XOG XASAASI AH:- COSOBLE oo talo cajiib ah ujeediyay Sheekh SHARIIF, MAXEEY TAHAY TALADAAAN?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • ✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔
    Wixii Talo Iyo Tusaale ah Noogu Soo Hagaaji Whats up Namberka wa.me/+2526142...
    Bidhaantv
    UA-cam Link:www.ww...
    Facebook Link: / bidhaantv1
    Tiktok:https Link:// / bidhaan_tv

КОМЕНТАРІ • 72

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 19 днів тому +5

    Masha Allaha waa taladiindii ugufiicinayed

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 19 днів тому +5

    WAA HADUU LEEYAHAY DHEGO WAX MAQLA

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 19 днів тому +5

    Shariif. Waadoqon.ku.maqan.walaalkiis.haddana.waxaa.udan.ah.in.uugarab.istago.walaalkiis.Mw.xasan.shiiq.maxamuud..walaahi.waa.talo.qaali.ah.waahaduu.dhego.waxmaqla.leeyahay.insha.Allaah

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 19 днів тому +3

    Xayawaan waaye.shariif.iyo.wixiilamid.ah.

  • @Islaashboy
    @Islaashboy 19 днів тому +4

    Sax sax wax fahan . Sharifow
    Taladan . Wax . Ka
    Fican . Malahan

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 19 днів тому +3

    Wale tala wanahsen

  • @hashigelle7597
    @hashigelle7597 19 днів тому +2

    War shariifow siyaasadda waad ku hafateen adiga AA/Shakur isaga baxa user's baa tihiin, dhafoorqiiq iyo dad aan shar lahayn ayaa idin isticmaalaya
    Wallaahi inaan lagaa yeelayn inaad xamar dagaal ka kiddo, haddi aad isku daydid adoo bilaa qiimaa baan ku tusaynaa.
    Qaado talada console, thank you cosoble

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 19 днів тому +1

    Mudane Cosoble waa runtaa!!!

  • @AbdullahiHussein-lz5ob
    @AbdullahiHussein-lz5ob 19 днів тому +1

    Ku raac walaalkaaga cosoble aniga waan ku jecelahay shariif ee taladaa waado

  • @FadumoMuse-l1y
    @FadumoMuse-l1y 17 днів тому

    Sh shariif guuleyso guuleyso

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 19 днів тому +4

    Subxaana LAAH , DIKTEETAR NIMADA NAGU CAAWI MIYAA, QABYAALADA AYAA CADAALADA KA HORAYSA MIYAA , ILLAAHOW KHAATUMO XUMO HA NAGU RIDIN AAAAAAMIN.

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 19 днів тому

    Mudane cabdullahi Cosoble runta waa usheegtay shariif hadoow wax maqlaayo
    Dad daneestayaal eh aa daaha gadaashiisa ugu gamban
    Cadaawada hoosta oow ku wato jaceel maahan ee
    Waa lagu jidfuro rabaa
    Waxeey rabaan ineey xamar gibaan iyo qalalaaso

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 19 днів тому

    Waa hubaa Ex.M. sh.sh.sh. Axmed in uu yahay Ruux isku wadi kara Siyaasadaha Soomaaliyeed ee iska soo horjeeda

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 19 днів тому

    Saxwaaye 👍💯

  • @maansarestudio8484
    @maansarestudio8484 19 днів тому +2

    Cosoble alkuliste eey hadlay qeelidiisa iyo taladiisa yaa ubahan xawadle ha utashto

  • @maxamedcabdi5459
    @maxamedcabdi5459 19 днів тому

    Wllhi Wa Talo Cajiib Ah oo Wax Ku Oll Ah

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 19 днів тому

    Goormuu Xasan noqday xisboga koowaad xisbiga ugu wayn waxaa noqda kan ugu taageeraha badan yaasiinaya codkiisa Xasan aaway dadkii kale garoonka cayaata ma keligiinaa

  • @FarasColaaded
    @FarasColaaded 19 днів тому

    Wlh waa talo, hon: cosoble you are absolutely very right in your advice, apart from this friends in Mogadishu.. the main sponsorer is growe so sharif is very naive and egomaniac in his political drive...Asc

