ISKA KEEY CAFIYA WAXII AAN SAMEYE SHALEY WAN IDINKA RAALI GELINAYAA SOMALI MAXAMED OO DAN..😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 148

  • @HaliimaSacdiya-fx2vh
    @HaliimaSacdiya-fx2vh 3 місяці тому +23

    Gabadha soi Muslims ☪️ adigan allah ka baq wayo adunka majiridoona qof ku waarayo 😢

    • @RAOAILENJOY
      @RAOAILENJOY 3 місяці тому

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤❤❤❤

  • @HafsoAli-h1b
    @HafsoAli-h1b 3 місяці тому +12

    Abowe mar dambo ha unaqani waxas waa wax adiga ku faxsharad kuu keenayo dadkana waxa dhaha qofka lama caayo waala waa niyaa anagana hada nahy tagerahaga waa ku cafinay horay usoco wallky 😊❤

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 3 місяці тому +4

    Illahy dambi dhaaf waydiso Islaantaadana uga sheekey diinta islamka io sida ay u wanagsan tahya diinteenu ❤

  • @alminabdi8084
    @alminabdi8084 3 місяці тому +12

    tan kowaad video ka saar tan lawaad ilahey cafis weydiiso ✅✅

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +19

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @gacanqabadmedia6669
    @gacanqabadmedia6669 3 місяці тому +14

    We alweys supporting you guys never give up bro ❤🎉

  • @HayanStudio763
    @HayanStudio763 3 місяці тому +16

    Illaaheey Raali Gali Uun

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 3 місяці тому +6

    Wllo somali Mohammed jiljileeca iyo oohinta ma taqaano wax tagay tiigsimaad leh hore uga soco wixii dhacay

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 3 місяці тому +3

    Subaxaanallaah waaceeb inlacaayo waalidka iska ilaalaaliya cayda waalika saciid hasameyn waxa sameynaya reerkaaga qofkasta wuuqaldamaa bini aadan ayaa layahay Alle Ayaan qaldamin don’t worry wixii dhacay hada saxwaxa kaaqaldamay cafallaahu Camaa Salaf walaalkiisa Inshaallaah Allah kuufududeeyo Aamiin

  • @halimohashi8557
    @halimohashi8557 3 місяці тому +1

    Mash Allaah Illahay cafis weydiiso
    Reer kaagana maslaxo
    Iyo waalidkaa sodogaabo
    Qof walba waa qaldami karaa

  • @kamalkaay9925
    @kamalkaay9925 3 місяці тому

    Saciid Never Give Up Brother Mine Always We Are There For You Don't Give A Fuck What They Say About You Be Strong Enough Taaliye Onelove❤

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 3 місяці тому +2

    Waxaad raali galin siinaysaa dadka but ilaahay gii ku abuurtay danbi dhaaf waydiiso because waxan ilaahay raali ka ahayn oo danbi ah ayad samaysay ask Allah for given

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 3 місяці тому +1

    What happened with him omg crying 😢 are okay ⁉️

  • @MaryanCalimaxamuud-x7k
    @MaryanCalimaxamuud-x7k 3 місяці тому +3

    Ilahay danbi dhaaf weydiso nin raga dumar isku ekeydiye danbi weyn waye

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 3 місяці тому +3

    Saciid tinta madoobeey❤

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe 3 місяці тому

    Waa will wanagasan Allah xafido eehanunaga illaha maada leh qatumad Allah qabalo illahow aamin laakin sacidow haa uu noqon Masha Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AminaShariff-tg6hr
    @AminaShariff-tg6hr 3 місяці тому

    Hadi an awodi laha 1M kugarsinlaha abowe 🎉

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 місяці тому +2

    Muuqaalka iska saar walal😢

  • @aweisabbas5686
    @aweisabbas5686 3 місяці тому +1

    Asc walaal ha isu ekeysiin gaalada waayo rasuulka SCW waxa uu leeyahay qofkii qoom isu ekeysiiyo ayaga ayuu ka mid yahay sidaan haku dhiman walaal xasuuso god ayaa ku sugaayo dadka intaad ku raali galin laheyd wax uu ilaahey raali ka aheyn marka intaad dad raali galin laheyd Rabbigaaga raali gali waa iga waano

  • @softwareman3292
    @softwareman3292 3 місяці тому +2

    Kasaar youtube vidioga kuma ficno wll

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahmanabdillahi3537
    @abdirahmanabdillahi3537 3 місяці тому +2

