Amniga Internet-ka | Xirfadaha Cybersecurity | Siraha Dark Web-ka | Baro Sida Loo Ilaaliyo Xogtaada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Kasmo-kaab Podcast Kalka 1aad iyo Xalqadda 1aad: Dunida dijitalka ah, khatarta weerarrada internet-ka ayaa sii kordhaysa! Waraysigan xiisaha leh, waxaan ku falanqaynaynaa Cybersecurity waxaana marti ku ah khabiir si qoto dheer inoogu sharraxaya sida loo ilaaliyo xogtaada, hanjabaadaha internet-ka, siraha Dark Web-ka iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah amniga dijitalka. Haddii aad rabto inaad barato sida loo difaaco akoonnadaada, looga fogaado hacking iyo fursadaha shaqo ee Cybersecurity, waa lagama maarmaan inaad dhageysato xalqaddan oo ka mid ah taxanaha Kasmo-kaab Podcast! 🔒💻
    #Cybersecurity #DarkWeb #Hacking #EthicalHacking #InternetSecurity #DataProtection #TechPodcast #KasmoKaab #OnlineSafety #PrivacyMatters #CyberThreats #DigitalSecurity #LearnCybersecurity #InfoSec #cyberawareness
    Eng Zadiq Info:
    Linked In: / sadiq-mohamed-3094b0123
    Website: nuuraani.com

КОМЕНТАРІ • 10

  • @Najmacaddeey
    @Najmacaddeey 12 годин тому +4

    Masha Allah waa talaabo bogaadin leh ustaad inad ugu dambayn podcast noo bilowday

  • @MunaIsmail-j7x
    @MunaIsmail-j7x 12 годин тому

    M.a ustaad aadbaan kaaga mahadcelinayaa podcast inaad noo bilowdey halkaa kasii wad horumar wacan❤

  • @AbdishakurAhmed-o2s
    @AbdishakurAhmed-o2s 10 годин тому

    Masha Allah waa mawduuc muhiim ah runti cybersecuriy aad baa loogu bahanyahay in dadka lagu wacyigeliyo, dadalka hakaa ka wad walaal waxaad u qalanayaa in lagu dhiirigeliyo

  • @Jama-mz8tm
    @Jama-mz8tm 11 годин тому

    Amazing ❤

  • @Seventy-i6n
    @Seventy-i6n 7 годин тому

    Thanks

  • @Nacuum
    @Nacuum 10 годин тому

    Cybersecurity ❤

  • @Mohamed-e7p5y
    @Mohamed-e7p5y 10 годин тому

    Mahadsanid bro

  • @nasradiinxasan1814
    @nasradiinxasan1814 6 годин тому

    Pro fuaad

  • @Abdi-xb1ei
    @Abdi-xb1ei 5 годин тому

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 SO