Masha Allaah this podcast was amazing waxaan aad uga helay 3 qodob 1. Su'aasha 1aad sida ey u cabirtay Maryam waana sida ey gabadh walbo oo educated ah ku fikirto 2. The way uu Maxamed maray si uu Maryam u helo which is so good in aabahed uu ka bilaabo iyada ka hor. 3. Iyo su'aalaha faraha badan aad weydiisay Maxamed especially the one was about infertility Allah naguma keenee. So thank u Maryam and Maxamed
Masha Allah. codkiina labadiinaba podcast kufiican yahay. nosoo badaiya please. lakon xata routine kiina wan uxisnay especially cooking, running your errands etc. updated house tour xata❤ guuleysta wlaalyal. masha Allah.
Walahi bilaaw ilaa dhamaad wa daawadey m.a waye wa ka helay tan kale 2 ina no so galisaan ku saabsan qarashka guurkiina ku baxay ilaahay hanii xafido my family
Oow wlh wan ku faraxsanahay your comeback, iyo barnamijkiina quruxda badan,dadka aqoonyahanada waxay jeceliyihiin dad la mida in ay dhageystaan ,runtiina wax bdn Ayan kala faaiideynaa,instead waxyabah social media ku bdn o macno bdn lahayn. Adinko kale caruur ban heysanaa ,wax ban barana ,wan shaqeynaa ,wax nagu tagan ba laga yabaa inaa jwb u heysaan ,so wan ka helay sheekada noocan ah ,wa fikir fcn masha allah.
Masha allh bilow ila dhamad wa dawaday wax badan man idin ka faiday masha allh wana mahadsanid tihiin ina vediogaa dher waqti galisaan masha allh Hal talo idin ku darsanaa carurtina allh idin barakeyo ku da daala ine bartaan afsomaliga marke guriga yimadaan ku dhaha afsomali wa muhiim wx badan ka cawina mahadsanid 🙏🙏🙏🙏❤️
I loved this podcast how everything was so calm i hope you guys aad soo daysaan ways of parenting, managing family finances, understanding between the couples and all...
Mashalah shekada zaid ayee uxiso bdntahy sido kale xirirka wngsn walidka iyo ilmaha ka dhaxeyo iyo wadada wngsn ee loo maro guurka waa casharo muhim ah
Masha Allah tabaraka Raxmaan Wan idin jecelahay si qalbiyana❤ Maxamed arinkaa uu sameeyey ayaan ku riyoon jiray inaan saygayga ku kulano wallaahi ilaa markaan so qaangaadhey e igu so duceeya hadaad i xasuusataan❤
Never have I finished 1 hour podcast but I can’t resist Mohamed and Maryam podcast literally the best podcasters I listened to I enjoyed all of it and would be glad to listen to more of their upcoming podcasts.
I 💯 agree with you maryam, you should ask your questions beforehand before you get surprises later. Istiqarah is the right thing to do and Allah will guide you.
