ArimaHeena oo laqiiroodey Qisada | Mustafe Dollar | Ilmada Haw Qubin Xasuusta | Part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • My Facebook Page / arimaheena1
    Original Video • Mustafe Dollar | Ilmad...
    My Social Media Accounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    437,590 subscribers

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @abdallamahamed7551
    @abdallamahamed7551 3 роки тому +223

    Inta jaceel nabi maxamed like sar
    👇

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 роки тому +64

    Illohow heesaha naga madobee amiin yaa rabi intii muslin ah 😍

  • @marwamaygag7727
    @marwamaygag7727 3 роки тому +219

    Part 1= hebla waa la guursadey aaaa
    Part 2= hebla waa laso furey aaaa
    Part 3= hebla aniga guursadey aaaa
    🤣🤣🤣like sar hadaa akhrisatey

    • @tacasgemer9583
      @tacasgemer9583 3 роки тому

      Hhhh

    • @hamzehagproductions2462
      @hamzehagproductions2462 3 роки тому +1

      Kkkkk wd wlnthy kkkk xaraabo

    • @aryanalijah3502
      @aryanalijah3502 3 роки тому

      You prolly dont care at all but does anyone know a way to get back into an instagram account??
      I somehow forgot the password. I appreciate any tips you can give me.

    • @faysalcarab5031
      @faysalcarab5031 2 роки тому +1

      Wan kuu saray Aaaaa 😂😂😂

  • @nafizayareyofficial8199
    @nafizayareyofficial8199 3 роки тому +114

    37 minutes 5.4k 😲 Macquul maaha😱 Arimahena Horay usoco Legend 🙏 Wallkey wn kutageraa Cadowga unolow Hadad Aragto qoralkeyga dhac kusii bal❤🙄 Masha Allah

  • @mohamednourhappy-qeys5805
    @mohamednourhappy-qeys5805 3 роки тому +13

    2015 Qisadaan oo Kale Anigey igu dhacday😥
    Wlhi Waa Xanuun Jcylka Awoodiisa waxaan ku sigtay Heer Aan Dhiigeyga aagada irbada ku jiido
    Alxm Allaah Qalbiga wuu ii Qaboojiyay
    Dhalintaan Qurbaha ka timaada ee Doonayaa Gabadh ey Guursadaan kadib ey ka tagaan
    Ma dareemi karaan
    Qofkaan Qofkuu Jcylyahy hdii laga Fugeeyo marxaladuu Gali Karo
    intaan Noolahay Masameyn Doono Qof kalana kulama Talin Doono Gabadh wiil eysan Rabin in lagu Daro💯

  • @abuaamirabdalah971
    @abuaamirabdalah971 3 роки тому +94

    "noloshu waa wada qordoofyo"
    bimacnaa waa wada dhibaato

  • @basbas6004
    @basbas6004 3 роки тому +92

    Fasirka qayb ka mid ah Erayda ku jira heesta
    Qardoofyo: waa dhibaato
    Qoondo:qayb
    Qandho:xummad
    Qummati: waa tooos
    Qoon: nabar

  • @hanaabdoulkader3345
    @hanaabdoulkader3345 3 роки тому +185

    Inte jecel arimhaheena like dhac kusii

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 3 роки тому +160

    Hadaad jeceshahay xapiipkeena Muxamad kusali
    ( Scw) Subscribe iisaar wll waa iga codsi

  • @Abdirahmangs
    @Abdirahmangs 3 роки тому +39

    Arimaheena maanta ka dib heesaha reer somaliland markaad reaction ka bixinayso Ahmed Fj isasoo ag fadhiisi waa translation muhiimee

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 3 роки тому +176

    Baafka waxa lagu yesha in slland "SINXI" ama "TASHTI" 😂REERKYGA ZLLND IZ MUJIYA

    • @abdirisaakabokor5335
      @abdirisaakabokor5335 3 роки тому +4

      tashti hadaa iigu horaysa slnd intaasna wankuleekaaday sinxi io baaf baan u aqaan

    • @mohametharawaati4230
      @mohametharawaati4230 3 роки тому +3

      Anigu baaf baan nidhaahnaa burco iyo wixii bari ka xiga
      Lkn glbeedka baa tashti laga dhahaa

