Dahir Calasow, Abdullahi Balwaan, Garyaqan iyo Abdiqadir Boss Habargidir iyo Abgal Mic Toos ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 140

  • @dekakasim9010
    @dekakasim9010 5 місяців тому +5

    Balwaan waa Nin Soomaaliyeed
    Faan ma yaqaano

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 5 місяців тому

      Waxaa cadaatay in abgaal waxba noqon Karin habar gidir la'aanteed.xasan sheekh 2 jeer madaxweyne habar gidir ayaa ka dhigtay .markasta habar gidir ayaa dhista abgaal.markaa abgaal inuu habar gidir ufaano waa ilmuhii waalidkii dhalmada baray .waa caasi abgaal.waa ceebeysan yihiin abgaal .habar gidir waa idhaha abgaal wax ku Kala arko. Anigoo nin isaaq ah baa arkaya fahmaya .iskala gurka iskabdaaya .

  • @fali4527
    @fali4527 5 місяців тому +3

    Abgaal aye soobalansadeen sorry for you abgaal sarta cali mahdi kkkkkk

  • @fali4527
    @fali4527 5 місяців тому +2

    Hotelka sli Mahdi Karan ayu ku yaal mana la dhameen 30jir 30milyan lacag xalal ma ahan Ee xalal sheeg balwan oyaye beenloow balwan sheeko been aya sheegte wax Shar malihid

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 5 місяців тому +1

    Habar gidir waa indhaha abgaal wax ku Kala arko.
    Abgaal uma faani karo habar gidir.wuu indho beelaya waana sida lala rabo .meel fog bay idinla tagaysa iyo tafararaaruq . hawiye dulaan hoose ayaa ku socda war joojiya waxan .war waa maxay ninkan warsangali ee hawiye ku u dhex jira .war wuu idin shidaya sida dhuxusha .

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 5 місяців тому +4

    Habar gidir iyo Duduble waa laba qabiil garyaqaan
    Bank salaam bank dudublaa leh ha sheegan

  • @CaamirWarfa
    @CaamirWarfa 5 місяців тому

    Maansha Allah cabdullahi balwaaan guuul iyo gobonimo ayaaan ku leeyahay, garyaqaan waxa uu u hadlayaaa sidii cunug hadal barad ah doodna maba yaqaaan. Sida uu u hadlaayo waa sidii mooryaaanimo

  • @aali3366
    @aali3366 5 місяців тому +1

    viva abgal

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 5 місяців тому +3

    cabfilaahi balwaan ma tuugsado adeer daad baahan weeye habargidir waaw waaw libaax

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 5 місяців тому +3

    Maxaa laga gariiraa, 1991 ayaad ku soo qaxdeen idinkoo mooryaan laydin yiraaho, hantidii umada somaliyeed iyo hantidii qarankii somaliya, ayaad biliqaysateen

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 5 місяців тому +2

    Guul iyo gobanimo Abdulaah waa nin aan ubahbeyen konis aan ubahneyen

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w 5 місяців тому +1

    Balwanoow adiga afkaaga isku doogo marna dheh muqdisho waa caasimad iyo unukaa leh meydkaada jiido eeboow

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 5 місяців тому +4

    Bacalwaan guulayso

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 місяців тому +1

    KARAAN XATA SADAQO UMA RABO

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 3 місяці тому

    Habar gidir & Abgal waa walaalo ee Ilaaheya ka baqa

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 5 місяців тому

    Balwaaan waa geesi abgal guuuuuuul

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 місяців тому +3

    Somaaliyee waa kaa hawiye.

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 5 місяців тому

    Balwaan waa nin soomaaliyeed oo sharaf badan

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 місяців тому +2

    Viva balwaan

  • @deeqaosmam2902
    @deeqaosmam2902 5 місяців тому +4

    Balwaan nin rag rag dhay ah, in ay cabsi galiyaan ayey rabeen taageera culus ayaan u ahay,

  • @adanahmed1829
    @adanahmed1829 5 місяців тому +3

    Hg qaxooti ayaa ku tahay Mogadishu

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 5 місяців тому +1

    Boos waa nin dhintey marka la ceynaayo balwaan waa aamusanyahay

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 5 місяців тому

    Garyaqaan xamar anaa kuu sheegaa waxa aad ku soo kordhiseen
    1) jiingad baacwayne ah
    2) Suuqyadii oo meelwalba miis la dhigay parkin ma laha hadaad baabuur wadato
    3)dabakaayo meelwalba la dhigo
    Jidadkii

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 місяців тому +1

    Balwaan waa nin soomaalida u dhexeya una hiliya hadba dadka laga gardaran yahay ❤

