AMIIN YARE | TOLOW MA ADAA I WAAYAY | HEES CUSUB 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • AMIIN YARE | TOLOW MA ADAA I WAAYAY | HEES CUSUB 2022
    Somali Music 2022
    Hees Cusub 2022
    Amiin Yare,Miss Xiis,Awale Adan, Deeqsan,Haboon Nuura,Sharma Boy 2022,Dayax Dalnuurshe,Qamar Suugaani 2022,Hees Somali,Khaalid Kaamil,,Rahma Hassan 2022,Somali Song 2022, Iskalaaji,Abdikariin Ali Shaah,saalax Sanaag,Cali Zaki, Suldaan Seeraar,Maslax Mideeye,Sharma Boy,Djibouti, Ilkacase Qays, Maxamed maame,najma nashaad, Gulled Simba,Ismail Dannan,Muqdisho,Hodan Abdirahman,Malyuun Maanka,

КОМЕНТАРІ • 167

  • @cxakiinbilexirsi6933
    @cxakiinbilexirsi6933 2 роки тому +34

    Goat 🐐 First Pin 📍🙏❤🥰

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 роки тому +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M

    • @shookarichannel2853
      @shookarichannel2853 2 роки тому +1

      Goucho ❤

    • @nimcomaxamed9577
      @nimcomaxamed9577 2 роки тому

      @@shookarichannel2853 pp

    • @ugbaadciise4563
      @ugbaadciise4563 Рік тому

      🥰😍🤴🧡💖💓💞💓🤵‍♂️👰🤴

  • @zunduszfari6398
    @zunduszfari6398 2 роки тому +33

    Talow kenhe la wayey 💔😥🤷SI kasto aad qof adag uthy waxa jirha meel aad ka jilcanthy meshasnha waa qalpiga oo jeceldaha qof 🎶💔darenku waa cajiip marku ku galoh run ahantii qof waxa jecel in baa daremin karha micnha jecelka ❤️😥🙏aad ban kugu xisey lkin xiliga ifahntoh ama aad idaretnoh ban sugyaa 💔👑

  • @ayaanabdullahi1486
    @ayaanabdullahi1486 2 роки тому +7

    2017___ 2020 💔😭😫 Talow kenaa wax wayay🥺

  • @idiriscabdidiiriyeidirisca3937
    @idiriscabdidiiriyeidirisca3937 2 роки тому +11

    Ma aqaan qofkan ahay laakin waxa xqqiiq ah qof wlb inuu daremi doono xanuun xanunkaas oo isaga isku keeni doono xanuunka heer wxuu gaari doona adigoo og hdne nftda ay ku tirahdo ku jir.🙏💔🥺

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 2 роки тому +13

    Abaal waxaa loo galaa ma'aha in laguu gudo best song 🎵 👌🏼 🥺

  • @samiremahad2113
    @samiremahad2113 2 роки тому +5

    Woow dadk qaar ba ka hadlsa aduun kan jooga hada balse ruuxa in rajo laga si sugo Maha best song Amin yare keep going bro

  • @zundusmohamed5068
    @zundusmohamed5068 Рік тому +7

    Tolow kene wax wayay😩💔Best song🥺

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +3

    Caadi maha wlhy. Aamin yar 😮tan hees waa dhaaftey wlhy 😢❤🎉6 december wanaya like sar❤😂

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 роки тому +13

    Waxa Rajaynaya inan ku waayin hdan Marku wayay sidii Ayanku sugayaa Wanku jeclahay Naftaydu Qofan Adi ahyn wehelkeda waa diidy Mcn Alle Wxa ka baryaya inan mar Un kulano Geerida horted cidlada io xasuusaha Adunka ka weheshado. 2016💔🥺. 2022🫂❤️

    • @mrdayabi7316
      @mrdayabi7316 Рік тому

      😭😭😭😭

    • @amranabdi7743
      @amranabdi7743 Рік тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdiyare9867
    @abdiyare9867 Рік тому +8

    MArkey gabadha jecleyd ay heesta gariga ka daarto iyadon ogeyn inaad jeceshahay waxay i ahed 5 daqiiqo nolashayda igu Adkeed 😢💔