    Ma qadae waa ilahay maraa bro waxan halna maaha keep going bro🙌

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 3 місяці тому +4

    Saciid hada run sheegi astuur naagtada oo islaami oo alle unoqo zinaad ku dhaxjirtaa

    • @abdisalammatan4317
      @abdisalammatan4317 3 місяці тому

      War muxuu usturaa naagtiisa isaga ha is asturo ma walbo cajirada qaawan ayuu dad la hor imaanaa

  • @Maankapoi27
    @Maankapoi27 3 місяці тому +1

    Legend always legend 🎉🎉 congratulations 60k subscribe 🫡

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +1

    Sidas waaye qof marku dhaqankisa iyo diintisa ka fogaado waxuu doono ayuu sameyna ileen qof aqli badana wuu fikira intuusan waxa walbo sameynin

  • @aididisse2598
    @aididisse2598 3 місяці тому +3

    Sxb shaqo iyo shaqsiyad waa kalalabo hore u soco

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 3 місяці тому

      waxbaa kaa qaldan, shaqsiyadaada waala ilaashaqadaa, waana la shaqaystaa... bahaahin ma tihid waxaad tahay qof caqli leh, diin leh, ...

  • @Balayax-office
    @Balayax-office 3 місяці тому +2

    Walalkay hore uusoco laken lpx anii ducadayda iisodir plz

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 місяці тому

    ASC. Waar. Is. Ilaaliiya. Dunuubata. Ilahay. Kayaaba. Magaca. Islanimad. Waa. Wiil. Qaslabi. Wanaagasan. Masha. Allh

  • @Nassertos-
    @Nassertos- 3 місяці тому +4

    Taliye Videoga UA-cam ka sar Bro wlhi waa video aad uu xun waye

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 3 місяці тому

    Pro Ma is dhahayn maxay tahay marka yareyd diinta maaanad baran miyaa ?

  • @yasmiinmaxamed-dr2pr
    @yasmiinmaxamed-dr2pr 3 місяці тому +5

    Sorry wllky 😢

  • @AshaHajiahmed
    @AshaHajiahmed 3 місяці тому +1

    I,a alle weydiiso dambi dhaaf allaha ku cafiyo wlal

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 місяці тому +1

    Said aniga kuma caaynin qaladkaada kaliya kuu sheegay aboowe Alxamdulillah hadaa fahan tahay video iskasaar please horay u soco adiga waxay kaa aheed prank

  • @CabdaleXasan-nd1oz
    @CabdaleXasan-nd1oz 3 місяці тому +1

    THIS IS THE LAST TIME WATCHING YOUR VIDEOS 😢😮

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +1

    Awalba qof habaran a aheed ee orodo dhaqan celis aad qofyahow isku buuqsan maxaa naga quseyo waxaa sameysey

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 місяці тому

    Maashalah tabaarkalaah

  • @MilanLotrean
    @MilanLotrean 3 місяці тому +1

    Irvine

  • @Muktar2780
    @Muktar2780 3 місяці тому

    Broh wlxi nin fcn kuu hayste...😢lkn nin hun ayaa tahy broh Allah ha Soo hanuniye

  • @zahraabdi7591
    @zahraabdi7591 3 місяці тому

    Asc horta Allah raali gali oo diintaada baro gabadhan xaaskaada ah diinta macaan ee islaamka ah gaarssii usheeg

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому

    Sorry, waxa dhacay. Ilaahay baan qaldamin. Cafwan wa caafiyan

  • @JawahirHaji
    @JawahirHaji 3 місяці тому +3

    😂😂😂 jiliin badanidaa

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 3 місяці тому

    Video gii wali wa Ku jiraa..aabonimadaada ilaasho. Var ta ISKA dhaaf. Allah Ka cabso .wa ta klee dumarkanu dhaqankaba wngsan aye Raban inay Ka bartan Laga yaabe inay so Musliman..caruurtadana Allah uga xishood .

