SIDA UGU FUDUD OO LAGU TAGI TAKARO BELARUS UMA BAHNID VISA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @SACIDSERBIA
    @SACIDSERBIA  12 днів тому +13

    study.bntu.by/en#into

    • @MascudAden-zs6kc
      @MascudAden-zs6kc 12 днів тому

      Waan kula so xidhidhay ilaa instagram, whatapp , email sxb iso jawab😢

    • @salmosiman4400
      @salmosiman4400 12 днів тому +1

      Nabarkaaga rabaa mal aankaalasooxariro

    • @NimcoAada
      @NimcoAada 3 дні тому

      Zxp lanbarka please please

  • @nastehocise
    @nastehocise 12 днів тому +2

    Saciid serbia legend of the legends

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 12 днів тому +1

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TiMo-c5y
    @TiMo-c5y 12 днів тому +10

    Nio ninkani miyaanu ahayn ninkii markii uu Montenegro joogay ee aan ka codsaday inuu ii fududeeyo invitation letterta montenegro igu lahaa £1500 oo euro keen hadaanad hayn kuu samayn maayo wlhi oo blhi inaan ka been abuuranayne qoraaladii iyo fariimihii na dhex maray waan hayaa markaa sidee ayuu iskaga dhigayaa nin umada somaliyeed iyo dhalinta somaliyeed u tudhaya markuu isagu invitation letter bilaasha uu ku helo karo uu dadka ka siinayo £1500 oo euro🤔🤔🤔

    • @aqoonplus6518
      @aqoonplus6518 12 днів тому

      Sxp whatsupkiisa ma haysaa walal pls isoo dir hadaa hayso

    • @SHAQEYSO
      @SHAQEYSO 12 днів тому

      xiligaas amuu busaaradeysnaay odey ga 😂😂😂

    • @Abdifatahcaawiye
      @Abdifatahcaawiye 10 днів тому

      Qofka hadii ku wanaaajiyo ama sida Aad ka Rabtay ka waysay waxba ha u arkin horay ugu soco bro

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 12 днів тому +3

    Shaqadii Dhalinyarta hadaa haysaa nosoo Badi wll

  • @AhmedAli-oy1fl
    @AhmedAli-oy1fl 12 днів тому +1

    wll saciiid dad belaruse jooga noga sooo xer PART 3

  • @Apdirahaman
    @Apdirahaman 12 днів тому +1

    waan ku wata anigu gudomiye

  • @anasinho8798
    @anasinho8798 12 днів тому +4

    Part 3 qaabka lacagta loo bixiyo

  • @Abdikhadir-oq9sj
    @Abdikhadir-oq9sj 12 днів тому +2

    Waxad ka hadleyso
    Waxa ka fudud in aan madaxa
    Sida diinta iyo sunada Nabiga SCW wafajiso

  • @RkFUny
    @RkFUny 12 днів тому

    Thanks pro ❤

  • @salmaankucka3544
    @salmaankucka3544 12 днів тому +2

    Qaabka loo apply gareynaayo muuqaal nooga soo samee bro

  • @MahamedAbdirashiid-v1g
    @MahamedAbdirashiid-v1g 12 днів тому

    Noo soo badi mazul

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 12 днів тому +1

    Belarus 🇧🇾 lagama bixi karo ader somalida dab ha ku ridin😢😢😢😢

  • @AsliTarabi
    @AsliTarabi 11 днів тому +1

    Visa dalxiska kasohadal Belarus 🇧🇾 wllka mahad sanid

  • @Apdirahaman
    @Apdirahaman 12 днів тому +2

    Lacagta qabke ugu dira

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f 12 днів тому +1

    Sxb aniga xata wan kaso horjeeda arintaan lkn waxbo kaama sheegayo wll shaqaoyaadaada

  • @lakixassan-yz3lr
    @lakixassan-yz3lr 4 дні тому

    Wllo meeel gara lagala soo xidhidhi karo noo sheeeg

  • @mahadkalif8785
    @mahadkalif8785 11 днів тому

    Thank you bro

  • @BadriMaxamed-m8c
    @BadriMaxamed-m8c 12 днів тому

    Visaha dalxiiska ka soo hadal sxb

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 12 днів тому

    Ii soo sheeg sida ugu fudud yurub ku imankaro

  • @yarsiikuvan150
    @yarsiikuvan150 12 днів тому

    Saciid.. What about medical University ???

