Alxamdu lilaah Allah kusoo nabad geliyey.. dhib badan iyo cidlo iyo welwel iyo naxdin. Allah kaa soo badbaadiyey...telfoon ma wato. Alxamdu lillah Alshukru lillah.
Soomalidu jaahilsanaa waxay moodayaan hadii la diyaarada maraykanka uuraaco inuu maraykanka lagayn lahaa waar waa la soo celin lahaa uun qof xaalad ku timid weeeye qofkaas oo kale waa la qadaa lkn magan galya doon la ma siiso bisha cas ayuunbaa lagu wareejiyaaa
Asc ninkan odayga ah arintaas uu la soo sheekeeyay oodhami was runtii laakiin taariikhda ayaa ka dan.waxaan ahayd 1976 anigu waxasn ahaa wiilkii yarraa ee ka badbaaday markabka.
#Saab Tv idinkoo mahad san adeer kan ma ii weydiin kartaan dadkii la saarnaa markabii qaraqmay iyo waqtigee aheyd ama hadaad ii heli kartaan NO lagahelo ama ciwaan lagahelo
IntaH QadartaH ilaahy Rumayzan
Like ii Zaar waLaLaYaal
Allaah ha sahlo arinteena aamiin
Kkk waan isku xariifinayay kulahaa caadi ma ahan
Awalan allha ba mahad leh ninka ilhy ba jecel oo aduunka kutaba tusay maraykan Paris io johnispeg midna wax kama oga 3bari allahii biyaha madow dhexdooda ku bari yeelay buu isku dhiibay ballana ka qaaday imaanka allha utaam yeelo jannada allha geeyo
Waa runta Allihii biyaha madow dhexdooda ku ogaa weeye Allaah😢
mashaballah
العلم نور
ninkan wariyaha ah khalad buu u fahmay maraykan aan ku qaadno kumay odhan ninkan helicoptae markabki baadhaysay aheyd
Waa nin imaan leh Caawiye oo caqli badan. Waan xasuustaa wakhtigaas uu Berbera yimid, 14 jir baan ahaa. Nin adkeysi u dhashay weeye
Abtiyo Nin nasiib leh baad ahayd
Axl alle ayaa mahad leh axL dheh intii bad ka bad baaday axl ax Axl axl axL axl axL axl axL axl axL axl axL axl axL axl axL axl 😭😢😢
Waa hadal cajiiba waa afkii diintiinu kusoo degtay cajiib😎😎😎
Muse biixi ayuu Ucod Eg yhy😍
Reer miyi magaalo soo galay buu ahaa
Nasiibka caawiyay
Wllhi waa Runti luuqadaha inla bartaa waa muhiim
Waa cajiib qiso ka mid ah qisooyinka naadirka ku ah dunida!!
1995 /5/ 12 habeenkii uu markabku degey
Labadiii nin ee maraykanku helay away hadad kawar qabto
Paris muu isku dhiibo😑Aabuhu waaa Quustay 😢😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Alxamdu lilaah Allah kusoo nabad geliyey.. dhib badan iyo cidlo iyo welwel iyo naxdin. Allah kaa soo badbaadiyey...telfoon ma wato.
Alxamdu lillah Alshukru lillah.
Hhhhh waan isku xariifinaayey ayuu yiri
Walahi aad ban ugu qoslay anba intas
Nio wariyinimo shaqadada mahe ee sxb shaqo kle ka raadso
Ninkaas waxa badbaadiyay go'aankuu qaatay markii xadhiga kayuuga loogu jirey.
walay wa qiso cajiba 2023 ayan dawanya
❤❤❤❤❤❤❤❤
wllahi ilahey dila dhinto ilahey nicmadiisa wa dhulka lagu nolada no kibir no islaweyni no dulum yaa allah towba
odaygani MUUSE BIIXI ayuu u cod egyahay sifiican ugu fiirso loolz taariikh xanuun badan ayuu ka sheekeeyay wlhi
Wiilka Reer Cigalle TV abtiyow melwalbo ma jogta waxan maqli jirey ragu waa mel xun joog 😂
DJ khaalid Meeshani haday xun tahay waan isla joognaa sxb adigu hada xagee igala hadleysaa masaajidbaa 😂😂
Iga dheh
Oday fariida
Waraysiga wax badan ayaa ka dhiman wariyuhu sheekada ayuun,buu macaansaday uuba ilaaway waraysigii
Wn isku xariifinyay kula waxba ma aqoon wlh wa nin WaaYa arag ah
Odayga rageedii waaye waa isku xariifinaayyay kulahaa
Kkk Kayb toon ba maan maqal buu yidhi....
