zakalaahu khayran sheikh abdala faaruq

  • @quruxdumar8276
    @quruxdumar8276 6 років тому +1

    Sheekh kuli masha allah shukran

  • @amiramalyun8510
    @amiramalyun8510 6 років тому +1

    Mahadsanid walal

  • @halimabinthamad6
    @halimabinthamad6 6 років тому +1

    Mansha Allah
    Jazakalah sheikh

  • @sahayaakhiro1611
    @sahayaakhiro1611 6 років тому +1

    ماء شاء الله جزك الله شيخ خير💖💖✋ 👍🔰

  • @awilibrahim613
    @awilibrahim613 6 років тому

    Maashaa allah sh. jizaakalh kheyr subxaanalah

  • @cabdullahiqorane9020
    @cabdullahiqorane9020 6 років тому

    Mansha allh sheikh jazakallh kheyr su.aal ankuwaydiiye sheikh ee zabiibku maa sidiisa loo cunaya mise sikale aya loo isticmalaya shukrn ?

  • @faraxsanfacedkaronmohasmut5695
    @faraxsanfacedkaronmohasmut5695 6 років тому

    Masha allh jazakaalh qeer sheikh

  • @AaminaAhmedAaminaAhmed
    @AaminaAhmedAaminaAhmed 6 років тому +2

    Masha Allah jazkallah

  • @bilanmohammed9822
    @bilanmohammed9822 6 років тому +1

    Mashaa allaah jazakalahu khayr

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 років тому +1

    Mashaa Allah mahadsanid

  • @ahlaamhassan5427
    @ahlaamhassan5427 6 років тому +1

    Jazaakumu Allahu kheyran

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 років тому +1

    Masha allah wan jeclahay lkn waa ka cajisaa cunudiisa waa ilobaa lkn bariskka ku darsanaa

  • @lqriishchennel4934
    @lqriishchennel4934 6 років тому +1

    alaha kubarakeyo wall

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 Рік тому

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @khaasidaabdirahman7753
    @khaasidaabdirahman7753 6 років тому

    masha allah jzklahu kheyr

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 років тому +2

    Maansha allaah

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 6 років тому +1

    maasha allah shekih

  • @ahlaamhassan5427
    @ahlaamhassan5427 6 років тому +1

    Jazaaumu Allah kheyran👍👍💖💖

    • @ahlaamhassan5427
      @ahlaamhassan5427 6 років тому

      Masha Allah Jazaakumu Allahu kheyran sheikhunaa sheikh Cabdulla 👍👍💖

  • @cabdiladhiifaxmed436
    @cabdiladhiifaxmed436 2 роки тому +1

    Hi

  • @gaygasomalida9776
    @gaygasomalida9776 6 років тому

    Sheekh iska daa hadalka aad jiidjiideyso waa gafe kumana fiicna

  • @hamdiahmed4721
    @hamdiahmed4721 4 роки тому

    Asc sheikh gabar uurleh macunikarta sabiibka iso jawab fadlan mahadsanid

    • @nuurmaxamud4239
      @nuurmaxamud4239 Рік тому

      Wll iiso sheeg ma ogaty a aa uurleh macuni karaa

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 років тому +1

    Sax xasusta waliba markaa cashar aqrisanesid sfcn u qabaneee hadaa cuntid adoo wax aqrisanaayo

  • @hilaacyare3324
    @hilaacyare3324 6 років тому

    Jazakallaah

  • @nurommm4077
    @nurommm4077 6 років тому +1

    Scw

  • @SKY........63
    @SKY........63 6 років тому

    Gabdhaha ayaan waydinayaa abayo i shega sabiib see loo miiraa

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 6 років тому

    Mash allaah jisikallaah

  • @arday2695
    @arday2695 6 років тому

    mansha allh jasa kalah

  • @xaawomuuse2628
    @xaawomuuse2628 Рік тому

    Sallallahu calayhi wasalam

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 років тому +1

    Scw scw scw like

  • @hilaacyare3324
    @hilaacyare3324 6 років тому +1

    Qof uurle macunikara?

  • @sagalahmed9241
    @sagalahmed9241 6 років тому

    Man sha allah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 років тому

    Mashaa

  • @keenanxaaji8248
    @keenanxaaji8248 3 роки тому

    Hadalka hajii jiidin wallal

  • @rahimaismailali1176
    @rahimaismailali1176 6 років тому +2

    Jannada gal

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 років тому +1

    SCW SCW SCW

  • @raiisamohamed1706
    @raiisamohamed1706 6 років тому

    masha Allaha jazakallah