Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

HEESTII FARMAAJO GUULEYSO CODADKII FADUMIINA IYO CABDI MAAXI MUUNYE 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2017
  • HEESTII FARMAAJO GUULEYSO CODADKII FADUMIINA IYO CABDI MAAXI MUUNYE 2017
    SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info

КОМЕНТАРІ • 295

  • @Shacni724
    @Shacni724 2 роки тому +7

    2022 ayaan heestaan soo booqday taageero aan u qabo farmaajo🥰 mudane farmaajo markale guuleeyso ❤️💪🤘dhalinyarada dhan ayaa ku wadato wax qabiil dilooday ma’ahane.

  • @fardowsotaar4033
    @fardowsotaar4033 3 роки тому +15

    Naso Noqo marlabaad Aabe farmaajo😥❤❤❤ 2021 hadad dawanaysa Like saaar😂

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 років тому +10

    Madaxweyne guulauso ebid guulayso 😍😍Fadumiina iyo Muuye mhdsanidiin

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 роки тому +2

    Mansh alah Guuuuuuuuuuul farmajo insha alaah gulayso markele farmajo ❤ 🇸🇴 ♥ 👌

  • @abdillahiosman1568
    @abdillahiosman1568 7 років тому +85

    Somalia hanolato Amiin this song brought tears into my eyes I was born in Kenya Mombasa and raised there am 21 years old and am proud of Somalia than any other countries.... Farmanjo guleyso wale Adado wanimana

  • @xaliimonuur1002
    @xaliimonuur1002 7 років тому +20

    waaw faadumiina iyo abdi maaxi muunye hees qiiro leh 4`5 diidoow dadka laficlo wax ufiiriyoow maskiin wax ufiiriyoow meel fok waxka fiiriyoow farmaajo guuleeyso waan ooyay walaahi bilaahi talaahi

  • @quenayaanita2507
    @quenayaanita2507 7 років тому +17

    Thnkz fadumina iyo cabdi maaxi muunye darenkena bad kahadashen

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +5

    19dislike dhahday kuu was gacnta alla kaa go'ayoo waa cawdawga somalia 🤗🤗Guul somali weyen iyo geesigaa farmaajo guuul guul 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 роки тому

      19 qof waa ciyaalka maamul beeleedka ku nool iyo qabiiliistayaasha caruurtoooda

  • @sammie1163
    @sammie1163 2 роки тому +1

    Guuleyso mdw farmaajo mar kale soo noqo insha allah.

  • @zuiishabeaqaka8813
    @zuiishabeaqaka8813 7 років тому +12

    hees aad iyo aad qeero u leh xaada dhan farxad ayey ila istagtay alla ilahow waan dalnee kii dalka naga bixi lahaay waan helny ilahay hgula karabka farmaajo guul

  • @liimohaosmaan1295
    @liimohaosmaan1295 3 роки тому +1

    26/11/2020 ayaan firsanoyaa wali wan ku jecel nahay farmaajo guuleso 2021 i.a farmaajo abaha qaranka

  • @ashoibrahim7828
    @ashoibrahim7828 2 роки тому +1

    m.a anigu waxan dawnayaa doorashadii ookadhiman 12 sacadood 2022 farmaajo guuleyso markale 🥰🥰🥰🥰

  • @mohaan1
    @mohaan1 7 років тому +31

    guuleyso madaxweyne dadka dhan aa kuwada jecel aan aniga kow alahay ilaahay wacadkii

    • @summaiyahadamomar3830
      @summaiyahadamomar3830 7 років тому +2

      Mohamed Samrush Anagana waan kujecelnahay lasoco walaalkey mcn

    • @mohaan1
      @mohaan1 7 років тому +6

      Summaiyah Adam Omar abaayo macaan mahadsanid ana waa idin jeclahay sanadkaan laga bilaabo waa in somali dhan galgaceel maahanee xumaan dhan iska ilowdo in shaa allah 👏👏👏👏

    • @shikaamayeey7431
      @shikaamayeey7431 7 років тому +3

      Summaiyah Adam Omar qwwwaaww

  • @zakariyemustafe883
    @zakariyemustafe883 7 років тому +30

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Somalia ha noolaato i can't stop crying waan daalay ee Allow iskaaya raaci