    • @ahmethzakihvarhan177
      @ahmethzakihvarhan177 3 роки тому +1

      Sido kale hargeisa sixni loogu yeedha

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 роки тому

      @@ahmethzakihvarhan177 sinxi ka wax lagu cuno miyanu ahayn 😅

    • @ahmethzakihvarhan177
      @ahmethzakihvarhan177 3 роки тому

      @@thiagotakaweyne6562 mai pro sinxi wa baafka

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 3 роки тому +83

    Kkkk Qordhoof maaha waa Qardoofyo macnaha Caqabad Arrimahena ❤

  • @khadraawale9320
    @khadraawale9320 3 роки тому +10

    Love the way you explain both positive and negative. Keep going bro❤️

  • @abdiwakiil2263
    @abdiwakiil2263 3 роки тому +88

    Mustafe Dolar the only lion in the Year

    • @xoghel2082
      @xoghel2082 3 роки тому +1

      ua-cam.com/video/hfXxMBwACyw/v-deo.html
      REACTION Heestii Cusbayd ee Ilkacase Qays|| GOOHIYE || Reaction

    • @maariyaxasan1435
      @maariyaxasan1435 3 роки тому

      Qardoof wa koley dhibato ama caqabado wala maraya

  • @zahrahajiomar2776
    @zahrahajiomar2776 3 роки тому +14

    Muraadaan lee yahay isoo duceeya walaalayaal ilaah dartiisa idinkaaga codsaday ducada plz 😭😭

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial 3 роки тому +130

    Inta joogta Hargeysa Caday
    Ismuujiya ZhpyaL 🤩🖐💯

  • @mohamedaadamhassan8168
    @mohamedaadamhassan8168 3 роки тому +22

    Arimaheena heestan wuu dharemi karaa ileen 32 jir singel ah waye oo jecl so mary reactionkisa la ga dare maaa 🤣🤣 kftn waye wll

  • @somaliloveofficial509
    @somaliloveofficial509 3 роки тому +40

    ArimAheena Wllhi reaction Waa Laguu DaayEy Zhp
    Qof Aan TaAgEeroH

  • @rahmasharaf4545
    @rahmasharaf4545 3 роки тому +11

    Qiisadan qayb aya Iska shabahna waxa la mooda in ay qalbigayga ka turjumeysa😢😢😢😢

  • @mahrrashkamahirrashka
    @mahrrashkamahirrashka 3 роки тому +37

    Legend arimaheena waan ku wataa time arimahena ismuujiya

  • @hodomohamed3648
    @hodomohamed3648 3 роки тому +6

    Warqada waxa ku qoran waxa weeye page ka danbe ee heesta
    Waa talada uu usheegay ee ah:
    Ha filan qandhadiyo xanuunka
    Inan qol madow la jiifo
    Ha filan nabdigayga qayb yar
    Inan naxli kuugu qaado
    Ha filan qof dad kaa jeclaaday
    Inaad qoortiiisa goysay
    Ha filan inay qoon igaadhay
    Qadarinpaan kuu hayaaye
    Rajee inay noqon qumaanti
    Nolosha qalqalooca keentay

  • @aswanahmed622
    @aswanahmed622 3 роки тому +15

    Arimaheena Legend Keep Going Reaction Kagu Waa Top💯

  • @zamzamofficial6007
    @zamzamofficial6007 3 роки тому +6

    So funny keep going bro ❤️❤️❤️

    • @R9_H4keem
      @R9_H4keem Рік тому

      waan ku taageraa apaayo mcn ❤🥺👸🏻

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +3

    2023/11/3 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @yonisaxmed1736
    @yonisaxmed1736 3 роки тому +22

    First comment waye arrimahenna love igu qabo sxp

  • @ajpoymillionaire4197
    @ajpoymillionaire4197 3 роки тому +7

    The one And Only Legendary Keep Going Bro

  • @abaabala7692
    @abaabala7692 3 роки тому +5

    Arimaheena wxaan kuu haayaa film Qiso dhap ah wlllo wxaan rabaa in aad sameyso hdii ay macquul tahY si aan kula wadaago meel aan kala soo xiriiro malahan wllo adaana kula jeclhY in aad semyso Hagio studio🙏🏾

    • @fardosaqaliye7088
      @fardosaqaliye7088 3 роки тому

      Wawow Arimaheena maqal arinta wilka walka ah lagayabo inu kunafiso marko kushekti so plz try you best to listen

