Habka Iskuulada Jarmalka. | Qaliiji

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
    #Soomalidagermalka. #Somalisindeutschland.
    www.youtube.co...
    Nagala soco Facebook:
    / qaliijicade
    Instagtam:
    www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 27

  • @abdirisak522
    @abdirisak522 Рік тому +1

    Ich habe Lebens in Deutschland für dich gelernt und ich habe es bestanden und bin so glücklich darüber, danke noch einmal bruder.

  • @abdirisak522
    @abdirisak522 Рік тому +1

    Mashallah Sxb Qaliiji runtii was laguugu abaal gudo garanmaayo. ee Sxb Jazaakallah khayral Jazaa. Runtii maantay aqoonta aan ka faaiday qof aan ka faaiday majiro intaan Deutschland joogay. Ic bin neu hier In Deutschland und Ich habe wirklich nach diesem Wissen oder dieser Art des Lernens gesucht und bin so glücklich, es Ihnen heute zu bekommen. Vielen dank nochmal bruder

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 Рік тому +1

    MashaAllah walaal shukran

  • @LikeFather-cx2pm
    @LikeFather-cx2pm Рік тому +2

    Mahadsanid Walal Qaliiji, ee plz kaso hadal dadka da'da yar isku dhiibo process ay family ku dalban lahaayen iyo dhamaan nidaamka ay marayaan.

  • @HanaAbdullah-i2n
    @HanaAbdullah-i2n Рік тому

    Jazakkalah wllkey wx badan ayan ka faiday ee dadka da'da yar isku dhiiba kaso hadal mahadsanid ❤

    • @LikeFather-cx2pm
      @LikeFather-cx2pm Рік тому

      Walal Ila so hadal fadlan, aniga da'yar isku dhiibey wax badan inaa ogaada waa rabaa

  • @Naiza7
    @Naiza7 Рік тому +2

    Wll Austria 🇦🇹 ka soo hadal plz 🙏

  • @mohamedelabe3356
    @mohamedelabe3356 Рік тому +1

    Danke sxb jazakalah

  • @dayebdahirhussein3213
    @dayebdahirhussein3213 Рік тому +1

    Waad mahadsan tahay sxb qaliji waayo wax badan ayaan ka faaiday waayo caruur ayaa ii aada kita iyo Grundschule. Marka systemka waa ku dawakhsana lkn aad baad noogu faahfaahisay .illahay ha ka jazaaid siiyo wallaakay , von Ffm

  • @abukarabdirahim9590
    @abukarabdirahim9590 Рік тому +2

    Waalid aan luqad aqoon muxuu ka cawin karaa caruurtisa somalida badana walidka somalida luqada waa ku dhib

  • @user-ck4le9et6x
    @user-ck4le9et6x 4 місяці тому

    Realschule wa bilaabi kartaa hadi aad shaqeeso Aya laygu dhahay xuta aad hesato A2

  • @AbdirahmanMowlidHussein
    @AbdirahmanMowlidHussein 9 місяців тому

    Tusaale ahaan hadii aad adigoo horay wax usoo bartay timaado jarmal maxa micno ah oo aay kuu sameyn karaan shahaadoyinkaas

  • @abdirisak522
    @abdirisak522 Рік тому +1

    Runtii Mowduucan Schulsystemka waxaan dhihi karaa waa Caqbada ugu wayn ee maantay Dadkeena Somaaliyeed ee Deutschland ku nool haysato. Runtii sidaad usharaxdayna runtii waa cajiib. ee Mahdzanid sxb markale

  • @dacadahmed7660
    @dacadahmed7660 Рік тому +1

    Wll qaliijo wa mahadsantahe hal soal wata notadeyda 2,5 hadii hal xiisad sida Englischka ama 2 xiiso eekahooseeso 2,5 lakin inta kale 2,5 ee kasareyaan markas sewa ishek wllka

  • @Connector-nk9vs
    @Connector-nk9vs Рік тому

    Mhdsnid sxp perufsschulle ayaan ku wareersana waxan jira 19 , marka dowlada aya igu dhahday perufsschulle waa inaad dhigata luqadna ma aqan , marka maxaa xal ah sanadka hore in luqada la ibaro malaga yaaba?

  • @omarabdisamad2129
    @omarabdisamad2129 Рік тому

    Sxb waxaan joogaa 7 sano shuruudaha dhan waan buuxiyey tan shaqada marka laga reebo taasna waxaan uhaystaa cudur daar oo waan canuunsanayaa xanuun ila nool marka ma xereysan karaa sharciga weyn?

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka Рік тому +1

    Sxb austria iyo germeny ma isku nidaam baa dhanka wxbrshda

    • @Qaliiji
      @Qaliiji  Рік тому

      Maya. Germalka dhaxdiida aanan isku nadaam aheen. Way kala duwan yihiin.

  • @xiinowyare3931
    @xiinowyare3931 Рік тому

    Berufschule kadib intee lagu gudbina

  • @karaama211
    @karaama211 Рік тому +1

    Wll hadaa 21 sano jiro miyaa real Schule aadi karaa

    • @Qaliiji
      @Qaliiji  Рік тому +1

      Hadii aa Hauptschule heesatid haa.

    • @karaama211
      @karaama211 Рік тому

      Mahad sanid wll😊

  • @axmedsamali-lc4wc
    @axmedsamali-lc4wc Рік тому

    Ich habe ein frage

  • @sunlight5257
    @sunlight5257 Рік тому

    Wieso 😂 ich habe ein Video auf deutsch erwartet