    • @hoodosiciid-lm2zb
      @hoodosiciid-lm2zb 11 місяців тому

      Abowe hada ina jacyl kagi heshy ayan ku rajenaya😢❤

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 роки тому +12

    Reggae music is my special painkiller
    Thanks Maftuux Cadceed and Aamin Yare
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @najmaistareex2804
    @najmaistareex2804 2 роки тому +8

    2021☺____2022💔😥 run Ahaantii ku xiisay wan Jeclaa Agjoogaga Balse mxan sameeYa Ma Awoodo hadana inan kula soo hadlo zorrry 😥Tallow maada iwayey mise anaah ku wayey 🥺😥💔

  • @Wardheere-b9l
    @Wardheere-b9l 2 роки тому +9

    Heestaan aniga ayeeba iga hadlee lkn marabo inaan xasuusto wixii hore inkastoo ay adagtahy hdna waxaan kadheeraadaa heesaha tiktoka iyo meelha lgu soo bandhgo calaacalka hda wiil sxp nahaa isoo diray lkn quraanka ayaan dhageestaa alx

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 роки тому +8

    Mudanow yaa kaa mudan 😘Amiin yare legend ❤

  • @havvamehmet6722
    @havvamehmet6722 2 роки тому +5

    Weeeee weee💥💃amin yare boqorka codka🥰

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 роки тому

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M

  • @barwakoqalbinoura9918
    @barwakoqalbinoura9918 2 роки тому +20

    Tolow ma anaa ku waayey mise adaa i waayey?Tolow keenee la waayey? Tolow urugada xusuusta keenee isagii is waayey?!!!😥 hees ku munaasib ah xaaladeyda.
    Kii ❤ ahaa wuxuu ku dhex dhintay gabar kibir badan iyo wiil madax_adag😁

  • @mssdiya6783
    @mssdiya6783 2 роки тому +4

    Heestan way I tabty runtime ❤️🥺😔talo ma adaa I waaye 😭🫀😔💔

  • @muztaphekamaan3497
    @muztaphekamaan3497 2 роки тому +7

    hees nuxur keeda wada ta lkn waligaa bini aadmi ha ku tashan alle mooyane ✊️

  • @husseinahmed4090
    @husseinahmed4090 2 роки тому

    Abwaan badmadaw iyo amiin yare sanadka fankii wey xoreysteen

  • @SomaliTiktok-Reaction
    @SomaliTiktok-Reaction 2 роки тому +2

    Wlaaahi ana ku wayey💔

  • @QawdhanYar3-kj9yl
    @QawdhanYar3-kj9yl Рік тому

    Mashaaallh.hees hees macaan

  • @ayaanhassan8784
    @ayaanhassan8784 2 роки тому +3

    Heestaydii😭😭

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 2 роки тому +2

    Tolow keemee wax waayay🙁

  • @abdoulkaderadenomar8491
    @abdoulkaderadenomar8491 2 роки тому +3

    À la class bro Resbe Amin 🙏🙏

  • @iswtyabuukar9343
    @iswtyabuukar9343 Рік тому

    Wuxu cod macaan wllha hees wey daaf tay tan

    • @salmaqueensalmaqueen9033
      @salmaqueensalmaqueen9033 Рік тому

      2021_2022💔🥺Tolow ma anaa ku waayey tolow ma adaaa iwaayey wax walba waaa qadar alle xagiis ayey ka qodhan yihiin waaa jeclaaaa agtaada mcn🫂🥰💔 miss you wlhi 🥺🥺🥺😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @maxamedjabiyaa7492
    @maxamedjabiyaa7492 2 роки тому +2

    Axyaa hees

  • @sonia5076
    @sonia5076 2 роки тому +3

    adkaysiga ruux yaqan ileen nacab kuma digteee alx illahy an i jebin dad an wx walba ka dhigty hdana aha cadowgyga kowaad