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 3 роки тому +25

    Reaction ck iyo armiheena inta dawtay

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +44

    Arimaheena heesta qaybtii hore reaction kasoo bixi

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel 3 роки тому +14

    Keep
    Going
    My broh✅✌🙏

  • @h0gaamiyecazaam749
    @h0gaamiyecazaam749 3 роки тому +41

    THE 0NE AND 0LNY ARIMAHEENA KEEP UP PRUH❤❤

  • @NAJKAPOYOFFICIAL
    @NAJKAPOYOFFICIAL 3 роки тому +6

    Ana Hees 5 Part Aya sowda🤣igu qaata❤️❤️🇸🇴🇸🇴🙏

  • @abdiasismoh10
    @abdiasismoh10 3 роки тому

    Pro Shaqayso Se QuraaNka Akhri Haka tegin sunihii nabiga Adigo tukana Waan Arkay se inaad tukatid garan maayo eh Worship God and have mercy on him

  • @MaajidAlifilms
    @MaajidAlifilms 3 роки тому +72

    QARDHOOFYO macnaheeda waaa CAQABAD

  • @asmasaed3018
    @asmasaed3018 3 роки тому +31

    Heestii Ugu Horeysay Ee Xalqado Leh Musasalada Markii Hore ku Ogaa🤞🏻
    Hees Micnaheeda wadta wlhi

  • @Abdirahmangs
    @Abdirahmangs 3 роки тому +10

    Heestu jilliin maaha sidaan yaga ka arkay waxa laga sameeyay qiso dhacdey 2010 kii

    • @axmedindho737
      @axmedindho737 3 роки тому

      Xgebay kadhacday źxp gobolkeee?

    • @Abdirahmangs
      @Abdirahmangs 3 роки тому

      @@axmedindho737
      wll gobolka Burco ayaan umalaynayaa

  • @arwamohamed183
    @arwamohamed183 3 роки тому +2

    Best YoutupEr AriMaheena One Love ♥️😋

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 3 роки тому +10

    Qardoofyo Waa Mushaakil Ama Dhibaato ✍️

  • @IkraanSubeer-lg3dm
    @IkraanSubeer-lg3dm Рік тому

    Arimehena muqalada ad ayad ugushidantahay sxb macnaha sxb horay usoco lajanow sxb

  • @caliaxmed1185
    @caliaxmed1185 3 роки тому +7

    Jecel haduu ku haayo sida ani cml love iisaar❤👍✅

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 роки тому +2

    Arimaheena the only
    UA-camr
    I love ❤❤❤

  • @zubaydaofficial1718
    @zubaydaofficial1718 3 роки тому +3

    Arimahena reaction kiizu wuficanyahay qalbina uleeyahay 😍

  • @garaadaadan1880
    @garaadaadan1880 3 роки тому

    Arimaheena the best youtuber of Somalia

  • @bigbuuleofficial7640
    @bigbuuleofficial7640 3 роки тому +10

    The legend arimaheena another reaction wnkuwataa brotherkey 💯💯🙏🙏 qofkii igu horeeya ayan ahay pin iguqabo 💯🙏🙏🙏

  • @abdalle6884
    @abdalle6884 3 роки тому +1

    _Ilin_ kkkk Arimahena ilin iisoqora kulaha come on lipaaxa
    Hada ilin soo qortay love iisar

  • @hodish128
    @hodish128 3 роки тому +2

    Arimehena wanku wata love you so much bro keep going ❣️❣️❣️💓💕💞💞♥️💖💖💖

  • @kaajama1117
    @kaajama1117 3 роки тому +2

    Arimaheena sxb aad baan kuugu mahad celinayaa waxan ahay dadka ku xiran channalkaaga waxan kaa codsanayaa in aad barnaamijka editinka noogusoo darto barnaamijyadaada thanks

  • @sihamroble7653
    @sihamroble7653 3 роки тому +5

    Keep going bro one love 🥰🔥💯

  • @wlaltayga7167
    @wlaltayga7167 3 роки тому +2

    Arimaheena pro qaytii koobaad kaa sugaynaa inta ila mida is muujiYa

  • @mohamethkhatharchannel5061
    @mohamethkhatharchannel5061 3 роки тому +5

    ArimaHeeNa In The House.....✌😘❤

  • @nasriinjawhar9237
    @nasriinjawhar9237 3 роки тому

    Runti jaceylku wa xanun marka qofkad jecleyd cidla kaga tago allow heygu kenin sida so kale Aamiin