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 19 днів тому +3

    Run badaaana waa sax

  • @Nimca-q6i
    @Nimca-q6i 16 днів тому

    Dalka.hla.badbaadiyoshariif.guul❤❤❤❤❤❤❤.hauujuji.benta

  • @madiinocabdi5562
    @madiinocabdi5562 19 днів тому

    ilhaya hakucafiyo cosobolow xamar hadi hawiye lodayo maxukum kara baltasa shega

  • @dibjir.m
    @dibjir.m 18 днів тому +1

    Qof an wadani aheyn ba qoray warqadan ku socota qabiil !

  • @Caltures
    @Caltures 19 днів тому +1

    Cosoble, Warkiisa War Saxa Maaha, Cosoble Waa Danayste

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 16 днів тому

    waa sax reega coosoble

  • @KulaneGureyGaaldile
    @KulaneGureyGaaldile 19 днів тому +1

    Cosoblow muxu yahay horta

  • @Ubaxnimco
    @Ubaxnimco 18 днів тому

    cosoble qabyaalada iyo isku dirka ha joojiyo

  • @alleubaahnehassan1865
    @alleubaahnehassan1865 18 днів тому

    Runtii qof walba taagtiis ayuu talaabsadaa qof walbana caqligii inta uu yahay ayaa hadalkiisuna yahay kan hadlay iyo kuwa fikradooda dhiibtay waa isku caqli.

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 19 днів тому

    COSOBLE waa nin XSM u ololeeya Shariifna naf uma haayo ee dantiisuu ka hadlay.

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 19 днів тому +1

    TALADAAS WAXEEY KA TIMID, EX PRESIDENT HIRSHABEELE MUDANE ALI CABDULAAHI COSOBLE SIYAAD

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 19 днів тому

    Cosoble oo lacag siiyay, walshiis. Khadiija oo safiirka Europe la siyay, xasan lacagta hayo caadi maahan

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 19 днів тому

    TALADAAS WAXAA SIIYAY WAA MADAXWEYNIHII HORE HIRSHABEELE CALI CABDULAAHI COSOBLE, MAAHA COSOBLAHA SAWIRKA KUU SAARAN

  • @AhmedjamadhagacalenDhigacalen0
    @AhmedjamadhagacalenDhigacalen0 19 днів тому

    Taasi waa talo qabyaaladeed mana ah mid qaran.

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 19 днів тому

    Kursiga Madaxweynaha WAA meerto.Waa xaq u leh Muwaadin kasta oo soomaaliyeed.
    MA AHAN UNUGAA LEH.
    WAR HAWIYE BARTA DOWLADIMADA, CAASIMADII SOOMAALIYEED BAAD SHALAY TIRAAHDEEN UNIGAA LEH. Soomaalina Xamar waa idiin ka yaacday..

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 18 днів тому

    Shariifow allaha kugu anfoco talada

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 днів тому

    Somaliga wuxuu rabaa in uu qofka maran habaabiyo ninka hadlay isagu wuxuu rabo in qofka kale in uu rabo sow ma oga xasan bahane waa qaacin mesha jeer buu shariif la gediyay xassan bahane ayey isku jifa yihiin sida ka soo ureyso shariif ilma yar miyaa 25sano miyuu jiraa walahi somalida waxay ku maahmaahdaa dhadhanshaa waa dhergaa ka daran cosoble aniga waxaan u arkaa in uu qabo walida dhaqanta war cidaan maxaa looga waayey nin fiyow waaba la yaabaye midkii afka furaba midka kale waa ka daran yahay

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m 18 днів тому

    TALO TAYO LAH BAAD SIISEY WAA HADUU DHAGO LAAB UDULOOLA LEEYAHEY

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv 18 днів тому

    WAA BEENLOW, SH. SHERIFOOW HEYSKU AAMININ. WAQTIGII TARTANKII DAWLADA 2017 XASAN WAAD LA SOO SHAQEYSTEY, MUXUU KUU QABTEY. CAQLIGAADA ISTICMAAL. COSOBLE LACAG BAA LA SOO SIIYEY. KAN HA DHAGEYSAN, MEEL KU QORO

