sh Cumar faaruuq( aun)mamudna in aan ujawaabo 》xasaan xuseen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 81

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 20 днів тому +3

    Sheikh cumar Faruq naxariisti janna Allah kawarabiyo

  • @SalmaAisha
    @SalmaAisha 3 місяці тому +4

    Allaha u naxariisto shiiq cumar faaruuq
    Allaha xifdiyo sheekh xasaan Abu salmaan

  • @MohamedSuudani-ec9lo
    @MohamedSuudani-ec9lo Рік тому +9

    Sh.xasaan iyo sh.omar faruuq Allah inoo daayo labadodaba
    Sh.omar faruq Allah unaxriisto

  • @AbdiwaliMohamed-v2d
    @AbdiwaliMohamed-v2d Рік тому +24

    اللهم ارحمه وادخله الجنه فی الفردوس الاعلی❤

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Рік тому +22

    اللهم ارحم شيخنا الفاضل عمر فاروق واغفر شيخنا الفاضل حسان حصين أبو سلمان ❤️❤️❤️😥😥

  • @MohamedIshakOsman
    @MohamedIshakOsman 3 місяці тому +3

    Sh Cumar faaruuq allah unaxariisto

  • @aminofarah9279
    @aminofarah9279 Рік тому +8

    Masha'Alaah.Ilaahow.
    Noo xafid.Culumadeena. Sheikh.Omar Faruuq. Masha'Alaah.Ilaahow ku xafid.
    Walahi.Tafsiir. Quraan ka 4ta. Galab. Bixi jiray an so xasuustay. Soomaali radiyo ,Muqdhisho.

  • @abdullahinoor8042
    @abdullahinoor8042 Рік тому +12

    Sheikh Xassaan waxba musan ka sheegin ee wuxuu yidi qof ayaa i sheege inuu sheik fahamkiisa yara qaldanaa xili qof kale isku arkeen sheikh Cumar Faruuq Allaha unaxariisto

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 6 місяців тому +1

      Qofku haddu cajis galo oo firfirconidu yaraato fahamkiisu wuu yaraan oo addunka waxa ka socda in uu ogaadu wey yaraaneysaa waxaa laga yabaa wax dad usoo gudbiyaan in uu wax ka qaato ama Sida uu Rabo qofkaas ka dhaadhicyo Marka labada sheikh iyo anigaba Allaha nacafiyo .

  • @asadm9522
    @asadm9522 9 місяців тому +6

    MashAllah Allah ha unaxariisto..wa jawaab xigmad leh

  • @HassanOmar-u3i
    @HassanOmar-u3i 3 дні тому

    Xassaan waa takfiir waalan

  • @aaminoshariif5800
    @aaminoshariif5800 Рік тому +8

    الله يرحمك ياشيخناء نحن فقدناك انشاء الله نشوفك بالجنة

  • @SalimAawey
    @SalimAawey 26 днів тому +1

    Alaha.unaxariista

  • @xaazim8663
    @xaazim8663 2 роки тому +8

    Allah ha u naxatisto sheekh cumar faaruuq.
    Somaaliyey waa ina ogaataan sheekh cumar faaruuq wuxu ka mid aha culimada ugu waa ween qarniga la soo daafey laakin sheekha aqoon uma laheyn xaqiiqada dimuuqradiyada. Waxaan ognahay in dimuuqradiyada ey diin tahay. Micnaheeduna waxa lagu fasira « xukunka waxa iska leh shacabka, shacabka aya xalaaleynaya waxey rabaan, xaraantimeynayaan waxey rabaan »sheekh Cumar faruuq Allah ha u naxaristo Maalintu ka qeyb qaatey dhisida dastuurka dawlada ma usaan ogeyn in xildhibaanada ey xalaaleen lahayeen wixi Alle xarimey. Sheekha macsuum ma aha, waa beni aadam qalad wu ku dhici kara. Yaan sheekh xasaan la caynin. Sheekh Xasaan cudur daar bu U raadiyey sheekha. Dad ba gaaleysiiyey sheekh Cumar faruuq, sheekh xasaan sheekh Cumar ayu difaacey. Sidaas u fahmaa sheekh Xasaan wuxu yiri. Waa sheekha ugu wanaagsan Somaalia maanta. Ninkaan muqaalkan so dhigey waxaan kaa codsanaaaya ina delete garesoo.

