Yaasiin Axmed Digfeer Taariikhda Guunkaa | digfeer lyrics | digfeer garba maalin dubato lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Heesta : Taariikhda Guunkaa
    Luuqda: Axmed Yaasiin Digfeer
    LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
    QORAALKA HEESTA (LYRICS)
    Taariikhda gaankaa
    Gadaal aan u raacee
    Abwaankii gabyee yidhi
    Wali geed intaan tagay
    Kama furin gar-eexoo
    Madi guunyo Kama dhicin
    Aniguna gaddisii in aan ahay
    Gadhkii aan la sugi jiray
    Gabban aan anigu dhalay
    Guntaan seef ka mariyoo
    Gaadhi waa halkaan rabay
    Waa talo gurracannoo
    Maskaxdeyda gali karin
    Badanaa gudheysa
    Waxaan gaarka ka hayee
    Ilmahayga gurrayaa
    Dadka kale ma gaadhaan
    Maxaa gooni kaa dhigay
    Go'dooy ma adigaan dhalin ?
    Maxaa gooni kaa dhigay ?
    Ninna gabbankii uu dhalay
    Gacantiisa kuma dilee
    Ma Markaad gaajootaad
    Garabba maalin dubataa
    Geeraaradeydiyo
    Waxaan hadal ku gaabsaday
    Gacanta inaad ka maqan tahay
    *******************************
    Goobtaan istaagaba
    Hadal igu gurracan baa
    Dhegaheyga gelayee
    Inta gabay taqaaniyo
    Abwaanada ha gaadhee
    Ubadka yaad u gaysaa ?
    Gunta weel ka jaban
    Ruux ku waraabi geel yidhi
    Garbahaa ku daalee
    Soo anigaan gaddisii
    Wali guban harraadkii
    Waa talo gurracannoo
    Maskaxdeyda gali karin
    Badanaa gudheysa
    Waxaan gaarka ka hayee
    Ilmahayga gurrayaa
    Dadka kale ma gaadhaan
    Maxaa gooni kaa dhigay
    Go'dooy ma adigaan dhalin ?
    Maxaa gooni kaa dhigay ?
    Ninna gabbankii uu dhalay
    Gacantiisa kuma dilee
    Ma Markaad gaajootaad
    Garabba maalin dubataa
    Geeraaradeydiyo
    Waxaan hadal ku gaabsaday
    Gacanta inaad ka maqan tahay
    *******************************
    Wali gayiga kuma arag
    Galin horena Naag rimi
    Galabtiina dhicisee
    Gunta erayadeydoo
    Gees uun aniga ii dhaaf
    Ninkaad doonto guursoo
    Waxaan goostay kalligeey
    Gablan yaad ku dhimanine
    Gaadhoo is daba qabo
    Illeen waad gabboobiye
    Ruux gacan ku dhiiglaa
    Yaa guri kula xarroon kara ?
    Waa talo gurracannoo
    Maskaxdeyda gali karin
    Badanaa gudheysa
    Waxaan gaarka ka hayee
    Ilmahayga gurrayaa
    Dadka kale ma gaadhaan
    Maxaa gooni kaa dhigay
    Go'dooy ma adigaan dhalin ?
    Maxaa gooni kaa dhigay ?
    Ninna gabbankii uu dhalay
    Gacantiisa kuma dilee
    Ma Markaad gaajootaad
    Garabba maalin dubataa
    Geeraaradeydiyo
    Waxaan hadal ku gaabsaday
    Gacanta inaad ka maqan tahay
    #dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics #Digfeer

КОМЕНТАРІ • 29

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Рік тому +12

    Naag uuqabay oo ilmaha iska Soo ridi jidhay ayuu uqaaday sidaan maqlay🤔

    • @Aadanclaahi-eb7kf
      @Aadanclaahi-eb7kf 7 місяців тому +4

      6:31 6:32 6:32 6:32

    • @yaasirabdi6494
      @yaasirabdi6494 6 місяців тому +2

      Inantaa magaalada baladwayne ayaan Ku arkay 1984-tii Ninka ay sida xun U gashay abwaanbuu ahaa nin sheekh ahna wuu ahaa nin cuuryaan ahna wuu ahaa lkn dhaqaale ayuu haystay AHUN

    • @aseyrhayatuolow7548
      @aseyrhayatuolow7548 3 години тому

      Malaha waxay ka hadleysa dhacdo faquuq dhanka qabaa'ilka ah oo lagu takooray ninka.

