MA ILLOOBI KARO 16 SANNO KAHOR MAANTA OO KALE | 16 Years Old

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • #arimaheena #team27 #rlcteam27
    Halkaan ka iibso dharkayga tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,447,763 subscribers
  • Розваги

КОМЕНТАРІ •

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 28 днів тому +199

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 28 днів тому +185

    Waan kuujeedaa Adoo Aamusan akhrinaaysa qoraalkayga wll mcn like ii saar 😂🤝

  • @AhmedHamdia-s4k
    @AhmedHamdia-s4k 28 днів тому +60

    Wahan ahay 16 sano jir wahana bilabay inan dawado youtube chanelkada ano 7years old wana ku faraxsanyahay in a ka mid nokdo fans ❤

    • @adsd2762
      @adsd2762 28 днів тому +2

      Arimaheena waa iga qosliyay Walhi 😂team Arimaheena dagdag moyeee tartiiib lamyinaan qabsan😂waaaa Arimaheena Wa ogahy inaaa dhahday😂😂😂😂😂

    • @MustalifoCali-b9b
      @MustalifoCali-b9b 24 дні тому

      Same

  • @Sidiqmuse1
    @Sidiqmuse1 28 днів тому +41

    Legendary arimaheen wax badanban ku dawanyey wakhti iyo kala duwan sanado kala duwan iyo waliba wadano kala duwan keep going bro

  • @faruqabdullah01
    @faruqabdullah01 28 днів тому +27

    arimaheena 2015 ilaa hada ayaan kugu xiranahay sxp waxaan kaa bartay video editiongka iyo basics of computer thanks pro keep gooing

  • @AmiinIbraahim-ij5ur
    @AmiinIbraahim-ij5ur 28 днів тому +84

    OLD IS OLD LEGENDARY ❤❤

  • @IsraMuhiyadin
    @IsraMuhiyadin 28 днів тому +17

    1 sano aaka waynahay UA-cam kaaaga ❤ m,a keep going arimaheena saaid baad kuu tageeraaa

  • @issaadow2414
    @issaadow2414 28 днів тому +10

    Wahan jira 11 sano jir wahan bilabeinankudawado anigojiro 5 years old anigo dawanin team 27 malintas Malin maiahan ilove oll team 27 ❤❤❤

  • @QamarNuur-om1fj
    @QamarNuur-om1fj 28 днів тому +30

    UA-camkaga 1sano uu iga weynyahy m.a hormar wcn🎉🎉😅

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 28 днів тому +11

    Aad ugu frxsanhy in aad ka mid ahy asxaptadi hore .barigi hore qaylin jirta soo galaysid kul yaabi jiray ilaa kula qabsady.well done wll walina update badan hdii sii ahaan lahyd ,inta ka badan gadhi lahyd woooow xaqlaha youtub thy .nolow

  • @nashwamohamed-x2k
    @nashwamohamed-x2k 28 днів тому +10

    hambalyo abowe guusha aad gaarty waxan ku leeyahay horay usii soco sanado bdn oo farxadeed nala sii joog wllkey mcn ❤❤❤❤❤

  • @NaimaAbdilaahi
    @NaimaAbdilaahi 28 днів тому +14

    16ka sano 8 sano ka mid ah taageero ku ahay pro👑❤️

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw 28 днів тому +7

    Arimaheena jidda xaafada bawaadi shaarac talaatiinka cimaarad gaduud ayaa caawa iso xasuusisay wlh saudi Arabia xiligii aad joogtay ila hadan kula socda legend wan ku slmy wll🙏

  • @Beru700
    @Beru700 28 днів тому +11

    Wow 16 years.
    Congratulations Congratulations million times my pro

  • @wllbenzema2652
    @wllbenzema2652 28 днів тому +21

    ARIMAHENA WAN KU TAGERAA 😮❤

  • @ILIK-MADOOWE-6
    @ILIK-MADOOWE-6 28 днів тому +12

    Old is gold ✨️

  • @irshaadtj7828
    @irshaadtj7828 10 днів тому +1

    The one and only arimahena horay usoco zahp 6sano ayaan ku dawadaa❤️

  • @Akbalaaya-vz1jj
    @Akbalaaya-vz1jj 28 днів тому +6

    OLD IS GOLD LEGEND ARIMAHEENA

  • @MohamedSalah-i9q
    @MohamedSalah-i9q 28 днів тому +6

    Ma maqli jirtay qofkan wuu khan gaarey UA-cam wuu khan gaarey 🎉 happy birthday day

  • @MohaAkVlogs
    @MohaAkVlogs 28 днів тому +31

    GOATKA UA-cam TAHAY BRO ARIMAHEENA ✅️💯

  • @AnshaKadar
    @AnshaKadar 28 днів тому +4

    Goatka youtube ka tahay arima heen waan ku wadanaa ❤❤❤❤

  • @MrDayib
    @MrDayib 27 днів тому +3

    Masha Allah, anigu 2024 ayaan UA-cam bilaabay, walina waan wadaa Alxamdulillaah.

