Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
axmed yaasin digfeer waa hees tawaawaca heestan uu qaadayaa waana fanaanka ugu calaacalka xuma dumarkuna ay u qaatan nin caayaallah haw naxariisto 14/7/2021
haa Dhabti huno amaanta dumarka cidku.gadha waan wayay marka U jeceelkeda u sheganayana iskaba daa❣ Allah yarxamuk 22/08/2022
Allah ha unaxariisto Digfeer
Axsan hees Kabankeeda macaan wadata
buuryo-qab dannoodiyo halqa-booqad iyo bariBUURYOQAB: waa deegaan xoolo daaqeen oomanah ah oo ku dhaw degmda galdogob una dhaxaysa dhulka looyaqaan mudug iyo nugaal. mahadasanid hoobal.
Buuri_qab dannood iyo erayga sidaas ayuu sax ku yahay
Aadbaad u mahadsantihiin bahda Hoobal.
Markaad taadi bogatay Miyaad laba boglaysay??😔 😟 🙁 😥 😞 😿 😔
waaaw yaa salaam afkaga caano lagu qaby❤🤲
Dhulka oo barwaaqo ahAnigoo bulsho ahooBanka jooga QoraxaySow markaan is baranayBidhaantaada kumaan aragSidaad tahay bil dhalatiyoBiyo wabi dhexdoodooBahaladii yaxaaskiyoJeertii sow imaad barinBaashaalka galabtiiMarkaan joognay beerahaAaway baaqdankeeniiJacaylkii ma baa bayAnigoo u baahan Bidhaantaada inanyahayAyaan buulka reeraha Ku baryaa HabeenkiiNabsi waa balaayeeWaadigan bulada ciyaaree ka boodeeHad maad booyi doontaaAna aan tuman baloolayCaku barashadii yahayDhawr beri hortoodSow Lamaan bukoonooBeerkiyo wadnaha waxaad moodo bahalooBini aadmi ila qabinBoga igama haystaanBaadkiina kama Go'inBiyihii kolay tahayMaruun baan bogsoonooHadii aan naftani bixin Anigoo bed qabaAdna ay bestaa noqonDumar haw badnaadeeBini aadam waa saaseMarkaad taadii bogatayMiyaad Laba BoglaysayNabsi waa balaayeeWaadigan bulada ciyaaree ka boodeeHadmaad booyi doontaa Ana aan tuman BalooleeyRaxmaanku haw naxariisto AUN Digfeer
❤❤
Love'S
Waa hees aad u qaali
Waa tawaawac
6:31
Illahay hawga dembi dhaafo
mukhtaar baade
Livetime'S
axmed yaasin digfeer waa hees tawaawaca heestan uu qaadayaa
waana fanaanka ugu calaacalka xuma dumarkuna ay u qaatan nin caaya
allah haw naxariisto 14/7/2021
haa Dhabti huno amaanta dumarka cidku.gadha waan wayay marka U jeceelkeda u sheganayana iskaba daa❣ Allah yarxamuk 22/08/2022
Allah ha unaxariisto Digfeer
Axsan hees Kabankeeda macaan wadata
buuryo-qab dannoodiyo
halqa-booqad iyo bari
BUURYOQAB: waa deegaan xoolo daaqeen oomanah ah oo ku dhaw degmda galdogob una dhaxaysa dhulka looyaqaan mudug iyo nugaal. mahadasanid hoobal.
Buuri_qab dannood iyo erayga sidaas ayuu sax ku yahay
Aadbaad u mahadsantihiin bahda Hoobal.
Markaad taadi bogatay
Miyaad laba boglaysay??
😔 😟 🙁 😥 😞 😿 😔
waaaw yaa salaam afkaga caano lagu qaby❤🤲
Dhulka oo barwaaqo ah
Anigoo bulsho ahoo
Banka jooga Qoraxay
Sow markaan is baranay
Bidhaantaada kumaan arag
Sidaad tahay bil dhalatiyo
Biyo wabi dhexdoodoo
Bahaladii yaxaaskiyo
Jeertii sow imaad barin
Baashaalka galabtii
Markaan joognay beeraha
Aaway baaqdankeenii
Jacaylkii ma baa bay
Anigoo u baahan
Bidhaantaada inanyahay
Ayaan buulka reeraha
Ku baryaa Habeenkii
Nabsi waa balaayee
Waadigan bulada ciyaaree ka boodee
Had maad booyi doontaa
Ana aan tuman baloolay
Caku barashadii yahay
Dhawr beri hortood
Sow Lamaan bukoonoo
Beerkiyo wadnaha
waxaad moodo bahaloo
Bini aadmi ila qabin
Boga igama haystaan
Baadkiina kama Go'in
Biyihii kolay tahay
Maruun baan bogsoonoo
Hadii aan naftani bixin
Anigoo bed qaba
Adna ay bestaa noqon
Dumar haw badnaadee
Bini aadam waa saase
Markaad taadii bogatay
Miyaad Laba Boglaysay
Nabsi waa balaayee
Waadigan bulada ciyaaree ka boodee
Hadmaad booyi doontaa
Ana aan tuman Balooleey
Raxmaanku haw naxariisto AUN Digfeer
❤❤
Love'S
Waa hees aad u qaali
Waa tawaawac
6:31
Illahay hawga dembi dhaafo
mukhtaar baade
Livetime'S