  • @aseyrhayatuolow7548
    @aseyrhayatuolow7548 9 місяців тому +3

    Waxan aad ugu farxay sida saxda ah ee qoraalada afsoomaaliga loo qoray. Dhanqan kaab baad tahay mashlh

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +4

    Lgend ahmed digfeer alle haku naxriisto🙌🥰🇸🇴

  • @KaadFayad
    @KaadFayad 8 днів тому

    Heesihii hore macno ayay kufadhiyeen

  • @maxamedcaliibraahimbuuni1127
    @maxamedcaliibraahimbuuni1127 Рік тому +5

    ALLAAH YARXAMA RAAXIMIIN

  • @CabdikhadarAxmad-n1k
    @CabdikhadarAxmad-n1k 10 місяців тому +1

    Ninna gabbanki uu dhalay gacantiisa kuma dilee

  • @hudocabdi2939
    @hudocabdi2939 Місяць тому

    Azxpey qisada heeskaan wax iii faahfahsha ma helyaa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +2

    Dhibta I heyso ka hadleysa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому +1

    Shekada famil kasta wey kadhacdaa markii siisocdo naf maqarkisana doowli markuu soosodaa naf ceelka dad iyo dunyo yaa iisoobareeri karo qaw dilif dinyo aaqir naga cesho aba inta kale kuwaayi dilif dhawaa madoolibaa diinyooba qoorta iigalshee

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +2

    26. 3.2022 ila iminka bufis igu dhacay qof kasto ka shakiyo

    • @dhugmaallyrics
      @dhugmaallyrics  Рік тому

      Buufis wax wanaagsan maaha sow kan anigaba i helay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    Good song meqa sano radina heskan

  • @dec622
    @dec622 4 місяці тому

    Gunta erayadeyda mar un gees idaaaf ninkad donta gursoo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +4

    Wa talo guracan maskax deyda geli karin nina gaban ki u dhalay gacan tisa kuma dilo ma marka gajota garaba malin dubata Waxa ilmaheyga guraya dad kaleba maha gobta istaga hadal igu guracan ba dhaheyga galay inta hadal taqan abwaanada gabya iri ubadka Yan u geysta wa talo guracan maskax deyda geli karin maxa goni ka dhigay godaye ma adigan dhalin

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 Рік тому

      @farhiaismail1984 wllo qali mela klane wan kgu so arkay show qof wayo arag thy 😢😢

  • @YusufAxmed-tr2lg
    @YusufAxmed-tr2lg 4 місяці тому

    Weligey ma arag gelin hore nag rimi galabtina dhiciseyn 😂😂😂😂

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +2

    Nag olm ur jiro iska so turtay lo qaday qiso dhab

    • @dhugmaallyrics
      @dhugmaallyrics  Рік тому

      Farhia Ismail walaal Waad ku mahadsantahay sida aad Qisada heesta noola wadaagtay 👍‼️

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 5 місяців тому

    Xamse is the best known actor in a movie

  • @MaxamedAbdi-bj9ej
    @MaxamedAbdi-bj9ej 6 місяців тому

    💋💋❤️❤️👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 5 місяців тому

    Assess your health

  • @Mukhtaarcabdi-pr3nw
    @Mukhtaarcabdi-pr3nw Рік тому

    Www 6:42

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 5 місяців тому

    👨‍🎨👨‍✈️😊😢👨‍🎨

  • @SiciidCumar-iv3vx
    @SiciidCumar-iv3vx 10 місяців тому +2

    456677