  • @Bilan-h9p
    @Bilan-h9p 28 днів тому +6

    Congratulations Congratulations arimaheen wad dadshay inta iyo Ina kabadan ku rajanyan pro❤🎉🤴

  • @DeeqaSalah
    @DeeqaSalah 28 днів тому +3

    Anaga xataa ma ilabikarno waayo waynu isla soo jabnay mar uun ayaan islahaa arimaheena oo meelsare gaadhay ilahay haduu ku tusilahaa lafihii hore waan kuwataa keep going my ❤❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 28 днів тому +6

    Old is gold nolow wllkay ❤🎉😊

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 28 днів тому +3

    Masha Allaah hambalyo hambalyo wll ❤❤❤❤ keep going up ❤🎉🎉

  • @Shukriyussufadan
    @Shukriyussufadan 28 днів тому +7

    Arimahena ad ku tageraa wan ku dawaa m.a keep going i.a wad igo ogthy in an waqtigh ka faideysto

  • @hilaaldaahir3800
    @hilaaldaahir3800 15 днів тому

    Waligaa guul ayaan kuu rajeynaa
    Ducana waan kuugu dray
    Adigoo dhalinyaro ah ayaad hormar weyn sameysay♥️❤️🎉🎉 hampaliyo 🥳

  • @ZamzammukhtarZamaatha
    @ZamzammukhtarZamaatha 28 днів тому +3

    youtube kaagu hal sano ayuu iga yaryahay M.A 💐❤️🦋

  • @aliishaabdiiraad6424
    @aliishaabdiiraad6424 28 днів тому +2

    2018 ilaa hda taageero ku ahay ilhy cimriga cafimadka io cibado suban hakusiiyo ❤🎉

  • @awad1816
    @awad1816 28 днів тому +1

    Masha Allah Arimahenna from Djibouti 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Saabariinxasanaxmed
    @Saabariinxasanaxmed 28 днів тому +1

    Legend soo jabay the goat of social media hor usoco❤💯🙊

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 28 днів тому +4

    Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 28 днів тому +1

    You tube Arimaheena hmplyo dhalasho wacan inbdn waa iga qoslisay🎉🎉🎉🎉❤

  • @Adeshchanal1223
    @Adeshchanal1223 28 днів тому +3

    Wow m Alh ❣️ big man 🎉 sanad guuro wacan OO wanagsan ❤️ keep going forever ♾️💕

  • @Amiira633
    @Amiira633 27 днів тому +1

    Arimaheena waxaan kudhihi lahaa horay usoco🎉❤intaas aad haysato iyo inkabadan ayad uqalanta aniga ooyar oodadka aadshegysay kamida hadaatihin team 27 idinka ayaan social media ha oodhanba inkatageraa walipa waaxan jeclanlahaa inan arka qof inkamida insha alah waxan rajaynayaa inan mar.uun.ilakulmo siipa walalkayga asad hagio😢❤.da.daydu waxa waye 15 adna waxad youtubeka furatay 16..sano kahor intaa aan.aqligalahaa idinka uunbaan idindaawanayay walipa aniga oo.islahaa goormad lakulmi😊.waxaan rajaynayaa inaan mar.uunlakulmo insha allah😢❤ hadaa tihiina team.27 noolada intay nololi jirto❤❤❤🎉

  • @AbdirahmaanAliAhmed-x8m
    @AbdirahmaanAliAhmed-x8m 28 днів тому +2

    Old is Gold ArimaHeena LegendarY Baa TahaY NiO...🔥❤️

  • @barkulmis
    @barkulmis 28 днів тому +22

    Wuu Qaan Gaaray UA-cam Kaan 😂😂 2017 Aan Ku Soo Biiray Aniga 🎉 Anigoo Memory Ku dhageysan Jiray Heesahaada Before 2017

    • @axlancali
      @axlancali 28 днів тому

      Masha allh Ani wxn kusobiray team 27 2022 isku mr kuso wada biiry❤❤

  • @Yaxyekayseismo
    @Yaxyekayseismo 28 днів тому +3

    Thanks The legend arimaheena

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 28 днів тому +2

    UA-camrka arimahena & ani isku fac ban nhy 2009 1sano ban jiray😂 wlhi 1m uma qalantid ka badan ban ku rajeyna keep going ❤🎉

