UURKA BISHA 1aad IYO CALAAMADAHA UGU HOREYO | WEEKS 1-4 PREGNANCY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 249

  • @sn4271
    @sn4271 3 роки тому +4

    👍🏼👍🏼 i don’t have experience for pregnancy 🤰 but I am waiting pray for me I love baby 👶 so much 🤩🤩🤩

  • @theoriginaldhol3032
    @theoriginaldhol3032 3 роки тому +6

    Mansha Allah can you guys please add how your husband support you when you going through changes because some husband run away when their wife needs most. Congra for your new addition

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 3 роки тому +23

    1. Maryam talk about your early pregnancy comparing to this new one thanks hbbty ❤
    2. wll Mohamed i have learned how to continue due date and thanks alot
    3. I'm not yet married but I'm learning alot form you guys 🙏❤

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 роки тому +12

    Congratulations maryam may Allah be with u for the 9months inshallah

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 3 роки тому +4

    Waa runtaa maryane uurka bilaha uhoreeya in lasheegsheego mafiicno aniga markaan 11 week ahaa ayaa layga soo xaaqay cuz of missed miscarriage ayaan ahaa alxamdulilaah ilahay 4 kale ayuu isiiyay dhibmalhan next time inshaa allah ubad cafimaad qaba ayaan ilaahay kabaryaynaa kuligeena

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 3 роки тому +47

    Aniga wan daremaye inaa uur leyahy 6bil ahay alhamdulilaah inta haysato allah u barakeyo 🤲🏻inta haysanin allah seeyo

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 3 роки тому +33

    Koleey uur malihi mana udhawiye alle haku kala keeno adi io inta uur leh😘🥰

  • @ruqiyocumar3488
    @ruqiyocumar3488 3 роки тому +8

    Wa ku salamay hada ayan kugu so biray abayo walaca bilaw ila dhamadka ka shekee wa iga codsi thankz sister and prather

  • @ustadmohamedhashihydar7242
    @ustadmohamedhashihydar7242 3 роки тому +4

    Scientifically Iam biology teachers! And i teach students embryologicall developmental stages and we divide into three tri semester means three months togethers so I will expects to Add this information my knowledge when maryan explain us

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 3 роки тому +3

    Wow aad ayaan uga faiday inoo sobadiya video healthy kusabsan especially pregnancy mom ah
    Jazakullahu khayran

  • @iqlas8093
    @iqlas8093 3 роки тому +16

    M.a lets start the journey together with prayers.

  • @filsanwarsame7940
    @filsanwarsame7940 3 роки тому

    uurka alle hakuu fududeeyo abyo maryan. Mshallh qoos qurux badan baa tihiin video dawashadiisa kama daaro,hore usocda.

  • @umusaara8219
    @umusaara8219 3 роки тому +5

    Mansha Allah mabruuuk
    Ana October 17 ayaan kuu adanahy Allah noo barakeeyo

    • @ifrahabdinasir5566
      @ifrahabdinasir5566 3 роки тому +3

      Mashallah anigana septembar 01 kun beeganahy ilaahay ha noo fududeeyo aamiin aamiin

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 3 роки тому +4

    Mashaallah maryama congrats aniga ii so duceeya in allah nago arzaaqo aniga iyo zuwjkega nasiiyo awlad baari ah inshaallah 🙏

    • @Hshfjesakutahoe
      @Hshfjesakutahoe 3 роки тому

      Sumatra Ahmad aamiin aamiin ilaaheey oowlaad saalax ah haku arsaaqo qdiga iyo in ta oowlaad la aantal ah

  • @farhiafarah3328
    @farhiafarah3328 3 роки тому +4

    Masha allah Moha and Maryama inaan maanta noqdo qofkii ugu horeeyay c

  • @najmaciise1683
    @najmaciise1683 3 роки тому +1

    Hambalyo maryan & Mahamed farxad ayee notahay hada nahay dawadayasha idin ku xiran Allaha ku adkeyo xiliga fooshane allaha ku fududeyo dad wanagsan aan Allah dartis u jeclahay ayaa tihiin Allaha idin xifdiyo ❤️

  • @falastincookingbeutychanne2952
    @falastincookingbeutychanne2952 3 роки тому +4

