Xog Jabuuti oo Muuse Biixi Weerarku Qaaday Iyo 2 Qodob oo SL ku ajayso? Xaashi iyo Xidhiidhka Geele?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 91

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 14 днів тому +5

    Tuug xaashi iyo xirsi argagixiso labadaba waaaa in la xidhaaa sida ugu dhaqsaha badan xadkana waaa in la xidhaaaa

    • @user-kn4fh5gn5y
      @user-kn4fh5gn5y 11 днів тому

      Dhedigow xageenaacisaaqa looga soo dhacaye imikaydin dhaar xoogle iyo dhiiri barateene

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 14 днів тому +17

    Been Jabouti waa Cadow. Muuse waa Geesiga Qaranka Somaliland. Kalitaliyaa Jabouti Ayaa Beenaale ah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 14 днів тому +6

    Maxkamada Sare ee Somaliland sharciga ha mariso siyaasiyiinta Cadowga Shisheeye ku Xidhan

    • @aishaadem9179
      @aishaadem9179 14 днів тому

      Ma dhacdo genocide 88 meesha yaala

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 13 днів тому +2

    yes waasax jabuuti waa cadawga SLND halaynaga xidho xadkeeda 🎉🎉🎉👍👍👍👍👏👏👏🙏🙏🙏🙏

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i 13 днів тому +1

    Muuse. Iyo. Shacabku. Waa mid.

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i 13 днів тому +1

    Wlhi. SOMALILAND. Waan. Difacaynaa

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 14 днів тому +1

    Laba wadan maha ee waa maamul iyo wadan

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 14 днів тому +3

    Cadow geena koowaad waa jabuuti ha jabto ina xaashi waadoqon faqash iyo qaran dumis

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 днів тому +3

    Muuse waa shiqsi lakiin cadow badan buu sheeshey lakiin Muuse biixi waxa badan buu xerinaya

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 13 днів тому +1

    Asc inaadeer jabuuti mudo 28 sanno ayey kor iyo hoos ilaa afweyn dhibaatada haderdaameyenta umda. Reer soomaaliland ineye. Buburiso Umad nimada Reer soomaaliland Maxamuud xashi. Haddii zu aqoonkufilen u leeyahey ina Geele Ma soo hadel qaadeen. Maxamuud ingriskaa garabada ku Ruugi jirtey ku soo noqo soomaaliland ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 14 днів тому +1

    Mahmuud xaashi waa baster

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j 14 днів тому +2

    Madaxweeye Biixi iyo shacabka somaliland waa mid

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 14 днів тому +2

    Thanks so much Xogogaal tv, xaashi waa nin anbadey oo geed u qabsado la' , waxaana iskaga qaldamey qaranimada iyo ereyga mucaarad, erygaas oo aad moodo in qalad laga fahmeyn,

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 14 днів тому

      Waa nin doqona ina xaashi oo reer miyinimo badani ka muqato oo xil jecel… waa ninka ka maseeray Maxamed Kaahin siduu Gudoomiye uga noqdaa Kulmiye…
      Ma Maxamed Kaahin ayu gaadha

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 14 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 днів тому +1

    Halaxidho xadka jabuuti

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 14 днів тому +1

    Halaxiro xafidkodana jajusak

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 14 днів тому +1

    Djibouti iyo Somaliaba sidaa haynnagu dhaafaan dib oo dambana colaad mooyee innagama dhaxeeyaan nabad iyo nasteex midns. Somaliland si adag ha difaacdo qarannimadeeda, xortitadeeda iyo karaamadeeda.

  • @AdanAxmed-gp6ct
    @AdanAxmed-gp6ct 13 днів тому +1

    Walaahi madaxwaynuhu talabo hakaqado hadiikalna hadawado

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 14 днів тому +2

    Sadexda nin ee mashruuca kusooqaatay dhartena iyo dhigeena duminta qaranimada jamhuriyada somali land ciro xirsi iyo ina xaashi ee siistay hunguriga hadii aynaan iska qaban maantay qabasho leeyihiine somali land waxa laga daydaydonaa meel dher

  • @amalos3435
    @amalos3435 14 днів тому +4

    Masha Allah guuuuuul Somaliland uso hoyatay wayo waxa inka soo xdhmay Geelaa Jabuuti
    Madax weeyne muuse biihi garbkaha alla hagalo

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 13 днів тому +2

    Jabuuti waa cadawga somaliland

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 14 днів тому +1

    Hadii aabuhu arimiyo oo caruurtu ka daba arimiso oo xaasku kadaba hadasho reerkaasi ma dhisnaanaya.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 14 днів тому +1

    Maxamuud adu cawiyo wadoqon

  • @siciid....cumar.....waraabe.
    @siciid....cumar.....waraabe. 14 днів тому +2

    Xinkaxasidka.ayaykatalisajabuuti.waxasidkabariga.afrika.

