😭😭😭Ala ba ay adunyadhan waxan la arkeynin malaha jig jiga aa , shoorkeedh cawaan iyo dad qalato oo dan haku xarooto wadan aaban warba loo heynin wax kasta ayaa ka dici soo ma aha
Waxaan soomaali maahan dadka wax qalaayo ee waa qoomiyadaha ka shaqeysto soomaalida kuwaa saa cawaana soomaalida xoolaha wey dhaqaaleeyaan waana dad muslim ah
Wle jigjig dabe hilib dabe ka ma cuno dada ku is lama miyanay ahan ax waxa sidan oo galayaa miyanu ma yeedhan ahan waa meesha is lama nimada ayaa ku yara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waan arkey subxanaAllaahi dad islaam mahan miyaa gaalada xitaa sas uma qalaan xitaa hilibkaas xalaal sidee uu kunoqon waxey ladhacayaan burus ama dubad sidaad utaqantaan asagoo nool ayey labada lugood oo danbe ayey ka dhawacayaan oo feelaha ayey ka goynayaan si silic ayey udilaan maxaad mar hore uga hadliweyseen hadana haka harina ilaa kuwaas la qabqabto oo maxkamad lasaaro kuwaan naxariis malaha Allaha ka qabto xoolaha ey silcinaayan
Hilbka ay waleen waa xaaraan maqadaca ah oo aan bisinkii magaca Allah lagu qalin neefka si human an u qali si uu u dareemin xanuunka way daroogaysan yidhi in oo wax ay sameynayaan ka oga oo masked qalin Hilo boy waa xaaraan .waa igu su’aale ka xabashida ayaa soo daa wax u qalata walahiin idinku raran.
Waa dee neef ay sixir kudilayaan maansho aan yaabanaa reer DDS maxaa kudhacay was oo ay Ethiopia uga goosan waayeen ileen waa dad hilib sixran suuqa loogu qalo oo cuna Islam ka waxaa maqorayo.
Allow usoo dadaji ciqaabtaada aamiin
Walalayalow majirto hoog iyo halaag inoo dhiman
Wllhy sxb Nuurow waa jeel ugaadeenkii
Xoolaha
Fikir kayga waxanlehay culumada dalka dintahafiriso hafafiso
Subxaana allaah subxaana allaah illaahow noo naxariiso
Dilkan foosha xun ayaa ah mid sharci daro ku ah diinteena suuban ee Islaamka sidaa darteed waa in tilaabo sharci ah laga qaadaa kuwa masuulka ka ah.
Subxaana allaah waxa aad shegteen waxaan maqlay ama arkay ma aha Subxaana allaah
Wlhi ilmo ayaa iga tim waan uu qadan wayay waxa mesha ka dhacayay subxan allah
انا الله وإنا إليه راجعون
Subxaanalaah maxWayaan bay saa ugalen
Subxaanallah allahuma najayna
Subxaanalaah
Waaloo baahan yahay dad runta iyo xaqa kahadla
Subhan allaah
Inallilahi wainaillehi Rajicun War Illahey Halagabaqo Swt oo anaaillalino xuquqda Xolaha O sidagdag ah Tilaba sharci haloga qadho
Hadii kale Cuquba Rabani ah Yaa utala masulinta iyo Daman umada kunol 😢😮
XASBUNA ALLAH hala xiro ragaaaaas wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dadkii geel yaqaanka ahaa miyaa dhamaadey? Horta waa in laga bixiyaa Casharo diini ah qaabka loo gowraco xoolaha
Miyeey aheen Muslin 😭😭😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️💔💔💔💔💔💔💔🖤🖤🖤🖤🖤🖤
Xayawanka xuquuqbu Allah siiyey cidii ka duudsidana wa in ciqaabta islamka u qabo ha LA mariyo
😭😭😭Ala ba ay adunyadhan waxan la arkeynin malaha jig jiga aa , shoorkeedh cawaan iyo dad qalato oo dan haku xarooto wadan aaban warba loo heynin wax kasta ayaa ka dici soo ma aha
Markale xasbiyaallaahu wanicmal wakiil
Awalbe waligy ma arkin nin saas u hadla oo Jaamc galad ahyn m.a horay u soco wll wan aragny meshaa in cadaalad ka jirin
*BINI AADINIMO KA BAX* ?!!🤔 *GEELU GOORMUU BINI AADAN AHAA* ? 🤔
Hush nacala badaw nimada kaga yaal wax so baro
Astaantii qaranka soomaaliyeed
Calankana lagu asteeyey (qadarin)
Cadaaladda ugu sareysa wa inuu
Helaa hadduu garaad jiro jigjiga!!