    Masha allah anigo uur laheeyn ayan dawadey lkn hada alx anigo uurleh ayan dawanaya alx

  • @mahadibrahim1519
    @mahadibrahim1519 3 роки тому +3

    For educational purpose only! its nice

  • @bisharomohamudali7036
    @bisharomohamudali7036 3 роки тому +1

    Masha alaah maxamed and maryam hambalyo baybiga soo kordhay alaha idiin adkeeyo amiin yaa rabi wlhi waxan idinku sii jeclaaday dadka saaa u qaymaysiin masha alaah walalahay hambalyo horumar wacan

  • @ayaanamiiindaauud5797
    @ayaanamiiindaauud5797 3 роки тому +3

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo maryan and Mohamed Masha Allah abayo maryan Alle haku adkeyo xiliga foshana Alle haku fududeyo gabadh raliyo ah ayadtahay raliyadana fooshu maba lagudhibo

  • @nimcomoxamud2784
    @nimcomoxamud2784 3 роки тому +4

    Kaso hadala waxii aad u aragtan iney gabdhaha somaliyed o reeraha leh ka faidi karan wa sugeynaa inshallah 🙏 maryana ilahey hau fudedayo ❤️

  • @najiibdaahir4912
    @najiibdaahir4912 3 роки тому +1

    M.a allah ha idin barakeeyo abyo maryan iyo moha 1) physical change ka gabadha ku dhacayo jirkeeda sidee waaye first month pregnant
    2 )cunoyinka isticmaali karto bishaas noocee weye
    Shukran wllhy inoo soo badiya video

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 3 роки тому +13

    Aniga pregnancy waxa iso martay 9 bilood ayaan sakaraad aha 9 months walac aha alx hada gabadhayda alx one year jirta hadana 6 weeks pregnant ahay malinti oo dhan wan xanusanahay habeenki na wan ficanahay

    • @fartuunnuur3975
      @fartuunnuur3975 3 роки тому

      Illahay hakuu dhib yareeyo sister awlaadana hakuu barakeeyo

    • @khadraahmed4248
      @khadraahmed4248 3 роки тому

      Allah hakucafiyo waan daremikraa

  • @xabsocabdiraxaman8202
    @xabsocabdiraxaman8202 3 роки тому +5

    Waxan kujira bishi 9laad allow ifudide anigiyo intii uurleh

  • @daganlovehoyofatima1203
    @daganlovehoyofatima1203 3 роки тому +5

    Walac starts around 6-13 weeks ilhay haufududayo hoyo walbo oo ur lah😭😭🙏🏼🙏🏼😭😭

  • @foosabukar8213
    @foosabukar8213 3 роки тому +3

    Masha allah tabaraka allah fudeed allah kaga dhigo abaayo but walaca xanuun waaye😷🥺bishii 3xaad ii dhamatay walina tacban ahay 😔 allaha noo fududeeyo aniga intii ila mid ahbo intaan haysana allaha ku arzaaqo yaa rabi🤲

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 3 роки тому +1

    Maasha allah tabaarakalah, allah swt haynagu sugo cuniga oo dhashay oo caafimaad qaba iyo hooyada oo caafimaad qabta dhamaantiina allaha idin xafido qoyskaygii ,insha allahu annagana kuwo baariya iyo waalid kood oo baari ah allah hanoo soo sahlo

  • @adoontiialle3331
    @adoontiialle3331 3 роки тому +1

    Jasakalahu khyr

  • @abdiladhan4905
    @abdiladhan4905 3 роки тому

    Abayo does cyst have side effect to a married woman and can one get pregnant

  • @nastamohamed6228
    @nastamohamed6228 3 роки тому +1

    Masha Allah maxamad madaxweynaha uqalantaaa marwadaadina waa heshay allaha idin barakeeyo walaashey iyo wllkey iyo caduqaarir yare Noonahan nabadqab Allah kukeeno insha Allah

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 роки тому +1

    Mansha allah hambalyo ilahay kheir hakuga kala keena abyo qaali sharaxaada adna sisay wadku mahadsanthy

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 3 роки тому +2

    Allow mataano nisii hdan arkay video kiin waan idin xiisay wllhi 💋💋💋💋💋💋

  • @hanimahamud3784
    @hanimahamud3784 3 роки тому +2

    Maansha allaah walaashay iyo walaalkay waan jeclahay waxyaabaha aad ka hadashaan waa wax muhiim ah hore usocda

