Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q1AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • #Wacdi&Waano

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @mohatupeofficial8389
    @mohatupeofficial8389 3 роки тому +150

    Wllhi jiliinkooda waa beelo Somaliland sharaf leh waan idin salaamay from muqdisho

  • @hanaanhonour2392
    @hanaanhonour2392 3 роки тому +502

    Wxa jira dad 2dii sano ee horeba inala daawanayey lkn mnta inaga hoseya ilhy how naxariisto dhamaantod inagana towbada saxda ah hayna waafajiyo🥰🤗🤲🤲🤲

    • @raxmaquruxofficall2595
      @raxmaquruxofficall2595 3 роки тому +10

      Haa walhi wll key aya kamid ahaaa bishii 20-20-10 ilhy haunaxariisto isaga iyo umada muslimiinta ahba amiin yarabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @whether1489
      @whether1489 3 роки тому +2

      Haa wlhi ilahay ha u naxariisto dhamaaan amiiin ilahay ha Ina wafujiyo towbada saxda ah

    • @cawohaybe1813
      @cawohaybe1813 3 роки тому +1

      Amiin amiin

    • @filsanfarhan2654
      @filsanfarhan2654 3 роки тому +1

      haaa wll alle ha u naxariisto inta dhimatay 😭😭😭😭😭😭😭

    • @musaali5323
      @musaali5323 3 роки тому +2

      Abyo wa saxan tahay Alle ha u naxaristo inagan Alle hana sugo insha Allah

  • @Ifrahitafamous
    @Ifrahitafamous 3 роки тому +197

    Alxmduililah waxaan daawanaya Ramadan ti labaad ee xidhiiidha anoo cafimad qaba🤲🤲😍😍

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 3 роки тому +482

    Inta ku faraxsan soo laabashada flimkan like 👍 saara lol 😂

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 роки тому +199

    From Somaliland like isara 👋

    • @hoodomaxamed981
      @hoodomaxamed981 3 роки тому +1

      @@axmadguumbe6567 foorm soomaliland adaan dsilk ku saaray

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 3 роки тому +302

    ShalaY wn ku wareeraY sidaan marna Facebook iyo UA-cam uga baadhayey ramadaan kariin universal tv inta ila midkaa like

    • @mahadafdhuub9130
      @mahadafdhuub9130 3 роки тому +4

      Yaaa ilahay iga sareeya saan ubarayy shalay waan ku wareerey

    • @deeqaburhan2327
      @deeqaburhan2327 3 роки тому

      Wll mxa riwayd cusub maaha miya tii hore lee miya wx cusub san u raadaayay bn wareeree

  • @سلطانة-د3د
    @سلطانة-د3د 3 роки тому +65

    2sano kadib rabi baa nabad qab nagu soo gaadhsiiyey Ramadaan kle iyo fursad kaloo cusub Alxamdulillah❣😍😍

  • @nasthehosidik1763
    @nasthehosidik1763 3 роки тому +215

    Inta qaybta hore is dhaafisay🥰liketa

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 3 роки тому +343

    Inta reer xamarka ee filmkn ramadankii hore dhameysatay Hdana kutaxan sidaydoo kale like dhac igusiiya

    • @najiipkaape
      @najiipkaape 3 роки тому +6

      Ano re hargeiza ah wa ku saareyy 😂

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 3 роки тому +6

      Ku xumeyn baan u saaray anoo hargeisa ah🙄😂😂

    • @Qezah-b7t
      @Qezah-b7t 3 роки тому +2

      @@ismailupdeirazhid153 mahadsnd gob baa tihiin 😍

    • @Qezah-b7t
      @Qezah-b7t 3 роки тому +2

      @@najiipkaape
      Mhdsnd 😍😍

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 роки тому +2

      Rer hargaisa ano ah kusaray xitala

  • @hiboali3350
    @hiboali3350 3 роки тому +17

    Kalmada hooyo markad maqashaan talaw naxriis iyo frxd yaa ila dareema rabaw Hooyo nooxafid 💉❤️❤️

