GENERAL ama FANAAN | Khadar Keeyow DALJIR | Reaction

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #arimaheena #khadarkeeyow #daljir
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    351,235 subscribers

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @diinimuhudiin5390
    @diinimuhudiin5390 4 роки тому +243

    SXB CIIDANKA DHAN WAA SOOMALI CIDANKA SOMALIYA WEY DHISMEEN SXB SIDAAD OGEED HA UQABIN INTA JECEL CIIDANKA XDS ♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirizakmustaxil3485
    @abdirizakmustaxil3485 4 роки тому +83

    Dib u noqoshiyo 🇸🇴✊
    Daadansi ma aqaan🇸🇴✊
    Dagan jaaw 🇸🇴✊
    Dagan jaw🇸🇴✊
    Durufuho ma karan dusheydaa🇸🇴✊
    Dowladeydan difacanayaa🇸🇴✊

  • @uneysahmedbbi8980
    @uneysahmedbbi8980 4 роки тому +270

    CIIDAN KAAN MA AHAN KUWIII BURUNDIGA AMA DIBADDA
    WAA CIIDANKA SOOMALIEEY EE MILATARIGA SOMALIYA HANOOLATO

    • @lamafilaan13channel5
      @lamafilaan13channel5 4 роки тому +10

      Bro arimaheena wee kaqaldantahay ciidankan waa somali waa ciidanka gaarka ee somaliya danab waxay qabtan holgalada gaarka haku qaldin amison sifican usodhaweso camerada zoom amisoba isma dhexgalaaan

    • @abshiraadan6427
      @abshiraadan6427 4 роки тому +2

      sax waaye

    • @warsameabdullahi1209
      @warsameabdullahi1209 4 роки тому +3

      Xaqiiq bro waa ku weena soomaali ha noolaato

    • @cabdiqaniabshirdiriye814
      @cabdiqaniabshirdiriye814 4 роки тому +1

      Yes yes

    • @sportstube263
      @sportstube263 4 роки тому +1

      @@lamafilaan13channel5 Wll MCN subscribe iisaar

  • @khalidabuhadi1529
    @khalidabuhadi1529 4 роки тому +278

    Waad qaldan epow arimaheena waa ciidankeena danab sxo inta igu racsan si arimhena u arko like ii saaro

  • @walaalboqol4309
    @walaalboqol4309 4 роки тому +79

    Arimeheena sxp ciidanka waaa sooomali lph ma ahan ciidan kale inta igu raaacsan likta saar😇😇😇😇

  • @MohamedAhmed-ud5yw
    @MohamedAhmed-ud5yw 4 роки тому +206

    ARIMAHENA Saxitaan yar: Cidanka wa Cidan SOMALIYEED dhamaantood . FADLAN MESHAAS NAGA SAX🇸🇴

  • @salahqeysmedia1552
    @salahqeysmedia1552 4 роки тому +69

    Heestii Taliyaaniga aheyd ee "Bella ciao" ee ku jirtay filimka ahaa Money Heist waad iga so barajeeysay Xaqiiq.
    Legend Khadar Keeyow
    Salaam Arimaheena

    • @rashka.z
      @rashka.z 4 роки тому +2

      Alla filimkaa maxaan fiirsaday

    • @MubarakIsmaiLSD
      @MubarakIsmaiLSD 4 роки тому +1

      Bella chao ayuu copy saaray

    • @sportstube263
      @sportstube263 4 роки тому

      @@rashka.z Wll MCN subscribe iisaar

    • @sportstube263
      @sportstube263 4 роки тому

      @@MubarakIsmaiLSD Wll MCN subscribe iisaar

    • @c.salaamcadde1913
      @c.salaamcadde1913 4 роки тому

      Bella ciao fav song runtii wu nga so bareejeeye

  • @abdiwakiil2263
    @abdiwakiil2263 4 роки тому +39

    Inta jecel Horumarka somalia 🇸🇴 please like 👍 iigu cumaamad

  • @leginxiizofficial3272
    @leginxiizofficial3272 4 роки тому +69

    qadar keyow somali nimo inta ila taagerto like saar blz subscirbe iisaar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏳🙏

  • @shaaficicabdi3577
    @shaaficicabdi3577 4 роки тому +54

    9:18 arimaheena ciidanka waa ciidankeena waa danab

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 4 роки тому +10

    Ciidanka Danab wa ciidanka marka ciidamada somalida la eego kuwa ugu awooda bdn🥰Masha allah😘
    Al_Fanaan khadar keeyow Best song🔥

  • @ayuuboslo9823
    @ayuuboslo9823 4 роки тому +28

    Arimahena cidanka wacidan somaliyed
    Oo aad utawabaran oo waliba wadaniyal ah
    🙏🙏❤❤❤

  • @caamirshuuriye8397
    @caamirshuuriye8397 4 роки тому +65

    Arimaheena dhamantood waaa soomaali meshas ku laabo sxb

  • @lifeofifka
    @lifeofifka 4 роки тому +68

    This sounds like the song in money heist Bella ciao bella ciao ciao

    • @queenmuniramanka9334
      @queenmuniramanka9334 4 роки тому +1

      EXACTLY...THE MUSIC IS FROM.THE MOVIE MONEY HEIST....

    • @salmanfilmsvlogs2783
      @salmanfilmsvlogs2783 4 роки тому

      Exactly your right men the beat its from that movie

    • @TrendToKnow
      @TrendToKnow 4 роки тому

      Absolutely 100%

    • @Kidrozey
      @Kidrozey 4 роки тому

      Yh I like it and that movie is so nice tho

    • @malyuundhoore2013
      @malyuundhoore2013 4 роки тому

      Masha allah Caadi maha ❤️❤️❤️😍✅👏🏼👏🏼👏🏼viva Keeyow

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 4 роки тому +37

    Exam diyarsanaaye break time kna arimaheena ku nasanayaaa .
    Much love wllkena #arimahena .
    Isoduceya last exam in medical school will start upcoming week .

    • @africanman171
      @africanman171 4 роки тому +1

      Guulayso walal dr shukri lakiin jaamacada aad ka dhigaty medicine halkee ayay kutaalaa walal ??

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 4 роки тому +1

      @@africanman171 wll mugadisho Lee.
      Amen .
      Thanks.

    • @nadifafidow6997
      @nadifafidow6997 4 роки тому +3

      Dr Shukri mamo may Allah the almighty make your exam easy and successful amiin

    • @garjaw7
      @garjaw7 4 роки тому

      Allaha ku fudedsho ani last week ii dhamadey nasasho ku jiraa alx

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 4 роки тому

      @@nadifafidow6997 amen mom .
      Thank u so much .

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 роки тому +46

    INTA ARIMAHEENA IYO KHADR KEEYOW JECEL LIKE ISKU MUUJIYA 💙💙💙💙💙💙💙

  • @midnimoboy2520
    @midnimoboy2520 4 роки тому +28

    Heesaha:Khadar keeyow
    UA-camr: Arimaheena
    Guuleysta weligiin ❤👌

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому

      midnimo boy blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @Badboy-yt7zv
    @Badboy-yt7zv 4 роки тому +23

    9:20 ciidanka mesha wada joogo waa wada soomaali @arimaheena

  • @muqtarmuqtar2129
    @muqtarmuqtar2129 4 роки тому +33

    Reactionka dirisle u ka bixiyay hestan hada ka timid hada like ha ila dhafin🙏

  • @anzalabdirahman2487
    @anzalabdirahman2487 4 роки тому +23

    9:34 waa ciidanka danab 🇸🇴 wye 👋

    • @anisoaiiiiiisoo4768
      @anisoaiiiiiisoo4768 4 роки тому +1

      Ciidanku waa soomaali dhaladaa kaptan waliba waa ciyaalka xafada wiilal da yar 17 jir ilaaa 25 jir waaye haku tilmaamin sxb ajnabi videoga xiga kasoo bixi rali galin somali way tagtay wilashenaana saas loo tayeeyay ajnabigana kasareeyay qoraxda iyo roobkana iyo dhimashada heega u yihiin in aan anaga siraxo leh ujiifano Alle kasoo koow ayagaa sawabtooda leh dhalin yarada 17 ilaa 25 jiradaa nadafacaayo

