Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ALAB ARSALAN | Suldaankii salaadiinta dhulka | Nin lama hilmaamaan ah "

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 235

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 років тому +121

    kanaalka caruurta : ua-cam.com/channels/hyOdQ-OpnNvJb7Zg1ko4gQ.html
    waxaan kusoo gudbinaa qisooyin iyo waxyaabo faaiido leh

    • @abdallakhan5566
      @abdallakhan5566 5 років тому +1

      M a ilaah haku is dhowro omar inshar 🤝🤝

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +1

      OGAANSHO
      asc wll
      ado Raliya shere idhe
      fadlan hay xasidin wll

    • @ilyaasxasan2636
      @ilyaasxasan2636 5 років тому +1

      Walaal janaalka caruurta mabilaawday

    • @abdiazishmuhumed6728
      @abdiazishmuhumed6728 5 років тому +2

      Wll omar meelkasta fariin ayaan kaaga soo diray waxbana kaama hayo plz jawaab iga soo sii dhinaca pagela facebookga adoo mahadsan ama gmailka codka aan kuugu soo diray mahad sanid
      🙏🙏🙏🙏🙏🙏 plz iisoo jawaab

    • @ilyaasxasan2636
      @ilyaasxasan2636 5 років тому +1

      OGAANSHOOOOOOOOOOOO horay osoco walaaalkaygiyoow

  • @xikmado2801
    @xikmado2801 5 років тому +2

    Jazakallaahu ustaad wax badan baaynu kaa faaidnay ee hadii ay macquul tahy waxaad noogu xijidaa Taariikhdii iyo halgankii
    Suldaan Suleymaan AlQaanuuni

  • @maskaxdhaab5078
    @maskaxdhaab5078 5 років тому +6

    Alle
    Ha
    Unaxariis
    Aamiin
    Aamiin
    Zxp
    Cumar
    Halkaaka
    Siisoco
    Oohasoo
    Jeesan

  • @alhudamedia2885
    @alhudamedia2885 5 років тому +5

    Masha allah.
    Ramadaan mubaarik

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Al-Huda Media Pro
      rabadan kariim
      wll ado raliya subscribe igu saar

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 років тому +26

    Labo sano iyo dheeraad aan channelkaan ku xirnaa maantay baan noqday daawadihii koowaad.

  • @ruushka777
    @ruushka777 5 років тому +6

    Wcs wll Ramadan wanaagsan all muslim gaar ahaan my dhiigeyka my dadkeyga somaliyeed❤ love you ❤❤

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      hamza mohamed oog
      asc wll ado raliya subscribe isaar

  • @hibakomar206
    @hibakomar206 5 років тому +5

    Waxan ku ducaystaa rajaynayana inan hoyo unoqdo markale ninki islaxinlaha aduunka iyo islaamka insha Allah insha Allah

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 5 років тому +7

    Masha Allah
    Ramadan kariim dhaman asxbta ku xiran chenelka ogaansho
    Ustat omar inshaar
    Jasaa kalaah qeer

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 5 років тому +4

    omar inshar wll waxad no soo diyarisa mowduuc ka hadalaya Suleyman al-qanuuni ado mahadsan, jir oo joog wll aa wax badan ka fa'ida taahy wlhi 🤩

  • @abdallakhan5566
    @abdallakhan5566 5 років тому +6

    M a ilaah haku dhowro omar inshar walal hore u soco cafimad kunolow

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      yaslam Abdikadir
      asc wll
      ado raliya
      subscribe igu saar

    • @abdallakhan5566
      @abdallakhan5566 5 років тому +1

      @@samokaabyutub6173 ok walal shugran

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 5 років тому +2

    Amiinamiian.amiin alle haunaxariisto

  • @anasshiine8030
    @anasshiine8030 5 років тому +10

    Eid Mubarak Guys🙌🏻
    ogaansho❤️

  • @usaamasharif8094
    @usaamasharif8094 5 років тому +11

    Ninkii labaad ee daawada, ❤❤❤❤

  • @nimcaanmohamed5944
    @nimcaanmohamed5944 5 років тому +14

    Asc Jasaakallaahu khayr wll fiidyooyada waxtarka leh eed noosoodaysid wadku mahadsantahay

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +1

      Nimcaan Mohamed
      asc wll ado raliya subscribe isaar

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 років тому +4

    Mahadsanid OGAANSHO

  • @abdirashkhalifa8967
    @abdirashkhalifa8967 5 років тому +6

    Waxan nugusofodle Eid marka Asxaabt kanalk OGAANSHO kuxirin Eid Mubarak

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Abdirash Khalifa
      macal ciiday
      wll ado raliya subscribe isaar chanelka