On my way to sleep marka arkay this vedio wlh i said you have to finish and wlh hurdada iga tagtay😅😅😅 plz we need a lot of podcasts 🙏 😢 my allah bless your union ❤❤❤❤
I completed watching de whole prodcast guys wlh i love you the way you respect each other ManshaAllah tabarakallah expecting more episodes InshaAllah ❤❤😊
Masha allh ani ahan wan dhamestay podcastiga runti wax badanna wan kala dhaxbaxay maryam waxe tusaale utahay gabdhaha hadda sokorayo mida ay kaga dayanayan oo ah inad noqotid gabar wngeda laga shekeyo tas oo ah inad ahatid qof marwalba wixii faaido u ehe oo sharafteda dhowrayo kaliya sameeya oo muhimka u ahmida mohamed lagaga dayanaayana waxa waye inaad ahatid qof marwalba daacad ah oo waxa ad dhahesid wan rabaa inee dhab kaatahay so family kudayasho mudan tihin wuna i anfacay muqalka so thanks very much🥰🥰
Manshalla muqalka waa dhamysty wax badana waan kala dhex baxay oo ay ka mid tahay marka labada qof ay guurka daacad & diyaarba ka yihiin uma baahna wakhti dheer oo ay haasawe ku lumiyan
mashallah maryan qabke u hadlayso aad ayan uga helay waa qof aqli badan oo aqlaqle ilahay ha isku kin xifdiyo abo ad unagsana wad heysata ilahay asna haku xafido yasrabi🤲❤
Salaam maryama and mahamed mhdsanidin marka hore cilmiga aad noo fa'iideyseen mida kalane aan rabo inaan idin kaaga jawabo waxey thy in ey gabadha ku aftirsan karin ninkeeda diiniyan ayadoo oo aan oga jawabyo waxana u cuskanayaa cilmiga aan u lee yhy shareecada baajkeyga kowad ee jamaca oo ah shareecada mhdsanidiin xaqa allah nagu sugo dhmanteen ikhwaanii🙏
Masha allah tabarakallah Mohamed and maryam muqalkan lagama cajisayo ano si jecleysanayo ayu dhamatay ilahay ha idin barakeyo nolasha inta idin dhiman farxad ku dhameysta insha allah ❤❤
This is the way educated family sidey uhadlan allahuma baarik familkena tan kale carabta hada jirta wa dadka ugu xun ee gaalada iska dhisa ee dhaqanka gaalada isjecleysiya qaarkod muslimba ma moodid marka magaca carabta haku kadsoomin
Was it 1min podcast or 1hr...but why did the 1hr seemed 1min to me... I loved it and enjoyed it wallahi. May Allah bless you and your family..nosobadiya I.a
Ayy masha Allah what a incredible family lots of love from my heart my family ❤❤ maryama i really really loved your story the way you had friendly with your father and way you had unique ❤️ ❤❤❤
M.a Alle ha ni barakeeyo,, you guys are amazing runtii,,, your the first 1h Somali podcast aan dhameesto while I was enjoying every minute,,, wow by the way I am searching so Noo soo badiya podcasts ka noocan oo kale ah wax badan aa ka baraneena ani iyo dhalinyarta ila midka ah.
I liked how he says adi ninkaaga waa qurxanyhy walaalkeyna waa qurxanhy like ninkana inuu qof kle yhy asna uu yahay qof walaalkiisa difaacaayo but anyways I loved this podcast ❤we need moreeeeeeeeeeee😊
Waxan idinku xidhnaa mudo sannado ah waxan jecelahay akhlaaqda , ixtiraam iyo is jacaylka dhexdiina idinka muuqda mashaa Allah Alle haydin barakeeyo ❤
Mahadsanid abaayo 😍
I understand Maryam better when she speaks English but overall I loved this podcast. You guys are a great couple to look up to mashallah ❤️
Thank you, we’re glad you enjoyed it!
Masha Allaah this podcast was amazing waxaan aad uga helay 3 qodob
1. Su'aasha 1aad sida ey u cabirtay Maryam waana sida ey gabadh walbo oo educated ah ku fikirto
2. The way uu Maxamed maray si uu Maryam u helo which is so good in aabahed uu ka bilaabo iyada ka hor.
3. Iyo su'aalaha faraha badan aad weydiisay Maxamed especially the one was about infertility Allah naguma keenee.
So thank u Maryam and Maxamed
Mahadsanid. Wan ka helay sida aad ukala dhig dhigtay ❤️
That background design is beautiful 🤩 the Blue and the Pink lighting.
Thanks bro
Maasha Allah walaahi muqaalkaan quruxda badan waan dhameystay maryam maxamed xaaji cabaas gabar qurux badan raaliyo ah ayaa hantisay walaal maxamed walaahi muqaalkaan dheer xili danbe anoo seexanayo fiirsadey mahadsanid M&M 🎉🎉🎉🎉❤❤
Mahadsanid bro 😎
waan dhameestay xaqiiqatan podcast aad ii cajabiyay waaye inta dawanaye waana dhooola cadaynaye
sidaa nooga farxiseen allah idin kaga farxiyo nolo qurux badan oo isla dhameesatan allah idin kaga baryaaa
❤❤
SHEEKHmuxamed,iyo maryan illaah haidiin barakeeyo,inshaa allaah
Masha Allah. codkiina labadiinaba podcast kufiican yahay. nosoo badaiya please. lakon xata routine kiina wan uxisnay especially cooking, running your errands etc. updated house tour xata❤ guuleysta wlaalyal. masha Allah.