  • @randamuuse780
    @randamuuse780 3 роки тому +62

    Alxmdulilah 2 sano dabadeed manta waxn daawanaya anigo cfmd qaba ilhy waxan ka rajynaya in ilhy sanado badan inagu gaadhsiiyo cfmd qab bash bash iyo barwaaqo ilhy ban ugu mahadnaqayaa

  • @sharmarkemohamedhassan5020
    @sharmarkemohamedhassan5020 3 роки тому +97

    Isku filan
    Ikraan
    Hibaaq gobaad
    Yuusuf ceegaag
    ❤️

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman9586 3 роки тому +311

    Xayaysiiska waxa xagga hore loo soo mariyay, waxa ay fahmeen in la iska joojiyo marka muuqaalku dhamaado. Imikana inta hore ee xayaysiiska ah ayaanu is dhaafinaynaa. Ila meerayso! 😂😂😂

  • @hodanhodanhasan5504
    @hodanhodanhasan5504 3 роки тому +108

    Alxamdulilah waxan dawanaya ramadantii 2 anoo cafimadqaba illahaw aday mahadi kusugnatay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ezmailali8187
      @ezmailali8187 3 роки тому

      Aamiin aamiin ilahayaw mid sadexaad ku gaadhsii

    • @hodanhodanhasan5504
      @hodanhodanhasan5504 3 роки тому

      @@ezmailali8187 amiiiin inagoo xafimad qabna

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 3 роки тому

      Masha alh caqliga allah haku siyaadiyo walashay iyo caafimadka ba qof inta garanaya o alxamdulilh odhanaya wu yaryahy

    • @maxamedcabdi9034
      @maxamedcabdi9034 3 роки тому

      Alxm

    • @queenmaryan3548
      @queenmaryan3548 3 роки тому

      Kula mid ahay alxmduliha

  • @AbdurahmanWardi
    @AbdurahmanWardi 3 роки тому +63

    Labo sano kadib inuu isku filan cayilay oo uu calool keenay inta ila aragtay like dhac ha'iigu siiso

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 роки тому +199

    Inta markey afurty daawaty sideyda is muujiya ramadan kariim❤❤🖤🖤💯🍆🥑🥝

  • @narouraahmed7992
    @narouraahmed7992 3 роки тому +3

    From Djibouti 🇩🇯 and I like this musalsal

  • @nimcoabdirashiid2692
    @nimcoabdirashiid2692 3 роки тому +127

    Inta dhaal miyiH iyo Dhal.Magalo Uu sitayy like I miss you❤🌙

    • @antonio169
      @antonio169 3 роки тому +1

      Inta Calanka farska Leh Like ta isiiaara
      🇸🇴🐎

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 роки тому +38

    War #yuusuf_Ceegaag waa nin Af iyo dhaqan yaqaan ah👑❤🙏 Ruwayadana waaba mid Wngsan

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому

      Haa #hafsa_bariisena waa gabar hadal cabiri taqaan
      Waaba ayna qurxbadan tahay
      Masha alh.

  • @mohamedyaazein3179
    @mohamedyaazein3179 3 роки тому +198

    Inta sugaysay dhaqan miyi iyo dhal magaalo is muujiya🖐

  • @marwolove5599
    @marwolove5599 3 роки тому +36

    Alxamdulilaah Ramadan kariim ramadantii labaad dawanayaa🥰 ramadantii hore hooyady agteeda ku dawanayey cawase cidlo dareemayaa wayga hoseysaa rabiyow unaxariiso hooyaday 😭🤲

    • @mohatupeofficial8389
      @mohatupeofficial8389 3 роки тому +1

      Ilahay ayaa kaa jeclaaday wllo mcn

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 роки тому

      Amiin abyo allaha unxsriso hoyo mcn

    • @hajihassanto3447
      @hajihassanto3447 3 роки тому

      Ilahay ha u naxaristo walal

    • @mohameddahir9257
      @mohameddahir9257 3 роки тому

      Ameen wll Allah ha unaxariistoH

    • @enaally431
      @enaally431 3 роки тому

      Ilahay janadiii frdwso hka warabiyooo abyo mcn 🤲🤲🤲 kitab keeda ilahy gacanta mid h ka siiyo Aaamin iyada io intii dhimataypa Rabi ha u naxaristo dhamaantood I.a