Jamac galad -“isagoo nool bey kariyaan.”yo ! Stay lit 🔥🤣
Asc waa markii iguhoreeyey subxaanalaaah
Ma liyou police kii baa kawanka shaqo kahelay markii jeel ogaden laga xiray
Wallaahi waan argagaxa makaan arkay vidio gaa
subxananllah allow u garagar xoolaha
4:33 waawareey war ninka hadalkiisa eega waa nova aaminsan inaanu xayawaan kanimaaney. Xayawanbu naleeyhay 😂😂😂 fikirki reergalbeedka walaahi in dharka noloogyjiro. Ninka dhageesta fikirkiisa
Waxaan soomaali maahan dadka wax qalaayo ee waa qoomiyadaha ka shaqeysto soomaalida kuwaa saa cawaana soomaalida xoolaha wey dhaqaaleeyaan waana dad muslim ah
Xasbuna Allah
subxaanalaah hala xidh xidho dadkaa
Wle jigjig dabe hilib dabe ka ma cuno dada ku is lama miyanay ahan ax waxa sidan oo galayaa miyanu ma yeedhan ahan waa meesha is lama nimada ayaa ku yara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxanalah
Daarood Waalhaven diinmalaheen waa habashivasalkoda
الوصله بااحكملحاكمن 😊😮😮😅😅😢
Wax aan fiirsado iska daaye warkiina xataa ma dhegeysa karo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
jamac galad waa geftay caawa.hakugafin abuurta alle.ilahay banii.aaadamka wuu kafadilay xayawaanka.waxaa aad soqadatay ee .ah in dad iyo duunyo in lawadayahay xayawaan . waxaasi waa daarwin ifuluushan.yuhuudigii soo.saaray in dadkuba xayawaan kayimi
Asc wrx wbr
ax ax AX ax walaahi arinta waa wax laga damqado mida kale aniga waxaan ogahay cida meshaas ka shaqaysata waa aniga oon cayayn balse waxaan ku cambaraynaya besha gabooye nimanka mesha ka shaqaysta kawaanka waa besha gabooye waxaas bili adanimo way ka baxsantahay walaahi waa arin xun war DEER nimankan mesha ka shaqaynaya iyo dawladaba waan cambaraynayaa walaaahi
Waa run cagjar ayaa kamasuula mayeedhaaankaa sidaa loo galayaa
A'S'C oo cabdi ileey sey kayihiin
Wlhi waan naxay markaan si xurguf ah ku arkay walibana waxaan aad u dhibsaday dadka share gareynaayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxaana laah subxaanallaah ilahey ayaa xumaankanas tahan
ASC
TASANA WAX YAAB MA AHA SOMALI XALAL IYO XARAN MAFIISANAYA ANIGA WAXAN ILATAHEY CUUNA ILAHEY HA IDIIN KU BARAAKEYO
Mailed waxale cakjar
Degaanka DDS waxaa jooga culumada ugu badan somalia diin la'aan ma heyso. Degaanka.Duqa magalada jig joga waa in maxkamad lageeya Karin na laga eryaa.
Loda maraykanka laguqalo saasa lobireeya shakibalagamujiya ee maxakaqaldan dadka muslimiinta ah oojoga wadan koodi soomalido dhan banaxariisti katagtay .mahadsanid qar allah ha idinkasiiyoq
waxba ma qalaane way bakhtiiyaan 😂😂😂😂😂😂
Wale waa yaab sida xolaha logalayo
lakiin jamac suaal ma imika ayaa labilabay
Sidoo kale hilibkooda waxaan waayo lamabiray
Dadka xolaha sas yeelay illah ciqaab aduun ha tuso
Banii'aadamka qudhiisa ayaa sidaa loogu jirey Jigjiga. Marka weli anshax xumadii ayay kasoo kabanaysaa
Kuwa meesha xukuma hadday ogyihiin dhaqan xumadan
Illahay xaqa ha tuso ,illahay
Masiibadan wuu Ka. Abaal Marin cida Ka maduulka
Miyaan culimo joogin meesha u nasteexeeya waa dad a dagaal uun ku koray subxaanallah
Xayawaan mawada nihine dadku waa binu aadam xayawaankuna waa mayeedhaanka
Waa jeel ogadenki xolaha
Hadeey ahaan ahaayen beesha kale ee somalida kale waan layabe laheen.beesha ubadan DDS Waa beelo xoolaha dhaqda yaqaan macnaha geela iyo xoolaha kale.waa wax lala yaabo.xalada diineyan na waxaan maqle moray diinta barashdee deganadas xoolaha lagu laqmenayo.hadey somaliya da kale lama habeen.