Insha Allah Waan soo gilineeynaa
Walahi bilaaw ilaa dhamaad wa daawadey m.a waye wa ka helay tan kale 2 ina no so galisaan ku saabsan qarashka guurkiina ku baxay ilaahay hanii xafido my family
Maanshaa'allaah noo soo badiya laakiin ugu badnaan 45 min ka dhiga illeen waa podcast maaha movie e. Waan ka helay barnaamijka.
Oow wlh wan ku faraxsanahay your comeback, iyo barnamijkiina quruxda badan,dadka aqoonyahanada waxay jeceliyihiin dad la mida in ay dhageystaan ,runtiina wax bdn Ayan kala faaiideynaa,instead waxyabah social media ku bdn o macno bdn lahayn.
Adinko kale caruur ban heysanaa ,wax ban barana ,wan shaqeynaa ,wax nagu tagan ba laga yabaa inaa jwb u heysaan ,so wan ka helay sheekada noocan ah ,wa fikir fcn masha allah.
ma'sha'Allaah Wallahi Waa isku Qurux badan Tihiin Allaah Isku kiin soo xulay Isku waara Il Bini Aadan Allaah mani tuso Aniga Anigoo seexan rabo Salaada subax aay ii tahay Markaan Idin dhageysanayay Waanba Ku noqon wayay shekadina Iigu socday Hurdadeey Iisoo guda Maryan Ii Maxamed Ma'sha'Allaah❤️🥰
Waan dhameystay anigoon gudbin video gaan, it was amazing and I learnt mohamed a lot of thing, he is such an amazing gentleman.
Thank you 😊
Mash allaah fikraado fican la imaadeen
Sidokle waa jeclaalaheen inaa xitaa Marti kuma casuuntaan adinka ciwaano waa weyn ka hadashaan hadu waqtiga idiin saamaxo
Waa idinku daydaa daweycadaha qaar insh allaah waa mahadsantahy ❤
Insha allah, waa isku dayeeynaa
Masha allh bilow ila dhamad wa dawaday wax badan man idin ka faiday masha allh wana mahadsanid tihiin ina vediogaa dher waqti galisaan masha allh
Hal talo idin ku darsanaa carurtina allh idin barakeyo ku da daala ine bartaan afsomaliga marke guriga yimadaan ku dhaha afsomali wa muhiim wx badan ka cawina mahadsanid 🙏🙏🙏🙏❤️
Mash alh walhi waan qoslay magceeyga dhumi raby dheh horay usocda waan idin dawadaa ❤
Waan dhintay sidii u dhahaayay ani Maryam aa lii dhahaa 😂😂😂
Mashaa alah wlh 1saac iyo dhoor daqiiqo waaba ila yaraatay plz noosoo badiya 🙏✅ wax badan ka faa'iiday mashaa alah family qurux badan alaha idin xafido
🥰🥰🥰
Msha allah waxaa tihiin couples wax badan laga faaidayo allah ha idin barakeeyo taageero buuxa👏🏼🫶🏼
I loved this podcast how everything was so calm i hope you guys aad soo daysaan ways of parenting, managing family finances, understanding between the couples and all...
Glad you liked it, that's our goal.
Adaa usoodhawene you are educated pather we need to learn more things about you guys we need it as a young generation ❤🎉
Mashalah shekada zaid ayee uxiso bdntahy sido kale xirirka wngsn walidka iyo ilmaha ka dhaxeyo iyo wadada wngsn ee loo maro guurka waa casharo muhim ah
Masha Allah tabaraka Raxmaan Wan idin jecelahay si qalbiyana❤
Maxamed arinkaa uu sameeyey ayaan ku riyoon jiray inaan saygayga ku kulano wallaahi ilaa markaan so qaangaadhey e igu so duceeya hadaad i xasuusataan❤
🙏🏽❤️
Never have I finished 1 hour podcast but I can’t resist Mohamed and Maryam podcast literally the best podcasters I listened to I enjoyed all of it and would be glad to listen to more of their upcoming podcasts.
