Sxb gacmo gashi kaliya waajib ma ahan ee waxaa waajib ah tools Ka aad isticmaaleeso waaba mabnuuc in koronto jirkaaka taabada sxb gacmo gashi wado ama ha wadan isticmaal skrow driver ama biinso ok bro waajib ma ahan
Sxb way fudutahay fiiri sida aan laambada u xiray waa sidaas oo kale waxba ma dhaanto Kali booska laambada Ku badal morowaaxadaa halka ee booska switch Ka ama taara damiyaha Ka dhig midka marowaaxada laka dansho marka waxaan filaa inaad Ila fahantay thanks ustaad
Sxb hadii ay furantahay saacadaada qufulkeeda waxaad samaysaa birlab Wayn ama bir qabado dusha Ka saar saacada way yaraaneesaa hadii aad rabto in lacag cayiman kuu soo saarto waxa samaysaa waxaad aadaa cabdule sideeye waxaa jiraan niman habeeyo saacada oo lacag qaada si qarsoodi ah
Alaah kuxifdiyo
Shalay tan cml practical ku so qadanay hadda le si Fcn ufahamy thanks bro
Aadbad u mahadssntahay wlo
xalan casharkan lay bilaapay practicalkiisina adaaba i fahansiiyay
alle haku sharfo wlo
casharada nooso badi wlo
mhdsnid
Mahadsanid inbadan ustaad
Mansha alh sxb waxan jooga magalda hargesa waxan ahay nin aqoon u leh electrician ka fadlan qofkii doonayo in la baro ha ila soo xiriro
thanks mahadsanid sxb
Haye
xage lagala so xiriirayaana wlo
Xagen Kala so xiriira sxp
A.c.w
Aad baad u mahdsantahay macalin
sxb so badi casharada wlhi waraba sida nal oo 1 losamesta
Alaah yacisak
good
Wad mht saka practical ku qaatay lkn imnkan cadi usii fahmay
Thanks alot
M.a
ma aline vyska lanbada xageen mariyaa
Sax
Hadan dhigtaa xeyle bariise
Sxb goormaa bilaw day
Mahadsanid lkn waa mamnuuc qalabka loogu talavalay adigoo soo gashan inaad faraha la gasho maskto gacmi gashi wim
Sxb gacmo gashi kaliya waajib ma ahan ee waxaa waajib ah tools Ka aad isticmaaleeso waaba mabnuuc in koronto jirkaaka taabada sxb gacmo gashi wado ama ha wadan isticmaal skrow driver ama biinso ok bro waajib ma ahan
Luqad somali in wax nagulo sharxo aad baan ugu faraxsanahay sxb keep going🇸🇴🙏
ecthm _ logeeyay _ maxama dhalanaya
Thanks en sakariya
Sida ma rooxada loo xero ii sheek sxb
Sxb way fudutahay fiiri sida aan laambada u xiray waa sidaas oo kale waxba ma dhaanto Kali booska laambada Ku badal morowaaxadaa halka ee booska switch Ka ama taara damiyaha Ka dhig midka marowaaxada laka dansho marka waxaan filaa inaad Ila fahantay thanks ustaad
sxb fiilo walbo maa lo istimali karaa mise
Haa lkn sida caalamiga ah waa inaad istic maasho labo colour sida life ama phase u isticmaal gaduud okay
sxb waad mahadsantahay lkn waxaa rabaa soda marooxada waa wayn ee korka laga Soo xero
War ninyahow sida saacada korontada laiskaga yareeyo iso sheeg wlhi korontada aad noogu dalaceene
Sxb hadii ay furantahay saacadaada qufulkeeda waxaad samaysaa birlab Wayn ama bir qabado dusha Ka saar saacada way yaraaneesaa hadii aad rabto in lacag cayiman kuu soo saarto waxa samaysaa waxaad aadaa cabdule sideeye waxaa jiraan niman habeeyo saacada oo lacag qaada si qarsoodi ah
Thankz lkn xamar majoogiye lkn kuwa farsamada bn raadinayaa insha allh
@@qalidumar2018 Wll Waa Xaraan , in Aad Saacada Aad yaraysaa , waayo waa waxa Aad isticmaashay , kaliyase waxaan kugula talinyaa, waxaad Cabirtaa Guriga dabka uu is ticmaalo inta watti oo yihiin , waxaa Samayn kartaa hadii nalka Aad is ticnalayso uu 40W yahay Waxaad ku bedelankartaa nal 10 W ah , halkaas Waxaa kuugu Save garawdey 30 W , markaa dabkaada Cabir wixii dheraad ku ah iska Saar, lakin xatoyada dabku waa danbi waana wax aakhiro laguu haysto!
Nio labada fiilo wee isku ekyahiin madoowda aaway
Intee ku yaal school-ka
walaal soomaalia
Ka intee Somalia inaa ku so biiro an rabaa sifiican igu sharax
magaalada mogodisho gaar ahaan deg yaaqshiid ee xarunta xayle bariise dugsiga farsamada gacanta ee hayle bariise ayaad iga heli kartaa mahadsanid wllh
@@barahadadwaynaha8240 number isheeg mahadsanid
615197506
M.a