  • @mulkiosman794
    @mulkiosman794 5 місяців тому +3

    War habargidir waxeey yimaadeen 91kii ayagoo saaran dheeyne. Gadib waxeey dageen bililiqo gadib qoryooleey iyo gobaladaa koonfur alshabaab xiligeedee ayeey ka soo gaxeen koonfurtii qoryooleey iyo meelihii eey ku huursanaayeen. Abgaal waa dadkii loogu yimi xamar ilaa waayo waayo

  • @Zurich527
    @Zurich527 5 місяців тому

    Wallahi balwaan waa la helay wariye sare buu meel saaray guuleeyso garyaqaan

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 5 місяців тому +1

    Walahi dowlad nimada abgaal ayaa faa ido kuqawaan e bal dagaal hadhoco warhooy jooga yaa dhaho soomaali dhib uma rabnee

  • @maryan953
    @maryan953 5 місяців тому +2

    Cayda waa qalad

  • @amaldaoud4818
    @amaldaoud4818 5 місяців тому +5

    Calaamadaha dadka caqliga yar lagu garto waa xoolo aadan laheen ku faan.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 5 місяців тому

    Ma lacagtii aad ma gafaha aad dadka ka qaldi jirteen yaad ku dhisteen.habaryar gidir Xagee

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 5 місяців тому +1

    Abgaal marwalbo waxaa soo dhiso hg lkn lama arko abgaal inoo soo dhisaan hg lkn hg ayey utaala arinkaan

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 5 місяців тому

    Abgaal guuuuuuul

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 5 місяців тому +2

    Well done cabdullahi balwaan

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 місяців тому

    Abgaal cusmaan reer ayeeyahay dad xishooda oo dantoda yaqaan

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 5 місяців тому

    Caabta giidir iyo abgaal walaal

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 5 місяців тому

    Abdulahi balwaan nin rag ah oo geesi ah
    Lkn sxb caawa qabyaalad baa lagu galiyey shaadhka yaan lagaa wasakhaynin dadka qaar lalama doodo

  • @adanahmed1829
    @adanahmed1829 5 місяців тому

    Garyaqaanow adoo qaxooti ah gaari seexdo OHI joogo hadana been kashegayo nolashiisa

  • @kanadissa-ok6ew
    @kanadissa-ok6ew 5 місяців тому +6

    Ceeb isku xishoo Habar gidir qaxooti ayaa ku tahay xamar

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 5 місяців тому

    waaw walaahay cabdilaahi balwaan wuu ka guulaaystay garyaqaan iyo habargidir hadaan indhaha laayska ridaayn

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 5 місяців тому

    Ninka ladhahaayo Garyaqaan faan badanaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 місяців тому

    SULDANKA DAROOD GARAAD JAMAC WEXEY DHAHEEN HAMARGIDIR WA BAYAXAAW MESHEY TAGAAN WA DHISAN HORUMARIYAAN NURIYAAN

  • @hawomursal7520
    @hawomursal7520 5 місяців тому

    Ma'waxaad ku faaney tuug tuug dhalay baan ahay. Waryaa maanta shalay ma'ahan, maanta qabiil kasto waa huweesan yahay thanks xasan meeljasto idiinka qaaday hadda shaati dowladeed dadka kuma gumaadi kartid . Mooriyaan nimo waa dhamaatay hadda waa qof iyo taagtiis jooji faanka adiga bir ma'tihid adigoo shacab ah weerar soo qaad jabaabta adigaa arkaaye.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 5 місяців тому

    RAG BADAN OO DHISAY SARAHAAS XAARAANTA LAGU DHISAY MAANTA AAKHIRO AYAY JIRAAN.

  • @mulkiosman794
    @mulkiosman794 5 місяців тому

    Waa ceeytamah wiilkaa. Dhibka haweye oo xamar kadagiweeyday oo hadanah alshabaab dugaashadah mudug iyo koonfur waa habargidir.

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 5 місяців тому +3

    Garyakhaan waa nin tuugsdo oo konbo lawaregwaaye

    • @Zurich527
      @Zurich527 5 місяців тому

      Qaraarka joojiya maxaa loo qaraaraa

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 5 місяців тому

    Biliqadii ilaa 1991 aad soomaali xoolaheedii dir iyo daarood aad dhacdeen miyaad iskugu faaneysaan xaaraantii iyo bililiqadii iyo dhacee umadii aad hantideedii la harteen iskugu faana xamarna idinku malihidine dadka cadcad yaa lahaa laakiin 1991 yaad soo yaacdeene oo ku habsateen qaana laga badalayaa caasimada waana laydinkaga tagayaa

  • @bahja7805
    @bahja7805 5 місяців тому +1

    Kals xishooda hiraabow Xamar isku baheeysta.