MashAllah this means a lot to us, we’re so glad you enjoyed it, thank you so much!!! ❤️
I 💯 agree with you maryam, you should ask your questions beforehand before you get surprises later. Istiqarah is the right thing to do and Allah will guide you.
Well said ❤️❤️❤️
On my way to sleep marka arkay this vedio wlh i said you have to finish and wlh hurdada iga tagtay😅😅😅 plz we need a lot of podcasts 🙏 😢 my allah bless your union ❤❤❤❤
Glad you liked it ❤️❤️❤️
❤
Mashaallah tabarakallah aad yan u jecladey sida qoys qurux badan u tihiin❤❤❤❤❤❤
I completed watching de whole prodcast guys wlh i love you the way you respect each other ManshaAllah tabarakallah expecting more episodes InshaAllah ❤❤😊
More episodes to come Insha allah
Let's get to the point guys we know podcast 😂😂😂
Waana wax lo bahnaa sabbto ah ajanibta aa ka nasanee nooso badiya 😍
Haye Insha Allah.
Masha allh ani ahan wan dhamestay podcastiga runti wax badanna wan kala dhaxbaxay maryam waxe tusaale utahay gabdhaha hadda sokorayo mida ay kaga dayanayan oo ah inad noqotid gabar wngeda laga shekeyo tas oo ah inad ahatid qof marwalba wixii faaido u ehe oo sharafteda dhowrayo kaliya sameeya oo muhimka u ahmida mohamed lagaga dayanaayana waxa waye inaad ahatid qof marwalba daacad ah oo waxa ad dhahesid wan rabaa inee dhab kaatahay so family kudayasho mudan tihin wuna i anfacay muqalka so thanks very much🥰🥰
Erayadaada dhiiro galin ayeey inoo tahay. Mahadsanid 😍😍😍
@@MaryamAndMohamed wlhi aanaba dhiirigalin iyo waxyaabaha faaido leh idinka bartay so jazakallah🥰🥰
Manshalla muqalka waa dhamysty wax badana waan kala dhex baxay oo ay ka mid tahay marka labada qof ay guurka daacad & diyaarba ka yihiin uma baahna wakhti dheer oo ay haasawe ku lumiyan
Masha allah soo noqod wanaagsan podcastga oo maqal ah waa idiin ka sugeeynaa aniga iyo inta maqalka podcastga jecel
Insha Allah.
Masha allah family aan àd u jecelhy role model ayaad ii tihiin alle haydin barakeeyo qoyskiina qurux badan ❤❤
Mahadsanid abaayo.
MashaAllah beautiful background decor
Yeah 😍 the Blue and the Pink lighting 🤩
Thank you so much 😊
mashallah maryan qabke u hadlayso aad ayan uga helay waa qof aqli badan oo aqlaqle ilahay ha isku kin xifdiyo abo ad unagsana wad heysata ilahay asna haku xafido yasrabi🤲❤
Mashaa llah 😊 alle nis kuga deeyo wax badan aya ka faaiday podcasts
Insha allah noo soo badi😊
Msha allah lamane aan aad ujeclahay alle ha isku kiin barakeeyo faraxsanada mar wlpa ❤❤❤❤
Masha allah wakhtiga badan ee uu socdey maan dareemin noo so badiya barnaamijyada sidan oo kala
Insha Allah Waan soo badini doonaa
Waaan idiin saaray waan idinjeclahay noolaada iskuwaara video yaashiinu waa
Education alaha idin xafido Aaamiiin Yaarabbi.