  • @fiidkabiite8596
    @fiidkabiite8596 7 років тому +17

    Faarmaajo guuleyso guuleyso sheekadan qooto qooto kaweyn

  • @hafsamoh3
    @hafsamoh3 7 років тому +23

    fataax aa dootay ani faan iima laabnee!!!! farmaajo guuleeso guul gaaaaartaye guuuuleeeeso

    • @faiza9305
      @faiza9305 2 роки тому

      Wl Mar labaad ladortay

  • @ayaansaid5197
    @ayaansaid5197 7 років тому +9

    waangulaysanay faadumiina xbbt qali dowlad baa inoodhalatay viiva farmaaaajo

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid 6 місяців тому

    Madax weyne guulaysoo. Farmajo guulaysoo guulgartee guulaysoo
    IshaAllh 2026 come soon farmajo❤

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 7 років тому +34

    guuleyso aabo farmaajo wlhy wa riyo an waligeey ku riyon jire o i rumowday ilahow kii ciilka somalia kujirto kabixiyo noga dhig aaamiiiiiiiiiiiiiin #madaxweyne_guuleso_farmaajo_guuleso

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому +8

    Best Farmaajo song, loved it. Farmaajo guuleyso, guul gaartay guuleyso, fataaxaa ku doortee, faan iima laabnee, ani waa filaayee, farxad iyo damaashaad, Farmaajo lagu doortee, Farmaajo doortee. Beautiful. ✌🏽✌🏽🇸🇪🇸🇴🇸🇪🇸🇴✅✅💖💖💞💞
    Xoxo~::/A.K.A./Gott~🔹~Serena💫!!!!!!!.......💖💖💖💖💖💞💞

  • @mohamedshaani6288
    @mohamedshaani6288 7 років тому +3

    farmaajo guul wacaan kidalkena xureyoo alaa hakadiigo amiin

  • @almoakram6090
    @almoakram6090 4 роки тому +2

    guuleeyso farmaajo waan ku jecelay ilaaheey dartii soo celi soomaali nimadii inshaa allaah waxaa kuu baahan dalka iyo dadkaba soo noqo mar iyo ka badanba

    • @osmanadan1513
      @osmanadan1513 2 роки тому

      guuuL iyo markale solabasha farmajo xagulsto Amiin

  • @maxamedkhadar6667
    @maxamedkhadar6667 2 роки тому +1

    Madaxwayni guuliso farmajo guuliso🥰

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 7 років тому +17

    i feel it coming
    by by ny 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
    muqdisho waa soo socdaa wlh🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🙏🙏❤❤💜💗💚💋💋👌💪👈

  • @safiyoadan1127
    @safiyoadan1127 7 років тому +17

    yaa salaam waa hees qiiro ah 4`5 diidoow dadka laficlo wax ufiiriyoow maskiin wax ufiiriye waan ka helay

    • @xasanyusuf2009
      @xasanyusuf2009 7 років тому +5

      asxan calaa hees waa lahesheen darenka dadka fadumina muunye

    • @shukria9361
      @shukria9361 7 років тому

      Safiyo Adan n

  • @madojoon6202
    @madojoon6202 7 років тому +1

    farmaajooo love you soomali yaa aftaqir بلدي افتخر بصومالي 😢😢

  • @aishaabkii154
    @aishaabkii154 7 років тому +8

    Farmaajo ad maluguu ooyin riyadeena rabi waa noo rumeeyi alx

  • @saynabcabdiraxmaan1664
    @saynabcabdiraxmaan1664 2 роки тому +2

    Farmaajo guulays

  • @umufowsiofficial6217
    @umufowsiofficial6217 4 роки тому +1

    Farmaajo guulayso 💞💞💞

    • @liicaato8692
      @liicaato8692 4 роки тому

      Farmaajo guulayso😘😘😘😘😘😘😘

  • @mhazikarkarjr8136
    @mhazikarkarjr8136 7 років тому +4

    Wwwww farmaajo geeleyso Madaxweyne guuleyso farmaajo guuleyso

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 2 роки тому

    the best Song guulayso waligaa mudane farmajo insha alaah

  • @ayanibrahim2086
    @ayanibrahim2086 7 років тому +35

    madaxweeyne daacado dadka uu sugaayo dalka uu ubaahnaa diintana la darisoo daa deheeeyo noqo inshaa allaah guul Somaali weeyn