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 2 роки тому

      Xasan wu is qariya si aan lo fahmin lakin mankiisi hore wubadalay manhajki shukri musdafa iyo takfiirka ayu qatay waxana fahmi kara qofka muxadaradkisa iyo qoraladisa hada iyo kuwisi hore isu dhageysta

    • @abdullahisiasa7861
      @abdullahisiasa7861 Рік тому

      @@hiilculumomediachanel7078 sheikh xasaan weligiis ismabedelin benta iskadaa walal

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 Рік тому

      @@abdullahisiasa7861 walal ben ma aha wa run bebta isumaficnin

    • @KhadraWi-hx3vp
      @KhadraWi-hx3vp Рік тому

      ​@@hiilculumomediachanel7078 jadiidi uray

  • @drabdikanibashiir8762
    @drabdikanibashiir8762 2 роки тому +10

    رحمك الله يا شيخنا الفاضل

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 2 роки тому +16

    رحم ألله شيخنا الوالد عمر فاروق . اللهم اسكنه في الفردوس الأعلى من الجنة. اللهم أغفر لنا ولوالدينا وللجميع المسلمين. اللهم آمين .

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому

      Muxu sheekh xassaan ka yiri sheekh cumar faaruuq: 1) ua-cam.com/video/DPUPgLJ1ehg/v-deo.htmlm7s
      2 ) ua-cam.com/video/YnsBmLJi6EQ/v-deo.html

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +7

    Culimada uun baad isku diri rabtey ninkaagan muqalka soo dhigey, lkn dadku weey kufahmeen ulajedadaada,
    Sh Cumar Faruuq ilahay haunaxariisto, wadad wacan buu ahaa,
    Sidee kole Sh Xasaan wax khalad ah kama sheegin Sheekh Cumar Faruq, waxaa uu cadeeyey arin jirtey uu Sheekh Cumar Faruq Alle haunaxariisto ku khaldamay, ma khaldamana wa ilahay,
    Sidaa un haloo fahmo, dadkina isku dirka wada joojiya ilaahyna kacabsada

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому +1

      Adiga ALLAAH ka cabso oo ka hadż ninka akhayaarta la daba dhigay!

    • @qazimabdirizakarab5448
      @qazimabdirizakarab5448 Рік тому +1

      Rabbigaa ka cabso waa hadii diinta ilaahay aad wax ka taqaan arinka jiray ee sheikh xasaan ku sheegay sheikh cumar faruuq maxaa waaye wuu ku gafay sheikha adna gafka haku raacin

    • @KhadraWi-hx3vp
      @KhadraWi-hx3vp Рік тому

      ​@@qazimabdirizakarab5448 sh cumar faaruuq allah unaxariste masaail buu kuqaldamay oo kow ka ah masaafada gabdhaha sh xasan waxba kamashegin

    • @ahmedyare4937
      @ahmedyare4937 Рік тому

      ​@@KhadraWi-hx3vpadiga maheysaa oo ma dhageysatay sh cumar faaruuq
      Hadii aad dhageysatay linkiga soo dhig mise shekh xasaan oo shegaya ayaad ka maqashay

    • @asadm9522
      @asadm9522 9 місяців тому

      Caqlikiisa iyo xasuustiisa bu galay. Ijtihaadkiisa qaldan muna ku joogsanin. Mana isqaban karo.

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 роки тому +7

    اللهم ارحمه شيخ عمر فاروق واغفر له شيخ حسان

    • @mrkeepgoing7959
      @mrkeepgoing7959 2 роки тому +1

      Xasaan xuseen sheekh maahan waa khaariji, hadaa daba kacdo wadada naarta ayuu ku geyn.