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 19 днів тому

    Wuxuu siiyay talo fiican abgaal abgaal kujabi baasocota

  • @ibrahimshubka2008
    @ibrahimshubka2008 17 днів тому

    Wariye cosoblahan sawirkiisa meshan saaran maha kan talada shariif siiyay

  • @bisharoahmed8429
    @bisharoahmed8429 19 днів тому

    Adiga maa saxiixi lahaa

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 19 днів тому

    Hawiye isma qabtaan miyaa shiikh shaiif ba mdaxweyne noqonayo hassan waxaa soo doortey saciid dani iyo ahmed madoowe.ninkaa hadley waa nin ganacsade cosoble

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 19 днів тому

    Cosoble waa Lasso istaadhay

  • @AbdullahiHussein-lz5ob
    @AbdullahiHussein-lz5ob 19 днів тому

    Qaado

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 19 днів тому +1

    Daaroodna hawiye wuu u tashaday si uu u xunkumo oo uu ku xasuuqo isagiina wuu iska soo horjeeda. Waar degaanada hagaajiso oi cadawgaga arag. Isaaq iskaga hadhay wax cadaawad ahna isaaq idiima qabo ee dadka aan idiin ogolayn inaad degtaan iska ogaada.

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 19 днів тому +1

    Hawiya wax magalada xamar hawiya so galay 1991 cosoble beenlow bahane jajuusa shisheeya Futada xasan Kirsten am xasan dhiiqo uu sheega cosoble wax tahay Ciyaal tuulo am ciyaal Burnda am ciyaal jangada ciyaal duur hawiya xasan dhiiqo oo baqtiga uu suujada beenlow hawiya

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 19 днів тому

      Faqashta SAARAAY faqashta 😂😂😂😂

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 19 днів тому

    Shariif meelbaa lasaarayaa wayo grupkii farmaajo ayaa kadhex hadlaya barina waa latuuraa

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 19 днів тому

    Markaan mweyne waa shiikh shariif shacabkaa taageersan

  • @alleubaahnehassan1865
    @alleubaahnehassan1865 18 днів тому

    ADIGA IYO KAN QORAALKA SOO QORAY EE AAD AQRINEYSID ISKU CAQLI AYAAD TIHIIN EE MA ARAGTAAN WAXA HORYIINA YAALA WAXAAN AHAYN. Somali waxay yiri afduugan dahab ee Iska aamus.

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 19 днів тому

    Shariif qumoyo ma quusto

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 18 днів тому

    Talo maha siyasad qabil maleh wiil iyo abihi ayan isu ogolen.xasanow isku qabilba nahee xarasho dalka kursigana fadhi waliga.7 dal iska deg hawiyihi ku dortay matadoda barakici.calamka nagu cebeh melahada shisheye markad aragto sujud waku fiirsane talo maha qof aqlileh yirahdo

  • @bisharoahmed8429
    @bisharoahmed8429 19 днів тому

    Sharifaw Badu qaarran la aruurinayo ma ahan

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 19 днів тому

    Wadanka Hassan ayuu kusidhaya maxalafirsada.

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 19 днів тому

    Beenlow cosoble hawiya futada dhexada ka hadashay moryaanta cosoble xasan Kirsten am xasan dhiiqo wax raabata in joogo xayaawan am xoolaha hawiya bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya hawiya cosoble beenlow duur joogo side xayaawan am xoolaha cosoble wax tahay Ciyaal Burnda am ciyaal tuulo am ciyaal duur joogo wax timida 1991 hawiya oo dhan