  • @mrkabitaano8303
    @mrkabitaano8303 4 роки тому +70

    War nio arimaheena ciidanka mxaa uyasee nio waa ciidan comondooska danab ciidanka waa lahormariyey 9:30

    • @abwaanganaaro7610
      @abwaanganaaro7610 4 роки тому

      Run buu sheegay pro

    • @abdirahmanaska5851
      @abdirahmanaska5851 4 роки тому +2

      Aar runbu shegay wa amisom

    • @hamdamosse4682
      @hamdamosse4682 4 роки тому +2

      @@abdirahmanaska5851 adig ma amisom ka dhigay😡😡

    • @amiinyarechannel8374
      @amiinyarechannel8374 4 роки тому +3

      Amisom maaha ee waa ciidamada Danab waana soomaali

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 4 роки тому +3

      abdirahman aska
      Waad Ka Naxdey miyaa oo indhahaaga ka Cawiran tey Intaas oo Naxdin la dhimo adiga iyo inta kula midka ah
      Orod so dhageyso Raali bixinta u ka bixiyeey in ay yihiin Ciidankeena Danab oo wadnaha Qabtey Dowlado Badan Inta ugu Dambeeysa kuguna sheegay
      Waxaan Lee yahay Masha’Allaah Tabarakallaah Allow no Xifdi Barakeey Allaahuma Aamiin Wllo

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 4 роки тому +11

    I Liked Wlhi, Arimaheena Guuleyso Legend Waan Ku Raaxeystaa Reaction-kaaga, Inta Aan Daawanayo Dibnahayga Isma Qabtaan Waan Dhoola Cadeeyaa Thanks Legend

  • @liibanmohamud8626
    @liibanmohamud8626 4 роки тому +78

    9:19 ciidamada dhan waa somali Arimaheena maxaa ka qaldan waana #DANAB waa koomandoosta somali Fadlan raali galin ka bixi 😡😡😡
    Qalbiga naka jibisay

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 роки тому +4

      Wu qaldamey sxb😭😭

    • @shukriahmed7308
      @shukriahmed7308 4 роки тому +2

      Haa saas waaye wlhi

    • @ahmednur1013
      @ahmednur1013 4 роки тому +4

      Lpx inuu kaseeynin ayaaba lagayaabaa dhibmalahan marka

    • @ikraamahmedfarahgutale3291
      @ikraamahmedfarahgutale3291 4 роки тому +1

      haaa sax waaye naga xishoo arimaheena waa ciiidan soomali🙏🙏🙏🙏🙏raali galin kabixi ❤

    • @fardowsaabdi6372
      @fardowsaabdi6372 4 роки тому +2

      Arimaheena xumaan kama wado ee sifiicn mrkii lofiiriyo Somali uma ego mrka ra.yigusow kahadly waa yutuberka kaliya ee wadaninimadiisa aan argno rxnta markii lashego walodhashaa wadani Arimaheena 💙💙💙❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍

  • @ilyasmohamed4355
    @ilyasmohamed4355 4 роки тому +14

    Cidan somaliyed wye ciidankan waa ciidanka xooga dalka soomaliyeed ee Danab💪💪

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 4 роки тому +23

    Legend of Fanaaninta Khadar 🤣😂 Arimahenna king of youtube 💙🤣💙

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому

      aliya blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 4 роки тому +37

    9:27 arimaheena waxaa dhahday ciidankaa ciidan soomaliyeed maahan lkn waa ciidan soomaaliyeed because heesta qadar keeyow waxa la duubaayo waa ciidanka danab ciidanka danabne dhamaantoodna waa ciidan soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdirahmanaska5851
      @abdirahmanaska5851 4 роки тому +1