  • @nooramuhammed4506
    @nooramuhammed4506 3 роки тому +1

    Mashaalaah ilahay hakuu adkeeyo Mabruuk afar indhood ooisxanbarto ilahay hakaadhigo💙💙💙💙💙💙

  • @aragzansidahooyadeed6227
    @aragzansidahooyadeed6227 3 роки тому

    Wllo maryan alle hakuu fududeeyo xaamilka afar indhood oo nabada alle hakaa dhigo baayo intii xamila alle hanoo fududeeyo sharafey

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 роки тому

    Masha Allah mabrouk maryan Allaha idin barakeeyo

  • @kamilofarah8364
    @kamilofarah8364 3 роки тому +1

    Maryama said ayaa u neef tuureysa ilahey hakuu fududeeyo

  • @abdikadiradan1433
    @abdikadiradan1433 3 роки тому +1

    Thank you mohamed and maryan ...very educational program

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 3 роки тому +2

    الف مبروك عليه حبيبتي ع بيبي

  • @adoontiialle3331
    @adoontiialle3331 3 роки тому +1

    Intan youtube dawanayey maryan iyo maxamedba sfcnba ugahadlay

  • @umuilhan3794
    @umuilhan3794 3 роки тому +2

    Manshaallah Walalkey iyo walashey hambalyo ayan nileyahay awlad cafimad qabo Allah nisiyo inta haysanina Allah siyo Amiin ya rabi walaca aniga aya lajifay kudawat 3 bilod digeygana huyar yahay kanin diga soceliyo aya liso qoray markan laqawa mantag waniskadafay xabibti wax kale oo diga kusoceliyo ilawadag inshaallah Allah noadkeyo aniga waqtiga dalitanka wey isoqoren October 4 teda inshaallah waqtigena marki lagaro ilahay hanosahlo inshaallah wosobadiya casharahan waxban ayan kafaideyna inshaallah 😘😘😘❤❤🌷🌷🌷☘☘☘

  • @fadumaabdi3786
    @fadumaabdi3786 3 роки тому +5

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 💕💕💕💕💕💕💕💕🎊🎊🎊🎊🎊🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🎆🎆🎆

  • @fadumaabdi3786
    @fadumaabdi3786 3 роки тому +3

    My dua date 11/11/2021 insha Allah
    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @munishabdi20
    @munishabdi20 3 роки тому

    Wcs waan ladanahay alle ha kuu fududeeyo inta kuu dhiman

  • @mowlitomohamed8806
    @mowlitomohamed8806 3 роки тому +1

    wllo waxd noosoogalisaan sida oogu fudud ee uurka looqado ilahy ayana bixiya anago og hadna dalka mareebno mahdsaniidiin horay uscda

  • @ifraxqurux2933
    @ifraxqurux2933 3 роки тому +2

    Asc wr wb walashey Maryan iyo walalkey maxamed aad ayan idinkugu hambalyeynaya Ilaahey haku fududeyo qaali Abayo Aniga waxa gursadey 2014 Alxmdulilah 2016 waxa Ilaahey nagu rasaqey hal canug aad ayan ugu rafadey waxa ahay Hooyo xayi ah shaqeyso school aan adi jirey Alxmdulilah aad ayan u matagi jirey cunto ma jecelen mana dal badanen waxa iska aha qof cadi ah xita bisha ramadan Igu so gashey Alxmdulilah wana somey bisha dhan cafimada ayan ka qadey markas waxa ah 8 bil abayoy bisha 5 marka galey ayan waxa daremey barar badan dhaqtarkeyga waan ishegey xita xajiga wuxu ahay waxa u bahanahay dhaqtar Saas e thy ma isticmaleynin cusbo badan sidi waa ka siyey lugaheyga wexey bilaben barar sa.id ah nafta aya i dhibi jirtey marka sexanayo waxa ah 49 kg waxa noqdey 100kg hadane mey i cawin mar walba Nurse marki aan garey xiligi ley qabtey marka tagey wexey ogaden in biyo jirkeyga dhan harqiyey wey isi foliyen cirbado badan igu diren ilaa darenka ama xasusta iga tagto waxan xasusta iyago dhahayo waa inan kala badbadina Alxmdulilah waxa komo ku jirey 30 day ilaa manta ma i xaqijin sababta kentey biyaha jirkeyga galey aad ayan uga baqa inan ur qado ma ilabo wixi i qabsadey dadka wexey i dhahan mad dhashid lkn qisadeyda ma oga iyo waxa urkeyga ama niyadeyda ka guxayo waxa ka cabsada inan sidi o kale noqdo Ilaahey haku fududeyo wlhi waligey waxa idin ma so qorin lkn manta farxada aan idinla farxay iyo walalkey maxamed hadalkisa ku so qorey allah idin sharafo maxamed abowe waxa rabey inad video ka so hadasho sababta keni karta in biyaha jirka ku so fataho iyo sida leskaga ilalin karo waan jecelan laha sida shakiga badan iga baxo aad ayan u cabsada xita her waxan garey marka arko gabar urleh o bararan aan ku dhaho dhaqtarkada la xarir allah idin adkeyo hana idin barakeyo waxa rajeyna inad qoralkeyga aragtan hadi ey jirto qof biyaha jirka ka galey kadib ur qadey ama og plz ilaa wadag mahadsanidin

