Dhal wadaad la moodyeey indhahaa kuku dhaygayee dhabadana hilaaciyo dhoola ka qosolkaagee🎉 dhaqaaq joogsigaygaa dhalaanku ila yaabaa 😢yuu ku dhaafin hadalkuyee ii dhaga nugloow❤ xbb haygu dheerayn dhibaatadan i haysoo iisoo dhawee aan dhamayno jaajadi
Dhibbaatada Adna haygu dheerayn
Alle hawnaxariisto Boqorka codka Soomaaliyeed
Allah ha unaxaristo maxamed saleebaan tubeec
Lkn heesta wxa laha erayadeeda abwaan cali cabdi saaiq
Aun fannki weynaa M. S .Tubeec
*Alle sw naxariistii jano haka waraabiyo*
*AUN Legend king of voice M S tubeec📻❤️*
Ax yaa hees Alle ha u naxariisto Tubeex wuxuu ahaa fannaan qiimo badan
Mirihii cali cabdi saaiq codka iyo laxanka m.s.tubeec
Zxptaydaaan jeclaaayy
Adna haygu dheerayn
DhibaaTadan ihaysoo
Iisoo dhowee
Aaan dhamayno xaajadee
Maaalin kaan kuwaayy ee oo xriiiirkeenu joogsaday ayan wx wlpa oo aan hami kalahaa Guur iyo gabadh Kakaaftoomay wxaan kujiraa marxaladii 6sano iyo inaaanan weli gabadh kale hadal iska daaye aanan slaaamin
DharaarTaynu kulanaa
dhulku ila wareeegee
Dhimasho iyo nolol
Baan weli kala dhex joogaaa
Dhankii aad imarisaba
Kuu dhiibay Taladee
Muhiiimadaydu maahan inaan rabo inaaad iisoo laabato hada blse wxaan qirayaa inaad ahayd Boqorad aanan iyadoo kle amar alle mooyee aanan helayn wxaaan alle kuuwey diinayaa Inuu kugu irsaaqo caruur ubaariyaaala sidaadii oo kle oo aan aptio unoqdo 🥹🥰🙏🏿
Dhal wadaad la moodyeey indhahaa kuku dhaygayee dhabadana hilaaciyo dhoola ka qosolkaagee🎉 dhaqaaq joogsigaygaa dhalaanku ila yaabaa
😢yuu ku dhaafin hadalkuyee ii dhaga nugloow❤ xbb haygu dheerayn dhibaatadan i haysoo iisoo dhawee aan dhamayno jaajadi
Erayadii Cali cabdi saa iq
❤❤❤
Erayadii Cali Cabdi Saa'iq, laxankii Maxamed Saleebaan.
Laxang waa xasan great❤
❤❤❤❤❤❤❤
Sxb subadi
aqz