    • @najmajama9258
      @najmajama9258 7 років тому

      my quuen minow nolw xbbbt guulayso

  • @amilner5370
    @amilner5370 7 років тому +11

    #Make Somalia Great Again!

  • @suaadsucdish1632
    @suaadsucdish1632 7 років тому +3

    waa faraxt wngsn wlhi aad ayan ugu faraxsanahy guul noolow Farmajo

  • @fatimhmohammed3570
    @fatimhmohammed3570 3 роки тому +1

    2021mar2 farmajo guuleyso inshaAllh😭⁦🇸🇴⁩💙

  • @osmanadan1513
    @osmanadan1513 2 роки тому

    Farmajo Guuuul inshallah

  • @quruxbadanifraax5530
    @quruxbadanifraax5530 7 років тому +17

    ala waan ooyay faadumiina iyo cabdi maaxi muunye for booynti faayf diidoow walee been ma aha axsan fanaaniin

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 4 місяці тому

    Xabib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insha Allah waan ku sugeynaa ❤️🇸🇴🦁🫡

  • @ayaansandhool368
    @ayaansandhool368 7 років тому +4

    guuul guuuul farmaajo afka alle inkama goooyo masha allaaaah welcome welcome farmaajo

  • @YaxyeBajmas
    @YaxyeBajmas 7 років тому +6

    heesahii madaxweynaha looqaday heesti ugu shidneed

  • @muhamedali4701
    @muhamedali4701 7 років тому +6

    viva Somalia

  • @ashahassan2712
    @ashahassan2712 7 років тому +30

    qabiil wala naccay somli qabiil danbe shegeso hdad maqashaan hala xero mxa yelay dhimirkey la'yihin guuul ninki anga wax no qabanaayo inshalag

    • @munoyusufiman5706
      @munoyusufiman5706 7 років тому +6

      asha hassan Haa wa ruunta hala xiro qofki qabil xanunkisa qabo guul somali wen 👏

    • @xamsecabdiraxman2613
      @xamsecabdiraxman2613 7 років тому +7

      farmaajo guuulayso waxaa naga go an in aan kugarab istaagno

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 4 роки тому

      Farmaajo maanta yaa ka qabyaalad badan taariikhdu dadkay bartaa

  • @ayuubyusuf7573
    @ayuubyusuf7573 3 роки тому

    Muqdisho my xundun DNA guulaysata guulaysasta ilahaw noo xafid wadankeena iyo dadkeenaba aamiiin

  • @liicaato8692
    @liicaato8692 4 роки тому +1

    Farmaajo guuleso

  • @abdimajidhassan-cm8se
    @abdimajidhassan-cm8se 3 місяці тому

    Madaxwayne farmaajo guulayso ❤❤❤

  • @najmaabdullahi7433
    @najmaabdullahi7433 2 роки тому

    15/05/2022 malin axad ah
    isbedel doonka socda💙🇸🇴

  • @fatumaabariyo5659
    @fatumaabariyo5659 2 роки тому

    Guuleyso insha allaah guuleeysooguuleeysoo

  • @xawaachiino954
    @xawaachiino954 2 роки тому

    Amiin amiin fananintena illaahow docadoda aqbal farmaajob guuleyso mar labad iyo mar sedexad

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 7 років тому +10

    Madaxweyne Formajo 🔯🔯 Guul & gobaniimo 😇😇

    • @raqad4642
      @raqad4642 7 років тому +3

      Shair Mungani iska ilaali calaamadan ✡️ waa xidigta yuhuuda calankeeda kudhagan walaaal qof islaam ah inu so tuuro ama kudabaal daga mafiicno