  • @keefcabdi4864
    @keefcabdi4864 2 роки тому +1

    Iguma filna qaarbaa yidhaa ilmadaan adi kaa da'aysaaa😭😭

  • @jamaalmaxamed716
    @jamaalmaxamed716 2 роки тому +1

    Talow keene wax waayay
    Talow urugada xusuusta kumaa isagaa is waaayay

  • @upahzaet1321
    @upahzaet1321 2 роки тому +14

    2016___2020😢💔

  • @muwhipmagol127
    @muwhipmagol127 2 роки тому +2

    Inaay iku socota caawo😭😭fr., 7. Okt.2022

  • @ifraxmaydhane
    @ifraxmaydhane 11 місяців тому

    Talow ma ana ku wayay talow ma adaa i wayay talow kene wax wayay😢😢😢😢

  • @amiirabintusaid9317
    @amiirabintusaid9317 Рік тому

    Talow manaa ku waa yey talow ma adaa ii wayey 🥺💔

  • @hanadbandz1298
    @hanadbandz1298 2 роки тому +1

    Abwaanka sameeyay wlhi wa maska waayo arag dhamaysa💯

  • @nimoaabdirahmaan
    @nimoaabdirahmaan 2 роки тому +1

    Kuma isagii is wayay🤔🤔🤔🤔🔥💃💃💃

  • @najaxadenn3816
    @najaxadenn3816 2 роки тому +6

    Omg waligey hees aan arkay io aniga aan dhaho weykaa hadleysaa wllhu waligey maan arag lkn tan💔omg ilmada kaa da,aysa hadana idhaa iguma filna
    alhm❤️lkn hadeer wxn noqday qof ad adag o jcylka lashegayaba iminka left kala qadanayyy wan kala maaranay❤️frxd kusexo kunaso kac baan hadeer kujuraa😁❤️❤️❤️
    lkn heestan❤️murugo igma hayso lkn xaladaas aanku jiray waagaa baa sidaa aheyd iminkana wxn marayaa
    𝚃𝚘𝚕𝚕𝚘𝚠 𝚖𝚊 𝚊𝚗𝚊𝚊 𝚔𝚞 𝚠𝚊𝚢𝚊𝚢
    𝚝𝚘𝚕𝚕𝚘𝚠 𝚖𝚊 𝚊𝚍𝚊𝚊 𝚒𝚠𝚊𝚢𝚊𝚢
    𝚔𝚎𝚎𝚗𝚎𝚎𝚎 𝚠𝚡 𝚠𝚊𝚊𝚊𝚢𝚊𝚢
    𝚝𝚘𝚕𝚘𝚠 𝚞𝚛𝚞𝚐𝚊𝚍𝚊 𝚡𝚊𝚜𝚞𝚜𝚝𝚊
    𝚔𝚞𝚖𝚊𝚊 𝚒𝚜𝚊𝚐𝚒𝚒 𝚒𝚜 𝚠𝚊𝚢𝚊𝚢✋

    • @nashaadsidiiq4667
      @nashaadsidiiq4667 2 роки тому

      wll aduunka ayaa iska hawlo iyo dhibto badan quaankuna waa dawada qalbiga❤

  • @Mazim-Mahmet-Cabdi
    @Mazim-Mahmet-Cabdi 2 роки тому +4

    Amin New level ⭐❤

  • @nasiipnalka3612
    @nasiipnalka3612 Рік тому

    Kolow mana ku wayeey😥😫🙈

  • @Nimcoashkir2022gmail
    @Nimcoashkir2022gmail Рік тому

    Tolo kene wax wayey🥺

  • @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636
    @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636 2 роки тому

    Xanuuun badanaaa jacyaL💔🙈

  • @mahdacali6760
    @mahdacali6760 2 роки тому +1

    😰tolow keene wax waayay

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 2 роки тому +1

    Abaal waxa loogala ma aha in laguu gudo marnaba igamay ahayn baraad uga aayiye 🥺😩