  • @hassanomar6702
    @hassanomar6702 3 місяці тому +1

    Hadii aay dhab ka tahay video iska bixi waayo video anshax xumo waaye. Iska delete gareey waxas Ilaah ka cabso bro

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh mardambe haa samyenin plzzzz and plzzzzabowe

  • @mr.slowly8020
    @mr.slowly8020 3 місяці тому +1

    War zxp dibindaayadan saan si ka xun yey kula gaarin e wxan jooji, public prank ku wacna taliye😂😂

  • @AbdullahiMohamed-q2g
    @AbdullahiMohamed-q2g 3 місяці тому

    Teliye Nolosha aduunyaa saas iska ah zxp we woke up ❤🎉

  • @mruun6114
    @mruun6114 3 місяці тому

    GAL IYO GAL LADAQAD WAISKU DAQAN E QAYALIGA ISKA DAF E GASHA IYO RERKEGA XARANTA AH AYAN KUSIHILAHA KADABAH

  • @TariqUpdullahi-mn8fq
    @TariqUpdullahi-mn8fq 3 місяці тому +1

    Waraa dadka kudaabanayo dad waxaa kujiro aniga camal ah ooooohinta beenta ah ooo aaad indhaha biya marsaneysid jooji

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 місяці тому

    MAXAA FAMILA WAR ILLAHEY KACABSO NAAGTA NINKAA DHIGANEYSAA KUGU QASAARTEY

  • @fatimaayaan8432
    @fatimaayaan8432 3 місяці тому

    Walaal intaad alaah cafis weydisatid fidiyowga saar

  • @AbuubakarShariif
    @AbuubakarShariif 3 місяці тому +1

    Anoo ujeedo uu candhuuf mariyay xariif waaye kan 😅🤭

  • @UbahAbdiwali-jw2ci
    @UbahAbdiwali-jw2ci 3 місяці тому +2

    Sorry wlll ilhy raali gaali basa ❤🎉

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 3 місяці тому

    Why iyaga maxaa dhexdiina galiyey

  • @Kingceyda8
    @Kingceyda8 3 місяці тому

    Respect you Come on 100k
    HORE UZOCO LPH

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 місяці тому

    Sorry sacid human being is to error it's only Allah who is perfect

  • @SheekhXuseen-c3m
    @SheekhXuseen-c3m 26 днів тому

    Maxuu sameeyay horta iga dabageeya bal😢😢

  • @issackabdi5768
    @issackabdi5768 3 місяці тому

    Congratulations brother saciid serbia pls as u have said DON'T REPEAT NEXT TIME

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 3 місяці тому

    Wale dadkikudhalay. Waa qasarise galnimo lekudhiman. allahakuso hadeyo

  • @Ismailnadir1
    @Ismailnadir1 3 місяці тому

    SACIIDOW SXB MAQOSLOOSAA MISE WAA OYNOOSAA

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 місяці тому

    Asc bro we have good culture ka soo hadal dhaqan western ha noo keenin waxaad keentaa sida loo wanaajiyo reerkada xaaskada caaawi oo xijaabta bar adigane tinta kalarka leh iska daa iyo surwaal daba gaabka jilbaha ka koreeya waa xaaran raga waxaa cowro u ah xudunta iyo jilbaha iska astur ok❤ rabbi raali hakaa noqdo.

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 3 місяці тому +1

    Objectigaan Mafcuuli bihigaan aawey dadkiisii?? Ninkaan caqli kucfilan maleh naagbaa ku ciyaarta.
    Hadaba,wali beenbaa sheegee sodokaa soomaali kuma hadlo Team Zerbia iyo ahelkaankaa videogaa ku filan.
    Beenaale haddii run sheegeesid video wali waa ku jiiraa maa tuurtid?

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 місяці тому

    Fadlan jooji lab lakaca

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 3 місяці тому +1

    Keepgoing

  • @manwarofficial1270
    @manwarofficial1270 3 місяці тому

    Sxbkeyga waxa cml mardab hasameyni 😢

  • @CusmanCade-zq2rz
    @CusmanCade-zq2rz 3 місяці тому +1

    100k 🎉🎉🎉🎉❤

  • @omarmohamedhassan1212
    @omarmohamedhassan1212 3 місяці тому

    Niyow islaan islaamka soogali nacnacda iskadhaafe

  • @Mr-Grant1396
    @Mr-Grant1396 3 місяці тому +4

    please saciid make gaming chanel🙏 ❤‍🩹 so nice

  • @Casayrka
    @Casayrka 3 місяці тому

    Ok shb

  • @SahroMaow-oi6bh
    @SahroMaow-oi6bh 3 місяці тому

    Ilaah ralli gali

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 3 місяці тому

    Day day madaxiisa aad u qabto maankaal dhoob ku da ay🤣🤣🤣🤣😁😁 xaaw ahaa qofkaan

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 3 місяці тому

    Saciid maraarka qaar ayaa waxa dhaca in uu qofka sameeyo gaf fool hun laakiin haday kaa aheed Prank oo ka
    Qoomameesay, waxa aat tahay qof wali qalbigiisa,nool yahay ,diin iyo iimana leh waxa
    Aan ku leeyahay habo ,
    Inashall hada kadib u fiirso
    Waxa aad ameenayso,😊