      Waa amisom ciidanku

    • @user-bi9bs1vf1u
      @user-bi9bs1vf1u 4 роки тому

      Arimaheen faliya qaranka noqtiya

    • @mowali4258
      @mowali4258 4 роки тому +1

      @@abdirahmanaska5851 wa soomali ciidanka danab 👊

    • @abdirahmanhassan8493
      @abdirahmanhassan8493 4 роки тому

      @@abdirahmanaska5851 ciidanka waa ciidanka danab ee sida gaarka ah utaba baran lasoco bro

  • @hodanbeautylife7974
    @hodanbeautylife7974 4 роки тому +47

    Asc manta waxan nasiib uyeshay qofki uhoreyay marka maxaan uqalma subscribe like wax itusa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @liojamame1636
    @liojamame1636 4 роки тому +9

    Arimahena waxan kugu darsan laha ina vidiyowga reactionka aad kabixineysid asigo orginal Linkiga ah Sooo Dhig Describtionka .!waa talo inta igu raacsan fikirkeyga LIKe 👍💯

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 роки тому +21

    9:31 oeps Arimaheena dadkaas waa dadkeena 😀

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому

      unknown blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 4 роки тому +7

    Waa ciidankeena waa danab allaha daayo khadar fanaan jiro waaye😍🇸🇴

  • @abdallaturkiofficial3495
    @abdallaturkiofficial3495 4 роки тому +58

    Inta ila argta baryhn Arimaheena inu vlogi dayay oo reactionka u badnyo like isaar😂😂😂😂

    • @netgroups5615
      @netgroups5615 4 роки тому

      Paala caqli corona jira

    • @iskufilan9151
      @iskufilan9151 4 роки тому

      Stay home ka dartiis ayaa sabab u ah 😂😂😂

  • @b.m.m4431
    @b.m.m4431 4 роки тому +20

    Arimeheena ciidanku waa ciidan soomaaliyeed pro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🔥

  • @BelieveTheCreator
    @BelieveTheCreator 4 роки тому +3

    Absolutely Stunning by Khadar Keeyow. I swear if I can give out a Trophy 🏆 for this video. I would

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 4 роки тому +1

    Ciidanka waa ciidanka 14 october ee lamagac baxay danab....
    Waana wiilashena somaliyed alle hanoo dhaafo guuleesta ciidanka xoga dalka somaliyedow...🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +15

    ArimaHeena Reactionka saad ugu nuuri noo so badi walal😊

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому +1

      dr blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 роки тому +6

    Ciidanku waa soomaali arimaheena waa DANAB😍❤️

  • @yuusufcabduwali6409
    @yuusufcabduwali6409 4 роки тому +5

    Arimaheena waa soomali kuwa kadanbeeya waaba danab danabna waa wada soo maali ma ilduuftay zxb qali waa soomaali

  • @cadeyare1638
    @cadeyare1638 4 роки тому +7

    Inaba caadi ma aha heesta 😂😂😂💯💯💯🙏🙏🙏👇👇👇❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    3 July 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid

  • @TIGER-lc5si
    @TIGER-lc5si 4 роки тому +3

    Khadar Keyow waa fanaan wadani ah marka inta jecel like iisaara fadlan🙏🙏🙏

  • @safiyajowle2862
    @safiyajowle2862 4 роки тому +3

    Masha allha guuuuuul ciidna somali yaad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴

  • @cirfaanofficial9559
    @cirfaanofficial9559 4 роки тому +25

    Asc inta arimaheena jecel muuqiisa like dhac igu siiya👍

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому

      cirfaa blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @ayaanfaarax1107
    @ayaanfaarax1107 4 роки тому +1

    Arimaheena pro cidankan waa Somali 🇸🇴 si fiican uhubso 💯 waa ciidankeenni ❤❤💪💪💪 labiska Iskaga ekyihiin

  • @sumayahaniahmed9078
    @sumayahaniahmed9078 4 роки тому +8

    Keep going arimahiina hur mar wacan🇸🇴🇸🇴💙💙❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @hiboyaxye474
    @hiboyaxye474 4 роки тому +1

    💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙 our hero keep going 💙💙💙🇸🇴🇸🇴