Masha allh alle haidin marakeyo janada nh alle hanigu kulmiyo بارك الله فيك ❤❤❤family an jeclahay ayaa tihinn❤❤🙏🫶🏻
i really enjoyed the video mashallah and wax badan waka faiday thank youu guyss ❤❤
Ilahey ha idin isku kiin barakeeyo❤
We miss your podcast and cooking vlogs came back plz
Masha allaah aqliga baar dhere ayuka kenay
waa dhamastay su,alaha iskaga jawabteen iyo sidaa isku af garateen part two insha allah
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
Salaam maryama and mahamed mhdsanidin marka hore cilmiga aad noo fa'iideyseen mida kalane aan rabo inaan idin kaaga jawabo waxey thy in ey gabadha ku aftirsan karin ninkeeda diiniyan ayadoo oo aan oga jawabyo waxana u cuskanayaa cilmiga aan u lee yhy shareecada baajkeyga kowad ee jamaca oo ah shareecada mhdsanidiin xaqa allah nagu sugo dhmanteen ikhwaanii🙏
I love watching podcasts please keep going ❤❤
Mashalah nice aya samysen. Dadkii si ficn idin yaqan magaciina we kasan
wow amazing podcast waa dhamaystay wllhi
you guys are amazing keep the good spirit, its coincidence that my mum's name is Maryam and my dad's is Mohamed(Alla ya'Rahma).
I liked, yess i liikkedd❤! We missed you but this is more then our expectation.
Mahadsanidiin M&M.
❤️❤️❤️
Masha allah masha allah ruuney rerkina allh barakeyo masha allah qurux ❤
Amin 🤲🏼🥰
Maa shaa Allah ,ilaahay ha idin xifdiyo ,isku waara ubadkiinana baari Allah ha idiinka yeelo ,Ameen
Amiin ya allah. mahadsanid roda 😍
Masha allah tabarakallah Mohamed and maryam muqalkan lagama cajisayo ano si jecleysanayo ayu dhamatay ilahay ha idin barakeyo nolasha inta idin dhiman farxad ku dhameysta insha allah ❤❤
oh my god , wlhy wan ku farxay araginah iyo fikradaan podcastyadah m.a alah ha idin barakeeyoh
Mahadsanid bro
noso badiya podcast yada❤
Thank you for the beautiful podcast labadiinaba maryam suaalahay kuwaydisay waa suaalo basic ah oo mudan in laiswaydiyo guurka kahor weli manan dawanin 1hour iyo kabadan vidio laakin adinka waa idin dawaday love you guys ❤️
My role models ManshaAllah
''Happy family,'' Masha Allah wxaa thiin lamaane ku dayasho mudan ❤❤❤❤
Masha'allah Pocastgan Wax badan kafaa'iiday Horay Usocda Royal Family, Noso badiya in shaa allah🎉
Thanks bro
Manshaallah😍my favourite family mahamed maryan hadakeda waa is ka jecladay ❤😂
🥰🥰🥰
Arimaha qoyaka ilmaha so galiya ❤😊
Wanku faxrxaa shekadina waliba wan dhaegasta qisadiina wanli qof sidas samesay marag❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
This is the way educated family sidey uhadlan allahuma baarik familkena tan kale carabta hada jirta wa dadka ugu xun ee gaalada iska dhisa ee dhaqanka gaalada isjecleysiya qaarkod muslimba ma moodid marka magaca carabta haku kadsoomin
M.a anoo jecel buu iga dhamaday i love this family nosoo badiya pad cost ❤
Masha Allah update heer sare aya sameysen Ada uu mahadsan tihiin.
soo badiya waa wax loo bahan yahay maryam & Mohamed ❤
Am in love with your podcast..Great things happen when great people meet.
Glad you enjoy it! Thank you so much!!
I enjoyed watching this podcast❤ we love you Maryam & Mohamed🥰
Masha Allah TabarakalAllah Allahuma baarik
thnk you so my family really i enjoy when i was watching this video and thnk you my family to share us this video❤❤
Our pleasure! ❤️❤️❤️
Masha Allah. Guys keep it up the podcast. I really enjoy on watching your videos and wisdoms 💯.
