Daawo;-Mucaaradka Dowlada Oo Caawa Qaatay Go,aan Ka Nixiyey Xasan Sheekh Iyo Siyaasiyiin Culus
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share
Maashaa Allaah, Good point, Xasan dhiiqo, DOORASHO QOF IYO COD, ISKA DAAYEE. HALKA SANO U HARTAY. DAD IYO DAL MA LAGU SOO GAARAYAA??.!!!
Wariye sidi wariye wax u warayso in aad wax dhowraysa baad u eegtahay
Dr xasan xooloh waa .kabaqaad xasan.
Qofka runta sheega macarid ma aha .
Xasan cade waa wakiilka xasan dhiiqo ee wariye daacad ah maaha
Wariye ma afhayeenka xassan shiekh baad tahay
Kkkk, ma raiisal wasare ku xigeen baad argi u dhiganaysa
Asc
😂😂😂😂si toos ayeey xasan horumarka uu kenay ayeey dhimasho kaxigaankkkk
Wariye toos u difaac xasan shiekh
Dablamaasiyadii hore wuuku fiicnaa laakiin intii dambe wuu asqoobay
Ninkaanu waa weriye caada Qaate nin inla dhegeysto maaha
NINKAN BADIDA KU AH MEEL AAN HOYGIISA AHEYN WAXAN UGU MAAHMAAHAYAA:
HASHII AWRKEEDA DIIDAA AWR KALE KU ROORTAA, AFARTABA DAB LAGA SAAR WAY ABAAHA SEEGTAA
Ujeedada ugu weyn ee Xasan Sheekh ka leeyahay dhoofka xoolaha ee cid loo xidhay, waa colaada iyo naceybka uu u qabo shacabka Somaliland, waa xaasidnimo iyo maseyr uu horumarkooda ku yahay. Xasan waa munaafaq waayo wuxu hore u cambaareyn jiray falalka ceynkan oo kala ah ee ay dawladihii kala dambeeyey ee Somalia ay kula dhaqmi jireen shacbka Somalilands.
XASAN SHEEKH UMA IMAN IN DALKA DHISO DADKANA DANAHOODA U SHAQEEYO ...
WAXA UU U YIMID INUU KA SAMEYSTO XOOLO UGAAR AH REERIHIISA .
LAAKIIN XOOLO XARAAM AH XASAN
MEEL KUMA GAARI DOONO.
MAGAC XUMO AYUU U SOO JIIDAY REERKAAS. HAWIYE.
Xasan dawladnimo umajeedo ujeedadiisu waa maamul goboleedada iiqabo
Waa wariye dhinac ka raran oo Xassan Sheikh u mushaar ka qaato xitaa disorganized . Telefankiisa dhacaayaa baa tusaale xitaa ma dhihin sorry marki telefankisa dhacey.
Dhibka keliya ee jira ee muqdisho yaal waa qof kii dalkaan isku wadi lahaa Waxaa looga hor tagaa isla caasimada kooxo laga abaabulo XASAN SHIIKH WAXA KELIYA EE UU DHEER YAHAY WAA IN UU DAB OLOLAYA KULA DHACO DHAMAAN UMADA SOOMALIYEED IYO DOWLAD NIMADEDA WAXAA KALE EE XASAN KU MAR KHAATI FURAYA WAA WIXII UU BALAN QAADAY EE UU KAGA HOR YIMI DOWLADII KA HORAY SAY OO UU BALAN QAADAY INUU QABAN DOONO OO DHAMAAN TEED BEEN CAD AHAYD TAN KALE WAXAA LALA YAABAN YAHAY HESHIIS YADA UU DOWLADO SHI SHEEYE LASOO GALO OO KHATAR KU AH QARA NIMADA IYO MADAX BANAA NIDA QARAN KA SOOMALIYEED IYO SOOMALIDA INTII ISLA SOCOTAY OO UU SII KALA DIRAY OO UU SII KALA FOGEEYEY IYO WAX KASTA OO UU NOO SHEEGAY WAXAY NOQ DEEN BEEN CAD OO WAX KASOO HOR JEEDA BUU KU SHAQAY NAYAA MADAX WAYNE XASAN SHIIKH
😂😂😂 Xassan Sheikh has achieved nothing since he took power. He is hopeless.
Xasan dhiiqo xukun uma imaan ee inqilaab qabiil abgaalnimo iyo unukaa leh xamar buu u yimid inuu iska joigo oo farmaajo diyaarad dambe ka celin buu rabaa ilayn wuu dhoif jecel yahaye😂😂😂
EITHOOPIA DANTEEDA MADOW BAY RABTAA MAR KSSTA ANAGA MAXAA NOO DIIDAY INAAN MSR WALBA DAN TEENA WADANO ? TAAS WAXAAN WAY DIINAYAA UMADA SOOMALIYEED ?
Adeer gat iyo gsrdarobs maba ahayn in uu kala hadlo bad somaliyeed bataatan wuu qaldanay waana qiyaano qaran maxaa ka galay bada somalia may dalal ka kale kaga duwan tahay waa in lagu qaado qiyaamo qaran waxuu u galay madoove ii qabo iyo wax la mid iyo sii fadhi kursi uu og yahay in usan fadhinayn time Kiss la gaaro wax yar Baase u haray iyo sanadkii ololaha marka waaba laga wareejin powryka dhaqso dhulalii dad wayna ha somaliyeed aan sharci loo Martin ilaa 1991 waa khasab in lasoo celiyo dowladii ka demaysa kuwa gadanaya ha ogaadeen in aan shilin laga siin doonin wax kadta ay ka dhis aan la waa la burburin waa loo sheegay in ay tahay xatooyo xoolo dadwayne sidaas bay ku gateen iyadoo mucaradka ay u sheeg beri noqon kara madaxwayne dalka berito wax lagala tashan maaha beri taas ha ogaadeen kuwa gadanaya hantida dadwayne waana dabiilayaal kale