  • @napilugas5419
    @napilugas5419 4 роки тому +5

    Heestan wa caan xita flimo lagu soo qaate Bella ciao ( money heist)
    Balse fanankena aad buu no qiirseysiye 😥🇸🇴

  • @abdalahmed482
    @abdalahmed482 4 роки тому +1

    Hada kabilawato arimehena King of reaction

  • @faaiidoofficial3419
    @faaiidoofficial3419 4 роки тому +13

    Masha allah arimaheena
    Halkan hoose bal fiiri adaa arki doona
    Walal mcn Weligaa hamurugoon hadaad subscribers iisaarto HAIDHAAFIN plz🤔

  • @sabiriinqalanjo9215
    @sabiriinqalanjo9215 4 роки тому +2

    ArimaHeena allah haku xafido adiga iyo dhaman familka 💯💯❤️❤️❤️❤️❤️ 🅰️🅰️🅰️🅰️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯

  • @princess_ashwaaqiiq7547
    @princess_ashwaaqiiq7547 4 роки тому +8

    Heesta waa hees qiro leh😭 nabad iyo nolol💙🇸🇴💙😍

  • @abdirahmanabdullahi1990
    @abdirahmanabdullahi1990 4 роки тому +1

    Muqalkn wuxu iso xasuusiye serieskii money heist,
    Qosolkii Denver by Arimahena
    Hesti ee isku sagotinayen Brlin io Professorka ee jaw jaw jaw jaw
    Wad kenten aqiyrta keep going

  • @andres851
    @andres851 4 роки тому +6

    The Official Music Bella Ciao
    MONEY HEIST

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому

      abdi naasir blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @asadabdiwali6846
    @asadabdiwali6846 4 роки тому +2

    Arimaheena zxp waa ciidanka soomaliyeed ee Danab ee waxa xaan kaasugnaa waa in aat raaligaliso cidanka comandoska 🇸🇴 somali ee danab

  • @muparickherzi1562
    @muparickherzi1562 4 роки тому +91

    Arimaheena maxaa ka qaldan ciidanku waa Somalia walibo waa cidanka kumaandoosta DANAB dad gudaha somali jooha ayaa ogaan karo 😡😡

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому +2

      mubaarik blz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

    • @YoutupeAbdihakin
      @YoutupeAbdihakin 4 роки тому

      Maarka usheeg nio arimahena xka qaldan☝️❣😍

    • @sharmaarkemohamedhersi5202
      @sharmaarkemohamedhersi5202 4 роки тому

      Dila dila ma ahan somali qadada iga dhameystay dila😁😁😁

    • @muzapmohamett7977
      @muzapmohamett7977 4 роки тому

      Hala dilo dila 😁

    • @muparickherzi1562
      @muparickherzi1562 4 роки тому

      @@YoutupeAbdihakin wllka arinaha mararka qaar cudur maskaxda ayaa ku kaco oo dadka isku qaldaa

  • @muniramuniir2693
    @muniramuniir2693 4 роки тому

    Mashaallah our brother khadar keyow is trying keep going bro mcn

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 4 роки тому +5

    Arimahrna isgaba umad kle ah hi him kulaha 😂😅
    By the way keep going lipx ❤ 🤟✌

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 4 роки тому +1

    iNta u horaysa oo arimaheNa ku so galay yaa ka helay💖

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 4 роки тому +5

    Dalkega hooyo Dunda u jeclahay 🇸🇴😢💪🏼 like Hada jeceshahay Dalka 🇸🇴

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 роки тому +1

      walaalahablz wll mcn blz tartan ku jira subscirbe ii saar 🇸🇴👈❤🙏

  • @sharaxsharax3337
    @sharaxsharax3337 4 роки тому +4

    Arimaheena sxp ciidamada dhan waa somali m.a ilhey ha inoo dhaafo waa ku waa hpen io malin aan ku nafisno ilh ka soke alx

