Dadweynaha Boorama ayaa ka hadlay Khudbadi Madaxweynaha
Вставка
- Опубліковано 5 січ 2025
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
Masha alaah reer boorama waa dad aad u wanaagsan .
Borame casimadii labade Somaliland wlle qurux iyo wayin waxay dheertay dadka ku nool waa ilbax siyaasada fahansan masha allh ❤
Miyaynu isku ciyaarna ciyaal yahow caasimada labaad waa gobolka ragge
@@awilmax1028 caasimaduhu boodh iyo tooray iyo qaaylo laguma tala galin ee jawi dagan baa logu talagalay iyo xadaariyad 😀😀😀
@@UmaAhmedMacan 😂😂😂 nagadaa ciyaarta inader qaali galbeed laba caasimadood isku qaadanmaaye
@@awilmax1028 oo wllo hada ma ilma sheekh isaxaaq baa isku heli labada yaa inaga yeelaya
@@UmaAhmedMacan si qabiilaysanbad uhadlaysa inader anaa heer gobol ayaan kala hadlaya quruxey ee hadaad caasimad doonaysan hargaysa ka qaata caasimada
haydaynu dadnimo leenahay aynu dadkeena io dalkeena udurhno o
abaarti wali maydhamaano way socodaaye sidii dadka io duunyada loogu dalinlahaa ku mashquulo indaynu
doorsho io imisaa madaxwaynaha u hadhay ku mashquulsanahay
Dawladu shidaalka wax haka qabato
Somaliland guuuuuul
Reer boorama waa dad aqoon leh walee
anigu ustareeliya litirka baatroolka waxaan ku gadan jiray sadex doolar. boorama waxaa la iga siiyay hal doolar iyo sanaati. wazaan hadalkayga kawadaa aduunyada waxaa ka shacay wax halkan lagu soo koobi karo maaha waan fiicahay waloow nin iyo waagii tahay ,se waxay tahay sidan wax walba dibada aynu ka sugayno soomaalay maku sii jiri karnaa?
Somaliland viiva viiva