  • @faizabalile7844
    @faizabalile7844 3 роки тому +18

    ilahay dartis like

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому +2

    heestan waaan la qiirooday walaahi alle jacelka yaanu nagu xumaan🤲🤲🤲

  • @hamisamevlogs2275
    @hamisamevlogs2275 3 роки тому +6

    Arimahena lahjada reer waqooyiga waalagugu adkeeyay😂😂

  • @gashanyareofficial9796
    @gashanyareofficial9796 3 роки тому

    M.a wll qali Arimaheena I believe and I like what ur doing

  • @yarankabandz9557
    @yarankabandz9557 3 роки тому +4

    Arimaheena waku taageraa 🔥

  • @zaabiriinmaxamuud511
    @zaabiriinmaxamuud511 2 роки тому +1

    Arimaheena aduu wax ma jeceshay

  • @rukiyaali2383
    @rukiyaali2383 3 роки тому +6

    Asc walalayal balis idinko mahadsanid waxad igu cawisan 178 layka walalayal mahadsanid 👍👍

  • @hamdasalah9125
    @hamdasalah9125 3 роки тому +2

    Jacaylku waa wax jira oo murugo iyo farxadba wata
    Allaw intii isjecel isku sahal 🥰

  • @yuzuffhajji8411
    @yuzuffhajji8411 3 роки тому +15

    Heestii ugu horeysy e part 2 yelaty inta ila argty like dhac ku sii

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому +4

    Wewe waa hargaysa walal arimaheena✌️❣️😍🌹hadanu reer burco nahay waxanu u naqanaa sinxiga dharka
    reer hargaysaa malaa u aqaan tashti🙄😳😳😂

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 3 роки тому

      Anoo re borama ah waxaan u aqanaa tashti

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 роки тому

      Sixni dhar ban u aqaana ano rer hargeysa ah ee lkn tashtina wan umaqlay wa erey galbed se

  • @yaxayeshucayb8407
    @yaxayeshucayb8407 3 роки тому +3

    Arimaheena waan ku wataa pro Zxpyaal like ta ha ila dhaafina 😂🤩

  • @shaymabintismahan7168
    @shaymabintismahan7168 3 роки тому

    Woow wan ka heley hestan
    Qabky u socto
    Mash Allh
    Arimhen sificn ayd ug falotey
    👌👌👌👍😘

  • @rememenberofsomalia7916
    @rememenberofsomalia7916 3 роки тому +3

    KinG ArimeHen waxan Kgu duCeynaya 1.m Supiscripe insha allaH❤✌

  • @ahmed.mohamed390
    @ahmed.mohamed390 3 роки тому +3

    Weewe Waan jellahay Wadankayga
    Hargeisa Caday Hoyga Fanka
    I Am Somalilander

  • @asoumabdikarin388
    @asoumabdikarin388 3 роки тому +4

    Hadaad waqal studio kasoo dawatay markii labadna aad ka dawanayso arimaheena👇madobe 👍

  • @hanaibraahimibrahim4401
    @hanaibraahimibrahim4401 3 роки тому +2

    Qisadan xanun wayeh wlhi😭😭😭😭😭

  • @abdifataahfiifii4419
    @abdifataahfiifii4419 3 роки тому +5

    😱😭😭😭😭😰😥😰😢😰😰😢😢😰😥😨😰😰😥😢😢😥😰😰😰😨😰😥😢😢😢😰😰😰😰😰😰😰😥😥😥😢😢😥😥😥😥😰😰😰😰😰😰😰😰😰😥😥😥😢😢😢😢
    Inta ila murugootay heestaan like isaara👍👌😭

    • @kaltuunmaxamedcabdi718
      @kaltuunmaxamedcabdi718 2 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdalecade4039
    @abdalecade4039 3 роки тому +2

    Qiso waye walhi fanaaninta waxan ula talin lahaa hesahoda qiso waa in eey ahataa thnks my funs

  • @kinggaza3296
    @kinggaza3296 3 роки тому +14

    Ahmed fj waa iga qosliyey wlai tash kuteh hhhhhhhh😂😂 alle dambigina ha dhaafo reer abtiyaashey hhhhhhhh😂😂😂

  • @ramlaahmediiman4506
    @ramlaahmediiman4506 3 роки тому +2

    Wlhi midaan ookle ani aye igu dhacaday inantan waaba loo fududeeyo ila iyo hada wan ku jiraa 😭😭💔

  • @abtiataaka9768
    @abtiataaka9768 3 роки тому +4

    Waxan ahay qofkii ugu horeyay oo dawado like dhac halegu siiyo asxabee

  • @ahmedjama2272
    @ahmedjama2272 3 роки тому

    AriMaheena heesta MuuqaaLku Waa JiLiin Lkn qiso runoo dhacday ayaa Laga mataLaYaa