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  3 роки тому +1

      WCS Ifrax. Xaqiiqdi waa qiso natabatay. Waad ku mahadsantahay nala wadaaga aad nala waa daagtahay. qisadaan. Allaha ku fudedeeyo walashey qaali, anagana sidoo kale

  • @naimakhalif9683
    @naimakhalif9683 3 роки тому

    MashaAllah thanks

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 роки тому

    Noosoo badiya wll alle haydin xafido

  • @kowtharaayfuad3943
    @kowtharaayfuad3943 3 роки тому +1

    Mashalah Allah kubarakeeyo.

  • @ifraaxgarane132
    @ifraaxgarane132 3 роки тому +1

    MashaAllah walashey macaan 💓

  • @Uhhhhhhhhhjhjjjjjklllt1
    @Uhhhhhhhhhjhjjjjjklllt1 3 роки тому

    Allaha kuu barakeeyo Walal maryam !

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 роки тому +1

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqda inshllh illaahay murad kina haa nii sahlo walalshin ayaan aahe fadlan 🤚 🤚 🤚 🤚

  • @zakimohamed675
    @zakimohamed675 3 роки тому +1

    Mansha allah waa idin salamay maxamed iyo maryaan subscribe u sara waxa raba ina idin weydina side lagu baran kra english please vedio xiga please please

  • @craxiimmohamedcraxiimmoham2904
    @craxiimmohamedcraxiimmoham2904 3 роки тому +1

    Masha.allh wlhi ano xaslahen anfarxsanahay walahi tasi wafar xata at faraxsantihin idinka

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 3 роки тому

    Manshaallah Tabarakallah.

  • @4EVER444_
    @4EVER444_ 3 роки тому +1

    Dugtoreso maryan masha allaah arin fican waye abaayo babyga allaah haku adkeyo insha allaah bab kalena allaah hanoxafido insha allaah abaayo QUEEN

  • @fatimaq9424
    @fatimaq9424 3 роки тому +3

    Masha Allah girl and boy Allah ku siiyo twin

  • @hamdiok1751
    @hamdiok1751 3 роки тому

    Ilhy haku fududeeyo mcnto waa kudaremikaraaa qaaliyey Ilhy hano wada fududeeyo inslh🥰🥰🥰

  • @sharafabdiwali2676
    @sharafabdiwali2676 3 роки тому

    Mashallah we will waite together

  • @Xirfadley
    @Xirfadley 3 роки тому +1

    Shukran sharaxada qurux badan Casharadan caml cid ka hadasha ma leh Education ahaan in la barta wanagsan aabe walba iyo hooyo walba si la isugu diyriyo in lala socdo cafimdka hoyada
    Alxmd aniga due datekyga oct 10 2021 insha alaah waye Alaah nabad hanagu gaarsiyo dhamanteen

  • @fartunawil5313
    @fartunawil5313 3 роки тому

    Mansha allah sis

  • @suheylasiman3823
    @suheylasiman3823 3 роки тому +3

    أولن اسلام عليكم wlhi waxaan dareema xanuun zaaid mana ogi ina uur leeyahay istaga badan woidbiba waan wareera 😥😥😥 bishi horee ayan isdahiriye hospital ayaan adee bisha danbe imow aya ley dhahan 😥