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 3 місяці тому

    Sorry brother don't worry keep going

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 3 місяці тому

    Illahey hadad u qoqotay alx waaye

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 3 місяці тому +2

    Gorme marsatay neh Ani maba arage😂😂😂

  • @m.hirsihaji7051
    @m.hirsihaji7051 3 місяці тому

    Hooyadaa iyo xayraankaad tahayba was serbia oo xayraanaad joogtaa yaa ku jecel

  • @CabdullaahiCabdikariim
    @CabdullaahiCabdikariim 3 місяці тому

    Sxp inaa waxaaan kabaxdooo hadaaaaa rabtiddd naaagtaaaan ooo gaaadha ah Farahaaaa kaqaaaadv😮

    • @abdulrahman-cl3bs
      @abdulrahman-cl3bs 3 місяці тому

      😂😂😂 talo ficn mad sin so islami dheh xita

  • @AbdullahiUmarhusein
    @AbdullahiUmarhusein 3 місяці тому

    Waan kaala labtey sabcrb anigu horta

  • @ayaanahmedayaanahmed-hd6cn
    @ayaanahmedayaanahmed-hd6cn 3 місяці тому

    M.l sorry abwe😢

  • @user-tx5wy6tc2s
    @user-tx5wy6tc2s 3 місяці тому

    Dadka ma.qancin kartid illahay hortiisa sidaas ugu ooy bwe vedio iska delete haday kaa dhabtahay bwe❤ 1:33

  • @AhmethSaid
    @AhmethSaid 3 місяці тому

    khaniis baad rabtaa inaad noqoto

  • @FaizaHassan-k1m
    @FaizaHassan-k1m 3 місяці тому +1

    Foolxumadaada hadaad naag noqon lahayd ilaahay baa nin kaa dhigaye

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 3 місяці тому

    Ugu horayn horta videoga you tubeka ka saar
    Wan u jeedna ila shalay in ay tageradi lagu yahay
    Hoos u dhacday waxa horu socodkaga caqabada ku noqonaya ka feejignow
    Wa bilaahi tawfiiq

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 3 місяці тому +1

    Subhanallah war ka saar videoga meesha waxaas ceeb iyo dambi ayaad kala kulmi haddii kale

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 3 місяці тому

    Haye balse timahan si unyeel.

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 3 місяці тому

    Baabajey cusub so baxay😂😂😂 mr drama😫

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 3 місяці тому

    War maxaa ku DhacY Wiilka

  • @beydaanqurux8869
    @beydaanqurux8869 3 місяці тому

    Fakh fakh badana hada ka xumaatay ka saar de 😂

  • @DeeqoMaxamed-rm9dt
    @DeeqoMaxamed-rm9dt 3 місяці тому

    Wll timaha iska madowey waa iga talo 🙏🙏

  • @Fadumorashiidtigow
    @Fadumorashiidtigow 3 місяці тому

    Iska bixi heee rali wanka nahay 😢

  • @asli1087
    @asli1087 3 місяці тому

    Allaah uu toobadd keen

  • @Ridwaneta
    @Ridwaneta 3 місяці тому

    Bila aadan waxbo ha raali gilin ee Alle raaali gili

  • @HibaaqMohamed-wv5dh
    @HibaaqMohamed-wv5dh 3 місяці тому

    Haah wan kaayeelne tiinta iska soo hagaaji 🎉

  • @Cabdulahi91
    @Cabdulahi91 3 місяці тому

    Dee ka delete garee meeshaba zxp😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 місяці тому

    Subscribe ayuu dadka karabaa laakiin illahey dankamaleh

  • @HusseinOmar-o6i
    @HusseinOmar-o6i 3 місяці тому

    Sorry my brother

  • @SamsamaxmedCabdi-gh6tu
    @SamsamaxmedCabdi-gh6tu 3 місяці тому

    Sori walalka hanuka alah aya iskaleh

  • @CabdiKaafi-l6h
    @CabdiKaafi-l6h 3 місяці тому

    Hooyadaa was hadaa ka qoomamaysay maxaa u daleedi waysay

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 3 місяці тому

    Walaal vidoe kasar cannalkada

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 місяці тому

    adoo sharafkaaga dhowranaya waad shaqaysan kartaa.....is ilaali nin yahow ...

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 3 місяці тому

    Saan maa xaas lagu qabaa
    Horta timaha sheydaanka iska jar