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 28 днів тому +2

    From team Asad Hagio ❤❤❤
    Team Asad Hagio ismuujiya please 🙏.
    Arimaheena wakusaalamey 🎉🎉

  • @SucaadQaalib
    @SucaadQaalib 28 днів тому +4

    Masha allah wlky qali hore usoco wllo marwalaba guulayso marwalaba ❤

  • @FardawsaAli-dx2du
    @FardawsaAli-dx2du 28 днів тому +4

    2009 wxn jiray 1year alx hadana iwakaan wxn ku dawadaa one year ❤

  • @Hadiasmailahmed
    @Hadiasmailahmed 28 днів тому +5

    Salanta sidii hore ma laga dabalay way igabdan baysay❤

  • @fosiaawil6351
    @fosiaawil6351 26 днів тому

    Go forward wllky inbadana UA-cam kaga ku xirnay waaa tagara barnaamij yadaaada hore u soco wllo intaa inkabadan inuuu jiraan rajaynaaaya waaayo waxa tayhay qof af gaaaban oooo muxtarima waaa intaan kaaa bartay wllo aqoontaa kuuu leeeyay maha mid gooniya eee social media uuun hore usoco marwaliba geeridù haku ilaawdo yaaa rabi yàaa raxmaan ❤❤❤❤

  • @aaminoaadan1476
    @aaminoaadan1476 27 днів тому

    Waaaw Alx Allah ayaa mahadleh Arimaheena waxaan ku bartay oo kugu xirmay dhanka youtube ka 2019 waan tageraa Adiga iyo dhamaan team 27 special Asad waan rajaynaa maalin waalmaha Allah kamida inaan idinla kulmo shaqada halkaa kasii wad Hana caajisin buri caajiska peace & love wallkey mcn❤🥰

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 28 днів тому +2

    2016 kusoo biiray channelkan arimaheena heesahaada ku raaxeysan jiray keep going macalinka weyn aabaha UA-camrka

  • @sanaag-bila22.
    @sanaag-bila22. 28 днів тому +5

    Dadka xanuunsan ee ku daawada ayaan kamid ahay ilaahy ducadada hanoo aqbal😢🤲.
    Am cancer fighter

    • @samirahussein1500
      @samirahussein1500 28 днів тому +1

      Allah Yashfiikallah wlashay 🥹🥹

    • @BashiiryYusuf
      @BashiiryYusuf 27 днів тому +1

      Allah ku shaafiyo wllo

    • @AbuuHinda
      @AbuuHinda 26 днів тому +1

      Alaah ha Ku caafiyo abaayo waa hinda qurux aamiin in Shaa allah 🤲❤❤

  • @alonegirl6746
    @alonegirl6746 28 днів тому +2

    Maxaa in badan indhaha noogu raaxeysay muqaal qurux bdn waa u xiisay music io angle camerada ka kala duubi jirtay youtuber sharaftii arimahena 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ayub-e9f
    @Ayub-e9f 28 днів тому +1

    Old is gold legendary 🦁

  • @Akwadani
    @Akwadani 28 днів тому +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cudooncabdullahi3284
    @cudooncabdullahi3284 28 днів тому +3

    4 sano kadib 20 sano jiraaa youtube ka Arimeheena keep going my brother

  • @HibaaqClqadirAhmed
    @HibaaqClqadirAhmed 28 днів тому +1

    UA-cam arimaheena anoo 2jira baa lafuray abtii horey usoco❤

  • @FabioContrao-c1g
    @FabioContrao-c1g 28 днів тому +2

    KEEP GOING BR0 ARIMEHEENA WAN TAGERAA

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 28 днів тому +1

    Aniga waxaan kulasocde afar sano 4 king 👑 UA-cam of somali keep going brother

  • @madiinahanafiali5166
    @madiinahanafiali5166 28 днів тому +1

    Masha Allah dhiirigeliye Arimahrena Mahadsanid brother❤❤❤

  • @HaniAbdi-c6u
    @HaniAbdi-c6u 28 днів тому +1

    Waad mahadsantahay arimaheena xili aan hadal u baahnaa ayaa iisheegtay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastexoshooble6824
    @nastexoshooble6824 28 днів тому +1