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 3 роки тому

      Adu is eeg soo iibso

    • @suheylasiman3823
      @suheylasiman3823 3 роки тому

      @@nimcoabdi8822 walalo kuma fahmin

    • @yaskaabdirisakdhaqane3148
      @yaskaabdirisakdhaqane3148 3 роки тому

      @@suheylasiman3823 keed la so koto ayaa jiro abyo aniga labo bilad ayaan hada kalay waa marki igu horeysy aan uryesho alxmdulilah lkn wan xanusaty keda luku firiyo ayn so katy wan firi wan leyahy alxmdulilah

    • @hamdiok1751
      @hamdiok1751 3 роки тому

      Kii lagu baaraayo sogado

    • @cabdiraxmaanmaxamuud8028
      @cabdiraxmaanmaxamuud8028 3 роки тому

      Suheyla siman wlo kula midban ahayn ana mabaadhin waxan daremaya Wanda gaarac naaso xanuun iyo xumad

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 3 роки тому

    Hamplyo walashy maryam nd walky mohamed allah idin fududeyo

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 3 роки тому +1

    ilahey haku adkeyo abbayo Maryan twins ilahey haku siiyo amiin yarapi ❤️

  • @iqraabdirahman5946
    @iqraabdirahman5946 3 роки тому

    1st one love😘❤️

  • @daganlovehoyofatima1203
    @daganlovehoyofatima1203 3 роки тому +3

    Ilhay hakufududayo walaca abayo it’s not easy pregnancy 🤰 😢😭😭

  • @hoododagan1568
    @hoododagan1568 3 роки тому +1

    Masha Allah hanbalyo ayaan idin leeyahay qeerka allaha noo siyaadiyo aamiin

  • @farihaabdullahi3629
    @farihaabdullahi3629 3 роки тому +1

    Waan idin xiisay my family nolosha farxadeeda allah blesses all of you🤍💯

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  3 роки тому

      JAZA ALLAH, AMIIN kuligeen 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @xayaatkef7425
    @xayaatkef7425 3 роки тому +2

    Waan ku farxasanhy uurkeeda maryan Mnshlh

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 3 роки тому +2

    Somaaliyey walaalkin youtuber aan ahay waxaan soo dhiga wax aniga dhan Na anfaco aakhiro adun nagu camamada subscrib sher lik

    • @yonisaliyusuf3396
      @yonisaliyusuf3396 3 роки тому

      Maryan mataano ayay jeceshahay ilahay ha siiyo wiil iyo gabar

  • @fardowsaahmed5928
    @fardowsaahmed5928 3 роки тому +1

    Anaba bil ka horeyo lkn se ku ogthy waxa dhaleyso ani mabo ogiye mase. Wa iska si rajeyne cml baby clahi so dhawey adhhdee😂😂😂

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому

    Mashaa alah dad qiimo badan alaha idin xafiyo adinka iyo awlaadiina noo faa'iideeya waxaa na dhaantiin waxa aan cuni karaan

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 роки тому +1

    Asc 🌹🌹🌹 Masha Allah mabaruuga wooooooow 🤝🌹🌹 xabiibtii maryan iyo mohamad haamabaliyo 💖💖💖💖😘😍😘😍

  • @flameboynumber1738
    @flameboynumber1738 3 роки тому

    Masha allah wlalasha Maryan alle ha ku xafiido cunuga

  • @hodanibrahim6457
    @hodanibrahim6457 3 роки тому

    Maashallah tabarakalah

  • @nasiahassan1007
    @nasiahassan1007 3 роки тому

    Mahadsanid inkasto sharaxadada ee igu adkatay inaa fahmo qeyb ka mida allah ku adkeyo ilmaha

  • @sn4271
    @sn4271 3 роки тому +1

    Ilahey baby haku adgeyo maryam and thank you so much 😊

  • @aaminasalah277
    @aaminasalah277 3 роки тому

    Allaha ku adkeeyo🥰 abayo wax qeyr leh allaha ku siiyo

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 3 роки тому +2

    M.a wll illahey dartii noogusoobadiyo

  • @bisharoabdirahman7625
    @bisharoabdirahman7625 3 роки тому +1

    Mahadsanidiin wllhay qali due date kaan fahmiwaysanaa waad ifahansiseen m.a
    My due date is 02/10/2021 insha Allah

