Apaayo mcn sida uu sheegay walaalkeena samee teeda kale Allah talda saaro waayo ilaahay adoomadiis marnaba madayacaayo haddii aad soo kaacdo hbnk xilga dambe oo aad labo rakac tukato Allah si niyada aan u tuukto waa hubaal in uu Allah kuu yeelaayo niyadada. oo aad isniin iyo qamiis aad soonto si niyad tasbiixdana aad badiso hadalkaan ma iska dhihin waa hubaal mar kasto aan tukadana waan kuu soo duceynaa insha Allah. Allah qalbiga ha kuu qaboojiyo🤲🤲
Marriage without trust is not Marriage. Alhamdulilah it's good u have known earlier tomorrow he will fake you with big problems. Forget about him .Allah will grant you a good trustful man
Hooyada Allah so adiyo wanagaga ninkasna aman iskasiii wallshey bikerjaney Amal kadhik adna mid wangsan Allah kubixyo🤲
Apaayo mcn sida uu sheegay walaalkeena samee teeda kale Allah talda saaro waayo ilaahay adoomadiis marnaba madayacaayo haddii aad soo kaacdo hbnk xilga dambe oo aad labo rakac tukato Allah si niyada aan u tuukto waa hubaal in uu Allah kuu yeelaayo niyadada. oo aad isniin iyo qamiis aad soonto si niyad tasbiixdana aad badiso hadalkaan ma iska dhihin waa hubaal mar kasto aan tukadana waan kuu soo duceynaa insha Allah. Allah qalbiga ha kuu qaboojiyo🤲🤲
Subxanllh waaa qiiso xanuun badan 😢😢😢😢😢😢😢😢
Illaahy hooyo qalbigeeda hakuu soo jeediyo ninkaasna ha aaminin ban dhihi lahaa 😢😢
Maash Allah ♥️
Okay 👍 saxib
MaMaashaa allah ❤
Marriage without trust is not Marriage. Alhamdulilah it's good u have known earlier tomorrow he will fake you with big problems. Forget about him .Allah will grant you a good trustful man
Ilahy hooyada haboyinkaga xun haka reebo waa xanuun walhi hooyada oo sida ku galaysa ninkasna Ha unoqon ilahy sawj bari ah haku siyo
Aamin aamin yaa rabi yaa raxman baryadena naga aqbal oh naga ajiiib 🤲
haguleystojaceylka
supercarab
Super arp waa sax zxp Wana mid wangsan
Wlh waa xanuun dhibaatooyinka ku haysata ilhy haku fudaydiyo wll isagana waxa kaga daran hooyada ee ilhy haku so jeediyo qalpigedana jcyl hakugu beero🤲 marba hadu qof been ku sheego ha aaminin wlh😭
Zhp waa cali xasan zhpkey ayaan mopilkisa ka daawanayh
Allahayow hooyo Mcn Hanagudirin🎉🎉
Saxwaaye walaahi
Walhi waa xaun dhiabatooyinka ku haysata ilaahyi haku fudydiyo wll mcn isgna wax kaga darn hooyo mcn qalbigiydi ilaahyi haku soo jeediyo midks nh mid ka kheer qawo daacd ku ah oo runta ku sheegyo ilaahyi haku sahlo
Abaayo samir allah dobadkeen ninkaas hawnoqon
higsino
qiso
Wlhi sanadkan niman ma jiraan waa khiyaanalayaal😢😢
Ragoo dhan maaha 🙄
Wa xanun ale badal qer akugu badalo😢
Yaaab badanaaa
Abayo hooyo Alalh qalbigeeda haku jeediyo ,ninkana haa aminin mid khiyano bdn ama beenale ah Allah kaama horkeeno huukeyso😢
Sad story 2 evil sisters to their mother
Abyo Allaha hooyo qalbigaaga kuu soojeediyo Alle waxaan ka baryayaa in uu iikaa sahlo abyo😢😢
Aamiin aamiin 🤲
Ninkaas iska ilow mid ka qeyr badan allaha kuu sahlo hooyadaana allaha kuu soo hadeeyo
Iskagahar kaasjeceelkaama raacayo
😊❤❤❤❤
🦁❤️☺️
Wll mcn waan ku salamy codsi ayan wata wll qisoyinkaga waan dhagesta lkn hal mid ka reeb music ka reb wllo ado mhdsan
Waa run waan kugu raacsanahy
Allow hoyadey berdeda samo soxiji iyadane allah qalbika uqawojiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤
Hhh qof ay wada sheeekeesanayn oo guur ay ku balameeen miyayna weligood video call ku hadlin
Wll taladeydu waaa inaaad bloc saartto oo aad iska fogoysso waayo waa khaain waynaadey waana imtaxaan nololeed ee adkeysso iska fogee muragadiisa waxanna kuu rajeynayya guur iyo sawj daacad ah oo wanaagsan xppti❤
Marba hadu been ishago wa iga dhintay farax
Kalsoonida wa Tan Lagu hoogo😮
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤😊😊😊😊
Wasaxit hiksi hadalkisawasax
Subxanalaah 😂😂😂😂
Walaal ha u jixin jixin
Sorry abayo mcn 😢😢😢😢😢😢🥺🥺🥺😭😭🥺😭💔💔💔💔💔😭😭💔💔💔
Masha allaah
Waxaan kugulatalinlahaa ninkaas iska ilaw wyo qofan iskukalsoneen waaye marka kasbo hooyadaa tankale allah kamagangal sharta habaryarahaa wyo fidnadoodhan ayagaa kuguwacan allh ubari habaryarahaa in allh quluubtooda kuusojeediyo
Meeqo malin sugaye shookoyinkaa zxp soo bogsii shekoo yinka 😔😌
Ilahay hooyo ha ku so jeediyo abaayo dhanka ninkana iska dhaf aniga wax ku dhilahaa bolka saar
Ha aaminin byo waa khiyaanoole ee block saar🚫
Vidio coll laguma wada hadlo miyaana
Hooyadaa hagaaji, istikhaarayso ninkan beenta kuu sheegayna kafogow, hore usoco.
❤❤❤
Abaayo naftada hakuaminin eee block iska saar ayar kagudub
Abaayo ninkaa khiyaanada banana
Kafagoow hooyadaana alle qalbigeeda naxariis hakuu galiyo
Nin kaakulugooyay go aan kaqaado
Block iska Saar wll ninka xaqiiqada kaa qariyey
ARoos been been ah kulhaa ar somaliyaa ARoos been ah xaguu kajiraa bal😁😁😬
Habari yar ninkaa block saar ogoow qofka mumin ka ah hal god labo Mar laguma qaniino
Subax wngsn
Asc