Xog Ciro oo Samayey Arin lama filaana? Kulanka Cuqaasha Iyo Qodobada Ku qarsoon? Colaada Beriga?
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Xogogaal Warbaahin Badax banaan ka hel Xogo Sirdoon Warar Waraysiyo Falaqayno iyo Siyaasada Soomaalida waa kasta oo Berya,Subscribe Like Share iyo Commant.
BARAHA BULSHA FACEBOOK IYO TIKTOK BOOQO.
/ xogogaal_news
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net
Alxmdulilh mudane madaxweyne abdirixman maxamed cabdulaahi cirro waa waxan kugu doortay abtiyo waxgarad waxgarad dhalay ❤
Alxamdulilaaaaah❤❤❤❤❤
Guul Somaliland, iyo odayaasha dhaqanka ee dalkeenna ❤❤
madaxwaynuhu wuxuu ubaahan yahay talooyinka aqoonyahan ee uma baahna talooyinka dhaqanka ee maamulka dawladeed uma baahna talo oday. dawlad iyo dhaqanka bulshadu waa wax kala duwan.
Wadhi
Dawladani dhidibaday aasanaysaa sidii tii farmaajo odayada ciidamada warbaahinta ganacsatada iyo culimadana suga intaa markay isku duba ridadato ayey hawlalkeeda bilaabaysaa waxaa loo akhriyayaa jabtaro ka mid ah kuwii askarigii erarereya sheegay ee laga soo guuriyey buugaagta yuhuuda maansuuniyada ah
Lax ciyaysa ayaad tahay waxaanad garanayn ayaad baacda la haysaa illuminati ma nihin dad diintooda shaki ka qaba ama kitaab beena loo yeedhinkaro laxyahay
Madax dhameedku waa in ayku ee kaa daan beelaha odayasha uyihiin
Meesha waxa kharibay waxan uu ku sheegayo madax dhaqmeed, cirro waa nin liita
Adaa kasii lita😂
Guul u gaadhey ma jirtee guldaru somaliland ku wadaa
Is deji huunooy 😂😂😂😂😂😂
Ciro waa huwan
@AbdaleAbdilahi-yaa nu ku qarxine ka orod😂😂j3j
Odayaasha wax walba laga dhageysan maayo waana kuwa somaliland biurburka u hor seeday
In maamulka dawlada iyo siyaasada kaga Qayb galiyo waa khalad
Waana kagu gabanayaa taladooda oo khaladkii dhacaba odayaalbaa gorfeeyay ayay odhanayaan taasina waxaan hubaa waxaa soo socda khaldyo iyo dambiyo badan oo la odhan doono odayaashaa talo ka gaadhay waayahayee xukunkii iyo distoorkii iyo maamulkii la doortay maxay ka shaqaynayaan
Waxay ka shaqaynayaan in ay somaliland ku khasbaan waxay doonayaan taasaa sababtay in odayaal jaahiliin ah oo bilaa cilmi ah oo taladoodu dhaqan qudha tahay la yidhaa
Siyaasad ka taliya ayaa dhacaysa
Mw.waad asiibtay waa arin loo baahnaa
Arintii qaranimada iyo ictiraaf raadintii qarankani higsanaayey ma madax dhaqameed aan wax xil oo qaranku u doortay aanay jirin ayuu kii loo doortay leeyahay idinkaan idiin dabafariidhsanayaa
Gobonimo 👑
CIRO IYO XIRSI ICTISAAM WAA HUWAN SSB IYO G36 WAXA LA QARAMAYNAYAA MARKA SSC LA QARAMEEYO ADEER MA CARUURBAY U WARAMAYAAN??? DAGAALBAY DAAROOD QAATEEN ADNA NABADBAAD KA BARYAYSAA?? FULAY FOOQAL WAAR NOO SOO DHAAF MADAXTOOYADA MAYD YOHOW
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ssc khatumo waa dowlad maha jabhadaha la ordaysa