    Wxaa aad io aad ugu faraxsanahy mudo bdn inaa fanas kula ahado ilaa 2018 ila hda ayn kula socday ku dawanaye waligeyna comanti maso bixin wxana ku faraxsanay ina thy qofki ugu horeye aan youtobe kadawado ilaa hdana aan ka cajisin dawashadisa wllky mcn guleso waliga farxadna ku nolow i.n hambalyo malayin jeer 🎉🎉❤❤❤❤

  • @Mssmanal
    @Mssmanal 27 днів тому

    Arimaheena youtubekaga 1 sano ayaan ka weyn hore u soco ❤❤❤❤

  • @FaadumocaliGuled
    @FaadumocaliGuled 28 днів тому +1

    Ay arimahena chanelkaaga 1 sano lee kawenahy waxan ahay 2020 ilaa hada thanks 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 27 днів тому

    Legendary arimahena keep going 🎉🎉

  • @11naa44
    @11naa44 28 днів тому +2

    Atoorihi sacudiga mrka aheyd qatar wlhi 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @nuurdiinproduction8482
    @nuurdiinproduction8482 28 днів тому +1

    Tlie 2016 ila iyo hada video aa so dhigtay aan dawan majiro runti keep goin brother

  • @MahadInhoAntonio
    @MahadInhoAntonio 27 днів тому

    Old school wlh yar aan sxb ahayn aad kuu dawan jiray maanta waa ahlu qabuur ARimaHaana nin wax bdn fahansan ayaa tahay dhan walbo intaa aa nolahay wanku tagayri dona boska sxbky waan buuxin donaa more successful legend❤😢

  • @salmanvip786
    @salmanvip786 28 днів тому +2

    Yasiir Allah arima heena oo 16 sano kumaba Aadan qur xaneen war nio xookaa yar bal is naaxi oo aan aad cayil bdn u aheen war sidaan iyo sida hada tahay wili waxaa tahay qaajo to qaajo dhan ka body ka gawadaa kisdoo is naaxi one love wllka🤝👍

  • @DawoGarad
    @DawoGarad 25 днів тому +1

    Waxankugu xidhanahay mudo laga joogo 9year wankugu hambalyaynaya guushada wlky omar hajio 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 aad ayanku tageera wll dadal oo kasi badi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @manowjunior2770
    @manowjunior2770 28 днів тому +14

    16 years ago No way

  • @zayidcumar1
    @zayidcumar1 28 днів тому +2

    Arimaheena legendary 🎉🎉🎉🎉

  • @nasroxasan9112
    @nasroxasan9112 28 днів тому +1

    Arimaheena UA-cam channel 1sano ka weynahye masha aallha ❤🎉😂

  • @MohamedCabdi-p3b
    @MohamedCabdi-p3b 28 днів тому +3

    Waaw anooba igu facyahay youtubekaga nin sojabay hora usoco saxib

  • @YahdiinkaBaryare
    @YahdiinkaBaryare 28 днів тому +3

    Caawa.Waa.Haweynkena.Ee.An.is,muujino.wallahi.Lajan.majiro.Hadu.jiro.waa,Arimaheena.wayo.16yearz.waa.waqti.Hambalyo.zxp,kep.goin,waa,kutagera.waliba7yearz👍🇸🇴

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 28 днів тому

    Mashallah what a progress you made!💯

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 28 днів тому +1

    Masha allah arimaheena guleyso lajanow saidankugudayda horay usoco brother❤❤❤❤❤❤❤❤❤nolashukumaxumeyso

  • @MaxamedMuuse-vb8yc
    @MaxamedMuuse-vb8yc 27 днів тому

    WALHI ARIMAHEENA LGND WAYE GUULEYSO KEEP GOOING ❤ SXB ADINA ALLAH KUXAFIDO BRO ❤❤❤

  • @UbaxcadiraxmanAxmed
    @UbaxcadiraxmanAxmed 27 днів тому

    Congratulations arimahena horay usoco wllky adi wallahaga allaha idin xafido🎉🎉❤

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 27 днів тому

    Qofwlbo maanta wuxu dahayaa caan ahay blse wax wlbo maanta raqis ayu noqday YouTubkii arimahena qofkii dawaday Aya arkaya canimada dibka lomaraye waagas legend nin weyn guleyso ninkan umaqalmo one million ee magarsini karnaa 2m iyo ka koree❤❤😢

  • @sihaamshiine2208
    @sihaamshiine2208 28 днів тому +1

    hore u soco wll I.n halkn meel ka saraysaa💯

  • @HalimaOsman-xn2cg
    @HalimaOsman-xn2cg 27 днів тому

    This person deserves more than 5 million subscribers idk why he didn’t get the recognition he deserved 🤔🤔coz as we can see his whole journey is commendable 16 yrs is nt a joke man anyway a very big congratulations ❤ #ARIMAHEENA ❤💯💯

