Jarmalka , Ausbildung nada ugu fiican ee diyaarin karto adigoon shahaado haysan , Part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • #Ausbildung #xirfad #Abdiqadir_Hassan_Duuliye #jarmalka #somalisch
    Muuqaalkaan wuxuu daba socdaa muuqaalkii Hore ee ka hadlayay Xirfadaha labaran karo adigoon wadan shahaado Dugsi Sare ..
    Xirfaddaan iyo kuwii hore ee muuqaalkii hore uga soohadlay . aadbay kuu anfacayaan runtii haddii aad tahay qof doonaya inuu wax barto , rabana inaad naftaada hor mariso .

КОМЕНТАРІ • 16

  • @IsmahanAbdirashid-r6e
    @IsmahanAbdirashid-r6e 7 місяців тому +1

    Wax dawanayaa 2024 wllo aad iyo aad baa umahadsanatahy waxa rabaa inaa umulisnimada barto ❤

  • @BashirAbdi-n5o
    @BashirAbdi-n5o Рік тому +1

    SaxiiB Shaqo WacaN Haysaa Horay usoco LiPaX hormar kuso RajayNa🎉❤

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Рік тому

    Masha Allah mahadsanid sxb

  • @collaadyare8162
    @collaadyare8162 2 роки тому +1

    mahadsanid ugaas waxaan ku wareersanaa ausbildung aan sameeyo

  • @shaaciyeali4595
    @shaaciyeali4595 7 місяців тому

    Danke ❤❤❤

  • @asmaadan4420
    @asmaadan4420 2 роки тому +1

    Iyo dugsi sare

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 Рік тому

    Sxp shaqadan aad shegayso aad bn u aqAANA SOMALIA KU SOOBartay sida xilad bxinta computerka design photography and editing

  • @IsmahanAbdirashid-r6e
    @IsmahanAbdirashid-r6e 7 місяців тому

    Wali ma jogtaa UA-cam wllo

  • @Ciize34
    @Ciize34 Рік тому

    Wll pilot kasoo hadal please consider waye

  • @Connector-nk9vs
    @Connector-nk9vs 6 місяців тому

    Aber es gibt keine platzt wir als wir Ausländer marka halkeed ka shaqeyne

  • @hanadbaari7803
    @hanadbaari7803 2 роки тому

    Walal jamacadaha mar kasoo hadal.

  • @kmfarah99
    @kmfarah99 Рік тому

    Mahad sanid ustaad

  • @asmaadan4420
    @asmaadan4420 2 роки тому +1

    Ma b2 aya laygaraba biya

  • @maxamedismail3742
    @maxamedismail3742 Рік тому

    Ma lacag baa lkn

  • @asmaadan4420
    @asmaadan4420 2 роки тому +1

    Kranken schwesterka kaso wRan

    • @horyaalkashacabka
      @horyaalkashacabka  2 роки тому

      Walal muuqaalkii koowaad bay kujirtaa , runtii aad bay u fududatah , krankaschwsta , kaliya luqada culayska saar , waajib ma ahan shahaado dugsi sare .