"Salaadiintii isaaq Wax Dhintay iyo Wax La Qaatay Weeye Aniguna Dacawalay ayaan.." Suldaan Aadan .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 29

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 18 днів тому +1

    Hoyadiin iyo nabadgalyadiina wassa

  • @alitani5045
    @alitani5045 18 днів тому

    The leader of somali region should charged with crime against himanity for killing innocent civilians in the dacawaleh

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 18 днів тому

    Waxan waxaa ka dambeya abi ahmed ta ha ĺa ogado Kalinga abi ayaa masul ka aa thanks 😅

  • @jabiyetrailers
    @jabiyetrailers 18 днів тому +1

    Cagdheerta ethiopian gumaysan jirey ee reer miiga ah, wala wasaya wlahi lama daynayo, awood la'aant ka muuqata cagdheer iyagoo sheeganaya dawladda ayey beel somaliland ka mid ah iska celin karayn isaaq oo idin imaada kawrama juhalaay.

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 18 днів тому

    Yaab
    Salaadiintu maxay tacagii laascanood ugu firman waayen
    Kan ceerigaabo ee hada taagan ugu gurman waayeen

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 18 днів тому

    Ma ilowday dhaba rooblle haysdilyaallo maydkoodu waa don abaalkeede Hal hayskayagu wuxu ahaa lodii ayaa Soo arroortaye ugu shuba

  • @AxmedAdan-y5p
    @AxmedAdan-y5p 18 днів тому

    Odayaasha Isaaqa Ee Meelkasta Nabad Lataagan Umada yagaa halkaa dhigay Argagixisa shaadhka dawlada ku Usoo Xidhay Isaaqa deegaanka degan ku sheegaya argagixisada Isaaqoow Iska Celiya Dibna Ha Uyeelina Cagdheer Dawlada Fadaraalka

  • @frank77w
    @frank77w 18 днів тому

    Soo joog la idinka waayaye soo jiifsada

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 18 днів тому

    Cagjar waa nacas oo aamin malaha,siday u aamineen...

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 18 днів тому

    kkkkkkk😂😂😂😂😂 oyaaye cabaadweyn

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 18 днів тому +1

    dee maati iyo odayaal beylaayeen waxaasi dagaalmaaha .odayaasha markey ciidankii kakaxeeyeen ayee soo weerareen maatidii hal gaadhi oo gaadiid ciidan mey qabsan . gaadiid nabadoon leeyahay ayuunbey qabsadeen

    • @dhebidhanan
      @dhebidhanan 18 днів тому

      @osmaanmunasar
      Gaadiidka waxa laha salaadiinta waana qaar ay gaashaamo kaso qaateen suladiintu.
      Way badbaadeen suladiintu sidan imika warka ku helayo masjidkay rabeen inay ku jabiyaan.
      Lakiin ciidamada ka gaadhay.
      Ubad iyo dumar badan baa la laayay.
      Dhibka U weyni waxa weeye Suldaan isaaqi siduu U sigtaa inagoo nool.
      Waliba Isaaq galbeed iyo garxejis galbeed OO Iska seexday arabna hawsha ku ilaabay.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 18 днів тому

    Waar Ethiopia weligeed Somali ayay isu dirtaa wayna ka faiideystaa tan iyo mililik. xayle salase ogaada dad walaalo ah baad tihiin cadowga isu kiin dirayo u midooba

  • @Degaliah
    @Degaliah 18 днів тому

    Bagaa isaaqow nabad ayaad meelwalba layaaveysaan iyadoo la isku kiinso bahaystay

  • @prosl11
    @prosl11 18 днів тому

    Haa laa idin waso nabad aan loo joogin baad kaa sheekaysanisan darood colaad buu raba amba wax iska celiyaa amba naga dayaa calaacalka