  • @AhmedIbrahim-vl5bn
    @AhmedIbrahim-vl5bn 3 роки тому +28

    Alxamdullah anoo caafimad qaba ayaan
    Saddex ramadaan oo isku xiga daaanaya musalsalada universal TV.

  • @legendd291
    @legendd291 3 роки тому +5

    Isku filan hooyadii waa azal Somali wlhi masha Allah
    Allah ha ku barakeeyo maamo

  • @daahirweedhaafe9098
    @daahirweedhaafe9098 3 роки тому +23

    Dhaqan miyi iyo dhal magaalo inta sugaysey like

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 роки тому +44

    Jilaga rer waqooyi wax kaga wnaagsan somalida maleh😂😂😂

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 3 роки тому +102

    From hargaysa ismuujiya!!!👋🏽😅

  • @haawoali3733
    @haawoali3733 3 роки тому +19

    Alx laba sano kedib baan dawanya inbadan oo sanadki inala daawatey baa maanta aduunka joogin illaahow unaxariisto inta xanuunsana caafi inti caafimaad qabta allah ha usiyasdiyo

  • @bella-xb1ug
    @bella-xb1ug 3 роки тому +15

    Tlhi reerkaan woqooyi daga lahjadoodu iga gadan😅👌
    Waa idin wataa😘😍

    • @maanka348
      @maanka348 3 роки тому +1

      Hhhhh so dhawoow wllo 💯🙏🇭🇺✈

    • @_s8895
      @_s8895 3 роки тому +1

      Reerke???

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 3 роки тому

      @@_s8895 wax aad igula dagaasho miyaad raadinaysaa😁?!

    • @_s8895
      @_s8895 3 роки тому +1

      @@bella-xb1ug inaad reer konfurki caloosha timaha kulaha tahay waa u jeeda ado reer iyo waqooyi toona dhihin maad somaliland dhahdid

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 3 роки тому

      @@_s8895 hhhhhhhhhhh qof haduu caloosha timo ku leeyahay waa adiga.
      Matag uma baahniye oradoo dadka ictiraafka bixiya u tuugsi tag ha igu dul baroorane😁👌

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 3 роки тому +64

    Iney labada sodohood isku madhan doonaan ama is dagaali doonaan inta sii garaneysa like ha saaraan 😆 🤣

    • @zuzaanqaniyo7752
      @zuzaanqaniyo7752 3 роки тому

      O wll flimkan maynan hore udawan awal🤔

    • @adnaosman8931
      @adnaosman8931 3 роки тому

      @@zuzaanqaniyo7752 wa part 2 WLLo qlih

    • @mobaraksaad4321
      @mobaraksaad4321 3 роки тому

      @@zuzaanqaniyo7752 haa wll laakiin seoson 2 , qeybtii labaad weeyi .

    • @malmo4235
      @malmo4235 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 3 роки тому

      @@zuzaanqaniyo7752 aniga laftirkaygu wan kuwareersanahy

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 роки тому +51

    nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilaahy adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭😭pp

  • @jacayl4854
    @jacayl4854 3 роки тому +17

    Ubax dugsiiya inta aragty
    🤗🤗
    Like dhac kusiiya

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 роки тому +16

    isku filan wuxuku leeyay hooyadyna waa fatoshad qosol iguma hadhin ubax iyo istey wanku faraxsany inay kuso Bireen teamka one love💯♥️

    • @abdiasiisdaud5832
      @abdiasiisdaud5832 3 роки тому

      Waa inta aan ku qoslay wlahai kulahaa ana hooyaday waaa fotooshad meel ay seexato ayay rabtaa kulahaa waaba fariid baariya

