Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ilaahoow adaa Boqor ah magaca iyo taariikhda na siiyey Cismaan Maxamuud MaashaAlaah taariikh dheer ayey lee yihiin MaashaAlaah Guuuuuuleysta idin Ale aniga waan idiin taageeraa Cismaan Maxamuud waa Boqortooyo MaashaAlaah
Taaarikhada cisman maxamud aaad bay u dheeratahay
Waad ku mahadsan tihiin taariikhda iyo xogta faraha badan balse Cali Yuusuf- Keenadiid ma aheyn Bah Yaaquub ( Garabsare) ee wuxuu ahaa Bah Dir. Bah Dir jifo ka sii baxda oo iyana Bah Yaaquub la yiraahdo ayuu ahaa. Mahadsanid
Laba bahyaaquub ayaa isku khaldaysaa. Cali yuusuf wuxuu ahaa bah yaaquubta maxamuud yuusuf xawaadane. Ayaga iyo bah dir waxaa la isku dhahaa bah dirooble.
Waa 40 cisho waxey gurigeesa yey dib ugu Soo Noqon doonta??
War daaroodku kibir badana
Ninka channelka iska leh waa cuqdad iyo caadiifad kabuuxdo
Waan gartey..waayey waayey waan gartay .haa waayey.ka wax waraysanayas waa reer miyi. Kee la dhagaystaa?
Hhhh
asmada ma waxaa uu uga jeedaa magacyada ilaahay mise waa burhaan kale oo magacaa loo yaqaan
Waa fal