  • @hashim4226
    @hashim4226 14 днів тому +1

    Ilaahay ha nabadgaliyo Somaliland.Madaxdii Mucaaridga qaarkood ayaa taageeraya dawlad cadaysatay inay ka horjeedo mdaxbanaanida dalkooda.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 11 днів тому

    Somaliland 24

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 14 днів тому +1

    Xeer wa inu so saro Muse Bixi ah in Niin u dhartay qaranka anu ka hor İman karin oy tahay dambi qaran hadi uu jiro sharcigadina ha sheegeyo

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 14 днів тому +1

    Illahow hana ceebayn xaashi iyo xirsi

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 14 днів тому +1

    Mahamud waa hunguri khadhidh balasieye

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 днів тому +1

    Xaashi waa tuuuuug xaarmajo ushaqaaya

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 4 дні тому

    waa beenta geele
    muse wa sax

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv 13 днів тому

    wasaarada warfaafinta jabuuti dheh

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 14 днів тому +1

    Guul inshallah JSLAND. ❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 днів тому +1

    Muuse biixi haka saaro wadankiisa safarda hana xidho xuduuda waa hasha geela cunta ee cabada😮

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 14 днів тому +1

    Waa. In. Maxakamad. Lasaro. M hawo

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju 14 днів тому

    Muuse kaguulaystay

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci 13 днів тому

    Maxamuud hashi marka horeba isaga ooyaaye jabuuti udiray

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 14 днів тому

    Maamulkaa wuu waashay

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 14 днів тому

    Hala Keno macaridka jabuuti

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 днів тому

    Macaaradka geele waa inay yimaadaan halkan oo saldhig laga siiyaa

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 14 днів тому

    War maxamud xashi wa tuug khayiinwadana

  • @maxamedkayse9974
    @maxamedkayse9974 10 днів тому

    Meesha ma reer gaara jooga muuse dalka halaga qabto

  • @abdiomar9319
    @abdiomar9319 4 дні тому

    Madaxwaynaha jabuuti nabadgelyo kamashaqsynayso inay jabahad laga abaabulo jabuuti si ay somalind iskudulan jabuuti toos inay ulahadasho itoobya ayay ahayd lakiin qoryaha iskugudhiib xaq iyo xeer midnamaaha

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 14 днів тому

    Xirsi m xaashi waalabanin oowadanka dhibaato badan usoogaystay imikan a kufoogan dhinatada wadanka

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 4 дні тому

    waa tuigii meel kasta dhacagay

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 14 днів тому

    Somaliland waxa daawo u ah iyadoo xuduudka jabuuti iska xidho waayo waa cadawga 1aad ee Somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 14 днів тому

    IDIINKA QAASWADYLE AHAA TUUGE CAALOLWEYNE HAA LAA EERYO JABUTI XUUDUDA HAALA XIIDHO😮😮

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 14 днів тому

    Jabuuti aynu kala gurano waa wasakh nolosheenu dhibayso

  • @user-jg2st6jz1f
    @user-jg2st6jz1f 14 днів тому

    Ina xaashi waxaa kaxuun muuse bixi oo hore uyiidhi dadka jabuuti qaraxinaya hargaysa laga soo diray isaga oo micariidaya xukumadii siilaanyo

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 14 днів тому

    Maxamud Xashi waa shaqi bilaa Mabda’a oo Malinba gees u carara.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 днів тому +1

    Guuuuuuul somaliland

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 14 днів тому

    Dhawaan, tuugtan dhiiran, waa layska qaban, ee qaranimada Somaliland ka Soo horjeeda. Kaligii Taliyaha Djaboutina wakhtigiisi waa Gabo Gabo.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 14 днів тому

    Mohamoud Hashi waa huwan cadowgu ah wadanka waxaa taa u daliila Ooyaaye oo mashaariic Jibouti ka soo qaatay ayuu ururkiisa ku soo daray oo shalay Burco ka dhex muuqday markaa isna urur hwan number 2 ayuu samaynayaa number 1 na waa HUWANTA WADANI.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 14 днів тому