  • @mohamedadan1518
    @mohamedadan1518 4 роки тому +1

    arimaheena saxiib waa ciidan somali ah wayay kuwa kadaal gawarida saran saxiib

  • @mio629
    @mio629 4 роки тому +2

    Waaaaaaaw the best song 🇸🇴🌹💖lagu khadar keeyoow we love you bro 👍💖🌹🇸🇴 and Arimaheena 💖🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuunowacademy2100
    @nuunowacademy2100 4 роки тому +2

    Hestan Hees reaction Keda Lagu qoslo Ma Ahan guul Ayan U Rajeyay Cidankena Ku Howlan si Dalkenu Nabad Logu So Celi Lahaa

  • @zahrasimanmohamed8512
    @zahrasimanmohamed8512 4 роки тому

    Arimheena keep going legend kkhadar keyow

  • @Bisharibrahiim
    @Bisharibrahiim 4 роки тому +2

    Keeyoow the one and only in somalia 🇸🇴

  • @zacdiyapintcabdiwahap3674
    @zacdiyapintcabdiwahap3674 4 роки тому

    Zalaan sare wllky arimaHeena aada ujeclhy reactionka ga hormar wacn wllky♥️♥️

  • @Issadin92
    @Issadin92 4 роки тому +2

    Honestly I cried watching this song 🇸🇴💪

  • @kingmohammed1039
    @kingmohammed1039 4 роки тому +2

    Arimaheena ciidanka waa soomali sidaad uuga jeedid special thangiska 🙏❤️🔥

  • @yusufidirismediapro2498
    @yusufidirismediapro2498 4 роки тому +1

    ciidamada komondooska Danab guul iyo gobonino u rajeynayaa

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 4 роки тому

    Mash allh wll arimaheena aadban kuuguxiranhy kmadaalo dawashada muuqaladaada

  • @naimasharifabdi4216
    @naimasharifabdi4216 4 роки тому

    I support you anyway♥️💯arimaheena

  • @aamiinduraan9988
    @aamiinduraan9988 4 роки тому +1

    Ciidankaaan maaha kuwii burundi xaruntuna wa xaruntii danab guutada 16aaaad
    Arimaheena ciidamada ha liidin 🤩🤩🤩🤩

  • @haajiqarni5762
    @haajiqarni5762 4 роки тому +3

    Lgend arimahena sxip wxa san u qurux bdan wa ciidanka xoga dalka somaliyed ee danab sxp💪✌

  • @khadarmuseofficiallchanel152
    @khadarmuseofficiallchanel152 4 роки тому

    Arimaheena ciidanka waa Danab X.d.s waan kumandos. somalia ...Cidanka xaal ka Baxi .Arintaas Arimaheen. Keep going wan ku salaamay

  • @liibaanabdiliilbaliil7
    @liibaanabdiliilbaliil7 4 роки тому +1

    Arimeheena zxp ciidanka waa soomali 🇸🇴 danab ayaana ladhahaa Cidamo shisheeye cabdi bile maba koraaan zxp

  • @mahbuubaj9046
    @mahbuubaj9046 4 роки тому +4

    9:07 Bro meesHaaas waad ku qaldantaHy inta aaad arkeysid iYo inta muuqalka dhan ku jira waa wada Sooamaali Ciidanka Danab 💪 🖒🖒🖒🖒

  • @wlalahaqalbigachannel3311
    @wlalahaqalbigachannel3311 4 роки тому

    Arimehena dhesha cuyarta kada de bro warkadi ugu dambeyay benu aha idheh waqtigada ka faideyso wannku taganahay my bro❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘👌👌👌👌

  • @ridwaancumar1642
    @ridwaancumar1642 4 роки тому

    Arimaheena ciidamadaan waa ciidamadeena somali oo lamagac baxay danab somali guuuul🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @amaanlilaahofficial215
    @amaanlilaahofficial215 4 роки тому +4

    CEDANKA SOMALI WAAYE BRO DANAB FORCE WAAYE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abshirdhaley6368
    @abshirdhaley6368 4 роки тому +2

    Armheena wa qaldnta wll ciidan waa wada soomli calnka garba u saara ma ha mina miyaa asgata