  • @MaxamadAmiin-d2z
    @MaxamadAmiin-d2z 2 дні тому

    Zxp lanbarkagan raba

  • @SaedHaaji
    @SaedHaaji 12 днів тому +1

    Part2 more info

  • @AbdisalamAbdiraxman
    @AbdisalamAbdiraxman 12 днів тому

    Wllhi ninkan yoo idin walin aniga ina baxo ayan rabay lakiin wilka visaha isoo Saraye aya I dhahay meshaas lacag ha iskaga qasarin meshaash wey adkata la dhahy

  • @ApdiRizaknageye
    @ApdiRizaknageye 12 днів тому

    Serbia walalka soo dhawaw teda kle waxa ka raba dalka yurub ugu fudud lagu tago

  • @odayxayow3958
    @odayxayow3958 12 днів тому

    Lacagta admissions mala hormarinaaa sxb

  • @Apdirahaman
    @Apdirahaman 12 днів тому +1

    link serbia so dhig brother

  • @salmosiman4400
    @salmosiman4400 12 днів тому

    Qof belarus jooga rabaa❤

  • @abdinafacofficial5164
    @abdinafacofficial5164 2 дні тому

    Sxp qaab sports ahaan ka kaso hadal

  • @commentkudhigle3199
    @commentkudhigle3199 12 днів тому +1

    Tlyow Slovenia noku so celi

  • @Barakati721
    @Barakati721 12 днів тому

    Ok

  • @apdilaziiz
    @apdilaziiz 12 днів тому +1

    ᴡᴀʟᴀᴀʟ ᴀᴀᴅ ᴀᴀ ᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ ᴛᴇᴇᴅᴀ ᴋᴀʟᴇ ᴅᴀᴅᴋᴀ sɪᴅᴀ ǫᴀʟᴅᴀɴ ᴋᴜᴜ ғᴀʜᴍᴀʏ ᴡᴀᴀ ᴅᴀᴅ ᴀᴀɴ ᴡᴀx ʙᴀʀᴀɴ ᴇᴇ ᴡᴀʟᴀʟ ɪɴ ʙᴀᴅᴀɴ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ ᴛᴇᴇᴅᴀ ᴋᴀʟᴇ ᴀʀɪᴍᴏ ᴋᴜ ᴡᴇʏᴅɪɪɴ ʟᴀʜᴀᴀ ᴇᴇ ɪɴsᴛᴀɢʀᴀᴍᴋᴀᴀɢᴀ ᴀᴀᴡᴀʏ ᴡʟʟᴋᴀ❤❤️🙌

  • @AbdirizakOsman-l7o
    @AbdirizakOsman-l7o 10 днів тому

    Sxpow wa iga codsi sxpow visa student Romania Hada ku imado xududa Romania io hungry Maka bixi kara sxpow iga so jawab sxpow plz plz plz plz plz

    • @abaz-1000
      @abaz-1000 10 днів тому

      Nio sidee ku helee romania visa student?

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 12 днів тому +1

    Sacidow qof rushka Laga soceliyy maxaresan Kara visa Belarus isheg bal

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 8 днів тому

    Wadmahsentahay said serbe saxib 😜😜😜

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 12 днів тому

    Viso dalxiis ama caafimad ma la helaa

  • @mohamedfarahali7604
    @mohamedfarahali7604 11 днів тому

    Translate Rusian language raban

  • @abdisouleiman2001
    @abdisouleiman2001 12 днів тому

    Kaso hadal poland université

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 12 днів тому +1

    part3

  • @Kabtankab.x
    @Kabtankab.x 12 днів тому

    Taliye yurubta gaashada jogta dadka Maxa uwale 😂

  • @XuseenMaxamed-y4i
    @XuseenMaxamed-y4i 3 дні тому

    Mhd snthy

  • @AbdiqaniDaud-b7i
    @AbdiqaniDaud-b7i 12 днів тому

    link mee

  • @salmosiman4400
    @salmosiman4400 12 днів тому

    Haduuqof ii googin kawar

  • @abdifatahMohamed-k8l
    @abdifatahMohamed-k8l 2 дні тому

    arniyaw dadka benta ka daaa

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 12 днів тому

    Somali iyo socod ama safar lug gooyo ah maxa kala heysata sxb adigoo meel walbo jooga ayad wax qabsankartaa yurub ama America waqti dhaw waa lagaso qaxayaa adunku wuxu galayaa wawti dhaw dagalka 3aad ee adunka

  • @usaamesanka3701
    @usaamesanka3701 11 днів тому

    Su asha isweyd8nta mudana wxay tahay sidee Belarus loga sii gudbi kra