  • @somaliflims3543
    @somaliflims3543 3 роки тому +3

    Keep going my brother

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 3 роки тому +1

    Waan kaa qaadnay salaan lamida naka Gudoon Masha kuma cusbi jananka insha Allah waanu kaari (40000)💜💜💜💜

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +7

    The legend ArimaHeen 🧡

  • @ahmednachi1
    @ahmednachi1 3 роки тому +1

    From burco baaf baaf leen u aqaanaa tashti wax ladhahana maanta iigu horaysa

  • @abshirinhoofficial6065
    @abshirinhoofficial6065 3 роки тому +5

    THE ONLY REACTION ARIMAHEENA KEEP UP

  • @amranahmed8914
    @amranahmed8914 Рік тому

    Arimehena way ka muqata qof ad isjaceshinhin od kala takteen 😭😭

  • @ac7495
    @ac7495 3 роки тому +7

    Arimehena legend alweys legend

  • @foosiyaadam7684
    @foosiyaadam7684 3 роки тому

    yaaShig Jara Arimaheena Iyo Asad Xajiyo Halka ay iska Soo wajaHaaan🥰

  • @axmadmaxamed7175
    @axmadmaxamed7175 2 роки тому +2

    Qisadan waa teyda sidan anigey iqabsatay marmarka qaar waxan mooda hestan in ay aniga igu sabsantahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @HusseinOmar-ec7sv
    @HusseinOmar-ec7sv 8 місяців тому

    27 December 2023 inta daawaneysa Arimaheena legendtage keep going after 3years ago

  • @guuledali2694
    @guuledali2694 3 роки тому +3

    Heesta part one soo daawo markaas waad fahmaysaa

  • @aarkaofficial167
    @aarkaofficial167 3 роки тому

    Ar arimaheenaa wlhi marka aan caajisanahay UA-cam kaada aan iska soo booqdaa caajiska wuuba iga dagaa sxb waxaan kuu rajeynaa10m subscribe inshaa allaah

  • @zack_moh
    @zack_moh 3 роки тому +3

    Qor dhoofyo waxaa laga wadaa noloshu waa wada dhibaato ma ifahanty sxp arimaheen

  • @cabdiwahidsanja4616
    @cabdiwahidsanja4616 3 роки тому +1

    Pro Arimaheena waan Ku tageer sanahay wallahi

  • @amishqalbi5853
    @amishqalbi5853 3 роки тому +3

    Keep going brother ❤️❤️❤️❤️

  • @nimcosharafali2359
    @nimcosharafali2359 3 роки тому +1

    Qeybta 3aad waa kaa sugaynaa inaad soo falayqeyso arimahena

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 3 роки тому +3

    Qardoofyo macnaheedu waa Dhibaato ama caqabado

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 3 роки тому

    Arimaheena hesta qeytiii hore zhpo

  • @amranjama7912
    @amranjama7912 3 роки тому +4

    Keep going legend 💯❤️

  • @mahamedcabdirsaaq9526
    @mahamedcabdirsaaq9526 3 роки тому +1

    Good armaheena

  • @Qadar10
    @Qadar10 3 роки тому +8

    Marka Cadey one LoVe😍🖖

  • @hamzahussein_7
    @hamzahussein_7 3 роки тому +1

    Nyc arimeheena

  • @amiinofficial4364
    @amiinofficial4364 3 роки тому +4

    King of reaction pro arimaheena

  • @BAADOWGAMER
    @BAADOWGAMER 3 роки тому +2

    Wll arimaheema waxad iga caawisaa sida xayeysiinta loogu xiro videoga jawaab wacan wll🙏

  • @cabdiwahaab4882
    @cabdiwahaab4882 3 роки тому +3

    2:26 halkey gabadh tagantahy wa meshii u mustafe dollar baradhada ku gadayey marki danbana u magalada iskaga tagy.............. intas ku darsada hhmmm

  • @fahimacisman4716
    @fahimacisman4716 3 роки тому +1

    Arimaheena wllo waxa weeyi qardoofyo yacnihii noloshu way iska dhiib badan tahay ayay ka dhiigantahay

  • @Elyashagi
    @Elyashagi 3 роки тому +3

    Team Arimaheena igaarsiiya 20k SUBSCRIBERS mahadsantihiin dhammantiina