    MEESHE AFA INAGAGA IMAANYSE TUUGTE KUU DHUBUQ DHUBQLE EE LACAGA HAA LOO SOO DHIGO ALBABADA HAA LOO XIIDHO

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 12 днів тому

    Ñimanka isaaqa .cadawaga u niikiya ee wada kondhomk ma qaracadii iibanu farashaka ahayabaa ee asakartii faqashata dhulka kaga hadhaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 днів тому

    Huwantan gudaha ee madaxwaynaha kadaba hadlaya maxaa talaabo looga qaadi waayay

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 14 днів тому

    Kuwiinan yar ee muuse iyo mikirifoonka sita ee muuse khaladaaka uu galo marka dhex laga noqdo baad qof walba leedihiin japuti buu la saftay, dawlada iyo dalkaba waa lawada leeyahay joojiya munaafaqada iyo xiqdiga.
    Waan la socon jiray warkiina balse waxaan ogaadey in yu been iyo munaafaqad dadka kala fogeyn ahaa. Bal se hadaan tooahka idiin qaadanayaa

  • @mohmedclaahi5429
    @mohmedclaahi5429 13 днів тому

    Waxa ayaandaro'ah in aanu Maxamuud Xaashi aqoon u lahayn madaxda hogaanka dalka S-land hadaba si aad u fahanto ama aad wax uga ogaatid dhagayso heesta Cumar Dhuule ee tidhaahda ( misaana ima saarikaro nin i maleeya )

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 14 днів тому

    Hadalka sidiisa usheeg wllo.. denjiraha Somaliland ee Djbouti wuxu ku maqna Ingiriiska wuxu yimid Somaliland si uu la tashi ula sameyo Madaxweynaha…
    Lakiin Xafiiska Somaliland ee Djbouti kuyala weli wuu shaqeynaya wax isbadela oo kuyimi majirto…
    Lakiin inu Ismaciil Cumar Geele si toosa iyo si dadbanba ula dagaalamayo Somaliland way iska cadahay.. waana caddawga ugu weyn ee Somaliland leedahay…

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 14 днів тому

    Madaxwayanah somaliland waa madaxwane aydoorteen shacabka somaliland waanuna jeclahay mar kaa waxaan kuu sheegayaa ismaaciil cumar geele in aad tahay munaafaq oo aad waligaa ku waday dadka somaliland oo ayadan doonay horumarkooda oo aad tahay xaasid markaa somaliland way socotaye marba meel hakag soo wareegin ee ka naso yaa munafaq madaxweenahaygana waxaan odhan lahaa xuduudka jabuuti xidh dhakhso waan ku baryayaaye

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 9 днів тому

    Miyan dhegahodu ismaqlayn

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 12 днів тому

    Jabuuti waa dhuxula hoosta ka noola waa cadowagakoowada maxamuuda xaashi waa fadala igu shubo oo nina jilicasan oo lsi fududa loogu isatica.maalkaro duminta dalkiisa haaco

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 14 днів тому

    Hadal waxba ma Taro,sakaaro laba Tun oo kala Qalo malahan, Madaxweyne iyo shacabkiisa sabab loo kala Qaado ma
    Jirto, Ha Is Baraxaan ama ha iska Aamusaan,Indha-Adayg bay hayaan,caalamka wax ka Qarsoon ma jirto waxa ay wadaan,Kuwa gudaha ka Nac-Nac waxba ma soo kordhinayaan

  • @ShucaybCali-eb1mv
    @ShucaybCali-eb1mv 13 днів тому

    Jab buti magacani xaguu ka yimi mays waydiisay jab buti waa dad qalato muusaw xadhiga u jar xaaraanta nacalaa ku yaale

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 14 днів тому

    Mohameoud Hashi iyo Hersi Huwan waa tuugtii hawada Somaliland iibsatay miisaaniyada dawlada iyo mashaariicdiina ay malaayiin dollar ka dhaceen. Madexweyne sharciga ku dhaqan wadanka khaasatan siyaasiyiinta iyo baarlamaan ku sheegeena huwanta ah.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 14 днів тому

    😂😂🎉😢😮😮😅😊😊

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 днів тому

    Jabuuti iyadaa ka daran somaliya iyo faqashtu waa dadka cun

  • @nimaabdiaziiz9021
    @nimaabdiaziiz9021 14 днів тому

    Djibouti in ay la tirsato gobol yar oo prank ah waa ceeb u soo hooyatay

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 12 днів тому

    Geela caloolaya walaahi cida kaaga futa xumi ma jirto somalilandmucaaradkajabuuti canafarta oyociisaha laciilayaoo huba iyo xoolaba lagu caawiy waa inaya kusoo dhawayasa