    • @shairmungani7833
      @shairmungani7833 7 років тому +2

      Ansam Qurux ok sorry

    • @shukria9361
      @shukria9361 7 років тому

      Ansam Qurux g

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 6 років тому +3

    waaaaaw,, well done,, farmajo,, after one year,, aan dhagesanoy hestan xilikii laku dortay

  • @fowzudinmohamed2382
    @fowzudinmohamed2382 4 роки тому

    Guuuuuuuul farmaajo

  • @familyshucaybcateeye3737
    @familyshucaybcateeye3737 7 років тому

    macha alah xadiis ayaa ahaa qofkii dhulka laga jeclaado samada ayaa laga jeclaaday markaa waa dawadii somalia alaw Ku astur xilkaa Wayne aaaaammmmiiiiinnnnn

  • @kibirleydareermuqdisho7311
    @kibirleydareermuqdisho7311 7 років тому +3

    mnshaa alaah aabe farmajo guul

  • @marianyussuf668
    @marianyussuf668 7 років тому +3

    guul guuuuuul farmaajo inshallah 👐

  • @mohamedsuleiman3490
    @mohamedsuleiman3490 7 років тому +1

    masha allah heees aaaan caaadi ahayn guulayso farmaajo✋✋👌👌

  • @cabdilaahi3310
    @cabdilaahi3310 2 роки тому

    Aaamiin guulayso farmaajo

  • @zahraz603
    @zahraz603 7 років тому

    farmaajo guul iyo gobanimo

  • @jayaajiyaajiijo3215
    @jayaajiyaajiijo3215 7 років тому +1

    masha Allah mudane madaxweyne guuleyso marwalbo xilkaga allaha kulagarab galo

  • @amaladanamoola9247
    @amaladanamoola9247 4 роки тому

    Nabad & Nolol 😍

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 2 роки тому

    GUUL FARMAJO 🇸🇴

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi7773 2 роки тому

    💔😢 farmaajo 😭👑🇸🇴🦁

  • @iqlaazmohamed5700
    @iqlaazmohamed5700 3 роки тому

    +1day 9 feb 2021 after 4years hestaan soo raadiye anigo mrke sobexese dareen ku dhageysanaye😍mdax weyne daacad ah illaaah hano dooro waa daalne😥🤲19:00pm from mogadish❤🇸🇴🙏

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому

    Thanks so much qoto qoto kox jirto

  • @abdallamohamoudabdi155
    @abdallamohamoudabdi155 6 років тому

    Aabe qaran Farmaajo noolow

  • @idililwaad5066
    @idililwaad5066 3 роки тому

    Aabo farmaajo guulayzo marwalba

  • @deeqanadar8483
    @deeqanadar8483 7 років тому +2

    Farmaajo guuleyso waligaa aabe mcn

  • @abdihakimshafeer7170
    @abdihakimshafeer7170 2 роки тому

    Farmajo guleysoo juuuuu

  • @khadiijahannah689
    @khadiijahannah689 7 років тому

    farmaajo guuleso guulgaartay guuleso garbkaagaan taganhee guuleso madaxweenaheena guuleso

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 2 роки тому

    2022 15 may hadan dhawan ilahyow nodhowor madaxweyna heena

  • @cumarbarkhadhassan8992
    @cumarbarkhadhassan8992 4 роки тому

    Mnsha'allah mnsha'allah

  • @maymunrage6557
    @maymunrage6557 7 років тому +5

    guulayzo farmajo mdxwyne dadk iyo dalk wy ku donayaaN

  • @habibaosman7293
    @habibaosman7293 4 роки тому

    Guuleyso farmaajo danta dalka dadka guul guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 роки тому

    MashAllah viva Faramajo Guul

  • @xawaachiino954
    @xawaachiino954 2 роки тому

    Amiin illaahow aamiin Mar 2aad & Mar 3aad

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 7 років тому +37

    Fadumiina awalba gob ayaa ahayd hadana waa sii gob noqotay

  • @anzalhashim2813
    @anzalhashim2813 7 років тому

    Amiin farmaajo guuleeso mundane guuleeso madaxweyna guuleeso alx waxbadan baan farxadaan sugeeynay ilahoow kii Somali qabiilka ka tiro oo walaalo ka dhigo noga dhig oo dulkeena hooyo nabadeeeyo oo cimri Dheer u sii amiiiiiiiiiiiiiiiiin insha Allah we will back.dulkeeena hooyo waan u noqoneenaa 20 sano baan jiraa waxaa somaliya iku danbesay markan 6 sano jiray