Much appreciated. Thanks for listening ❤️
Video xiisa leh weeye anoo mute iga qaldan yahay daawaday gor uu dhamaday garan waayey sida igu socday masha allah
Mahadsanid 😍😍😍
Masha alah isku waara abid video bilow ilaa dhamad waa fiirsaday waxba ima dhaafin
we are,with you,.
Masha allah allaha isku kiin barakeeyo
Was it 1min podcast or 1hr...but why did the 1hr seemed 1min to me... I loved it and enjoyed it wallahi. May Allah bless you and your family..nosobadiya I.a
Glad you enjoyed it ☺️❤️
Wan ku faraxsanahy inaad magiciinii ku bedesheen kii hore , iyo barmaamijkan fiican hore u soco qaaliyayaal
Ayy masha Allah what a incredible family lots of love from my heart my family ❤❤ maryama i really really loved your story the way you had friendly with your father and way you had unique ❤️ ❤❤❤
❤️❤️❤️
I love you 😍
Waligiina farxad iyo wada-jir kunoolaada
Masha Allah Allah swt ha idin barakeeyo
MAASHA. ALAAH. WELCOME BACK. MAXANED IYO. MARYAMA😊😊😊
💖💖💖
Poscast somali maba ayzan aqoon zan ajanib u daawnayney wnba daalne nozo badiya❤hormar qrx bdn baa zmeeneyzen my family horey u zocda🥰🫶
Mahadsanid wll. Mudo ayaan ku fakireeynay ❤️
Maaasha Allah isku waara
Maansha Allah my favorite couple ilahy ha idin barakeeyo beautiful family Mohamed Cade iyo maryan marwo
Masha allah amazing
Love u wlhi❤❤❤❤❤ maryam and mohamed
Masha Allah reer xamarka waa dad dhaqan fiican gabadha intaan la shukansan parents permission laga qaadana which is very good idea
M.a Alle ha ni barakeeyo,, you guys are amazing runtii,,, your the first 1h Somali podcast aan dhameesto while I was enjoying every minute,,, wow by the way I am searching so Noo soo badiya podcasts ka noocan oo kale ah wax badan aa ka baraneena ani iyo dhalinyarta ila midka ah.
Same
MashaAllaah
Dhiiro gali ayeey inoo tahay comment gaada ❤️❤️❤️
Maashaa Allah tabaarakallah beautiful family, Allah idin xifdiyo
Wallhi second time watching this episode can't wait ep2 and also talo about gabdhaha ama dhalinta hada soo kaceyo 18 years talo maxad siin lahaydeen ❤
Every Friday new episode
Mashaa allaah tabaaraka allaah my favorite family allahaa idin barakeeyo noosoo badiya barnaamij yadaan oo kale kama daalaayo daawashadiina ❤❤❤
Insha Allah
Masha allah family Qurux badan alllah iidin baarkeyo waxan iidin raajenayaa marwalba farxad iidinkaaa muuqaat jiira oo jogaa
Intaa kaadib Waaligaaya poscal saacad sooconyaa maadhamysaan lkn poslka wwaan dhamaysadayaa Masha alllah
Waan ku Farax sanahay in aad ka heshay
Thank you family Qurux badan allah iidin xiifdiyo
Welcome back guys❤❤❤❤❤
Mnsha Allah Allahuma baarik ❤
I liked how he says adi ninkaaga waa qurxanyhy walaalkeyna waa qurxanhy like ninkana inuu qof kle yhy asna uu yahay qof walaalkiisa difaacaayo but anyways I loved this podcast ❤we need moreeeeeeeeeeee😊
Daawo the last episode ❤️
Kkkkk maxamed cabdi ma ahan dob darin dilay Maryan masha allah gabar sharafle
Haha
Machallah❤ may Allah give us the same happiness in our futur family inchallah 🙏
Masha allah my favourite family wllhi ❤❤❤❤❤
Masha Allaah Tabaarakallaah wa idin salaamey Maryan cadeey&Mahamed soo noqosho wacan Allxamdulillaah maryan cunto karintada Aan u xiisey waxna waan kaa faideystaa Masha Allaah❤☀️🌻✨💯✅
Maashaa allaah guuleesta aqiro ito adduun❤❤❤❤