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 18 днів тому

    Dagaalkii somaliland lagu kala jaray shirkii jigjiga ee ay sirdonka Ethiopia qabteen ayaa lagu soo abaabulay fahma qorsha Ethiopia qaybi ee xukun isaaq iyo daarood waa walaalo joojiya dagaalka ee u midooba cadowgiina

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 18 днів тому

    Lixlle iyo kood buur iyo gacma dheerey axmad dhagax Dee mallagiinii cabdi xakiim sumuni ragay dhaleen ayaa jooooooga

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 18 днів тому

    Daaroodow maalin waliba waa know aadbad noo taqaanan 30 jirkiinu war mahayo laakiin inta kaweyni waynagaranaysaa

    • @ahmedahmed-ex1ju
      @ahmedahmed-ex1ju 18 днів тому

      Kkkkk alow ale maxaa lakaa bartaa idoor oo aad haysaa been qiyaali waali walee idoor ilahayna wuu nacay islaamkiina way naceen Hadaad wax hayso soodaa qabiil wada xanuunsan ayaad tihiin cay afxumo diin cay hooyo cay nabi cay ilahay cay wax aan ahayn idoor kuma aqaano qabiil dulmi badan aan daris nimo aqoon mida kale inta taariisha lahayo qabiil Somali ah oo dagaal galay 500 ciidan ah laga qabsaday oo aan idoor ahayn maan maqal sidii arigiii dhulbahante uxaraysan marka aqoonta aad sheegayso may maxaabiista kusoo daystaan ilahay ku nac habar idoor been badanaa aduunka darood ayaad ugu nicibtihiin daroodna inta ilahay abuuray oo bila aadan ah gaal iyo islaamba idoor ayaan ugu nicibnahay qurunka

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 18 днів тому

    MARKAY. ISWADA. WAYDAYBAA. WIIDA. LOOROGAY. AABIHIIN. WASA. SOOW. GEESIGII. IDINDIFAACAYAY. MAYDAANCUNIN. OO. FAQASH. MAYDAAN. DOORAN. IDINKAA. RABIGIIN. RASAAS. KABARYEE. KURAAXAYSTA. RIINKA. KAARABA. DADISDULEEYAY. AYAA. LE. HAKA. DAGAALAMO. ADEER. MARKUU. MUUSE. TAGAY. MAXAAD. SUGAYSEEN. INLAYDIN. CUNO. SOWMAAHA

    • @salehelmi3927
      @salehelmi3927 18 днів тому

      😎 waar Darood waxy Isaaq modeen waa (Muusa iyo jabki Goja cade) 👎

    • @salehelmi3927
      @salehelmi3927 18 днів тому

      😎 Darood xisaabta ka khaldantay .. jabkoodi taarikhda galay aye soo doonteen ✌

    • @dhebidhanan
      @dhebidhanan 18 днів тому

      @@salehelmi3927
      Ciyaartu haday bilowtay halkay ka galaan baynu ka galayna.
      Arab iyo h.awal yaan lagu mashquulin Isaaq nimo hawshu hasocoto
      Haday Suldaan dilaan iyaba suldaano waaleeyiin
      Birmagaydo oodhan haday dilan tay dhigan baynu dhigayna.
      Gaadmada, mirka, iyo dhaarta beentaa intaba waynu isla ognay ogaadeenow.

    • @salehelmi3927
      @salehelmi3927 18 днів тому

      😎 Darood Barri & galbeed ha so wada galeen .. waa jabkood taarikh cusub ✌

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 18 днів тому +2

      Naa waxyahay muusaaba isaaq jabiyoo qarankii qiimaha lahaa hoos udhigay hotii yaa inagu soodhici jiray muuse miyaan wadankii badh lagaqabsan ciro iminkuun buuyimiye halkaa muusaa inadhigay

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 18 днів тому

    Waar Ethiopia weligeed Somali ayay isu dirtaa wayna ka faiideystaa tan iyo mililik. xayle salase ogaada dad walaalo ah baad tihiin cadowga isu kiin dirayo u midooba