  • @ZakariyedahirNor
    @ZakariyedahirNor 28 днів тому +1

    arimahena Goat ka UA-cam tahay sxp Geeb going

  • @CabdisalanXasan-ri5nx
    @CabdisalanXasan-ri5nx 26 днів тому

    Legend wax badan ayaa nofaideyse thanks pro❤❤

  • @ShariifAbdi-m6w
    @ShariifAbdi-m6w 28 днів тому +1

    Kiki samia iyo adiga isku fiican Hambalyo arimaheena ❤

  • @Sooyaalmedia7
    @Sooyaalmedia7 28 днів тому

    Masha Allah arimahena❤🎉

  • @ShahdaMoh
    @ShahdaMoh 27 днів тому

    waxan ahay 14 sano jir kasoo jeeda sooomaliland runtii waxaan ku faraxsanahay inaan daawado youtube iga da wayn waxaan youtube kan daawadaa muddo gaadhaysa 4 sano iyo kasii badan waan ku daawan doonaa i,n keep going wllo🥰

  • @IdirisCade-sm3ff
    @IdirisCade-sm3ff 27 днів тому

    4 years Lee jire wagtigas ❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 28 днів тому

    16year🎉mshaa alhaa ❤❤❤hore u soco 🎉

  • @isramuktar2881
    @isramuktar2881 28 днів тому

    Best youtuber❤❤

  • @sowdaMaxamed-n1i
    @sowdaMaxamed-n1i 27 днів тому

    Waad soo jabhadeysey arimaheyna 🎉❤

  • @ubaxabdixakiim
    @ubaxabdixakiim 28 днів тому +2

    amiin amiin Allah kaa aqbalo ducadada wll

  • @AbdiweliHussein-dy4qy
    @AbdiweliHussein-dy4qy 28 днів тому

    OLD IS GOLD LEGEND KEEP GOING ❤

  • @meymunaali9403
    @meymunaali9403 28 днів тому

    2021 kusobire 😊 team arimahena one ❤

  • @AsiaMohamoud-d6w
    @AsiaMohamoud-d6w 26 днів тому

    Marka aan dhashay ayuu UA-cam bilaabay ooooov legendkii legendaryga ahaa🎉❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 27 днів тому

    Masha Allah zxp hormer wacan youtube kaada hal sno anaa ka weyn 2008 bAn dhashay adna 2009 baad sameysay balse 2022 ilA hada tageero weyn ku ahayn ❤ from hargeysa

  • @zakariyeinajo
    @zakariyeinajo 28 днів тому +1

    Arimahena legend wakula soo jabay zxb wax badan ku dawanaye ku dhawaad 7 sano UA-cam kaaga 2 sano oo iga ween yahay markaa dawanayo waa xishodaa 😂 I a marun inaa kulanno aa rajeena zxb I a 🙏

  • @AbuuHinda
    @AbuuHinda 26 днів тому

    Armeheena in aad i arkayso cml waxaad tiri waad i daa wataa subscribe na ii masaarin waa run tàaa mobaylo badan ayaa iga halaabay hada ayaan kuu saaray abti you tube Kaaga halsano Ka weynahay keep going abti weynu ku tageernaa 2021 dii ayaan bartay janalgaaga horay u soco abti armaheena waa hinda qurux armaheena fans 🎉🎉❤❤

  • @FatimoHassanMuhamed
    @FatimoHassanMuhamed 28 днів тому +2

    Waakumahadsantahay dhiirigalintada Wllky wanakutageraa ilaa iyo 8 sano 2018 -2025 🎉🎉🎉🎉

  • @Caabudiinahmed-99
    @Caabudiinahmed-99 28 днів тому

    The legend of All time in UA-camrs arimeheena nolow zhp 🙏

  • @Ismaotii
    @Ismaotii 28 днів тому +2

    Hambalyo Arimaheena ❤❤❤

  • @HafsaNurali
    @HafsaNurali 27 днів тому +1

    Maasha Allah

  • @FadumoSalad-p1k
    @FadumoSalad-p1k 28 днів тому

    Masha Allah intaas in Ka bdn ayaan kuu rajeynayaa hore u soco wallaallo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aaminahassan3469
    @aaminahassan3469 28 днів тому +4

    Awalan hanbalyo walalkey horay u soco benta ma ahan aniga iyo carurteyda wan ku dawana iyo walalka asad hagio