  • @roomayacquub5242
    @roomayacquub5242 4 роки тому +1

    Wow Arimaheena mazha allah Keep going bro 😍🔥💯

  • @ubaxmohamud7323
    @ubaxmohamud7323 4 роки тому

    Best youtube reaction beautyful keep going

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 роки тому +3

    *Hadad ciidanka somaliyed kufarxady like ta haila dhafina*

  • @kamaarasn4254
    @kamaarasn4254 4 роки тому

    Arimaheenooow maxaa kaqaldan waa askar cusub oo kumandos ah oo cusub waana somali pro sifiican ufiiri

  • @iqroyarey4761
    @iqroyarey4761 4 роки тому

    Arimehena wll ciidanka dhamaan waa somalia wana ciidanka danab marka hysin saad uga tagtey maha hormar bey garen cidankena🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ismailhaji1295
    @ismailhaji1295 4 роки тому

    arimaheena nin an qosolkiza an jeclhy 💛💛💛💛

  • @seynabxuseen2060
    @seynabxuseen2060 4 роки тому +1

    M.Sh khadar keep goin bro

  • @abdullahihassaniman9129
    @abdullahihassaniman9129 4 роки тому +2

    Sxb waa cidanka somalia 🇸🇴 ee “DANAB“ oo dib u habeyn qurux badan lagu sameyay Xirada ay jogana waa “BILADOOGLE” arimaheena saa lasoo sxb

  • @ladylovefamily1488
    @ladylovefamily1488 4 роки тому

    Thnks arimaheena

  • @maxamuudcumar9961
    @maxamuudcumar9961 4 роки тому

    Haa sxb gacan baa ku geysaney adna waan ku sugeyna bro keep going

  • @Yaz2687
    @Yaz2687 4 роки тому +1

    My brother ciidanku waa somali wilba ciidamada Danab loo yaqaan 🇸🇴💪

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 4 роки тому

    Hadii ad ladhacday sida Quruxda badan ee lodubay muqaalka like dhac kusiii ❤️💯

  • @awaxofficial1231
    @awaxofficial1231 4 роки тому

    Hormar wacan Fanankena Keyo io Arimaheena

  • @honeyali2675
    @honeyali2675 4 роки тому

    Keep going arimaheen

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 4 роки тому

    Arimaheeno guuleso wll mcn❤❤❤❤

  • @mikailjofaza5133
    @mikailjofaza5133 4 роки тому

    Arimaheena saaxiib waa inoo gaftay, Ciidanka aad arkayso waa soomali Comandos/ Ama ciidamada gaarka ah ee Danab wax ajanabi kuma jiro wxn jeclaan lahaa inaad raalin galin kasiiso bulshada kugu xiran oo aan aniga ugu horeeyo..! inta igu raacasan like!!

  • @abdifitahabdulahielmi5656
    @abdifitahabdulahielmi5656 4 роки тому

    Arimaheena ciidanka waa kumaandooska somalia Ajnabi kumajiro saad ka aragkikartid gabagabada vdoga 💪💪🇸🇴🇸🇴💙💙💪💪

  • @nimcaabdirahman3967
    @nimcaabdirahman3967 4 роки тому

    Msha Allah aramahena soo good wllky

  • @isseabdulkadirhussein4523
    @isseabdulkadirhussein4523 4 роки тому

    Fanan waa kii dadkiisa tusaa wadada toosan fananimada wxey kamid thy warbaahinta maxa yelay warbaahinta shaqadeedu waa in ay bulshada u qabato sidx shaqo oo ah 1:wax barid 2:Maawelin io 3: waci galin fananimadana sas aya laga rabaa, The one and only Sir Keeyow. Longife keep going🙏❤🙏🙏❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🙏

  • @shakrabut589
    @shakrabut589 6 місяців тому +1

    steal i am waching 2024😂

  • @liibaanabdiliilbaliil7
    @liibaanabdiliilbaliil7 4 роки тому +1

    Together forever somali 🇸🇴 ween quluubta ha lisku furo 😢 keeyow hanti qaran

  • @nimomohamed7518
    @nimomohamed7518 4 роки тому

    Manshallah keep going bro