  • @dekakasim9010
    @dekakasim9010 5 місяців тому

    Garyaqaan qofka loogu yeeraayo faan badana

  • @jimalenur5083
    @jimalenur5083 5 місяців тому +1

    Waxaas cawanta waxaay ku hadlayaan dhegeysta waxa ay shaqo ka dhigteen.

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalamroble3119
    @abdisalamroble3119 5 місяців тому

    Balaya ALLAH ha idinku rida hada qabiyl isku dagaleysiin Somalia da 🇸🇴 dhaman wa walalo

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 5 місяців тому

    Waawareey warsangali shiine
    Hawiye ayuu dhuxul mooday oo waakaa shidaya waawareey
    War iska bakhtiiya dabka dhxul hawiyaa la doonaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kanadissa-ok6ew
    @kanadissa-ok6ew 5 місяців тому +1

    Dad ayaa qaxooti

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 5 місяців тому

    Caydiidna gacan hawiye ayuu ku baxay Walsall runta isoo shega habaray

  • @JamiiloOrey
    @JamiiloOrey 5 місяців тому

    WAR DAAHIROOW NIKAAN GARYAQAAN WAA ASAGA LEH DAARAHA DHEERDHEER MA ASAGAA LEH WAA REER BAADIYO HADAL MA YAQO

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 місяців тому

    Meesha waxa leh dadka logu yimaado oo caanaha keena hadi aad maalgashato mahan in aad adiga ledahay huno ee qiyaaliga joojiya habargidireey

  • @hasali7276
    @hasali7276 5 місяців тому

    WAR DIRACYO SOO XIRTA WAX RAG KU HADLO AMA KU DOODAAN MEESHA KUMA HAYSAANE

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 місяців тому

    Waa.la helay ninkii came jiray somali balwan waa xanuun meel fadhiya 😮😮

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 5 місяців тому

    Waa xanaaqay garyaqaan

  • @XaliimoAlin-k7o
    @XaliimoAlin-k7o 5 місяців тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 3 місяці тому

    Sax waaye

  • @adanahmed1829
    @adanahmed1829 5 місяців тому

    Kkkkk garyaqaan wuu caytamay

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 місяців тому

    Xamar cad cad abgaal iyo jareerweyn ayaa iska leh darood ayaa ku xiga inta dadka guryahooda iyo dhulkoda la dhaco anaga leh cid idinka yelaysa ma jirto ee Alle ka baqa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 місяців тому +1

    Cabdilaahi ma caayin qabiil waligay aa??? Bismila sida dumarka ayaad u caytantaa xata sida raga uma hadashid caaacle

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 5 місяців тому +1

      kkkkkk ma aduu kucaayaa cabdilaahi balwaan qabiilkuu caayay noosheeg bal

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 5 місяців тому +1

      Garyaqaan baa kugu filan kashifka kala hadalka balwaan

    • @batulabilan983
      @batulabilan983 5 місяців тому

      yaad iska gadeysay Balwaan

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 місяців тому

    😅😅😅😅 oo muxuu yahay ninka leh dadkaa kujira naaya hadalkayga 😅

  • @bahja7805
    @bahja7805 5 місяців тому +1

    HIRAAB MAXEEY ISKU HAYAAN.

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 5 місяців тому

    Muqdisho wa casumadi dadka somaliya lakin hada dad gaar ba leh wa looga tagey isku xushoda

  • @YuusufCosmaan
    @YuusufCosmaan 5 місяців тому +1

    Warheedhaha.hadat.wax.noo.haysaa..waxfiican.keena

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 5 місяців тому

    Cajaaib , dumarka reer xamarka ayaa gambar isku qaata oo dhaha kaa maqabtaa ayan maqli jiray
    Bal rag gambar isku soo qaatay ka warrama somaliyeey.
    Illaahayaw karaamada hanaga qaadin.
    Waar midooba midnimaday quraanshadu mulac ku qaadaye.
    Allaah yahdiikum.

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 місяців тому

    ABGAALBAA LEH XAMAR

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 місяців тому

    BALWAAN WA HORGAL SOOW MA AHA KI CEYNAYEY ABGAAL

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 5 місяців тому +1

    Somaliyeey waa kaa darood

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 5 місяців тому

      kkkkkk daarood maxaa meeshs keenay adeer hawiyaa is haaystee cudurka daarood waa loofhintaa uun dawo malaha

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 5 місяців тому

    SARO LAGU DHISAY XAARAAN WAXAA DHAAMA BUUSHASH IYO MUNDUL

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 5 місяців тому

    Cabdulqahi balwaan rageedi runta xanuun waaye kadaay tolka

  • @bisharoahmed8429
    @bisharoahmed8429 5 місяців тому

    In aad ku duusho ma ku amaanan tahay qof islanimo sheegto kulama noolaanbkaro sheydaan socfa ayaa tihin

  • @aminohassan8919
    @aminohassan8919 5 місяців тому

    Maxaa ka galey haddii bal lagu gado?muxuu ku doodayaa lahaansho ma lagu heli karaa dhismayaal gaalkacayo hadaan dabaq ka dhisto ma anigaa leh oo madaxweyne ka noqon kara?