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 3 роки тому +7

    Yeah ✌ dadka Ramadanta noo qurxiya Hibaaq gobaad, xildhibaan cunaaye, iskufilan iyo ikraan shamaakh noolaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najahali9926
    @najahali9926 3 роки тому +15

    Mom is mom😭♥️✌🏼🤲🏻

  • @mahadahmed1605
    @mahadahmed1605 3 роки тому +24

    Finally I've been waiting since last Ramadan for a new one to come out keep going 👍

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 3 роки тому

      ua-cam.com/video/e876X5U71F0/v-deo.html iso bookha wll

  • @najahabdi6238
    @najahabdi6238 3 роки тому +9

    Alx sanadkii 2aad cfmd ku daawanayaa allah inta dhimatay nala daawanaysa zandkii hore unaxariiso🤲🤲🤲

    • @caydaruusahmed1771
      @caydaruusahmed1771 3 роки тому +1

      Amiin walaalo Alle ha u Naxriizto intii hada inaga hooseysa inagana Tobada ha ina wafaajiyo

  • @aliabdi9782
    @aliabdi9782 3 роки тому +8

    War waxan Filin wa Dhaafay Thanks 🙏🏿 so much unversaltv 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @gahayrabdu8493
      @gahayrabdu8493 3 роки тому +3

      Horta calanka aad meel kasta la yaacdan muxuu ahaa . Muse inaad dad jira tihiin buu shaki idinka jiraa

    • @asmasalan3737
      @asmasalan3737 3 роки тому

      😄😄

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 роки тому

      Haa wllhi wa filim iyo badh

  • @hibaksalah9388
    @hibaksalah9388 3 роки тому +2

    Welcome back wacdi iyo waano tii horena waan dhanaysty illahay how naxaristo intii dhimaty inagana kuwo ka faaidysta ramadanta waa fursade inga yeel amiin amiin

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 роки тому +14

    Alxamdulilaah ilahy ramadantii horena cafimad qabaan ku dawaday imakana cafimad qab Alx

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 3 роки тому +52

    So dhacyeeey🥰🥰

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 роки тому +5

    Cegaag hibaaq ikraan cabdi qani mashaaalh tageera buuxda 💚💚 jilayasha kuwa ugu aktifsan weye wlhi somalida

  • @omerali1498
    @omerali1498 3 роки тому +5

    Alle Ha u NaxariisTo inta raMadaaNtaN aaN iNaLa sooMiN 😘🤲

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 3 роки тому +4

    Islaantu waxay ka dhacaysaa gacanta isku Filan inta ila dareentay islaanta isku filan hoyadii ku matalaysa inay ka dhacayso liketa dhac ku siiya

  • @mohamedabdirahmansaid2724
    @mohamedabdirahmansaid2724 3 роки тому

    Ramadantii sadexad ee an dawanayo wayaa musalsalka universal ka baxa from Nairobi

  • @fartoonahmed5759
    @fartoonahmed5759 3 роки тому +6

    Yes yesss thanks universal tv wan sugeyney

  • @ruksana578
    @ruksana578 3 роки тому +18

    Dadkan anu wan jeclahy rer waqoyiga🥰

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 3 роки тому +1

      Anaguna wan Ku jecelahay wllo

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 роки тому +2

      @@smartmm6267 🥰👏👍

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 роки тому

      Alle ha ku jeclado adna huno

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 роки тому +1

      @@nimomohamed8941 🥰👍

    • @_s8895
      @_s8895 3 роки тому +3

      Somaliland dheh not waqooyi😏

  • @khadarayatullah9949
    @khadarayatullah9949 3 роки тому +7

    Intaa igu raacsan inuu hooyadii gaadhiga xag hore soo mariyo like saar ❤️😁

  • @nurahussein244
    @nurahussein244 3 роки тому +2

    Wooow Thnks dhmntiin Alha ha idin laqabto😍😍😍😍

  • @zucadziman2439
    @zucadziman2439 3 роки тому +4

    Daacada ka dhacaysey ku deeh clqani islu filan 😅😅
    keeep going Universal tv❤👏👏