    • @abdirashkhalifa8967
      @abdirashkhalifa8967 5 років тому

      Ok codsigaga ayaan tixgilineya badan kanal aan ogansho aheyn subscuribe ima ahan

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 5 років тому +35

    Qofkii 1aad ee daawada muuqalkan
    Hadaad commenti geyga aqriso
    Wxan kuu rajeynaya Inaad caafimad ku ciido wll😍😍

  • @abdulaahiqaasin361
    @abdulaahiqaasin361 5 років тому +7

    Thanks ogaansho like isar👍👍

  • @maxamedcabsiiyechannel8114
    @maxamedcabsiiyechannel8114 5 років тому +3

    Waad mahadsantahay wallaal omar

  • @briftechnology6848
    @briftechnology6848 5 років тому +6

    faa iidada waqti waliba aad nala garab taagan tahay

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +1

      APAAPALA TECH
      like subscribe wan ku saare adna isaar

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 5 років тому +5

    I love tariikhda🤠

  • @hudayfamohamed1712
    @hudayfamohamed1712 5 років тому +4

    First View Ogaansho my Best Channal Like isaara 🤩🤩

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Pure health Product
      wan ku saaray subscribe like adna isaar wll

    • @hudayfamohamed1712
      @hudayfamohamed1712 5 років тому

      @@samokaabyutub6173 Ku saray wll Mahdsanid Share sii samy ana waan kuu samynyaa

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Pure health Product
      hye wll mahadssnid

  • @sufwanatheejymuse6088
    @sufwanatheejymuse6088 5 років тому +2

    Wcs cumar inshaar

  • @Ozla252
    @Ozla252 5 років тому +3

    OGAANSHO Masha'allah waan sugaayay inta ila sugeesay

  • @ubahiita7710
    @ubahiita7710 5 років тому +2

    Wcs
    Masha allah wuxuu ahaa geesi Alle ha unaxariisto
    Allow kuwa hadda nool sidaas oo kale iyo si kasiiwanaagsan ka dhig si ay udifaacdaan DDiyoD
    Aaamiin ya RABBI

  • @azizweyd1052
    @azizweyd1052 5 років тому +13

    Ale ha uNaxaristo Geziga ameN🤗

  • @saeedfash6496
    @saeedfash6496 5 років тому +13

    Wll qisadi cumar bin cabdi caziiz ka so hadal

  • @shacbahassanadan2033
    @shacbahassanadan2033 5 років тому +2

    Masha allh

  • @eSheeko
    @eSheeko 5 років тому +3

    1st Liked Shared And Commented

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Cabdalla Annas
      like subscribe wan ku saaray adna isaar wll

  • @mukhtardayib5430
    @mukhtardayib5430 5 років тому +5

    Maanta anaa u soo Horeeyay

  • @gardiid
    @gardiid 5 років тому +1

    Alla ha uunaxariisti geesigan weyn runtii ma,an aqoonin asaga alla mahadleh iwaafijiyay manta inaan ogaado

  • @ibnufaysal6528
    @ibnufaysal6528 5 років тому +6

    Hambalyo maanta boqolka ugu horeysaan ku jira viewska ogaansho

  • @henacddy7229
    @henacddy7229 5 років тому +3

    Tnx wllkey horey usoco oo inoo soo badi taariikhyoyinka

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 5 років тому +2

    اللهم ارحم المسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات.

  • @ahmedomar-zd9pr
    @ahmedomar-zd9pr 5 років тому +3

    qofkii 1aaad

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 7 місяців тому

    Suldaankas iyo kuwo kale ee u shahiiday Islamku siduu caalamka ku gaadhi laha alla barako aan dhamaan iyo nabad galyo iyo naxariis alla hasiiyo amiin ragasi waxay ahayeen xidigo nolosheena qiimo wayin kulaha

  • @nasirichannel7268
    @nasirichannel7268 5 років тому

    Masha'Allaah sxb cumar wad mahadsantahay barnamijyada tariikhda islaamka no so badi insha'Allaaah zaid ayan ugu baahi qabnaa.