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 3 місяці тому

    guuuuul

  • @habiibohassan8321
    @habiibohassan8321 4 роки тому

    Farmajo gul dareyste guur bad baxa

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 2 роки тому

    Guul marlabaad farmaajo

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +5

    60 Ethiopian ah yaa disliked dhahay🙄
    siilic uu dhinta dheehh 👇

    • @crazyguy2054
      @crazyguy2054 6 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare 😂😂😂🇸🇴

  • @mohamettarnold3330
    @mohamettarnold3330 4 роки тому

    Guulayso farmaajo

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 7 років тому +19

    aabo farmajo noosodhawoow adigaa kubahanahay muqdisho adigay kubahantahay dalka dadka iyo diinta lagu tuntay adee kubahantahy e kusugayaan

  • @ibraahinyare6420
    @ibraahinyare6420 4 роки тому

    Maashaalaa walaashay qaali horay usoco my love soomaalaiwayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @luulbaffochannel1749
    @luulbaffochannel1749 3 роки тому

    Waxan sadaliyey inuu mar labaad soo noqon doono farmaajo wxa inoo Balan ah bacdul doorasho 👋👋

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 років тому +1

    isiii heee wof wof 💙💙💙💙✌✌👏👏👏👏👏👏 viva farmaajo nolow mudane madax weyne madaxadii xillka soo wadayna iyaguna way mudan yihiin 💙💙💙💘💘💙💙💘💙💙💘💙👊👌👌👍👊👊✌✌✌🙌🙌🙌🙌🙏🙏🐎🐎🐎🐎🐎🐎 alxamdulilaah somlai way is raacday ❤❤❤❤💙💙💙❤❤💙❤💙

  • @wacdichannel7909
    @wacdichannel7909 2 роки тому

    Guul farmaajo

  • @xiinkaaliattore8572
    @xiinkaaliattore8572 7 років тому +3

    masha allah hampalyo

  • @samirbinnoor4220
    @samirbinnoor4220 7 років тому +2

    MashaAllah guleyso waliga

  • @shamsomuse2478
    @shamsomuse2478 4 роки тому +1

    Guul Faamiina ♥️♥️♥️♥️🥀🌹🌷👌👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👍👍👍♥️♥️♥️

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 роки тому

    Always guulayso Farmaajo Isha Allah

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 7 років тому

    wooow my Fatimmaanaaa Hays raacdayyyeee guuuullll dhuulkaygaa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому

    Guul farmajo abahi umada somaliyed

  • @saidoadbi9843
    @saidoadbi9843 7 років тому

    Mashallah 🇸🇴🇸🇴💙💋😘😘😘 love ma county and ma people and the most importantly our president Farmajo may Allah bless you and all of 🇸🇴

  • @honeydualle1516
    @honeydualle1516 7 років тому

    warkaasaa imaraya thanks faadumiina my xapiipti iyo walaalka kale

  • @aminajafar2685
    @aminajafar2685 7 років тому

    Shair Munfani- wll muslina oo dabeecad wanagsan-baan kuu qiray-good answer wlhy Nooloow

  • @zahrajoharad1864
    @zahrajoharad1864 2 роки тому

    Guul markale madax weyne farmaajo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 роки тому

    Hees Khasaaro aha aaw ahaay yahuuuuuuuu.

  • @mohamedyoussouf3160
    @mohamedyoussouf3160 3 роки тому

    asc,maaan shaaa allaaah asc!!!!!!

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 2 роки тому

    kuma ilaabi doono guulayso waligaa mudane farmajo

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 7 років тому

    faduumiina wa wadaniyad nagu qaali ah ilaahay hanoo daayo fanaaninta. Somalia hanoolaato farmaajo hanoolaato.