  • @daakirqaybdiid5532
    @daakirqaybdiid5532 3 роки тому

    riwaadu waaba kala dhaqaaadh waana laysla haystaaba go forward

  • @salaholad3279
    @salaholad3279 3 роки тому +5

    Wlhi shalay oo dhan ayaa radinayy cawa hdn helay thanks universal tv🖤

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 роки тому +22

    Inta ogatay ee aragtay in ay ubax dugsiiya kusoo biirtay qaybtan ee qaybtii hore si taxane ah udawan jirtay like isku miijiya in kastan habsan ahay🤣

  • @dhuuxmukhtaar1673
    @dhuuxmukhtaar1673 3 роки тому +21

    Leigns baa isku helay musaslkan inta u xiistay farta taag☝️

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 3 роки тому +2

    Hibaaq gobaad, wlhi wàa gob daacad ah. Wan jeclahay inantaa ilaahay Hana kulmiyo mar quruxey😍😍😍😍💘 curadayda ban ugu magacdarayaa Insha allah

  • @abdikarimyasin4003
    @abdikarimyasin4003 3 роки тому +47

    Way kayara xumatay waxy ahyd inuu hooyo xaga hore saaro gabadhisana xaga danbe saaro hooyo ayaa wax walba kamudan
    Ramadan Kareem💙

    • @yessboss9640
      @yessboss9640 3 роки тому +7

      Wll inta badan dadka mudan ama madaxda ah xaga dambaa lasaaraa, xaga hore inta badan bodyguard-dhada madaxdaa raaca 😂 casrigan dambe ufiirso marka xitaa madaxda lasoo dhaweynayo markey wadamada kale booqdaan ama markey dalkooda ukala safrayaanba

    • @nemageenyo5094
      @nemageenyo5094 3 роки тому +4

      Kuwaa waa madax ka baqanaya dhibaato sidaa daraadeed loo saaraa xaga danbe balsa hada waa Wiilkeeda in hore la saaro aheed si wiilkeda ula sheegesato maka sidaa ogaw adna Yass boss

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому

      Xaga hore wuuba furee☹️wala cut gareyay walal kadib xaga danbe lasarau

  • @wardahibo175
    @wardahibo175 3 роки тому

    Alhmdulah mahadleh ramadaanta ramadaanteeda na gaadhsiiyay

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 3 роки тому +30

    Gabadhaaaa hibaaq waa romantic nio waa sodoh wax garada 😂😂😂😂😂😂 maxay tidhi " honey moonka kusoo qaaata " 😂😂😂😂

  • @nimoalimohamed5128
    @nimoalimohamed5128 3 роки тому +26

    InTa xayaysiiska is dhaafisay like...🤣

  • @ahmedwalisharif6708
    @ahmedwalisharif6708 3 роки тому +12

    Cabdiqani maamada haku dhigin fadlan waa qof xishood badan ixtiraan rabitaankeeda.

    • @cayni1560
      @cayni1560 3 роки тому

      Wr wH jiLiiiN😂😂😂😂😭

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      @@cayni1560 Wuxu Jilayaa Inay DhasHay Marka Hadalka Waa inanu Ka Maqnaanin Respectiga Hooyadu Ledahay

    • @halaabdi2994
      @halaabdi2994 3 роки тому

      ما شاء الله🥰😊😇

    • @cayni1560
      @cayni1560 3 роки тому

      @@lamajofficial2446 haye wllO wax garad

  • @katraquen6684
    @katraquen6684 3 роки тому +2

    Waa run hooyo iyada idin leh nin raga abdiqani isku filan💯👑💟

  • @abdifitahabdi4981
    @abdifitahabdi4981 3 роки тому +5

    2 labo sano kadib inta aragtay isku filan inuu cayilay qurux noqday cegaagna sidiisi yahay like dhac kusiii