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf 14 днів тому

    Waxay ogtahay jabuuti in bariga somali land gaar lascano xaladi kajirto
    Somaliyana aysii kala fogaysay
    Waysoo safatay
    Cadawga somali land bay kubiirtay
    Anana waa kula qaadanaye
    Sojiidh wanaaga jeeniga kusooqaad dhaxan balo ujoogee

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 14 днів тому

    Mucaaridiintu aad bey ugu fool xuntahay iney isbartaagaan cadawga. Waa wax foolxun qarankana khalkhal aanu ubaahbeye galinaya Kafadiista Waranka iyo barbar cararka dawlada oo bilaa ixtiraam kkuaha dalka Somaliland. Guul 🤍❤️🫡🎉🤲🏽

  • @mohamedmuhumed2619
    @mohamedmuhumed2619 14 днів тому

    Halkee ayuu ku dambeeyay ama marayaa heshiiskii is afgarad ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia? Waxa Turkiga ka bilaabmay wadahadal u dhexeeya soomaaliya iyo Ethiopia.

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 14 днів тому

      Cirro aya turkiga takeyee reer Somaliland ha wadiso halku uu wado.

  • @faarahhaaruun8285
    @faarahhaaruun8285 14 днів тому

    Waa been Jabuuti illaa 77kii markay xorriyada qaadatay waxay ahayd cadawga S/laand..maxamed xaashihan aad sheegaysaana,isagii ayaa cadawga jiritaanka S/Land ahe yuu syaasiga isaga dhigayaa ?

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 14 днів тому

    Djabouti waa dal ayaan daran, inan iyo adeerkii ayaa ilaa maalinti dalkaasi xorobeey ka taliya. ( Hassan Guleed iyo Ismail Omar Geele). Sheekadaasi wey dhamaatey. Tolow xagu u baxsan kkkkkkk malaha Nageria. Hablihi Erateria waa kuwa Dumera jooga.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 12 днів тому

    Anagaa jabuuti difaacayna khaayimiin kjqayimoini dhashay ayaad tihiin jabuuti ma inay idin layso ayaad rabtaan
    Dadkiinan xun xun ee uskaga ahaw .
    Xabashida iyo oromada u shaqeeyo

  • @prosl11
    @prosl11 14 днів тому

    Madaxweyne muse waa nin dhib badan waxba somaliland uma soo kordiyo aan ahayn colaad inkasto somaliland ay cafow badan leedahay hadaana siyaasad xumada muse ayaa noga daraan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 12 днів тому

    Xafiisku aad ku lahaydeen jabuuti ma xaafad aad kiro ku degan tihiin baa qolo isaaqi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk way waasheen meel.laga jiro syey garanwaa
    Yeen isaaqii kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @relaxingsoundsandmusic328
    @relaxingsoundsandmusic328 14 днів тому

    Waainjabuutilagubaa sidaugudhakhsahabadan dalkuwuxuu ubaahantahaymuwaadiliinadag wadaninawaa Falashas waarwixiiloosoomaraybamaoga dagdagwaainuolashaa jabuuti anooahreersheekhmadar dabkakubilaabmaawaainuusocdaa uguyaraan30sano alamtarawaysoodhaaftee doqonkastaawaysoomiciyolisanaysaa ga an adagbaa loobaahanyahy madaxweynebiixi tala dad alla adaaa hays cidkastaxidhbuuxijeelashafasaxciidamada amassing xilibaanada las qaanajeelashauddir cidakadabahadashanadilkuxukun cidamaduwaa inayyeeshaanillagabaqdo waxkastacadaab shansanoodabbeguutiduhakudhufato cidkastahaujoojinwaakukaajabuuticanfartasoowareeji loyocadokeen

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 14 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beenta

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 8 днів тому

    Muuse waa beenaale beenaale dhaay sidaada. Tuugo tuugo dhashay muuse fircoon iyo mijaastiisa

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 14 днів тому

    Djibouti iyo Somaliaba sidaa haynnagu dhaafaan dib oo dambana colaad mooyee innagama dhaxeeyaan nabad iyo nasteex midns. Somaliland si adag ha difaacdo qarannimadeeda, xortitadeeda iyo karaamadeeda.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 14 днів тому

    Djibouti iyo Somaliaba sidaa haynnagu dhaafaan dib oo dambana colaad mooyee innagama dhaxeeyaan nabad iyo nasteex midns. Somaliland si adag ha difaacdo qarannimadeeda, xortitadeeda iyo karaamadeeda.