  • @najibsiciid9523
    @najibsiciid9523 5 років тому +13

    Inta tageerta Kanalka Ogaansho Like isara . Ramadan kariim dhamantin

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 років тому +1

      Najib Siciid walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ashrafofficial19
    @ashrafofficial19 5 років тому +1

    aamiin alaha unxariisto 😗😘😍

  • @mewlidismail7614
    @mewlidismail7614 5 років тому +1

    Taarikhda wa noloshyda aad u jeclhy wd mhdsntahy omar 100 jeer kuso cesh cehsanayaa videogan ilahy khyr haku siiyo

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 5 років тому +1

    Shukran cumer inshar

  • @Samatargabbar
    @Samatargabbar 5 років тому +4

    Eid mupark 💝🔥

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 5 років тому +1

    Inshalah wll 200k waad gaadhi guul ayaan kuurajaynayaa kaa dhagaysanta lascanod

  • @sahalabshir5068
    @sahalabshir5068 5 років тому +8

    Wlll inosooo gudbi tarikhda
    ارطغرل إبن سليمان شاه

  • @ajofficial6936
    @ajofficial6936 5 років тому +3

    Hadad tahy tagero ogaansho
    Like isaar wll ado ralia thankz

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 5 років тому +1

      Wll kuu saaray adna subscribe iisaar wll

    • @ajofficial6936
      @ajofficial6936 5 років тому

      Waan ku saaray wll adna isaar

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official1769 5 років тому +3

    Masha allh thanks👍🏻👍🏻👍🏻💥

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 5 років тому

    Msh Allah wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 років тому

    Shukran zhp.umar ishaar

  • @briftechnology6848
    @briftechnology6848 5 років тому +7

    Sxp omar allah ajir aan lasoo koobi karin hakaa siiyo

  • @ayaanabdallahassan3062
    @ayaanabdallahassan3062 5 років тому

    Shukran wllkey iyo channel ka ogaansho
    Kheer allaha kaa siiyo

  • @ibrahimabdalle5136
    @ibrahimabdalle5136 5 років тому +9

    1 minute 100 views

  • @cabdullaahiaanis6578
    @cabdullaahiaanis6578 4 роки тому +1

    رحمة الله عليك يا اخونا الب أرسلان

  • @caatikahabdi7398
    @caatikahabdi7398 5 років тому +1

    Waa video igu horeyay firsado kabid subscribed saro masha allah horey socod wngsn wll

  • @ilovehim4968
    @ilovehim4968 5 років тому +2

    Tariikh Mug weyn 📚

  • @shakraahmed5412
    @shakraahmed5412 5 років тому +4

    Pro keep going pro

  • @abdulahiak1116
    @abdulahiak1116 5 років тому +2

    Mansha Allah Omar inshar

  • @rayaanmohamed991
    @rayaanmohamed991 5 років тому +28

    Hadaa jeceshahay hooyo macaan like ii saar

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Rayaan Mohamed8
      like subscribe wan ku saare adna isaar wll

  • @clcaziizmahamudaadam9222
    @clcaziizmahamudaadam9222 5 років тому +1

    waad mahadsantahay wll ømer

  • @garaadmahad5470
    @garaadmahad5470 4 роки тому

    Mnshallah wll ogaansho waxbadan Baan kaa faaiidey Alleh Haku xafido

  • @higashohigasho8480
    @higashohigasho8480 5 років тому

    aamiin ilaah ha unaxriisto insha alh

  • @omarfaaruuq9283
    @omarfaaruuq9283 5 років тому +4

    First one

  • @cabdifataaxaxmad8162
    @cabdifataaxaxmad8162 5 років тому +1

    Janalka ogaansho very nice

  • @munaladansaid9575
    @munaladansaid9575 5 років тому +2

    7 minutes 500veiws cumar wll cajiib

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 5 років тому +1

    Maa sha alaah

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Рік тому

    Allah u naxariisto Alparslan

  • @eSheeko
    @eSheeko 5 років тому +3

    *Alxamdullilaaah Ruuxa 1aad Dawada Noqday* Cumar Inshaar Sxb Thanks

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +3

    Keep going

  • @zanka4740
    @zanka4740 5 років тому +5

    Waxaa noqdy qofkii 1waada Ee like ta dhac iigu siii

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +1

      king moh malik
      like subscribe wan ku saare adna isaar wll

  • @Abdalla02
    @Abdalla02 5 років тому +1

    Sxp cumar aad ayaa umahadsantahay sxp waxaankaarabaa inaa noosogeliso tariikhda thomas sankaaara ganaraalkaas tariikhdiisa mahadasin like iisaara asxapey