  • @AbdiYare-bd8me
    @AbdiYare-bd8me 8 місяців тому

    Tolow ada i wayey

  • @Nimcoashkir2022gmail
    @Nimcoashkir2022gmail Рік тому

    Tolow kenewax wayey🥺💔

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому

    Amin yare amazing voice the best song

  • @hanadyare3007
    @hanadyare3007 Рік тому +1

    2016_____2021 ❤😭

  • @khaliilfaysal1704
    @khaliilfaysal1704 2 роки тому +2

    Tolow ma anan ku wayeye tolow ma ada i wayey 19/9/2022🌍 It's not a day🥺

  • @CabdiqaniIsmsaciil
    @CabdiqaniIsmsaciil Місяць тому

    Cabdi qani

  • @SuuleyDeera
    @SuuleyDeera Рік тому

    bashal wanaksan❤❤❤❤

  • @jawharaosman9894
    @jawharaosman9894 Рік тому +2

    Aduunkay wali socdaan🙄

  • @hodanqaali1077
    @hodanqaali1077 2 роки тому

    Talow maana ku kuwaayy ❣️❣️❣️🙏

  • @najmaabdilahimahamud4995
    @najmaabdilahimahamud4995 Рік тому

    Talow keene wx waayey💔🥺😫

  • @guuleedcabdiiimaan3592
    @guuleedcabdiiimaan3592 2 роки тому

    waan wataa heestaa

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 11 місяців тому

    Adkaysiga ruux yaqaan ileen nacab kuma digtee 🥰

  • @KhadarmidigoKhadarmidigo
    @KhadarmidigoKhadarmidigo 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikaniabdilaahi8935
    @abdikaniabdilaahi8935 Рік тому

    Aamin 2025 he will the best in hargeisa ❤

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 2 роки тому

    Waa su aal taagan wlee

  • @munamustafe2752
    @munamustafe2752 Рік тому

    Best songs🎵

  • @SowdoCali-j4z
    @SowdoCali-j4z 9 місяців тому

    2013 helaa 2019 wan wyaay ilaa hdana waan sugayaa 2024😢

  • @maxameddaakir6320
    @maxameddaakir6320 8 місяців тому +1

    waxaan helay 2/2/2017 waxaan waayey 1/2/218 💔

  • @khadarsadiiqismaaciil1520
    @khadarsadiiqismaaciil1520 Рік тому +2

    2019😭ilaa 2022
    waxaay ahayd waqtigi noolosha igu adkayd intaan ndola
    Taloow ma anaa ku wayaay tallow ma ada I wayaay
    wan guursaday qofka jecla balse Kaman helin farxadan rajaynayaay
    alx imika farxad ayaan rajaaynaya ishalaah

    • @TuBeEc_Yare
      @TuBeEc_Yare Рік тому +1

      Zxp ma ila aragtey 2019 ilaa 2023 wali farxad ma aan helin😢😢😢

  • @hayyaat425
    @hayyaat425 2 роки тому +1

    Kumaa izagagiizi wayey💔🥺🤦🏻‍♀️24/9/2022

  • @bishaaroabdirashid8647
    @bishaaroabdirashid8647 2 роки тому

    2017.💔😭2021 💔😭😭😭😭

  • @mahattayo2486
    @mahattayo2486 2 роки тому

    Keep going pro ☺

  • @abdirahmanjiovani6411
    @abdirahmanjiovani6411 2 роки тому

    Wow best hit song 😍

  • @ayaanabdi8465
    @ayaanabdi8465 2 роки тому +1

    Tawl ana kuwey 😥😥💔💔

  • @SeadPisos
    @SeadPisos 4 місяці тому

  • @NimcoAbiib-x4t
    @NimcoAbiib-x4t 5 місяців тому

    15/05/2024
    Tolow ma ana ku wayay😢😢

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 2 роки тому

    Tolaw keenee lawaayay

  • @najmabashe1929
    @najmabashe1929 3 місяці тому

    Indhaha dad uu sartayo hadana eed shegataye hadad jcyl awadoda inta galgacl uu oydo igu filna qaar pa idhi iguma filna ilimada wali ka daaysa heez xiligedi timi😢😢😢😢