  • @filsanhaashim5928
    @filsanhaashim5928 3 роки тому +4

    Mansh Allah illahay ha kuu adgeeyo hane kuku kale geeno caruur baariyaalne allah ha kaka dhigo

  • @hamdiok1751
    @hamdiok1751 3 роки тому

    Hadi Ilhy wiil kadhigo cunugyga maxamed kusaminaa inslh waa nisoshegaa markaa somaro ultrasounka inslh.

  • @haniabdirahman7620
    @haniabdirahman7620 3 роки тому +2

    Mi family 👪 🥰

  • @abdilahifuad636
    @abdilahifuad636 3 роки тому

    Mahadsanadiin wll waan u baahanay casharadaa khadr alle haydinka siiyo

  • @yasmiinabdirahman3352
    @yasmiinabdirahman3352 3 роки тому

    Beautiful family masha Allh l’amande qurxon ilahy nabad hakugu kala keno walal qali Adiga iyo ilmahaga ❤️

  • @zeynabseid532
    @zeynabseid532 3 роки тому +1

    Hambalyo maxamed iyo maryam noo soosameyaa 9aad adinkoo mahd san wali way ani allh isiiyo ilmoo kheer qabaa

  • @ayannaahmed1674
    @ayannaahmed1674 3 роки тому +1

    Hanbalyo maryam iyo mahamed aad ban u xiseynayaa mawducaan Mohammed dr miyaa?

  • @halimoadan5983
    @halimoadan5983 3 роки тому

    Mansha allha ilhey hudkeyo marwa maryama 🥰🥰🥰🥰

  • @quruxwanaag8108
    @quruxwanaag8108 3 роки тому

    Masha allah tabarakallah my fav couple walhi ❤️❤️❤️❤️

  • @sowdaaarbush1136
    @sowdaaarbush1136 3 роки тому

    asc wllkey mohamed iyo maryama thanks alot wlhi wax bdn idinka faidey qeyr bdn Allah idin siyo waxa ku weydi 4/10 so i got it right due date ka inu yahay 17 jan how do i calculate if ur last period started on 15 feb so help calculate it plz

  • @fowziahassan1752
    @fowziahassan1752 3 роки тому +1

    Actually isku mid fakarkas ka nahay intey ilmaha ku adkanayaan dadka lalama wadaago aniga hada guur cusub ahay hadana waxa daremaa baahi badan caloosha mesha hoose iga canuneyso wareer iyo dhabar xanun naso ii bararay dhaqtar wali ma adin ana guriga isku tijabiyay native i dhahay marka waqtiga dhigeyga suganaa mahadsanidiin

  • @user-qu4kz8cn3h
    @user-qu4kz8cn3h 3 роки тому +1

    mashaa allaah alaah kuu adkeeyo cabduqaadir walaa cafimaad qabo alahasiiyo ❤❤❤❤❤❤❤🖒

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 роки тому

    Maasha alaah

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail4814 3 роки тому

    Noo sodig plz types of delivery iyo sidi cirbidaaa gadal laa iskugu duraa dibkethaa ayey letha hay

  • @hariraabukar5339
    @hariraabukar5339 3 роки тому

    Mash alla

  • @kH-hg3gd
    @kH-hg3gd 3 роки тому +1

    May Allah make it easy for us

  • @nusaibaomar122
    @nusaibaomar122 3 роки тому

    Masha allah allaha idin adkeeyo

  • @Muqdisho20
    @Muqdisho20 3 роки тому +1

    Masha Allah 🕋🕋🕋😍😍😍

  • @riyaanacabdi7725
    @riyaanacabdi7725 3 роки тому +3

    Congratulations lamanahayga Allah idin daayo

  • @saafiibraahim2275
    @saafiibraahim2275 3 роки тому

    Masha Allah walalkey mohamed iyo dumashi maryam ilhay iwlad cafimad qabto ha idinsiiyo aniga isoo ducaye April 27 an dhalyaye asxabta isoo ducaye in ilhay ii fudeyo