  • @jokarcadnaan2626
    @jokarcadnaan2626 5 років тому

    Mahadsanid wll horey noogu wad qisooyinka

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 5 років тому +1

    Ameen

  • @ridwanrashid9733
    @ridwanrashid9733 5 років тому +2

    First view

  • @Abshirjama5
    @Abshirjama5 5 років тому

    Allahu akbar waa geeesi allah u naxariisto

  • @nimcogarbiyeofficial3349
    @nimcogarbiyeofficial3349 5 років тому +1

    Codkaagu aad buu u mcn yahay mnsha allh

  • @zaahircawaalemedia9714
    @zaahircawaalemedia9714 5 років тому +1

    Aadbd U Mahdzan thy Omer faafinta Kanaal kaaga runtii Geed Gaaban iyo Mid dheerba u Fuulay bulzho Weyn badn kusoo jiheeyay Alle Hakaa Jazaaka Allah Wlloh Omer

  • @abdiwahabkhalif1270
    @abdiwahabkhalif1270 5 років тому +3

    Asc ustad omar waxan Ka codsanaya in aad no so diyaariso kooxda la yirado بيلدير بيرغ
    Koox aan jeclahay in aan wax Ka ogaano shukran ustad

  • @Djhilaac
    @Djhilaac 5 років тому

    Masha Alllh ogaansho Allh ku barakeyo wll wn ku tagera si dhaba ayan kugu xidhnahey masha allh

  • @xayndabkaxogaha6305
    @xayndabkaxogaha6305 5 років тому +1

    Masha allah waa mawduuc aan sugaynay

  • @arday2695
    @arday2695 5 років тому +1

    mansha allah

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому

    Allaha unaxaristo Suldan Alp Arsalan

  • @user-on9fj2yf5m
    @user-on9fj2yf5m 4 місяці тому

    Mnsha allh ❤ jasaakalaah wll

  • @engmohamedosman4915
    @engmohamedosman4915 5 років тому

    Allah haunaxaristo gesigas

  • @osmanabdilkhadir6215
    @osmanabdilkhadir6215 5 років тому

    Shugran wll cumar inshaar dalkeyna iyo islaamka allaah usoo saaro alab arsalaan oo kale geesi jecel dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa madaxdaan caloosha ushaqeysta yaalkaana alla naga hor wareyniyo shugran mar labaad aquunaa cumar

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 5 років тому

    Runtii wax bdn ayan akhriyay taariikhdisa Alla ha unaxaristo

  • @user-si5yq5ds8b
    @user-si5yq5ds8b 5 років тому +4

    Cumaroow kanaalka caruurta ka soo hadal weliba mawduucyo xasaasi ah

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 років тому +1

    Macha allah

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 5 років тому

    Aamiin allle haw naxariisto

  • @mahadtuure3552
    @mahadtuure3552 5 років тому

    Masha allaaah jasakalaah wll

  • @cabdullaahiaanis6578
    @cabdullaahiaanis6578 4 роки тому +1

    Geesi Soo Marey Taariikhda Musliinta Allaahu Akbar

  • @ibroibro0468
    @ibroibro0468 5 років тому +1

    Illahay hanoo naxaristo dhamanteen likesii kii jecel

  • @calicabdullaahi9813
    @calicabdullaahi9813 5 років тому +3

    Fadlan asxaabeey qof walba oo oo ku xiran macalin cumar ha isku daydo in eey taleefan kasto oo aay hesho subscribe ka dhahdo sii aan u gaarno 200k subscribe

  • @briftechnology6848
    @briftechnology6848 5 років тому +7

    lkn maalin hore waxaa iga qosliyay madaxwenhi magaciisa halka sadar ahaa

  • @ikramhared5583
    @ikramhared5583 5 років тому +1

    Noso badi walalkey tariiqda muslimka ado rali ah

  • @mohamadiebardacad2566
    @mohamadiebardacad2566 5 років тому

    Ogaansho mahadsanid

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 5 років тому +2

    Asc ustd cumar wxn ku weydiiye arinkii huawei halku ku dambeeyaa waana nambar 1

  • @ozmaankavic5812
    @ozmaankavic5812 5 років тому +3

    Tagerayasha liverpool like isaara

  • @salmaan449
    @salmaan449 2 роки тому

    Aamin ,ya rabbi

  • @abdirizakhd9133
    @abdirizakhd9133 5 років тому

    Maasha allah

  • @mohamedabdi8998
    @mohamedabdi8998 5 років тому +1

    Xaqiiqatan channel ka ogaansho intaan ka faa'iday schoolkaygi kamaan faa'idin sxb horay usoco insha allah

  • @hesowonline3667
    @hesowonline3667 5 років тому

    Allah u naxariisto