    • @asadamin7233
      @asadamin7233 Рік тому +3

      ​@@mrkeepgoing7959 Waad walantahay adigu

  • @nuurosmanhaayoow3190
    @nuurosmanhaayoow3190 27 днів тому

    waan u duceyey shiiqa hadal gaaban oo xigmad leh ayuu ku hadlay allaah ha u naxariisto
    mida kale shiiq cumar faaruuq 114 quraanka ayuu fasaray po aan dhegeysanaa
    xasaaan maxuu inoo sheegay oo taariiq ka hareysa in leys qarxiyo ayuu cudurdaar u yelay

  • @AbdisalamJamma
    @AbdisalamJamma Рік тому +4

    Allah subxaana watacalaa ha ha u naxariisto Sheekh car faaruuq dembigiisa Allah subxaana watacalaa ha djaafo lkn wariyayaasha maxay dadka madaxa isugu geliyaan

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Рік тому +4

    اللهم ارحم شيخنا الحبيب الغالي

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 8 місяців тому +2

    hhhhhhh allaah u naxriistee sheekheena Cumar faaruuq

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 26 днів тому

    Xasaan nin waalan waaa😂😊

  • @MohamedAli-db9dg
    @MohamedAli-db9dg Рік тому

    Sheekh cumar faaruq rabi ha kuu naxariisto

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 7 місяців тому +1

    أللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد

  • @DeeqMohamad-jv7zn
    @DeeqMohamad-jv7zn Рік тому +1

    Subxaanalaah madaxwenehenayaasheena iilaamka noogaleexoawoowe umal sheeqenii weenaacumarferuuq yalagaaraacin culumadeena waaween alaah uu too bad keen axsaanoo

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 9 місяців тому +2

    Sheikh xasaan macaayin Alle hanaxariisto sheikh Cumar xanuunka ama gabowguna caay maaha , culumada xumaan yaan la dhexdhigin oo in ay wax iska shegana yaan lagaarsiin Allaha cafiyo dhamaantood .

  • @shaaficiabdicali
    @shaaficiabdicali Рік тому +3

    Allow unaxariiso aamiin

  • @SudeysaMohamed
    @SudeysaMohamed 7 місяців тому +1

    اللهم ارحم شيخنا الحبيب الغالي يارب ❤😅😮

  • @Abdirahman-c4b
    @Abdirahman-c4b 6 місяців тому

    Sheekh cumar Faruq ilahay hakaralinoqdo xasan xuseen waa maankisdeeqe

  • @somalisalafimedia8121
    @somalisalafimedia8121 2 роки тому +5

    Sheekh Xasaan Xuseen Allaha xafido Sheekh Cumar Faaruuqna Allaha unaxariisto wadaad xumayaal ayaa sheekh xasaan kudiray oo intaas karaadinayay iney Sh Xasaan Dadka kudiraan lakin wey kufashilmeen
    Jadiidiga waxan soo dhigayna wuu ku daalayaa mooyee sh xasaan waxba udhibi maayo ninkii leh aqoon diimeed Sh Xasaan hala niqaasho xag xagasho waxba matareyso

    • @mrkeepgoing7959
      @mrkeepgoing7959 2 роки тому

      Ilaahay m xafido khawaarijta xasaan waa khaariji allaha soo hanuuniyo

    • @somalisalafimedia8121
      @somalisalafimedia8121 2 роки тому

      @@mrkeepgoing7959 bal noo sheeg masaa isha uu khawaariij kunoqday usuusha khawaariijtana noo tiri sidoo kale maxaa lagu noqdaa khawaariij noo sheeg su aalahaas nooga jawab

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 роки тому +8

    Ilaahay ayaanku kamagan galnay xassan xuseen iyo.waxa uu aaminsanayey iyo cida lacaqiida ah

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому +1

      Muxu sheekh xassaan ka yiri sheekh cumar faaruuq: 1) ua-cam.com/video/DPUPgLJ1ehg/v-deo.htmlm7s
      2 ) ua-cam.com/video/YnsBmLJi6EQ/v-deo.html

    • @ahmedjees2320
      @ahmedjees2320 2 роки тому +1

      Tagfiir iyo ninkuu tababaraa wayso tagayaan

    • @c.qaadircumar9056
      @c.qaadircumar9056 2 роки тому +2

      sheekh Cumar Faaruuq Jawaab fiican Ayuu siiyay

  • @strongboyki
    @strongboyki 2 роки тому +4

    Ma sheeqaan sidaan u hadlaayaa wax ka qaldanyihiin ama xanuunsan sh xasaan siduu wx uwaday