  • @Mooiokk
    @Mooiokk 5 місяців тому

    Xolo dad leyahay ma la isku fanaaa

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 5 місяців тому +2

    shiine baahane cabdilaahi balwaan ma baahna adeer gaajo mahaayso adeer koonbo masito

  • @bahja7805
    @bahja7805 5 місяців тому

    BALWAANOW MADAXWEEYNAHA QARANKA SOO MAAHAN MIDKA BAALAHA AAD KA RIFEEYSID OO AAD CADOWGIISA UGA HIILINAYSO. DUF KU BAX BALWAANOW.

  • @SahraAli-qf5te
    @SahraAli-qf5te 5 місяців тому

    Odeygaan garyaqaan booto badanaa hhhh

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 місяців тому

    oo hawiye muxuu isla kala gurayaa wixiinuba waxaa tihiin mooryaane iyo alshaabaabe miyaa is dhaantaan😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hasali7276
    @hasali7276 5 місяців тому

    Nimanyahow dhoocilahii tik tok ee lawada aruuriyey aaba ka darnaateen shame on you guys 2024 aa noo keenteen xamar yaa leh

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 5 місяців тому

    Habargidir waad waxaad is khabtid waxaad tahay moryaan waxaana tahay nin aad tariikhlaheyen halki today ee aad dhehayso Caydii ahaa ayaa abgaal idina tileen

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 5 місяців тому

    Dadkan hadlaya 90.kadib.xageen kalabka laayaa waais madhanto

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

    Garyaqaan wa runtis Habargidir wa dayax abgaal mudulodna wa mugdi bal ararag waqooyiga.xamar e.HG degan sidey u nureyso wa magaladi ahali konfurta mugdi u tahay sorry HG dameradan wa cawaan gumeysi kasarten

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 5 місяців тому

    LACAG XALAAL MIYAA

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 5 місяців тому

    Balwaan halmar ma ceytamin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 місяців тому

    SIYAAD BARE MADAXWEYNE KAMA DANBEYN

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 5 місяців тому

    Dadkad soo dishay. Ayaah laguh haystah.

  • @AhmedeyTarafiko
    @AhmedeyTarafiko 5 місяців тому

    Shara shuur kii hawiye guryihi ay umada somLiyed ay ka dhecen may ku fanayaan wa lacago xaran lagu dhisay cid idin ka dhega geysa Neeyson ma lahan

  • @Amari_cupcxakes
    @Amari_cupcxakes 3 місяці тому

    I feel shame that hawiye 🎤 iisku qato stop walalo baad tihiin walal yuyiyaa please stop

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 5 місяців тому +1

    Garyakhan career waxaad Lee dahay been low baa tahay

  • @bisharoahmed8429
    @bisharoahmed8429 5 місяців тому

    U sheeg balka iyo cawska waxaa keena nin xoolihisu ay joogan magaalda isagu wuxuu uga soo tagay galkacyo

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 5 місяців тому +1

    war.naga.aamusa cadawgahayskujebinina

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 місяців тому

    SHANGANI BONDHERE BILAAJO MAXA KA GALEY DAMERKA CEEL DHEER JAC IYO NAQ

  • @bahja7805
    @bahja7805 5 місяців тому

    War Caqli hadaad leedihiin is baheeysi hawiye abuura ama fitnada nagala taga.

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 5 місяців тому

    Maxkamada galmudug ayaad iloowday abgaal ayaa fadhiyo

  • @ahmedaweys3821
    @ahmedaweys3821 5 місяців тому

    Dhawaciina qata hadaa habar gidir tihiin

  • @amaldaoud4818
    @amaldaoud4818 5 місяців тому

    Fidna wadayaal

  • @malyunkhadar8168
    @malyunkhadar8168 5 місяців тому

    Kkkkgaryaqan faan beena buu meel lafadhiyaa waa nin aan xigmad lahayn 70 miidhyaha ku waashay

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 5 місяців тому

    War yaa waad gardaran tahay ninka saleebaanow dhulka waa walaakaan dhulkaaga war yaa edabyeelo