  • @dr.abdirashidabdi7349
    @dr.abdirashidabdi7349 3 роки тому +1

    Hibaaq mashaallah sodoh wanagsan from Muqdisho

  • @atiaabdo477
    @atiaabdo477 3 роки тому +10

    Mach Allah markan arkey film kaan waan u qadan wayey farxad darted hore usocoda wllo

  • @jamalcabdilahi2911
    @jamalcabdilahi2911 3 роки тому +2

    maah maahda ugu xun ee somalidu leedahay waa xidid wada yaal waa xaar wada yaal iga gadan maah maahdaasi 🖐️😁😍😁liketana ha ilaabin aabo

  • @bircalaanjiyed.2601
    @bircalaanjiyed.2601 3 роки тому +10

    Iskufilan: Hooyaa joogta
    Ikraan: O mxa so celiyay?
    Iskufilan: Odaygaa soo garaacay.
    Ikraan: Ma islaanta weyn.
    Iskufilan: Maya telefoonkeeda.🙆

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 роки тому +4

    Alxamdulillah waxaan ku tixanahay oo alle swt I gaarsiiyay sanadkii 2aad 🤲

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 3 роки тому +14

    Inta u maleyneysay inaanu sanadkan jirin musalsal like saara 😂👇

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 роки тому

    Mansha allah musalsalka 2019 Ramadanti hore qeybti2 miya laso celi soonki hore waa dawaney soonkan sidokale alxmdulilah ❣

  • @محبوبةالرحمان-ك3ش
    @محبوبةالرحمان-ك3ش 3 роки тому +3

    Waaaaw ubax iyo istey
    Ku soo dhawada wacdi iyo waano 👏👏👏

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 роки тому +2

    2019,2020,,2021 baan dawanyey alxm😘

  • @naimaicy5604
    @naimaicy5604 3 роки тому +5

    I was waiting for this, wan su gayay wlhi ♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏

  • @almadaimond9000
    @almadaimond9000 3 роки тому +1

    الحمد لله دائما وأبدا
    Ramadantii labad iyo cafimad qabka

  • @sayidalikhadar75
    @sayidalikhadar75 3 роки тому +15

    Inta 7:10 wali xilligii afurada gaadhin like dhac kusiya

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 2 роки тому +1

    Iminkay run run u midoobeen ilahay ga barakeeyo

  • @yackupmustaphe4808
    @yackupmustaphe4808 3 роки тому +43

    waa film runti aan aad ugu taxanahy lkn waxan ku darsan laha hdal hooyada loo isticmalayo in wanaajiyo madama ay nolosheenuba hooyo tahay🥰🥰

  • @mounaosman8481
    @mounaosman8481 3 роки тому +1

    Mansha allh

  • @KhaalidDalab
    @KhaalidDalab 3 роки тому +3

    ceegaag baan wataa nio inta ila raacsanow like ii saar

  • @raanindhajacayl5382
    @raanindhajacayl5382 3 роки тому +2

    istey iyo ubax Dugsiya Lamanaha qarniga Aad ban ugu Farxay ka soo mmuqashada Wacdi iyo Wano mar hore Aya laga rabay Likini hadey Noqotay horumar Wacal Aad baan idinla Dhacay

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 3 роки тому +6

    welcome back Yuusuf and Hibaaq🥰🥰🥰

  • @ikraanabdinor8590
    @ikraanabdinor8590 3 роки тому +1

    Mansha allaah filimkii ayaa noo soo laabtey saan u raadinaayey hibaaq iyo ikraan iyo isku filan iyo ceegaag dadkaan filimaantooda ayaa igu socdo waan idin salaamey dhamaan soomaali weyn

  • @ikranhussein9833
    @ikranhussein9833 3 роки тому +4

    Wlhi waan sugayaye musalsalkaan xalay Toban mar baan eegay universal tv thanks alot