Waa nin iimaan badan
Qiso cajiib Ah 😌
Horada.dadkii.maxaabaxay.maxaadhintay
Maxaa hintay maaha maxaa dhintay niyow manigaa soomaali ah mise dad badan baa afsoomaliga batay qoraalkii maxaa idinka habaaray afsoomaliga ciyaarta ka daaya nacalaa sheydaan ku yaale
@@qadaafi123
Walaal adiguna bal ku noqo waxaad qortay, maxaa ka sax ah maxaa se khalad ah, qof qoraalkiisu sax wada yahay ma laha.
(Waxaa tiri afsoomaaliga batay)
Bartay ayaad ula jeedday sow maaha
@@somaliland5360 qalad Kaba saas ah kk
*Allaa qaybtan mxn sugayay* 😭
Wllhy waa uu soo waayo arkay lakin inuu diyarada usa ka hadho may ahayn🤣🤣
Soomalidu jaahilsanaa waxay moodayaan hadii la diyaarada maraykanka uuraaco inuu maraykanka lagayn lahaa waar waa la soo celin lahaa uun qof xaalad ku timid weeeye qofkaas oo kale waa la qadaa lkn magan galya doon la ma siiso bisha cas ayuunbaa lagu wareejiyaaa
Soomaalidu indho adayga il kaluun ayey liqday laga waNaaGsan waxba garan maayo bal hadduu oromada ku hadal odhan lahaana hhhhhhh😂😂😂😂
Dee wixi galaba wuu galin lahaa malah😂😂😂
wariyaha waa muzcij sug haku jarin hadalka .
Waa dowladii somaliya markii eey jirtay miyaa waqtiga uu markabka quusay
Maya waa 1995 shan sano kadib burburka dowlada Somaliya
Khadja Issa ok wlllo
Yaan ku hagaagi dee madaarkii baan ku hagaagay
Wn sugayay
dadkii markabka saaraa yaakale oo badbaadey.
Asc ninkan odayga ah arintaas uu la soo sheekeeyay oodhami was runtii laakiin taariikhda ayaa ka dan.waxaan ahayd 1976 anigu waxasn ahaa wiilkii yarraa ee ka badbaaday markabka.
Asc wll xagee kalso xidhiidha qisadan ban waxkawaydiin
😊
Sudaani xagee looga hadlaa
xusuus dheer baan galay maalmihii iyo habeenadii bada aan ku jiray🤔
Ka sheekee qisadaada,sxp adna
Waa oday fariida oo karti badan
waxbaa ka dhacay walhi
Muuse biix ( muuse handaraab) ayuu u cod eg yahay 😂😂
Haaa wlhi😂🤣
Qiso xanuunbadan😢
hadalkan qalad uun ba jiraa warkasi ma saxna
Odaygu tahriiib buu ahaaaa.
Kkkk marna bahasha(lifeboat) aya i fuulaysay marna Ana fuulayey
Oday fariida
marka hore illahay umahad celi subxanuhu watacala ku bad baadiyay mida kale nin kun irsaaqaded garan waayay ba tahaye masaajidka haka bixin
Lumay oo la helay cajiib
#Saab Tv idinkoo mahad san adeer kan ma ii weydiin kartaan dadkii la saarnaa markabii qaraqmay iyo waqtigee aheyd ama hadaad ii heli kartaan NO lagahelo ama ciwaan lagahelo
Dadkii lasaarnaa magac yadooda
Anaa kuu haya contact giisa ee igala soo xidhiidh Facebook boqor warsame
Inabka wariyaha ah khibradaa ku yar
Wariyuhu wuu qalad fahansayay odayga, khibrad badanina way ka maqantahay
waad badbaaaday.. al xamadulaahi dheh
Waa sheko xiiso leh
paris miyaanay ahayn tii france 🇫🇷 muu halkaas iska dhiiboba 😂
Maya anigu bad danbe ma rabo ayuu yiri
Waligii school lama geyn duqan. Indhayarta uu sheegayo waa Philippinos oo 90% Catholic Christians. Typical Somali nomad
Odaygu wuu kala hadlaya kkkk
Fadxi abdi naa ninka intaas le eg intaas oo been ah isuma uusan gaysan
Waa run saaxiib,
Caawiye waa la yaqaan,
Markabka magaciisu wuxu berber1
Berri hore ayay ahayd ,thats why
Hadan afkale garaneyn dee santuuq xeran baa tahay ayuu yiri
Wallee Laxankaan kii SNM wuu u yara ek yaha!y
Wuu kala hadlayaa, wadaadku
Wayo arag
Muuse bixi u cod eeg yahay
War muu way diiyo labadiu kaloo lahelay
oo luuqadee kuwada hadlayaan yaaaab
Rag jabkood , Ka sheekee.
Hhhhhhhhhhhh wax ka xaaran ah majiraan ayuu yiri cuntadii ayaa ka soomey
Kkkkk
Adeeero nagadaa China 🇨🇳 bisad iyo ey lagama cune
Malaxa dowfeer na wuu cunya
Doqon aamu
3t3
Jiirka cun.kkkkkkkkkkkkkkk