Garaad Saleeban sxp inta duunida ka hadhay somalia la midoobi doono laxay foqol laxay adeer ragbaa abahod iyo abtiyashood an la hay mel ay jan iyo cidhib dhigeeen
Manta iyo malinta waa labo malmood yaa manta ooga warama xalada somaliya ay ku sugantahay im feeling sorry you and somalian people on that time Abwaan ilaahay janadiiisa haydinku casuumo dhamantiin 😢😢😢😢😢😢😢
ma la yaabtey walalao anigu reer soomaaliland ayaan ka soo jeeda laakin waxan leeyahay kan fidyooga sameeyey cabdi laahi suldaan timacade wuxu ahaa nin soomaaliyeed muu ahayn nin reer soomaaliland oo keliya ah
Waxa la yidhi qof hadday canduuf aad tufaysay gaadho raaligalin ayuu leeyehay Waar Kwan aan nasabka ahayn eenu waxayagii u gaynay ee tiinagu sameeyey ee wili leh was Somali diid bilaa nasab.
Somalitalyano waxan leeyehay hadaad cidhib dhigtaan inta aydan ka ducaysan reer S/land oynaan kala ducaysan Beenaalaan ahay kolba amisom iyo meela kale ka baadhbadha.
Kan maangaabka ah ee leh Somaliland waa magac ingiriis, Hadaa ma Somalia ayaa afsoomaali ah, miyaanay iyaduba magac ingiriis ahayn. Labadaba Ingiriis baa bixiyey ee kelmedda Soomaali uun baa ka muuqata, waana kan ay Caalamku siyaasiyan nagu garan karaan, marka ka tanaasuli mayno ee haku daalin. Kan leh Somaliland yay ka xorowdey, anagaa kuu sheegayna ee Somaliland waxay ka xorowday Soomaalida koonfurta oo inqilaab gumaysi ah ku qabsatay, kuna xukumaysay 30 sanadood. waxa nagaga dhintay 250,000
Alle ha uwada naxariistii intii inaga hoosaysa wajiyaada faraxsan ee aan arko 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😓😓
allahow kuu naxariiso c suldaan timacadde
السلام عليكم ورحمة ألله وبركاته
waa ansaan dhab ah ilaahay ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatay ee muslimiin ah
walee waa dhab wuxuu ka hadlayo abwaanku ilaahay hya u naxariisto aami
Ya ALLAH u naxriisto. CabdaLLAH Suldan.
I realize I'm kinda off topic but do anyone know a good website to watch newly released movies online?
@Uriel Jeffrey i dunno I use flixportal. Just search on google for it:) -dwayne
@Dwayne Collin Thank you, I signed up and it seems like a nice service :) Appreciate it!
@Uriel Jeffrey No problem =)
waagaas reer waqooyi aa soomaali jeceel haayey oo isku keenay oo gabayada iyo abwaanada lahaa. laakiin halka koonfur aaney waagaa abwaan layaqaano aaney laheen. reer waqooyi abaalkooda waa lagu xaaray. afweynaa ku xaaray oo isdhahay xasuuq waa xasuuqi waayey.
Halyeey soomaaliyeed buu ahaa timacade ilaahay hawnaxariisto 1000 reer hargaysa buu kacaqli fiicnaaye
Garaad Saleeban sxp inta duunida ka hadhay somalia la midoobi doono laxay foqol laxay adeer ragbaa abahod iyo abtiyashood an la hay mel ay jan iyo cidhib dhigeeen
Siciid Abdi oohadaan lahayn saw rag lamay dagaalamayn iyaba saw
Dadmalaynayn maxaad gooni ugubaroorataan diciif ilaa diciif
ilaahay janooyinkiisii haku marti qaado muwaadin maansayahan timacadde
Manta iyo malinta waa labo malmood yaa manta ooga warama xalada somaliya ay ku sugantahay im feeling sorry you and somalian people on that time Abwaan ilaahay janadiiisa haydinku casuumo dhamantiin 😢😢😢😢😢😢😢
Ninkasta iyo wax kasta qiimo ku lahaa S/land waxa baabiisay kuwii dagaaga ahaaye eenu waxayagii ku dhex tuurray Alxamdulilaah waxan gaadhayba
C/Suldaan wuxu sheegayaa in markiiba uu dhaliilay siday wax u socdaan iyo sida wax loo wado cadaaladarada muuqata .