  • @naciimomahamed1666
    @naciimomahamed1666 3 роки тому +2

    Masha Allah guuul iyo gabanimo somalind alaah xafido 💚💚🗯️🗯️❤️🌹💉🙏🙏👌🇭🇺🇭🇺

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 роки тому +38

    Intii dhaqan miyi iyo dhal magaalo sugaysay oon kaw ka ahy😁

  • @hamdamohamed6313
    @hamdamohamed6313 3 роки тому +1

    Alx Allah naso gadhsiyey ramadaanta 🤲
    Ramadanta ramadantedana rabi hayna gadhsiyo
    Inago cafimad qabna🤲❤

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 3 роки тому +7

    Alx labo sano ka dib ayaan cafimaad qab ku daawanaya ilaahay sanado badan oo kle cafimaad qab ha inagu simo sidoo kle wxn aad ugu mahad celinayaa universal TV iyo bahda jilayaasha sida qurux badan inoogu soo jeedinaya aadbad u mahadsantihiin halkaa kasii wada hawsha guul iyo gobanimo

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +2

    Inta sanadki hore Ramadan ki la socotay musalsalkan like sara🥰✌🏼

  • @abdirahmanabdillaahi989
    @abdirahmanabdillaahi989 3 роки тому +5

    Maydaan wax dhalinba 😅
    Iskufilan & ikraan idin wataa✌

    • @soumeya806
      @soumeya806 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣 2 sanaa kudul dhamaatay

    • @abdirahmanabdillaahi989
      @abdirahmanabdillaahi989 3 роки тому +1

      @@soumeya806
      Sawmaaha laba aroosbuu dhigtay welina waxba ma dhalin😅

    • @soumeya806
      @soumeya806 3 роки тому

      Qofbaan xasuustay wlhi 🤣🤣 alfanaan .....

    • @abdirahmanabdillaahi989
      @abdirahmanabdillaahi989 3 роки тому

      @@soumeya806
      Qamar suugaani miyaa

  • @ahmeddirirmohamoud1634
    @ahmeddirirmohamoud1634 3 роки тому

    Flimkan waan ku heystaa yuusuf ceegaag . hibaaq and isku filan iyo ikraan jilayaal aan kala dhicin 🥰

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 3 роки тому +4

    Mar kale xaadir alhamdulillah Ramdaan caafimaad inagu gaadhsiiyay

  • @katraquen6684
    @katraquen6684 3 роки тому

    The one an only hibaaq gobaad ban ilaaway hilmaan hadal kuma jiree love you sister 😘 😘 ❤ 💖

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 3 роки тому +6

    Inta Jeclayd Inuu Hooyada Xga Hore Geliyo Gaadhiga Ismujiya 🥰🥰

  • @somalifilms5130
    @somalifilms5130 3 роки тому

    Inta ila aragta unuu c.qani isku filan xidhan yahay koodh suudhkii dayax band like isara😅😅😅😅😅

  • @janno802
    @janno802 3 роки тому +5

    Ramadan Mubarag ale ayaa mahadle sanadkale nabad iskugu keen soceshay 👏🥰🥰

  • @antonio169
    @antonio169 3 роки тому +1

    Mataalad Jilniinka filmka
    Erey qaadashada Hadalka Afsomaliga
    100%100
    Director iyo Actors Waad Ku mahadsanstihiin Fakarkiina Qurxda badan

  • @cayni1560
    @cayni1560 3 роки тому +3

    Ka soo dud hooyo😂😂😂😭aLh Kanaaa Ma nooLi wlhi😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lukmanabdirashidsaid5747
    @lukmanabdirashidsaid5747 3 роки тому +1

    Macquuul maha
    Nasteexo in this series 🤤

  • @asmamaxamed712
    @asmamaxamed712 3 роки тому +13

    Laba sano kabacdii ilhaybaa mahadleh nagaadhsiiyey alx

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Mahadsanidiin gaar ahaan lamaanaha ubax & cabdiraxman

  • @najiipkaape
    @najiipkaape 3 роки тому +8

    2:53 am paa daawanooyaa 😂😂
    like maan u qaLmin
    👇

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 3 роки тому

    Best film