walle rux walal xata mayelan sas
Waa.qalad.diini.ah.in.neefka.la.silciyo.waa.in.talaabo.ka.qaada.wasaarad.xoolaha.waan.in.lala.xisaabtama.dhaqan.xumada.loo.qalayo.xoolaha
Yaan laga gadan😢
👀👀👀👀👀👀👀
LAQALAY MAXAD ULEDIHIN LABAKHTIYO DHEH NOCAS ADSHEGAYSAN HADAY JIRTO WAXARAN HILIBKAS SUBXANA LLAH
Ma soomaali baa samay naysana mise dadkale baa samay nayana
Haaye Muuqaalkii Geela Na tusa
UA-cam ka daawo walal
War dhalinyarta hubeysan soo dhaweeya war badan haan ma buuxisee
War waya hihoore saan weydhantaye dadbadaan oo meellaakaladuduwaan kayimiid aya kuleyikakeennay
Wcs huuno
Gawra maaha waxaasi lakin muslim kuwaasi
Taas waxay cadeeyhee shareecada islaamku in maysan meesha ka jirin hilbkaasna uusan xalaal aheyn
Nimanka geela sidaas ugalaayo maxkamad hala saaro godoomiya maxkamada iyo godoomiya xeer ilaaliyaha
Halaga soo saaro qabiilka ogaadeenka iyo qabiilka gaaljecel
سبحان الله
Geeluu waa astaanka halganka somligalbeed abaalkiisa saas maahayn
ARRIN KAN WAA WAX KA BAXSAN DIINTEENNA ISLAAMKA. OO WALIBA
KA SII XAGJIRTA WAAYO. GAALADU. WAXAY. KU DISHAA XOOLAHA KORONTO
BIR AH AYAA MADAXA
إنا لله وإنا إليه راجعون.
Waan arkey subxanaAllaahi dad islaam mahan miyaa gaalada xitaa sas uma qalaan xitaa hilibkaas xalaal sidee uu kunoqon waxey ladhacayaan burus ama dubad sidaad utaqantaan asagoo nool ayey labada lugood oo danbe ayey ka dhawacayaan oo feelaha ayey ka goynayaan si silic ayey udilaan maxaad mar hore uga hadliweyseen hadana haka harina ilaa kuwaas la qabqabto oo maxkamad lasaaro kuwaan naxariis malaha Allaha ka qabto xoolaha ey silcinaayan
Lama bar in sida shareecadu tidhi ugowraca geela.was dad diintu kuyartahay.had do no na matukado.
Markaa ma geel ma qali naqaan miyaan aqbalaa hada
Ar Ogaden ileen waligood baa lasixrayay waa lafariisiyay
Weligoodba reer jigjiga duli ayey ahaayeen ,huuro ,injir xaarka musqusha hareeraheeda ayaa lagu saxaroonayaa iyo guriga dhinacyadiisa ma qabeystaan salaad warkeeda da a 1990kii iminka malaa sidii wey dhaaman
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Qofkii taako dhul ah dulmiyo waxaa madaxda loogalin doonaa todobada dhul al xadiith
Cagdheer waa dad caqli gaaba
Nurrow qosol majirtee alle kacabso
HADDI LOO DIILO NEFKA GEELE SIDA JAMAAC INOO SHARAXAY, HILIBKISU XALAAL MA AHAAN.
ogaadeenkii geela la ogaa in ay caabudi gaadheen jacayl awgeed ma taasaa udanbeeyay
@@alihujaleh8627 Astaqfiiru'allah
lama gawracayeee waa lalayn hayaaaa
ax ax ax ax ax ax ax ax walaaahi calool yaw ayuy igu reebay fedogani
Wxan hadal badanaaa
Geela jigjiga yaan lacunin hadii sidaatagay
Hilbka ay waleen waa xaaraan maqadaca ah oo aan bisinkii magaca Allah lagu qalin neefka si human an u qali si uu u dareemin xanuunka way daroogaysan yidhi in oo wax ay sameynayaan ka oga oo masked qalin Hilo boy waa xaaraan .waa igu su’aale ka xabashida ayaa soo daa wax u qalata walahiin idinku raran.
Jamac Magaljeclbaa
Xasbiyaallaahu wanicmal wakiil
Waxaa iga tala ah in waxaad kahadlaysaan eed shaashada aad soo dhigtaan kadib aan jeclaysano daawasho ayaad sheeko uun ka dhigtaan deewaa lagartaa meelo aanan idiin suura galayn inaad vido kasoo duubtaan sida dagaalada itopia iyo tblf laakiin kawaanka jig jiga siday udhacdaa inaad vidio daawasho aaad usoo duubtaan
Walal waarun arintaas xoolaha anigaa soodawaday qof bini'aadan oo qalbi naxa leh madawan Karo Allaha ka qabto
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xoolaha ma duhubaa laqalaa kuwan
tiv gaa qashay. waryaa
maantaa qof na tusay muuqalka calool xumaad la ooyaysaa
Musiibada Somali meel Walba ayaa loo dhigey.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ma xili iftiin ah ma sameeyaan mooryaantani maalintii sida hawaabaha ayey hursaan 8 fiidnimo ilaa 12 subaxnimo ayey cunaan xoolaha takale intabadan dhabuub iyo xoog qiimo jaban ayaa loo kala xushaa
Waa dee neef ay sixir kudilayaan maansho aan yaabanaa reer DDS maxaa kudhacay was oo ay Ethiopia uga goosan waayeen ileen waa dad hilib sixran suuqa loogu qalo oo cuna Islam ka waxaa maqorayo.
Cagdheer waa kuwii Timirta karin kiray
Ma geel bay qali garan😂😂😂
ogaadeen shoowo sida ayi dadka ula dhaqmaan ayi xoolahana ula dhaqmaan