  • @libanali5510
    @libanali5510 2 роки тому

    Amiir yare legend

  • @SagalSubeer-d8m
    @SagalSubeer-d8m Рік тому +1

    Amin yare is not easy😂😂😂

  • @yasinahmed931
    @yasinahmed931 2 роки тому

    Amiin legend 🎉

  • @saamisamadoon4901
    @saamisamadoon4901 Рік тому

    2017_____2022😢

  • @amiirat
    @amiirat 2 роки тому +2

    Heart🥺💔

  • @afananyasin7960
    @afananyasin7960 2 роки тому

    Heste hesaha ErYatay hes ad u mcn runtee

  • @nasramahamed718
    @nasramahamed718 2 роки тому

    Talow keene la waayay🤦‍♀️💔

  • @fadimoabdi5007
    @fadimoabdi5007 2 роки тому +2

    Intii dhiban alle dhibka hakasaaro

  • @xamda6962
    @xamda6962 2 роки тому

    Iguma filaa ilmada adi kaa daysa ii dhahda 😢😢😢

  • @omaraffalley1821
    @omaraffalley1821 2 роки тому

    Best song

  • @anisocamalayanisocamalay8069
    @anisocamalayanisocamalay8069 2 роки тому

    ❤️❤️

  • @baashaaletube2754
    @baashaaletube2754 2 роки тому

    Abwaanki mirahaan eey ka soo maaxdeen waxbaa lajiray.

  • @hamsejactinho1348
    @hamsejactinho1348 2 роки тому

    TaLow keenneH wax waaYeYyY😢

  • @cabdiwahabxusen9021
    @cabdiwahabxusen9021 Рік тому +1

    Kuma sokopi karo Qalpigayga waxa ka guxaya lkn waxan odhan kara Hestani aday ka Had lay sah wayo waxa jira Gabadha aan adujecelay mudo dheer oo gadhay sa 4 sano iyo badh an xidhidh lahay lkn manta an mid ba mid ka kale lahadli karin 💔waxan rajay naya inan midawno i.a ❤️11 /11 2022✌️

  • @Rahmajinaad
    @Rahmajinaad 10 місяців тому

    4/12/2023 💔tolow kena wax wayey 💔

  • @IstaahilXasan-kd9ry
    @IstaahilXasan-kd9ry 4 місяці тому

    Tani waniga

  • @armaanaxmed
    @armaanaxmed Рік тому +1

    ADKAYSIGA RUUX YAQAQAN NACAB KUMA HIRTO that's true ✌️🌹

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 Рік тому

    Music another level maftuux cadceed

  • @hamdaabdiinaabdi7993
    @hamdaabdiinaabdi7993 Рік тому

    Tolow ma anaa kuwaya 😢😢😢😢😢2023/25/7/July 7:42😥😓😢😰😪😭😭😭🤣😭😭😭😫😩xasuus baan galay

  • @nimcomalpo3311
    @nimcomalpo3311 2 роки тому +1

    21/1/2021________18/10/2022🥺

  • @micraajmema1879
    @micraajmema1879 2 роки тому

    7.28.2016 8.11 daqiiqo barasho 2.22. 2020 7-20 supax nimo byby afar cauura ani hoyadoda somaliya

  • @idhmanahmed1997
    @idhmanahmed1997 2 роки тому

    Talow adiga ii wayay😏

  • @ahmedabdullah7841
    @ahmedabdullah7841 2 роки тому +1

    Wll amiin caska maxaad isku tihiin

  • @dreamgirl-vf6bz
    @dreamgirl-vf6bz 2 роки тому +1

    😢😢😢😢💔

  • @allfanaanjeyboy3502
    @allfanaanjeyboy3502 2 роки тому

    AXSAN CALA HEES KIB GOWIN

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 роки тому

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆::M

  • @sacdaali5774
    @sacdaali5774 Рік тому

    2007💔2022

  • @farhiamo6210
    @farhiamo6210 2 роки тому

    Abwanka talow ma anuu qulubteyda ogaa 😢😢 😢😢😢😢

  • @nasrimohamed6816
    @nasrimohamed6816 2 роки тому

    Wayiga gadantahay

  • @imranfarah851
    @imranfarah851 Рік тому

    11/11//2022😭

  • @mssfaridoyy5081
    @mssfaridoyy5081 Рік тому

    😭💔💯