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 7 місяців тому

    أللهم اجمعنا في جنات النعيم

  • @abdirahmanali995
    @abdirahmanali995 Рік тому +2

    Allow unaxariso 😢😢😢😢

  • @ilyaasmiyir7803
    @ilyaasmiyir7803 Рік тому +2

    اللهم ارحم شيخنا

  • @apdinuurmuuse7674
    @apdinuurmuuse7674 Рік тому +1

    رحمه الله تعالي

  • @samowade1300
    @samowade1300 2 роки тому +2

    Allow ku barakee sheekh xassaan oo cimrigaaga noo dheeree

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 Рік тому +2

    ماشاءالله

  • @xaazim8663
    @xaazim8663 Рік тому +1

    Sheekh Cumar Faruuq Jaahil bu ka ahaa arintaa Carta iyo dimuuqradiyada la dhisaayey.
    Sheekh Xasaan wu saxsanaa.

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 7 місяців тому

    سبحان الله

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi5348 2 роки тому +2

    allaaaah ha xiftiyo sh xasaan xuseen adam

  • @samowade1300
    @samowade1300 2 роки тому +3

    Muxu sheekh xassaan ka yiri sheekh cumar faaruuq: 1) ua-cam.com/video/DPUPgLJ1ehg/v-deo.htmlm7s
    2 ) ua-cam.com/video/YnsBmLJi6EQ/v-deo.html

    • @ahmedyare4937
      @ahmedyare4937 Рік тому

      2 ma shaqeyneeyso ee muxuu ķa yiri bal noo sheeg

  • @hanadgelle7411
    @hanadgelle7411 Рік тому +1

    Xassan waa gaal mushrik ah oo ilaahay iyo rasuulkiisa beeniyey nacalad allaha laazimo gaalka baqtiga ah uf uf 🙂🙂

    • @aminaabdi8891
      @aminaabdi8891 Рік тому +1

      Inalillahi wainnaa ileihi rajicun!!! Big mistake bro....fear God

    • @KhadraWi-hx3vp
      @KhadraWi-hx3vp Рік тому +1

      وعليك

    • @Mohamedabdi-py6kz
      @Mohamedabdi-py6kz Рік тому +2

      Waad qaldante. سبحان الله!!Allah usonoqo. Nin culima eh. Waa. Sun hilibkii. Deldel maahan. إتقي الله Sheqana. Icafi kudeh. Niyow

    • @lisancenter
      @lisancenter Рік тому

      mushrig maxaa lagu noqdaa?!

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 7 місяців тому

    😢😢😢sheqa mxa lo murjiyey hdlks inlo shego ma agan sheq xsaan allah cafiyo qof wen bu ku danbawey😢😢😢

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 6 місяців тому

      Qofku wuu xanuusan karaa weyna dhicikartaa markaana sheekhu uu xanuunsadey ehelkiisaana sheegay

  • @Abdirahman-c4b
    @Abdirahman-c4b 6 місяців тому +1

    Xasan wuxuu Rabay inuu soo shaac boxo culuma iyo caamana kalamarebin laakin Qofkasta ha ogaado inuu dadka qadariyo haduu doonayo inlaqadaroyo

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Рік тому

    SHEYDAAN XASSAAN WAA SHEYDAAN UNA BAAHAN IN DADKA LAGA QABTO

    • @aminaabdi8891
      @aminaabdi8891 Рік тому

      Astaqfurullah deh wadqaldamteeh

    • @Mohamedabdi-py6kz
      @Mohamedabdi-py6kz Рік тому +1

      سبحان الله!!sheeqa icafi kudeh. Waad. Qaldanteh Allah usoonoqo

  • @somahmed123
    @somahmed123 Рік тому

    All of them wahabi mujassimah.

  • @ayaanhassan4409
    @ayaanhassan4409 Рік тому +1

    اللهم ارحم شيخنا