ma la yaabtey walalao anigu reer soomaaliland ayaan ka soo jeeda laakin waxan leeyahay kan fidyooga sameeyey cabdi laahi suldaan timacade wuxu ahaa nin soomaaliyeed muu ahayn nin reer soomaaliland oo keliya ah
Waar somaliland buu ahaa hadaa muxuu ahaaa caac yahaw iska hadlay😠
xornimaddii laguu khasaarary ee duuligaa iyo darxuumadaa lagaa dheefaay iilaahy baa oog sidaa khaayrku ku jiiroo
Timacade wuxuu
Ka gilgilshay malintaa
Maanta waa lagu fanaa
(Mamul hebelbaa laydhaaha)
Suleman
Adeer somaliga aad sheeganayso waaker hadaadan tima cade fahmayn
Qoti foqol qoti
tima cade is pure nationalist Somali he care NO qabiil but homeLand
In sidayda Tihiiniyo
In kalaaanan saxaynine
Sadex wiig iyo maalmo
Hadaan soor cuni waayo
Safrad laygama yaabo
Solina mayso naftayduye
Hadal Qiimo leh ayuu ahaaa
Dadaalkii c/suldaan iyo jacsylkii reer s/land ee midnimads s/Wayn marimba waa lagu hungoobay oo lagu khasaaray qiiro aan la iska husban iga dheh
was great talk we know
Suldanaw subaxaa sacirkii naga siibtay sancadbaad nadul saartay sidii uu noqonayay anagaa sadirkeenu sakadana najoojay silic buu ku damneeyay mid siqiiriyo soobir surmi bay ku danbaysay subaxii alle keeno maydka waa lasidaa san gadhuudhi nadaw baa sabigii naga laaya somalia idilkedba silicbaa u dhamaday
Wales waxa Ka badly xaqiq jirta
The first words ( كان لي وطن)
MAANTAY GARTEEN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKLKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Wamarkaan midnimada somaliyeed ku hungoonay
Waxa la yidhi qof hadday canduuf aad tufaysay gaadho raaligalin ayuu leeyehay Waar Kwan aan nasabka ahayn eenu waxayagii u gaynay ee tiinagu sameeyey ee wili leh was Somali diid bilaa nasab.
Afku kuma go'o inaadeer asal baanay ahayn qudhunku 😠
Waxan qabaa kuwanu u arkaynay isticmaarka igiriis ayaa noo dhami lahaa dagaagan aanu aanu dawladyadii u gaynay.
ilaa hada maba arko wax ey somalidu kulaqeybsanto ee walalayalaw cadawgeynu yusan inaga faideysanin intan isku mashqulsan nahay
Muumin Haaji
walaal reer S/land waxay ku dedaaleen inay Somali oo dhan mideeyaan oo Somaliweyn isukeenaan lkn waa lala garan waayay , hadda nin waliba number-kiisa ha xejisto .
Somalitalyano waxan leeyehay hadaad cidhib dhigtaan inta aydan ka ducaysan reer S/land oynaan kala ducaysan Beenaalaan ahay kolba amisom iyo meela kale ka baadhbadha.
Kan maangaabka ah ee leh Somaliland waa magac ingiriis, Hadaa ma Somalia ayaa afsoomaali ah, miyaanay iyaduba magac ingiriis ahayn. Labadaba Ingiriis baa bixiyey ee kelmedda Soomaali uun baa ka muuqata, waana kan ay Caalamku siyaasiyan nagu garan karaan, marka ka tanaasuli mayno ee haku daalin.
Kan leh Somaliland yay ka xorowdey, anagaa kuu sheegayna ee Somaliland waxay ka xorowday Soomaalida koonfurta oo inqilaab gumaysi ah ku qabsatay, kuna xukumaysay 30 sanadood. waxa nagaga dhintay 250,000
this isnot my somali i am somali but better one
+suleman
nacasow afka jeedi
Abwaan timicade waa muwaadhin somaliyeed
Kkkkkkk kkkkkkk soomaaliland viva somaliland viva somaliland hadii la maqlo maxaa loo dhalaalo
Suleman
Adeer somaliga aad sheeganayso waaker hadaadan tima cade fahmayn
Qoti foqol qoti