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 17 днів тому

    Hawiyoow taladiin baday
    War miyaydaan waxba kabaran siyasada warmiyeysan idiin muuqan
    Sida nolashii wadankii
    Halka uumarayo ee aad ku
    Rideen oo caasimadii wadanka cid udiideen
    Idinkii idiin muuqata xoolo
    La urursado xaraash isqabsi
    Hadaba talada cosonle
    Kuwa soo gudbinaya
    Waxaanay fahan saneyn
    Dawlad nimadu in ay heshiis
    Bulsho yahay hadii lawsyo
    Wadanku faraha ayuu kabaxaya waana kabaxay
    Dawlad federala baa laydiin
    Dhiibay oo hayd walib shaqsy
    Nayso xagee ayaynu marayna
    Halka madax weyne kuras
    Aad ka hadlaysan maya
    War ninkaan lasoo tuuray
    Wadanka kaqabta oo iska qabta hadii kale dadka idinka
    Uhoray naya caasimada
    Iska fogeeya meeshii laga
    Dhigayo hadii laysuba yimado
    Meshilaga dhigayo udaya
    Wixii dawlad danay naya
    Laakiin cosoble iyo moryanta
    Lacaqliga ah eemodaya sidan
    Xasan malmaluuqay in wax
    Kusoconayaan qof dhintay
    Ee soo noo laaday baa kadhaw

  • @bashirilyas5492
    @bashirilyas5492 19 днів тому

    Runtiis waye. Cosoble

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 19 днів тому

    Cusuble wa moryan xantidii download kheb la khaty bomba gurguurte culuso

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 19 днів тому +1

      Lkn mooriyaan madaxweeyne ee farmaajo ka waran ee hantida hawiye inta uu xaday ee timaha kabeertay😂😂

  • @FaadumoLeego
    @FaadumoLeego 19 днів тому

    Talo adigaa ku nool ee iyada kuguma noola

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 19 днів тому

    Afka aad kuhadleso qaa afkale afkaga ma,aha waqtigiina waxyar ayaa kaharsan babaqda jooji waxaad bowikartan waa boobteen maxaa kaloo idin harsan tuugo cadesatay News Fech

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 19 днів тому

    Cosoble beenlow bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa duur joogo side xayaawan am xoolaha hawiya bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya hawiya Ahmed madowa daratada hawiya Ciyaal Burnda Hawiya Ciyaal duur joogo side xayaawan am xoolaha Cosoble waa adiga Ciyaal Burnda Cosoble beenlow hawiya

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 19 днів тому

    Beenlow bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa beenlow duur joogo side xayaawan am xoolaha

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 19 днів тому

    Ninka wax waaninayaw haddadan dankale ee gaara aadan laheyn , shariif dhib lojedo wadanka Kuma hayo ee waxaa waano kaaga baahan Waa Xasan oo dhib weyn Ku Haya somali haddad Dan dal iyo mid umadeed wado iyo in aan la isdulmin aad rabto Alle ugabaq waanadada ee xasan Kaku raacin dorasho jujuub ah .

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 19 днів тому

    Ciyaal Burnda Cosoble wax ogatahay Xasan Kirsten in uu bixiya oo Village Moraayana in uu bixiya Xasan Kirsten am hawiya ogo 1991 hawiya xoogo hadi uu qaabaya 1991 ayuu wax qaadi waaye had hawiya ma xamar dhexada in uu xasan Kirsten ku socodo ma awooda

  • @Abdikanijibril
    @Abdikanijibril 18 днів тому

    Cosobloooow ma xamar keliyaa doorashada ka qabaneysaa waad reiyooneysaa aamusnaanta ayaad ku wanaagsaneed ee aamusnaantaadii iskaga noqo

  • @LiilBaro
    @LiilBaro 19 днів тому

    Tuugo marin habaabin ayey wadaan war reerku talo xuma xasan tuug ayey uga,hiilinayaan nacala,idinku taal subxanalaah reerku dawlad garan maayaan ee mooryaanimo ayey rabaan yaab reer xaaraan isku raacayaan
    War barakiciye Xasan tuug maad qabataan oo midnimo eegtaan ilaahay idin soo qabay

  • @علياحمد-ظ7ق8خ
    @علياحمد-ظ7ق8خ 19 днів тому +1

    War cusubloow waxaatalo ubaahan garguurte eesii ama waad ka cabsaneey miyaa

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 19 днів тому

    Beenloow cosoble